Maraacadade show marka hore aad u mahadsantiin marka labaad erayada qaarijinta ah kabixiya markii lagahadlaayo falastiihiyinta oo kubadala kusha hiiden sida yaxye sinwaar oo lagu qaariyay oo ku wanaagsaneed yaxye sin waar oo ku shahiiday
Somaliadu danteeda waxay kujurtaa in ay iskadhaafto xanuunka kaliye ee jira ee ah qabiilka hadi ayna somaliydo iskadhaafin versus oo ayna waliba dhalin yarado dhaafin Somaliaya ma gaadheyso guul xanuunkas ayaa inoodiidan in aan gaadhno qaran jira . oo latar tama aduunka hadi kale abit dhoobada lee kudhaganaan hayna laakin dee Xaga Rabi kumadaran
Caawa aad Baan ufaraxsanhy sababto ah beri Exmka aya iso gabagabeysmaya io waxan kale kufarxsanhy heshiska ay garayan rer qaza io srael🎉 I a qer alaha ku dhameyo
Waxa loo baahanyey inan iska qabano kuwa siyasinta sheegta ee 100 kiba 70tan u adeega shisheeyaha. Dibna ugu laabano wada tashi hoos lagaso bilaabo. Insha Allah Guul iyan u rajeynaya umada somalied dhamaan
Waan ahay wiil dhalin aad ku taageeero taleefan waxbo aan arko follow ayaan kaa so dhahaa boss always respect
Mara caade guusha qasa waa guusheena alloow guuleey
Amiin❤amiin❤amiin
Aamiin Aamiin ❤
Amiin yaa rabbi 🤲
Wan dhawahay sido kale walaalkay maxamed ciise mahadsanid 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 waxan u rajaynayaa umada somaliyeed inu illaahey ina mideeyo qalbigooda iyo qulubtooda dhaman insha Allah guull iyo goobanimo taalada aad inoo soo jeediisey aad ban kugu xirnahay aragtiidaada horumarka iyo isbadelka umada somaliyeed
Ku saliya xabiibkena Mohammed scw 🎉🎉🎉🎉
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Dalxarashe intuu wadankan madaxweyne kayahy wax mahagagayaan 😢😢walahi
Adigaa mudan Mohamed Allah hakuxifdiyo ❤❤❤
Islamabad guul Somalia insha allah
Nabiga_kusali walal ❤
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Mahadsanid maracadde show inashallllah waa geeleysan donan reer qasa Alllahu akbar
guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul isha Allah gas iyo izkacabnt❤❤❤
Amin wallo waxan rabi hainawaafajiyo khayrka
Labadal ayaan kala noqonaynaa inshaa allaah
Allah ha ugar gaaro walalalaheyna rer gaza amiin amiin yarab amiin amiin yarab amiin amiin yarab amiin amiin yarab 😢😢😢❤❤❤
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar
ILLAAHOW GUUL GUUL FALASTIIN IYO YAMAN IYO INTA CAAWISO YAA RABBI
War Farxad Leh Allahu Akpar Allahu Akpar
Ree Falastiin Way Guuleysyeen Ree Galeed Oo Noogay Waxay doorbideen Heshiis
Alx☝️
Maya jihaad bay aheed ilaahaybuuna ajar ug dalbayay iyo shahaado
Wakusalaamay sxb maxamed ciise ❤❤❤❤
Dhiiri galin weyn ayaa dadkaaga usameesaa waa wacyi galin aad u weyn kuwii qaato alaha naga dhigo
Alaha dhibataya kaso gabagabeyo amin amin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allow u gargaar musliminta melkasto jogaan
Dhalasho.suuriyaana.ayuu.haystaa.lakiin.masaridu.waa.xaasidinta.carabta
Inuu.aamusnaado.ayey.aheyd❤❤❤❤
Waa mahadsantahay barnaamikaan aabilowda hajoojin waa codsi walaal😊😊😊
Maracade keep going sxb
Jazaakallahu khayraa, dadku waa isku wada fikir, ra'yi aan qalbiga ku hayay ayaad ka dhawaajisay, iyo in la hakiyo maamul goboleedyada, iyadoo maamulkasta fekerkiisa iyo xadkiisa qalbiga ku haysto haddana muddo 5 sano horumarin danaha soomaali la sii wado.
