MARWO LA QABO OO NIN KALE 6-CARUUR AH U DHASHAY | MARKHAATIGA NOOL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 126

  • @foozia426
    @foozia426 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Subxaanalaah ilahayow ceebtayada iyo ta muslinkaba astur ya rabi

    • @omarabdi9333
      @omarabdi9333 51 นาทีที่ผ่านมา

      Amiin ya Allah
      Washein

    • @ayaanleg
      @ayaanleg 31 นาทีที่ผ่านมา

      Tanoo kale in la asturo waa khalad

  • @abdisalamabdirahman5718
    @abdisalamabdirahman5718 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Ilahay ha idin barakeeyo dhamaantiin aamiin yaarabi

  • @IbrahimAbdisalam-e9b
    @IbrahimAbdisalam-e9b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Shukran
    Abdi Hafid adiga Sheikh Idaa waqaca
    Qalbigaad Itaabateen
    Jzakumullahu Khayran

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Mashaa Allaah. In shaa Allaah huuno Aabo fiican baad noqoneysaa.

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 9 นาทีที่ผ่านมา

      Sheikha aaa 🤣🤣🤣🤣🤣 Somali inleen qofkii gar la baxa sheikh bay dhahaan

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 49 นาทีที่ผ่านมา +4

    حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم وكيل حسبي الله ونعم الوكيل 😢

  • @Sirad47
    @Sirad47 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Maasha Allah.sheekh Allah haku barakeeyo, cashar waxad nasiisay cibro iyo cilmiba leh.

  • @AminaAbyan-f1f
    @AminaAbyan-f1f ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Waar wamaxay naagta qaawan e aad mesha saartey ilahay ka baq o mesha ka qaad

  • @Sara-iu8hs
    @Sara-iu8hs 52 นาทีที่ผ่านมา +1

    SUBHAANALAHI SUBHAANALAHI

  • @ruun9679
    @ruun9679 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ilaahay aya ka magan galay waxa qaarkood. Ilaahow na astur oo imaamka haa naga qadiin.

  • @Suleikhaxasanmuhumedmuhumed
    @Suleikhaxasanmuhumedmuhumed 18 นาทีที่ผ่านมา

    ALLE haydin barkeeyo somalina sidan si dhanta ALLE hawgu badalo diinteena suban ALLE haynug hanuuuniyo

  • @nayaa1387
    @nayaa1387 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    Going back home, the idea is good but the reality is different wadanka aa ka daran when come to aqlaal and deen the only thing is afsomali fiican lakiin diin iyo aqlaal ma jiro. Bar caruurta diinta meel kasto ee joogaan if you put good energy in to it insha Allah they wil good never forget the hidaya comes from allah only you can do is do your best to give them good education of the deen. May allah make it easy for us amiin

    • @Ruuzah-2019
      @Ruuzah-2019 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      MaashaAllah waan kugu raacsanahay in dalkii akhlaaq iyo diinta oolin. Meel walba oo la joogo in caruurta diin iyo akhlaaq la bari karo ayaan aaminsanahay iyada oo meeel loo rarin. Soomaalida waa dad masuuliyadooda ka cararo . Soomaalida waxaa ilmaha loo geynaa , in ey bey’ada la koriyaan ee maaha dad si dhab ah masuuliyad in ey qaataan diyaar u ah . Waa taa sababta soomaaliya looga cararo

    • @mohamedpedri5424
      @mohamedpedri5424 43 นาทีที่ผ่านมา

      Maamo khalaaqdu ma ahan wadan ka kaliya even social media ayay taala ilmuhu halkaas buu waxa ugu xun ka baran karaa

    • @Ruuzah-2019
      @Ruuzah-2019 25 นาทีที่ผ่านมา

      @@mohamedpedri5424 yaaa ku yiri adiga ku sii daa social media ilmo maskaxdeedu kobcin. Qaladka oo dhan anaga waxaan saarnaa social media iyo caalamka kale iyo bey’ada aan ku dhx noolyahay . Laakiin hadii mas’uuliyada sida saxda iga soo baxno , is bedel weyn ayaan arki laheyn. Laakiin nasiib xumo , dad waxaa nahay afka lee ha hadla oo bilaa ficil ah .

  • @Yasin-s8i
    @Yasin-s8i ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Naag la qabo, oo 6 garac dhashay, oo gaalo (Yurub iyo Maraykanka) u booyeysa, waxay rabtaa inay sinadii gaalnimo ku darsato. Laakiin Allaha na dhaafsho dhilada iyo garacyadeeda. War gaalada u geeya.

