You guys might not realise but you are irritating what we are listening. Please stop saying somaliswiz… when we are trying to enjoy this beautiful song
Aun deris kena aha axmed abubakar Al camari carab aha rer shibis camariyinta yaman wa roble la helow hoyadis iyo ninka walashis ilmaha dhashay isla dhashen cidan deris nahay col iyo calol xumo I geliyen
@@mohamadsacdiyo-hu6cd hesta waa fahamsanahay ee adigaan fahmin. Heesta waxeey ka hadlee nin isla jeclaaday 2 gabdho oo walaala la la kala yiraa # Luul iyo Leyla# 2bo gabdho oo walaala ahna la isla ma guursan karo asna wa wada jecelyahay wax uu sameeyana ma yaqaan!! Adiga waxa aadan ogeeyn aa ka hadashay ee bal marka hore wax faham kadib wax soo qor.
waxen ka xumahay in qabrigiisii ku yaalay qabuuraha afisyooni lasoo fagay. alloow kuu naxariiso oo cadaabta allow ku fogee Kuwa soo fagay.
Ulumayee waa barri samaadkii alaha unaxaristo miskiinka dambigisa allaha dhaafo
Allah unaxariisto
ereyadii sangub labadaba ilaahayoow u naxariiso.
Who can translate this for me?
He likes 2 girls that are sisters and he can’t pick
Illah how naxariisto
Allaha unaxaristo
Nice
Labo walal isla jeclahay lul iyo leylo la yirahda axsan hes
You guys might not realise but you are irritating what we are listening. Please stop saying somaliswiz… when we are trying to enjoy this beautiful song
Aun deris kena aha axmed abubakar Al camari carab aha rer shibis camariyinta yaman wa roble la helow hoyadis iyo ninka walashis ilmaha dhashay isla dhashen cidan deris nahay col iyo calol xumo I geliyen
Wlh waa deriskeena xalaasha ah Codkiisa Cajaaib waaye marna waa slow marna Alto & muusiga siduu ula helaayo alow kuu naxariiso oo janadii udgooneyd ku geey
Farhia waa runtaa shibis uu degenaa. Aniga xitaa shibis aan degenaa. Heestaan waa calool xuma.
@@abdullahimohamed4006 heesta maxa calol xumo ka dhigay hesta ma ba fahansanid
@@mohamadsacdiyo-hu6cd hesta waa fahamsanahay ee adigaan fahmin. Heesta waxeey ka hadlee nin isla jeclaaday 2 gabdho oo walaala la la kala yiraa # Luul iyo Leyla# 2bo gabdho oo walaala ahna la isla ma guursan karo asna wa wada jecelyahay wax uu sameeyana ma yaqaan!! Adiga waxa aadan ogeeyn aa ka hadashay ee bal marka hore wax faham kadib wax soo qor.
@@abdullahimohamed4006kkk 2 wallo mo isku kor jcday kulaha luul allhayoow😂😂😂 allha u naxarito axmad