Ha u isticmaalin khaarajin laakiin ku bedel "ku shahiday" ...sababta oo ah ruuxdiisu way nooshahay Allah agtiisa
InshaAllaah waanu guuleysan doonaa
Maraacadade show marka hore aad u mahadsantiin marka labaad erayada qaarijinta ah kabixiya markii lagahadlaayo falastiihiyinta oo kubadala kusha hiiden sida yaxye sinwaar oo lagu qaariyay oo ku wanaagsaneed yaxye sin waar oo ku shahiiday
Somaliadu danteeda waxay kujurtaa in ay iskadhaafto xanuunka kaliye ee jira ee ah qabiilka hadi ayna somaliydo iskadhaafin versus oo ayna waliba dhalin yarado dhaafin Somaliaya ma gaadheyso guul xanuunkas ayaa inoodiidan in aan gaadhno qaran jira . oo latar tama aduunka hadi kale abit dhoobada lee kudhaganaan hayna laakin dee Xaga Rabi kumadaran
Insha alah amin amin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Illaahow raxmaanoow raxiimoow guusha Gaza Palestine iyo inta lajirta soo dedeji guul waartana kadhig Aamiin Aamiin
walaahi farxad baan la ooysyss😭☝️
Maxamad sinwaar waxaan leehay walaakaa oo kale inaad noqotid insha alaah alaaha ku xafido ilaahay idamkii guul xamaas insha alaah iyo dhamaan islaamkaba
Undersanding man maracadde❤❤❤
Jazaakallaahu qeeyraa
Inshallah weey guuleeysan doonaan walaalaheenaas reer Gaza🥰 inshallah for everything bro 👊🏻
Maracade waan ku salaamay waa run ale caafimaad haha siiyo qaflad qabiil baan ku jirnaa waxan Dagenham boorama qolodaydu waa la garan
Insha Allah
Mahadsanid maxamed cise geesi somalieed thank you so much ❤❤❤❤
Allaaha nasriga iyo guusha illahay hausiyaadiyo
Guul palestine insha allah❤❤❤
Your changes 😢😢😮❤
Allow tafararuqa muslimiinta nogu badel in aan midowno امين
Guul.guul.guul.falastiin.aamiin❤❤❤❤❤
Mak kobad and saln rasuk scw wxaindab in ljojyo pbik somald wxroq qbil walaaly alhimiby wala winnidn
Adiga mudn❤
Masuul sare❤
M,C.Mxmud❤
M.cade Show❤
Illahow heshiis qeyr qabo kadhig Aamiin
Maracade bararujinta wadan jacaylka halka kasi wad tnx
Wcs ustaad maracad show
Dastuurka Meesha halaga saaro Mustaqbal ifa ban Yeelankarnaa inagoo diinteena Isku xakuno Xogta kuduugan aan Fahano muslinimadeena❤❤🎉
Khariidada.joogitaanka
Ciidanka
Israel.ayaa.ka.horeysa.magacyada.maxaabiista❤❤❤❤❤
Inshaa Allah muslimiintu meel kastooy joogaan cawdga abadiga ah ee gaalada wey ka guulaysan doonaan
Waan ku slmy bro wararkagana aadban ugu xidhnhy subax wngsn xagayaga
Mahadsanid halyeygeena 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
HaA WaAyaHay mahad sanid maracade❤❤❤
Adaa mudan
Subax wanaagsan dhankeyga ustaad maracade
Wllke maracade somalida wadada wanaaga alaha tuso
Ilaahayow qasa ka qaad culayska yaa rabbi
Show maracdd Nolow walall
Anigu waxaan aaminsanahay hadii aynu dariiqa alle raacno iskuna xuguno qabyaalada Kala qaybinta iyo kalaQoqobka aynu iskadhaafno waynu guulaysankarnaa
