Somalidu waa xabaal amman qofku markuu nool yahay ee uu taageero uga baahanyahay ma daryeelaan, halyaygooduna waa ku dhex dhintaa. runtii waa hees naaxiyad iyo cod dareen leh oo aad u macaan badan. allah cimriga ha u dheereeyo Ahmed deey abukar.
Mudo hal .cisho ah ayay igu qaadatay inaan erayda uu ku hadalyo fahmo top.walhi hees tan waan ku dhagay waan markii.u horeeyey say een heesa caynkan loo qaadayo.dhagayto waxaan maqalay heeta xafaldii kaaf iyo kala dheeri
waligay hees reer xamar ah ma dhagaysan heestan kahor lkn si aan caadi ahayn ayay dareenkeega u taabatay heestan abwaankii curiyay mahadsid ayaan leeyahay
hadey lul ku lab kicisay leyla xad u mer merisay marka ar ninaa 😂 lkn ano yar a hoyahdey i qadi jirtay lula lur iguma hese leyla wa ilab kicise ilen wa cakis 😂 ar hoyo mcn teydi allow ii xafid 🤲😍
War ninkani waa talented,,, waaniga qosliyaa, mid aan ogaaday Reer waaberi aad ayaay uga ilbaxsan yihiin dadka kale xafadaha xamar ku dhaqan. Muuunye duqey oo samalileen ah xataa wuxuu dhahaa ii geey Muriidi markasan iraah waa MUUNYE SAAN KUU JECELNAHAY KKKKKK,,,
Muunye waad soo dhawaysay, heestaan waxaa leh Axmed Dey ( indhoole) Codkiisa suu ijiido maadan keenin, waadse dhawaysay. Heesta xitaa hadii la qaadato waa in lasoo qoraa cidda iskaleh hadii kale waa bucadnimo cadaan ah. Ar xoola dadow saan maa udanbeeysa. xatooyaa yaabtay!
Asc maa sha allah Abuukar Mahdi caawa waxaa naxuusisay wadankeen suu ahaan jiray xusuus qaali ah allah ku dhawro muunye iyo faadumina niolaado hambalyo
Ciid Wanaagsan Asxaabta Qaaliga Ah .. Heesaha Ciida & Barnaamijyo iyo Riwaayadii Musalsalka Wey isku soo Daba Jiraan . Noolaada Dhamaantiin Walaalaheey
Abukar Mahdi eidal caafiya wll qaali
Abukar Mahdi ciid wanagsan oo wacay heesti axmadey abubaka ahaaaaaaaaa
Abukar Mahdi thanks alot
Abukar Mahdi wanan san oo wacan walaalkey
Abukar Mahdi wllo wad ku mahadsanthy dadaalkaga wan kugu faanaa noolow intey nolol jirto
Heesti fanaanki legend axmadeey xasuus walahi thanks muunye soo cusbooneysiinta
hi
+Khalid Ismail setahay
+Khalid Ismail raxma iska waran
ciid wanaagsn dhamaan muslimiinta gaar ahaan somalida meelkasto aad joogtaan noolaada farxad iyo barwaaqo from muqdisho
Somalidu waa xabaal amman qofku markuu nool yahay ee uu taageero uga baahanyahay ma daryeelaan, halyaygooduna waa ku dhex dhintaa. runtii waa hees naaxiyad iyo cod dareen leh oo aad u macaan badan. allah cimriga ha u dheereeyo Ahmed deey abukar.
Abdiqadir Hassan Allaha u naxariisto laakin Axmadeey Abubakar weli waa noolyahay ogoow taas!
mahadsanid bro
Aley cisak
Halla Halla xasuusta i ahmadeey abuu bakar ahaa ilaahow Janno ugu bishaaree thanx fanaanka qaadey muunye abuukar mahdi well done bro noolow
Ciid Mubarak iyo maalinta 2 inta somalinimada jecel noolada
THANX MUNYE. GREETING From PERU LIMA
Aaxsan fanaan muunye i love you so much xageen kaa raadiyaa
Uaa i caawiye sidaan u helo ❤
Layla Kahin l🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣🤣🤣🤣waaikanaa soobood hee
uk
Axsan fanaan yaa waberi ahaaay muunye cajab legend Banaadiri
Thinks abuukar heesta iyo codkaaga caadi ma ahan
Mudo hal .cisho ah ayay igu qaadatay inaan erayda uu ku hadalyo fahmo top.walhi hees tan waan ku dhagay waan markii.u horeeyey say een heesa caynkan loo qaadayo.dhagayto waxaan maqalay heeta xafaldii kaaf iyo kala dheeri
Caadi ma ahan heestaan
Thinks abukar mahdi
Ii koow aan dhageesto codka wiilka caadi maahan laabta ayuu boorkakicinaaya axlaa cod masha Allah
waligay hees reer xamar ah ma dhagaysan heestan kahor lkn si aan caadi ahayn ayay dareenkeega u taabatay heestan
abwaankii curiyay mahadsid ayaan leeyahay
Abwaan axmadeey c. Gaaashaan
Waxaana horay uqaaday Axmadeey Abuukar
Hees tan ldhigmata wli ma dhawan wale luul iyo layla 😍😍😍😍😍😍nice song
waaaw cabdi maaxi muunye legend cadkaaga waan ku heestaa fanaan abwaan laxamiiste huuno horay usoco baanu kulenahay
MUNYE CODKA WAXAA KAAGA SII DARAN CAYAARTA SIDUU U JILAAYO HEESAHA,VIDEOGIISA O YOU TUBE KU JIRO AAN FIIRSAN MA JIRO I LOVE HIM SO MUCH.