  • @khayr_jecel
    @khayr_jecel 48 นาทีที่ผ่านมา

    Mansha Allaah Tabarakallaah , labadinaba Rabi ha idinka abaal mariyo waa barnaamij aad u qiimo badan, annagana kuwii werleeya Alle ha naga dhigo.❤❤❤❤.

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waan idin salaamay walaaladey C xaafid iyo Axmed waxan odhanlahaa Idaawaqaca baraarujinta xoojo koleyba sheekh bad tahay culimada ku xidhan dhibka wuu badanyahay Allah ha nagu sugo dinnteena ubad ka Allah haynò xifdiyo u barino Rabigii na gu irsaaqay
    Shukran wa jazaakallahu kheyran my bro 👍 👌

  • @mohamedabdalla2719
    @mohamedabdalla2719 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Asc walaalkey diinta ma ogolo in xumaanta la faafiyo oo ilaaheey ka cabso

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    War abdi xafid naagta xabadka wayn maxaa usaaratay waxaas iska daa views waa haysataa illahay haku barakeeyo

  • @seynabxasan-f2i
    @seynabxasan-f2i ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Qurbaha kuwa waasha ama waalan raba ceebaha ayey ka sheekeeyaan qof qaldamay iyo qoys qaldamay ayey ka hadlaan xisaabtooda ilaahay ayey u taal meeshan maaha

  • @kadraanood9814
    @kadraanood9814 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maasha alaah waa run in ilmaha dalka iyo diinta labaro

  • @fatumaali1102
    @fatumaali1102 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Ninkan aduun kaluu ku nool yahay
    Wuxuu sheegayo oo dhan gunteeda kama hadlin
    Dhibkan asilkiisa waa raga somaliyed

    • @sadaaqyusuf550
      @sadaaqyusuf550 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Naagahanaa iyo caruurtanaa waa malaaik an dambi leheen, haddi raagi ayahiin dhibkaa iyo najiiska dhan oo ummadaan kuu hortey. Walee jaahilinimo dhib kaciiskiis maaba qaato.
      Take care give it a break to balanced thought. Either you 100% right or wrong. Could be thou 50% right and of the other wrong.

  • @daahfeydmedia5016
    @daahfeydmedia5016 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Allah ka baq sawir qaawan ka daa ummada islaamka

  • @fartunadan8297
    @fartunadan8297 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha allha illa

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Somalia 80%sinada iyo dilka beenta intaasba danbi ma modaan 😢

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    masha allah alle ha idin xafido

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 46 นาทีที่ผ่านมา

    Wcs wr wbt dhamantin Allaahuma Baarik Fiikum
    Rag qiimo badan oo wakhti badan galiya iney badbaadian dad iyo dalba
    Jzklh Jannatul firdowsal Acla Aamiin, Allow nabadbadi , 🌿🌿🌿

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 40 นาทีที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdiali6398
    @hamdiali6398 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allaah

  • @Xalkeen
    @Xalkeen 42 นาทีที่ผ่านมา

    Ilahaw nagu astur ubadkana inoo badbaadi

  • @ajecceja9842
    @ajecceja9842 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasbunallah wa nicma wakil 😮

  • @samsammohamoud3724
    @samsammohamoud3724 13 นาทีที่ผ่านมา +1

    Kadida daahirka ah muxuu ku sheegay waxbaa ka jira e

  • @SalmanAhmedoIbrahim
    @SalmanAhmedoIbrahim 55 นาทีที่ผ่านมา

    Ahmed Ithaa Waqac ilaa yaratayda maqli jiray.walaah maantaa iigu horeeso aan Toos u arko

  • @abdirahmanismail1285
    @abdirahmanismail1285 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Saxiix 😢😢😢

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Walaahi bilaahi anaa arkay gabar yurub kudhalatay edeb leh shqeysata waxbaratay 25 jir ah ayaa waxaa giursaday wiil reer gobol ah oo wadanka 3 sano joogay xataa gabdhaas aroos looma dhigin 1 sano kadib waxaa bilaabatay shaqo maadi kartid nayaa aniga iga danbeey nayaa iyo dil xumaan oo dhan gabadhii weey qarsatay ilaa 3 caruur eey kadhasho lakiin kadib maxaa dhacay ayadoo wexeedii la amusan ayuu intuu somaaliya yimid tukale oo qabar daara waxba ogeeyn ku guursaday

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Kadibna mexey sameysay

    • @Ruuzah-2019
      @Ruuzah-2019 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Waxaas oo dhibaato ah in ey ku sabarto ayaaba qalad ah . Maxey faaiiday waa taasee . Ar yaa naagaha soomaliyeed yiraahdo naftiisa iyo caruurtiina ilaashada

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc wariye Abdixafid Fidno oo dhan waa raga Sir nageyedna Lama salgaro waxa dhacaya wax yar ma ahan

  • @abdisalamabdirahman5718
    @abdisalamabdirahman5718 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa mowduuc aad wanaagsan

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 33 นาทีที่ผ่านมา +1

    YURUB MA XUMA RAGA UBADKODA ILASHADA...

