Anigaa Dilaaya & maya anigaa dilaaya O la isku heesto yaab!| Taariiq Cusub Madaxweyne la xiray!| Mud

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 84

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...​

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    illaahow burbur iyo masiibo kurid mareeykan yahuud ingariis yurub aamiin illahow guuleey reer khaza xuuti aamiin

  • @sewy8
    @sewy8 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Cadowga Islaamka ayey u shaqeeyaan kooxaha Alshabaab, Daacish , Boko Xaraam iwm, bal fiiriya Talibaan sidey dalkooda u dhisanayaan iyo kooxahaan Siiriya qabsaday oo fahmay dhagarta gaalada oo ah inay muslimiinta ay is laayaan, is qarxiyaan oo is barakiciyaan.

    • @CanbaroBile
      @CanbaroBile ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wlhi waa wxn ku fakaro😢

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    0:06 WCS SHEEKH DULMI DIID 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤

  • @WAXTAR-MEDIA
    @WAXTAR-MEDIA 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Alha noo dhowro askarta iyo sarakiisha fashilshay diin lawayaasha baneystay dhiiga muslimiinta🎉❤

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allaah Aamiin Aamiin illaahay hanaga wada aqbalo ducooyinka inta qayrka uah kuligeen Aamiin Aamiin

  • @snw9257
    @snw9257 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah barakeyo Allah guuleyo geesiyada difaacaya dalka iyo dadka Somaliyeed

  • @ibrahimharet
    @ibrahimharet 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ameeeeeeeen 🤲🤲 yaa Allah.
    Allaha naoxaafiido waadanken wixi dibatadow iyo wixi ababulayo Allaha nagaqabto iidiin Allah

  • @mahatmahamednurre
    @mahatmahamednurre 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    masha allah caawa shiikhow waan kahelay warbixintan wllhi ❤❤❤❤❤ guulayso adeer❤❤❤❤

  • @nazrafarah5342
    @nazrafarah5342 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilahey ha idin xifdiyo ragii waxaan Naga qabtay waad mahad. Santihiin Naga celiya kuwaan ilahey musiibo ha u keeno waxaan soo diray sheydaan

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay umadeena iyo wadan keena ha u gargaaro

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kooriya Waa wadan wixii ay ku heshiiyeen uu sareeyo shacabkuna ay awood leeyihiin.

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaahow raxmaanoow raxiimoow guusha Gaza Palestine soo dedeji rabiyoow kaligaa ayaan kabaryaynaa Aamiin Aamiin

  • @AbdirahmanBinAbdullahi
    @AbdirahmanBinAbdullahi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Man-shaAllah ustaad sida ad uga hadsho arimaha somalida ❤🎉

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda Allow ducaden aqabal adigaa awoodbadan Allow mareykan usiyaadi dabka kasocodo Allow ducaden aqabal adigaa awoodbadan Allow ❤

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qaza xabad joogan lagu dhawaqay ban dawanay video allxm 🎉🎉🎉

  • @aminam9170
    @aminam9170 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amiin yaarab🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @Aisha-gf7tw
    @Aisha-gf7tw 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashruuc ayeey soo qaateen in eey ummadda laayaan. Allaha naga qabto.

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amiin waa hadey sheikh badbadan

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 34 นาทีที่ผ่านมา

    Asc Allah ku xafido ❤❤❤

  • @AbushucaybShucayb
    @AbushucaybShucayb 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allh alle Haku barakeyo sheikh

    • @marwo1162
      @marwo1162 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamiin

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guriga binu salmaan inuu gubto waan kufaraxsanahay

  • @BARKHADLEMEDIA
    @BARKHADLEMEDIA 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa sida soomaalida laga waayay waxaan jeclaan lahaa tuugo xilkahaysa qaranka in lageeyo xabsiga

  • @shariifamahamedaadan2937
    @shariifamahamedaadan2937 34 นาทีที่ผ่านมา

    DOWLADA SOMALIA wiilasha Qoraxda Daagan Mushaarka Haloo Badiyo

  • @abdinoorahmed8481
    @abdinoorahmed8481 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwaasi naxariis malaha waxaan dil ahayn malaha wadanka ayey cadow u loogayaan intii alle xarimay ayey banaysteen kuwa siyaasada ku matalo Umada somaliyeed ayaa u fududeeyey inuu sii socdo ficilada noocaa ah

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🥺🥺 🥺 .. ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )

  • @rashidismail456
    @rashidismail456 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidaas may xasan sheekh ku sameeyaan

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aamin aamin aamin ❤❤❤😢😢😢

  • @mawjama831
    @mawjama831 38 นาทีที่ผ่านมา

    Dulmudiid ku lahaa, Zindiiq munaafaq ah yaa ka dulmi badan.