wow hadana wow heesta caadi ma ahan aad ayaan uga helay ,, cod iyo jilitaan waa lagu goobtey,,maba laga sheekeen karo, qatar iga dheh
Muunye waaw! wuu ka baxsaday
Waligay hees xamariya ma dhagaysan lkn tan walahi xaada I dhaqaaqday wax kale kuma garatide
Abdishakur Empire of timacade heesaha xamariga oo dhan ayaa saas eh waadna mahadsanthy soo dhawoow
Heestaan waaweynki lee fahmi kara ahmadeey abuu bakar waaaw jiilka sadexaad soo barya kkk
Alaha unaxariisto maantu dhintey axmadey
Waa ikanee like taa ku qabtaa intaa samaha jecel
hadey lul ku lab kicisay leyla xad u mer merisay marka ar ninaa 😂 lkn ano yar a hoyahdey i qadi jirtay lula lur iguma hese leyla wa ilab kicise ilen wa cakis 😂 ar hoyo mcn teydi allow ii xafid 🤲😍
munye halka kasii wad nagu soo daadi heesaha axmadey abubakar❤👍
Xusuustii Axmadeey Abuubakar Al Camaari.
walee Hees Ila miid Ah Haddan Arkaay Aaaaaaah Anige Ihasata midan okale Yaaaab
wuuuuuuuuuuw wuuuuuuuw wuuuuw jacaylaa igaly iyo xasuus
One of the best Somali songs video and it's simple
Nabad iyo Nolol
tiyaatarkii inaan fadhiyaan isku meleeyey
umu mohamed jimcale oh
Munye
Waxbaa ka dhacay xasuustii waayo waayo iyo Axmadeey Abuubakar!
xasuus qaali barteedi aad dhigtey ee muunyo qaahiro ku soo xiji
Luulaa iyo laylaa layiraahdaa . Lama walaalaa isla cejlaadee. Haye muunye soo wad hee.
Thanks abukar mahdi wllkyg qaaliga
Ninka caadi ma,aha labo wllo moo isla jeclaaday oo la yiraahdo #Leylo #Luul
Xiid wanaagsan waaaaw waankaheley sida loomataley codka allow kushoor
Masha alaaha
Waawa
War ninkani waa talented,,, waaniga qosliyaa, mid aan ogaaday Reer waaberi aad ayaay uga ilbaxsan yihiin dadka kale xafadaha xamar ku dhaqan. Muuunye duqey oo samalileen ah xataa wuxuu dhahaa ii geey Muriidi markasan iraah waa MUUNYE SAAN KUU JECELNAHAY KKKKKK,,,
waaw maxi muuye axsan faaan saan aa loo heesaa ama shib si wanaaksan buu uqaaday ooooof
Jiliinka iga gadaan woooow
Cajiiib dheh 🤣🤣🤣🤣🤣lul iyo leylo ninkii nago badan ayeey dhibka hesataa 🤣
Waar hees ta fahan horta ninki naago badan bay utaalaa mahan waxad ka hadlayso
Allaya cizak leyla lur iguma heysee luulaa ilaab kicisee 👍👍👍 Leyla hayga raacin dheh hhhh
mana kala liitaan lafyadood hal waayee ,,jaceel aaba saan igu galay heestaan goortaan dhagaystey lol
Waa here's fiican
Fadimiina uleexo midkale anaa kaa qabanaa
Abdi Mahi is legend
luul luul luul luul luul luul luul
war Ninkan cadi mahaan Rer waberi Waye cabdi maxi munye Iga Dhaaf hee gantalman
war lee maa wadeenaa heestaan sidey tahay aa loo qaadey loona jilay axsan caleek munye queen iyo faatmina
Laba xaas ayaan leeyahay, mid waxaa la yiraahdaa LUUL tan kalana LEYLA, waxay ku nool yihiin ceelasha biyaha, mid liin ayay gadaa midna Canbe
Waa idin baryaa heesihi hore soo cubooneysiiya
Tnx my dear bro
Masha allah axmdey abuubaker
Aniga ii soo leexo luquntaada I saar 🌹💋💋
Cabdi Maaxi Muunye Legand
Luul sorac
Heestaan waa heer sare muunye heer sare ayaa tahat guul
esh calaa hees wuuuuuuw
ragu damac badanaa laba walalo ah may ka fakan waayen walahi waa orgi hadii diintu celinayn cidna ma dhaafeen duf ku baxa
Fadimiina uleexo midkale aniqa iqu soo leexi