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 56 นาทีที่ผ่านมา

    🫢🫢🫢 Allahu manajaynaa yaa RABI 😢😢😢😢

  • @nadiifoyusuf1949
    @nadiifoyusuf1949 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Subxanallah illahey xaranta iyo xalasha eynan kaøa sociweynin , inta an garaneynin alleh ha haøeysoyo

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Yaa allah

  • @KhadarCabdinasir-l9g
    @KhadarCabdinasir-l9g ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcs mahadsanid akhyaareey balse waxa ila quruxbadan in dib laskunoqdo oo la isasaxo

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa wax aad looga xumaado in Soomaalidu meel walba ku dayacan tahay.
    Ilaahay kitaabkiisa aan u noqonno soomaaliyeey.

  • @Sirad47
    @Sirad47 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaana Allah.shaeekha aan darsiga ka dhinayo uma abtiriyo haddi casharbixinta aan ku qanco.

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aad iyo aad

  • @issamah4873
    @issamah4873 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa cajiib

  • @HsacdiyaMbile
    @HsacdiyaMbile ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaaan allah noocwalba wala maqlayaa😢😢😢😢

  • @mohamedabdullahi2410
    @mohamedabdullahi2410 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Slamulahi calayka abdi xafid from eeattle Washington

  • @Hawaarto1
    @Hawaarto1 11 นาทีที่ผ่านมา

    Asc cabdixaafid arin taas u eeg oo kale oo taabanaysa nolosha bulshada sidee kulaso xidhiidhaa

  • @TheHeavenWay-h1c
    @TheHeavenWay-h1c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Walaalyaal waxaan 5sano iyo dheerad u xiranahay lacag aan bbadnayn fadlan cidii ahlu khayr sadaqo ah oo iga furan karta waxaan codsanaa inay igala soo xiriirto nambarka sawirka ii saaran
    Waa walaalkiin oo xanuun u dheeri yahay garab iyo hiil kale mahaysto badal khayr qabo ayaa idiin rajaynaa
    Iyo inaa xldayda hoos usoo eegtaan

    • @amalyusuf1210
      @amalyusuf1210 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Allah ku sahlo walaal oo dhibatada farxad kugu badalo, amin ya Rabb

    • @Junanilll
      @Junanilll ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Hadey run katahay waxad shegeysa waxbo Bina Adam haa baryin ee illahay weydiisa waxad rabto wuuna kusiin hadey niyadada saafi tahay , hadii ad tahay qof tuugsiga ubartay waliga kama baxeysid . Tuugsiga wax fiican ma ahan.

  • @AadanmaxamadCusmaan-y8n
    @AadanmaxamadCusmaan-y8n 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rag culus waa salaaman tihiin🎉

  • @BarkhadBashiir
    @BarkhadBashiir 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rag culus maasha alaah

  • @AhmedYusuf-g3j
    @AhmedYusuf-g3j 34 นาทีที่ผ่านมา

    Scandanavianka khalad ha ka galin lamid ma aha caruurraha aad ku heysayaan uk iyo america ee af soomaaliga weey yaqaanaan saaxiib waxeyna ku qaataan maado af soomaali ah iskoolada

  • @FooziyoCabdullaahi
    @FooziyoCabdullaahi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @abdulkadiromar7730
    @abdulkadiromar7730 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Tee waaye taas

  • @lulali8651
    @lulali8651 25 นาทีที่ผ่านมา +1

    Ceebata isaamka waa la asturaa,ee lama faafiiyo subaxanalla, sheekada tiktok iyo yutub taalaa waa maxaan cunaa .