  • @snw9257
    @snw9257 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alx Allah ciqaabtisa haku salado

  • @suldanka
    @suldanka 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc
    Sh. Wararkaga fadlan 15m noga so dhig marka laga reebo xayeysiiska i.a

  • @MohamedSalah-yq8bz
    @MohamedSalah-yq8bz 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maansha Alaah

  • @ashakenadid8002
    @ashakenadid8002 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aamiin Amiin yaarab

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Daacish maxaa oo gasoohadliwayday

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadkani xun waxay faidaystaan waqtiga ummada qalbiyadoodu kala
    jeystaan o isku uur xunyihiin madaxweynaha iyo mamuladda qaar iskuma ficna masajidada iya laiskaga jawaabaya ummada somaliyeed halka rabbi ayey ka nolyihiin

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    guul c.x.d.s aamiin

  • @abdirisaq7
    @abdirisaq7 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thanks 💔

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA NASIIB DARO AAD U WEYN

  • @Ceebla-z3o
    @Ceebla-z3o 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amen

  • @HamzaOmar-p3d
    @HamzaOmar-p3d ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa arxan daro Qof muslima muslimka dilo waa xanuuux waana Xaq daro

  • @Roboty-s3b
    @Roboty-s3b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xabad joojintii waa lagaaray sheikhow

  • @XhuseinMoha
    @XhuseinMoha 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiiq waxaa isweediin leh wax badan waxa badanaa waay dhacayaan ladhahayo e wararka laga soo daayo hadii Raadraac lagu sameeyo waxaa lakulmeysaan wax cajiib ah Allah iyo.kuwa toosan ayaa ogaanayo.dhagartooda. Amaanka madaxda qaar sida loo ilaaliyo soo.dhageyso waxa kujiro wax Beeninaayo qaraxa...

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheikhow ilmaha yar oo maskaxdisa wax khalad ah lagu shubay iyo inyar lacag ah lasiiyey ma khaldano ee waxa khaldan kuwa dowladda isku sheega ma aragtey gaariga qaraxo markasto qofkii lahaa ama meesha ka imaday ma aragtey iyagoo lasoo qabtey cml ganacsato iyo xildhibano ka dambeeya cml

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ugu yaraan lix

  • @ashawooo
    @ashawooo ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rali hadaya ka ahen ha oyan illahaya ha Jabiya Yuhuda nacalada ha ku dhacade rabi masibo uu keno Markanka Eglada ,rabi masibo uu keno

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh halagii Los Angeles Leila cabdilatiif ma sii sheegin sabab? Ma eheen arin ey moqabaraatka .... ogayen 😂 wexe ehed mufaajao rabal caalamiinka keney allah swt bes ayaa wac maqan og.

  • @XhuseinMoha
    @XhuseinMoha 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GAZA HADEE NABAD IYO HORUMAR GAARTO SIDA AMERIKA INAY AYAGA ISDILAAN O.MID QORI ISKA SOOQAATO O MIQAAYAD DAD FADHIYO IYO.DAD ISKUUL.XITAA DHAAFIN AMA DUGSI QUR'AAN AMA BAABUUR DADKA SIDII AMERIKA KA.DHACDAY DAD BADAN O.DIGALADAN KU DHIMANJIRIN KUDHINTAAN.

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dagalka qaza wala jojinaya aya la dhahay ilahow run kadhig

  • @NUUR_mohamed
    @NUUR_mohamed 31 นาทีที่ผ่านมา

    Sheeq Ana ka mid ah bundada afgoya ku qabanay ee xamar ma ahan

  • @XhuseinMoha
    @XhuseinMoha 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lacagta sabab la,aan looma bixinayo e siyaasad ayaa ku duugan...

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxda car abtu waa dad jiran

  • @SadamAbdi-j8f
    @SadamAbdi-j8f 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkk 😊

  • @zahraabisye7937
    @zahraabisye7937 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inta ciidamo shisheeye joogaan qarax ma joogsanayo waa mashruuc

  • @karrimuse7043
    @karrimuse7043 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa saax

  • @FaraxAhmed-j4q
    @FaraxAhmed-j4q 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🤲🤲🤲

  • @Fays2010
    @Fays2010 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Umaddaan iyadaa la isku halaagay.