M.allaah
Waad
Asiibtay
Wll
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ustaad kalmada lugu kharijiyay iskadaa Yaxye sinwaar jihaaday sharaf ku dhintay
❤maxamed ciise muwadin somaaliyed nolow wll❤
Alhamdulillah ❤❤
Warier fiican mahadsanid
Amiin amiin amiin wllo somali nabada
First comment ❤
Ilahy aan barino dinta aan qabsano waxba ma xumanayan insha alla
Wall where brand kurajeneyaa maashaallah
Sxb.israil.waa.laga.adkaday.guul..ale.sxwtc.ayaa.mahadle
Maracade show waxan weeydiin hayaa Somalia waxay leedahay
Dabka los angels allaha u siyaadiyo
Yuhuud ballan ma leh alle waxaan ka rajaynayaa in maalmahaa gaaban ay ka faaiidaystaan wllahay
Marxaba marxaba soodaa
Taram ma ahan waa jo baydhan
Shukran wall 🎉
Caawa aad Baan ufaraxsanhy sababto ah beri Exmka aya iso gabagabeysmaya io waxan kale kufarxsanhy heshiska ay garayan rer qaza io srael🎉 I a qer alaha ku dhameyo
Asc adiga iyo inta kugu xiran
Khabiirka wararka❤
Asc wll wn ku slmay maracade show waxan kuidhi markad ledahay waa shaniyotobanka janaay maxad ugu sodariweyday tariikhda islaamka fadlan kusodar
Macarade guusha gasa waa guusheena in zh alh
Waxa loo baahanyey inan iska qabano kuwa siyasinta sheegta ee 100 kiba 70tan u adeega shisheeyaha. Dibna ugu laabano wada tashi hoos lagaso bilaabo.
Insha Allah Guul iyan u rajeynaya umada somalied dhamaan
Scw
Mar cade wala ween dhiwaa tadu ey kaso coto ma ogid miyaa xasuuq wadareed dhima shadu kon ton ayeey maree
Mahadsanid
Asc mudane aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay meel wacyigalin ah oo gaar u ah maad inoofurtid macquul hadeytahay
Asc maxamed ciise
Saib wan kusalamay waxan kasaxaya sojadinta waxa laha bedan emaaha taram
Allaahuakbarallaahuakbarallaahuakbarfalastiingactasareillaahowsiiaamiinaamiinaamiinaamiinaamiin
Welcome 🙏 To the TH-cam channel
Wad mahadsantahay sida aad udhiirigalinayso soomaalida siday uga shaqayn uga shaqayn lahaayeen midnimadooda iyo horu markoda sida darteed waxan kuso jeedin laaha inaad so qaadatid guushi dhawaan gaadheen umada soomaaliyed taas oo ahayd aqonsiga xeerka soomaaliyeed ee beesha ciise kaaso ku dhiiri galinaya umadeena sinaanta , kala danbaynta iyo ikuduubnidu faa idada ay leedahay mahadsanid
Wad fiicntahi 10 nin ooadu kalah
Hambalyo maxamed sinwar
ماشاء الله
Acs, maracadde show Aad iyo Aad ayaad ogu mahadsantahay barnaamijkaagan qayimka ah waxaana muhiimad gaara le doorashada aad dooratay ciwaanka ah (maxaa inoo dan ah waa wax horay loo waayay wax naga mid ah hadaan nahay soomaali oo kahadla barnaamijkaan ookale barnaamijkaaan haduu hirgalo waxaad astaahishaa in laguu doorto madaxwenaha soomaaliya
Mahadsanid wll.
الله اكبر الله اكبر
الله أكبر ولله الحمد
Aad ayaan usoodhaweeyay barnaamijkii maxaa inoodana from awdal
Adaa.mudan