"Waxaanu Haynaa Cadeymaha Dhaqdhaqaaqa Jabuuti Wado Ee Lidiga KU ah Somaliland"Wasiir Cali Mareexaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh วันที่ผ่านมา +1

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 2 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah horee usocda reer Somaliland go forward guys together guul guul insha Allah and you re geesi wasir❤💓♻️🎉

  • @hajii2033
    @hajii2033 2 วันที่ผ่านมา +1

    cali gesi gull gull somlia land❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 2 วันที่ผ่านมา

    Xukuumadaydu ma masaakiinta xidhaa Qaran Dumiska ma xidho Aamus xal mayahay Wasiir cali

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 2 วันที่ผ่านมา

    XIL XASHIISH BATUUN MARI HABAABIN SHACAB CAADAYSTAY MAXAAD WAX UGA QABAN LADIIN WASIIR CALI

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 2 วันที่ผ่านมา

    Viva somaliland

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh วันที่ผ่านมา

    Geelaha jabuutay iyo gurguurtaha xamar waa in shaqo laga qabtaa

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 2 วันที่ผ่านมา

    Cid ku rumaynsanaya ma jirto amxaarkii halka Isla maraysaan adigu heshiis la maad gelin ee dhagar iyo dal iibin iyo gumeysi iyo kursiga igu ilaaliya oo dadkayga Ila laaya baad la gashay kuuna suurageli mayso ee somali waa Somali ama haays Eileen ama ha heshiiyeen ama ha kala tageen ee munafaqow laf baad toobin ku haaysaaye cid kaa liidataa ma jirte miyirka u soo noqo hadii kale sankaa lagaaga toli

  • @L.B.I.A
    @L.B.I.A วันที่ผ่านมา

    Jabuuti waxay ka faa,ido waa la arki doonaa

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 2 วันที่ผ่านมา

    Dawlada ilka qorontu hana dayso

  • @hassandweeu4096
    @hassandweeu4096 2 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkk yeeli mayno in markan ethopia wax wada qabsi la yeelano in cadow no laga dhigo

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed2237 2 วันที่ผ่านมา

    Maxay xukuumada kulmiye dadka usheegi doontaa maanta majabuuti baa cadawgeena ayaa laga dhagaysanayaa iyagoo 7 sano kulaba noqonay dadka jabuuti iyagoo dhaha shacbiga kabadiyay amaanta jabuuti iyo madax waynahooga ismaaciil cumar geele inaymaantana kusheegaan dadka yidhi waar jabuuti waa dal lasaaxiiba jsl inay cadaw kusheegaan waa jaahwareerkii ay dalka kumaamulayeenn
    inay marba dhan uyaacaan kadibna ay dub ugasoo yaacaan hadana

    • @muusakahin4135
      @muusakahin4135 2 วันที่ผ่านมา

      Waar djibouti anay arimaha somaliland iyo somalia dhaxdhaxaad kama noqon karto
      Ciise waraabuhu

  • @rounhassanrounhassan4383
    @rounhassanrounhassan4383 2 วันที่ผ่านมา

    War ha daalin awdal stete way goday e

    • @L.B.I.A
      @L.B.I.A วันที่ผ่านมา

      Xagee bay ka jirtaa 😂