  • @yuusufcabdimaxamed3859
    @yuusufcabdimaxamed3859 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAXAA QAXRAXYADAAN MASUUL KA AH BEESHA ISAAQ OO SHABAABKA GACANTA ADAG KU HAYAA!!!

    • @Nourdaahir-j9k
      @Nourdaahir-j9k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      wxan dhan waxaa kadambeeya reer galbeedka iyo etopiya

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 5 นาทีที่ผ่านมา

    Wll wadmahadsanthy

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Askari dhaxanta,roobabka iyo qaraxyada dhagarqabayaasha dibada u taagan oo 100dollar loo tuuro iyo xildhibayaal kumanaan qaata kuna socda baaburo aan xabada karin una badan qurba joog soomaaliya lagu arkaa! Allaha u naxariista dalkii bari la oranjiray jamhuuriyada soomaaliya .

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    nikaan wariye mamodid dadka uxuquq sikal iyo laabab ushega 700 oo doolar kuwaan gubtay lacagaha aybixiyen iyo awooda eeybad laga heybeysto waye waxagubtay dolada kuwaanan kaxun taas admog tahay

  • @AbdirahmanAliMohamed-yo6kv
    @AbdirahmanAliMohamed-yo6kv 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcs acw

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mmadaxweynahan qoslaye yaan la tusin hadii kalenkoobi buu sameynayaa mucaradoow iska ilaaliya

  • @mohamedabdi5222
    @mohamedabdi5222 13 นาทีที่ผ่านมา

    Shiikhoow maxaad iga hadli weeydey dagaalka calmiskaaad Ee buiraleeyda G.Bari

  • @ilyasahmed8268
    @ilyasahmed8268 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sax waa in aan ku fiirsan

  • @abdiahmed6995
    @abdiahmed6995 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxa ka shaqeynaya qaraxa waa Somaliland iyo sirdoonka Itobia

  • @FaisalBoqoreh
    @FaisalBoqoreh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC after that kafiirso waxaad Ku hadlaysaa somaliya waa Inaad Dakar soomaalyeed Ku goobaabiisaan siday cadowga itoobiya iyo kuwa la wadaagayba in lala dagaalo ummadana u sheega taariikhdii soomaalida waxaad tihiin dhalinyaro aan wax kaogeyn taariikh iyo saxaafad

  • @shaaficicali-x1i
    @shaaficicali-x1i 2 นาทีที่ผ่านมา

    Waajihadeynaa iyo dalkii cadaw ayaku soduulay waxas waa wexey dadka ku qaldaan alshabaab diin uma dagalamaan waa mashruuc reer galbeedka eey wataan iyo dowladii markaas rabto inshaqo loqabto ayey lacago kaqaatan shaqadana sidas eeyku qabtan alshabaab iyo daacish waa calooshod ushaqeystayaal ee wax diin ah kuma dagalamaan qaraxyadan waxaa wato dowlado shisheeye nuceeydonana ushaqeyo

  • @MK-lm5os
    @MK-lm5os 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qarax waan ka raysanay siduu farmaajo u baxay alxamdulillaah dalku waa nabad imika🤲 ilaahow noo siyaadi amaanka.

  • @ahmedsugule9985
    @ahmedsugule9985 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiikhow yaa dhigaya qaraxa, adigu magaranaysaa, mise cid baad ku soo adeegsatay oo xayeysiis noo dhig ku tiri, qaraxyada calooshood u shaqaystayaal shisheeye oo xalane degan ayaa ka dambeeya dalalka reer galbeedka fundka bixiya, Facebook iyo yutub bay u adeegsadaan dicaayad somalida ay isugu diraan inay u sii mariyaan kagana leexiyaan inay fahmaan dhinaca laga jiro

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inta diinta cabdiwahaab( Wahabio ), dadkeena u aaminsanyihiin diin Islaam, Qaraxa joogsan maayo! Qawaarij baa loogu yeeraa waayo wadamada Golf shukada wata ayaa xanaaqayo haddii magacooda Wahabiyo loogu yeero!! Sheydaan shariif: AS ayaa kamaqneed doorashada!! Waa Wahabbi cadeystay!!

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hada qarax ma jire farmajo ayaa u.adii dhameeyey farmajo aduunku kumaraya iqaab alaxamdulilaah hada waa laga reessatey dalxoreye xasan sheeq maxamud alaha xafido

  • @MustafaMohammed-x9f
    @MustafaMohammed-x9f 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Free somaliland

    • @AbukarCadde-p1h
      @AbukarCadde-p1h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