DEG DEG Xasan sh oo Masar & Sacuudi Isku dhiibay,& Turkiga oo ka carooday, Dagaalka SSC & SNM..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 13

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 20 วันที่ผ่านมา +3

    Inaader caawa diyaaradihii Ethiopia ayaa tegey Saylac ayaa la sheegaya bal Saylac ka wardoon

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 20 วันที่ผ่านมา +2

    Saxanoow war jooji masar iyo Sacuudi labadaan dal soomaaliya ayey cadow ku yahiin oo dooni mayaan inuu Turki ka soo saaran shidaalka dalka soomaaliya

  • @salaamahaashi5829
    @salaamahaashi5829 20 วันที่ผ่านมา

    Saudi arabia shidaalka Somalia joojin rabaa xasadiin

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 19 วันที่ผ่านมา

    Ciidanka ithobiya maba.aha inshurud loyeele .
    Kabacakeliya ma.ahe sikale ma.aha inshurud loyeele.

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 20 วันที่ผ่านมา +3

    Waxaan masaxweymaha kula talin lahaa in khaliijkoo dhan waa xaasidiin ma ogola in shidaal somalia Laga soo saaro haanla eryo sucuudiga wexey maqleyn in turkiga shidaal ka baaraayo bada somalia .xaasidka sucuudiga iska ilaaliya

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 20 วันที่ผ่านมา

    Hadey run tahay warkaas ina geelow maad ka dhaaftida hadaa turki ku baladid sucuudi iyo masar waan ka xumahay haday wax tarayaan falastiin

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 20 วันที่ผ่านมา

    Ducuudigu mawax laysu dhiibaana isagaaba isdhiibaye waa labada uguliita

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 20 วันที่ผ่านมา

    Xasan Neef carabi in ay lug goyso mooyee waxba tari maydo, shiidaalkiisa in lasoo saaro ayaa Csrabi ka xuntahay, waa Segeger Ma kala yaqaan cidda wax taratsa iyo cidda lug goyneysa

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 20 วันที่ผ่านมา +1

    Wlh xasan sheekh waa wareeray markaan war odoyga wax u aqli celiya mala waayay maalin walba iyo wadan cusub oo heshiis lala galaayo
    Odoyga sidaan is leyhay caafimaadkiisa ma fadhiyo ee djaqaatiirta dhimirka ha loo geeyo,

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 20 วันที่ผ่านมา

    Yaab weeye meeqa dowlada la hishiineynaa??

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 20 วันที่ผ่านมา

    Doqonka Ina Casayr ah m taqaanid carab Segegefka Villada dhex fadhiya la tali.