Woooooooooooooow❤️💋👍🏾
❤❤❤👌
Laba.walaala.isla.jacladey.layla..iyo.lula.layirahdey.a.abubakar.al.camaari..c.munye..maaxi.waa.ka.baxsatey.beysani.inad.tahay.sey.lagu.ka.saa.abaa.ciid.mubaarak.waa.caleyna.waa.calosha.x.j.jab
Axmadey abuubakar
Wlhi waxaa igu danbeysay asiga yaman ku baabasan
Waxan maqlay inuus dhintay allow intii dhimatay u naxriiso
Ma dhiman yemen waa ka yimid laakiin maantuu xamar ku dhintay alaha unaxariisto axmadey
Xusuus Tii Fanaan Kii Weynaa Axmadeey Abuu-Bakar
Luul soo raac kkkkkkk
isoo rac lee ma,iska dhahdidoo ileen adigaa Luul ehee :D
Faarax Shidan kkkkkkkkkkkkkkk
Labo walalo maa la wada jeclaadaa subxaankee 😂😂 taas waa habaar
heesta iyo codka iyo jilitaanka iyo vidiowga kuraaxeeyso hadaadadan qaraar kale kuhayn riwaayad beey ahad heestu fanaankuna sifiican buu uqaaday yaa lagaa dareemin huuno
Jowhara Mohamed 😂😂😂😂😜
Leyla soraac yaqeeey😄
1975 kii yaa xalane igula dhegestay
Muunye waad soo dhawaysay, heestaan waxaa leh Axmed Dey ( indhoole) Codkiisa suu ijiido maadan keenin, waadse dhawaysay.
Heesta xitaa hadii la qaadato waa in lasoo qoraa cidda iskaleh hadii kale waa bucadnimo cadaan ah.
Ar xoola dadow saan maa udanbeeysa.
xatooyaa yaabtay!
Thanks bro
Qeen tasha dharka may xayaysinysa is walaq waka dhamade😂😂😂😂😂
Asc maa sha allah Abuukar Mahdi caawa waxaa naxuusisay wadankeen suu ahaan jiray xusuus qaali ah allah ku dhawro muunye iyo faadumina niolaado hambalyo
kkkkk
Ahmadey asoo daru fesan aan yaman ku ogaa caram caram dadkii sey daris ahaa yeen
Hadey luul kulaabkicisay raac he 😅😅😅
luul mohamed adi maahan Ogoow Bbe
I think fadumiina wey jaceshahay munye. Sey u fiirineyso daraan a kujiro
nice song
I like it
Ahmadeey al camaari
♥️❤️
kkkkkkkkk leylo lur iguma heeyso kuyeh
zaz waye
munya waaaw
Axmadey Abuubakar Walee Wad Sodhawesay Munye Ninyow Axmed Shriif Killer Heesihiisa Mad isu daydit Inad Dib Uso nooleso Bro
😂😂😂😂😂😂😂 waa la qabaa waleedheey leylo
'kaf iyo kladherri
liiban iyo calaf luul
Luul qaado iyadaa kulaabkicisee :D
Hablaha walaalaha ah ayuu rabaa inuu kala aamin bixiyo! War gabdhaha haysku dirin
jawhara yaa lagaa dareemin huuno heesta riwaayad beey aheeyd oo la oran jiray luul iyo leeyla aankuu cadeeyee mase dagaal kalaajira hadii jawaabtaadu tahay maya okey hadii kale maxaaku gubay
Manakalaliitaan
The brother is confirmed
Cajiiib
Hhhh 😅😅😅
luul bad jeceshahay haday layla lur kugu hayn alalahayow luulna tiri abwaanka tiriye cayaarta naga daa dheh hhhh fanaankala qaadi jiray hestan
Hers
Leyla sugayay ina dhahesid bes lul aye noqotay hhhhhh
heeskan ninka alifey wuu xanuunsanaa 2 walalo isla jecelaadey kuye
heestan way shidan tahay
heestaan asagamalahan tuugwaaye abuukarna waaba lagaroone waligiisba fanaaniinta ayuu iskudiraa labalaboile uf abuukar waxaatahay meelhaad kaguuray
Beenaaale
Kkkkķkkkkkk
A
Dhaqan xumada reer xamarka caaadi ma aha
adigana dhaqan fiicnidaada halkaan ayaad dad ka aflagaadeyneysaa caadi ma ahan hhhhhhh
@@saamiyainduo733 waa badawdi hala hadlin
Hhhhhh heesta dabo dabo yay idin galin macno ayay xambaarsan tahay jaceyl maahan waa siyaasad cidaan anaa aqaan iwaydiiya
nice song