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    baraashikan oo kale hala soo badiyo

  • @umubilalaadan8272
    @umubilalaadan8272 51 นาทีที่ผ่านมา

    Naagta qaawan meesha maxaa u saaratay subxaan Allah

  • @fartunadan8297
    @fartunadan8297 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😮😮😮😮

  • @AmiraHassan-g8i
    @AmiraHassan-g8i ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ninkaasi waa runtiis on maxaad markaad magaalooyinkiina soo xaadirisaan maxaad Hargaysa uun uga sheegtaan we have Hargaysa, Burco Barbara Laascaano Ceerigaabo Boorame Oidwayne Caynaba baydhaba Gabilay Sheekh waxay leegtahay Bali khayr

  • @Abdullahi-v7m
    @Abdullahi-v7m ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Idaa waqaca waadkabadbadineysaa fadlan sidaa uhadleyso reer baad burburineysaa

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    HADA SOMALIYA AQLAAQ LOO DOONANMAAYO EE ILMIHII AYAGOO QURBAHA JOOGO KU DADAALA AABOOW SOMALIYA KUWA JOOGO AYAGAABA TIKTOK KU DHEXWAASHEE

  • @xabiibsulub6305
    @xabiibsulub6305 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Idaawaqa waxaan ku xasuustaa wararkii uu kasoo diri jiray dagaalkii itoobiya iyo maxaakiimtii soomaaliya ilaa iyo Asmara.

  • @SOMALISAHAN
    @SOMALISAHAN 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkaan wa gabi dhacaya ilmaha iney nolasha kadhacaan iyo furinka waxa keena wa DHAQALA IYO HANTIDA AYAGA KADHAXEYSO oo la iskufahmi wayo

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aakhiru zamaan

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Raasamaalka ugu wayn ee qofku haysto waa diintaada hadii diintii dhaqankii iyo sharaftaadii aanay jirin ama halis ku jiraan macno ma leh noloshaadu

  • @abdirahmanismail1285
    @abdirahmanismail1285 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢

  • @nuurabdulle1849
    @nuurabdulle1849 14 นาทีที่ผ่านมา

    Allha ka cabso nagtan qawan kadaji mesha.

  • @TheHeavenWay-h1c
    @TheHeavenWay-h1c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    I have been in jail for 5 years because I owe a debt of few money and I am sick. can you help me find freedom and medicine
    And look my situation well kindly please 🙏

  • @Fzia-l8q
    @Fzia-l8q 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kaadi najasaa naqaaney Una haysanaa wax kale inaad ku cabirtey aheyd

  • @NasteexoJilacow
    @NasteexoJilacow 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @libansicid3911
    @libansicid3911 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salt Lake City iyo guud ahaan Utah waa magaalada iyo state ka ugu xun dhanka caawinaada qooysaska dan yarta, waa State republican ah hadana ka dhaqan iyo shuruuc duwan state yada kale ee republicans ah iyo guud ahaan America, qooysaska Soomaalidana uma wanaagsana, wax badan oo buun buunis ahna waa ku daray odaga warbixin tiisa.

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    22: 10 😂sheikh qabiilkaaga raadso wallahi soomali meel xuney gaartay illahay ha noo gargaaro

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ชั่วโมงที่ผ่านมา

    NIMANYAHOW YAZN QIIL MACSI LOOSAMEYN HADUU NINKU KA MAQNAADO MAAHAN INEY MACSIYEYESATO ANAGOO OG SINADA CIQAABTEEDA WAXEY XAQULEEDAHAY INEY ISKA FURTO

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Amaan aan wax micna sameynin waaye in aad sidaan isku amaantaan, wax fiicana sooma aadan gudbin naag aya ninkake oo aan qabin ilmo u dhashey, waxaas umada ha ku wareerinina

  • @BicharHassan-w2t
    @BicharHassan-w2t 51 นาทีที่ผ่านมา

    c/xaafidoow ifahamsii wajigaaga kariim ka ah anigu dambi Ayaan u arkaa

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 5 นาทีที่ผ่านมา

    Waar C/xaafid caawa waxaad soo qabatay nin weyn Ahmed idaa waaqica salaan sare brother waaqica

  • @hargtech9301
    @hargtech9301 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Niyohow ma sheeko kale ayaa wayday . Qaxooti qurbo joog waa xoolo

  • @MaxamuudJannagale
    @MaxamuudJannagale 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War waxan yaqyaqsiga ah o at mesha keentay wamaxay

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasbiyalaah wa nicmal wakiil

  • @mahmoudhsaan2724
    @mahmoudhsaan2724 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wajigaagi kariimka ah WA noocma WA sheeko gaalo hadalkaasi😏

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 32 นาทีที่ผ่านมา

    Denbigii aay ALAAAH KAGASHAY IYO KII AAY NINKEEDA KU QIYAANTAY
    MA WAXAAKALA WEEYNADEY DHIIGLAGA QAADAYO
    SI AAY U YIMAADAN REEYGALBEEDKA
    HA ISKA JOOGOTO KUWAAS WAXBA KAMA FAA IIDAYSEE
    ILEEN IYADAA QAYANO LEEY AHE

  • @SafiaKabail-p3u
    @SafiaKabail-p3u 42 นาทีที่ผ่านมา

    Soomaliya waxa xun baa badan waxfiican wey jiraan

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walay waa aakhro gadoon nibakaa waa weyn aa dadka dabaajinay meel kasta lacag ayaa loo galay Allah xaqa ha idin tuso ka qaadad sawirka laabta qaawan p

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Oo idinku maxaad naagta labdaad qaawan dadka indhohooda u tusaysaa Allah ka baqa

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wejigaaga karijmka ah qof ma la oran karaa

  • @CaashoHaji
    @CaashoHaji 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxyabaha Dadka idinso gudbiyan waxa kujirikaro wax anjirin marka Wax Diin iyo dhaqan ku wanagsaneyn kahadalkod iskaday

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 19 นาทีที่ผ่านมา

    Bisinka

  • @hooyo-hj6dd
    @hooyo-hj6dd 6 นาทีที่ผ่านมา +1

    Barnaamijka waxaa haleeyey Qeybta danbe oo lalabo ah beena u badan wax laaga faaiidayana jirin ilaa dumar ceebeyn maahane. Qeybta hore waala share gareyn lahaa lakiin waxa danbe lama dhageysan karo waana been.

  • @SOMALISAHAN
    @SOMALISAHAN 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadan West amba kagursanin kwarn oo tuladeyda aan waxeyga kuwalaaqdo

  • @DeeqoElmi
    @DeeqoElmi 26 นาทีที่ผ่านมา

    Qof kasta waa og yahay iney xaram tahay sinadu lakin shefanka a la shaqeya

  • @cabdilaahiaxmed9480
    @cabdilaahiaxmed9480 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar dadka Noocana umada ha horkeenina, reer rognaday ,ayuu isaguna ka hadlayaa sidee lagu keenayaa Yurub iyo Maraykan 😂😂😂😂😂

  • @Ugbaad_Araweelo
    @Ugbaad_Araweelo 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu comments ayaan akhriyey dadkuna wey idin eedayanayaan mana fahmine maxad qaadeen aniguna ma arke maxa jira

  • @nasrasharif8191
    @nasrasharif8191 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaaliya xitaa hadda waa kadhacdaa

  • @MaxamuudHirsi-tb6px
    @MaxamuudHirsi-tb6px 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabdixaafidaw adeer burburka qooysaska soomaaliyeed meelwalba waytaal weliba dalkiibaa ugu daran anigu talo bixin baan ka diyaariyey 6 qodoba

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 34 นาทีที่ผ่านมา

    MAXA LO GUR GURSYA STRESS KA JOOJIYA WALIDINTA BORING KA ORADA

  • @Ahmed-xf9gm
    @Ahmed-xf9gm 55 นาทีที่ผ่านมา

    Wadankeenii ma Afrika ayaa loo bixiyay

  • @abdulaahidaahir6392
    @abdulaahidaahir6392 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ascw C/xaafidoow ka daa mawduucan oo kale dhaqan xumadii ama faaxishadii ayaad qeyb ka noqoneysaa ee naga daa ha soo deyn kan oo kale

  • @fmou1283
    @fmou1283 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Is not to do with you guys please don’t take abut people is life gar biilashs

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 นาทีที่ผ่านมา

    Waa beentaa caruur qurbaha ku dhalatay kuna kortay ayaa ka akhlaaq badan kuwa wadankii ama wadamo kale loo kaxeeyey

  • @KafayaAli
    @KafayaAli 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Whi waayab labo nin oo somalia mell iskug imaadana dumarka lee kasheķeynayan sheko kale majirtomiya

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taasi waa musiibo iyo aafo ummadeed.

  • @saidosman6962
    @saidosman6962 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc cabdixaafid taatelka mawduucan waa ka naxay in aad ku qortey naag lix garac dhashey una dhashey ninkale arimaha ka sheekeyntooda adigu waad nooga sareysay nin wariye ah oo qiimo badan ayaad tahay hawlahan rag internetka ayaa ka sheekeya naago la kufsadiyo wax akhlaaqda ka baxsan ka hadla sida daahir calasow iyo rag kale oo badan waxaaso kale waad ka qiimo badantahay nin umada soomaliyeed war bixino dadkooda afacaya u soo gudbiya gudo iyo dibadba