SAWABTA UGU SO GURI NAIROBI WAA MAXEY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 289

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +80

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️

    • @umurumeysa5454
      @umurumeysa5454 ปีที่แล้ว +4

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

    • @juweriatimir
      @juweriatimir ปีที่แล้ว +1

      صلى الله عليه وسلم

    • @Iimaan-jx1jq
      @Iimaan-jx1jq ปีที่แล้ว +1

      Sallahu cayalhi wasalm ❤❤ Sallahu cayalhi wasalm ❤ ♥

    • @munasaidchannel5767
      @munasaidchannel5767 ปีที่แล้ว +1

      ALLAHUMA SALI CALA SAYDINA MUXAMAD SALALAHU CALEYHI WA SALAAM ❤

    • @sakiyaoffical4902
      @sakiyaoffical4902 ปีที่แล้ว

      ScwScw ScwScwScw ScwScw ScwScwScw ScwScw ScwScwScw ScwScw ScwScwScw ScwScw

  • @idilhassan2944
    @idilhassan2944 ปีที่แล้ว +18

    سورة البقرة كاملة إقرا يومين أرقي نفسك انت❤❤

  • @khadiijocali6803
    @khadiijocali6803 ปีที่แล้ว +26

    Fartuun xanuunka waxa keenayan umalayna inay tahay cuntada aad cuni rabtid ee aad dadka lawadagaysid iyo nimcooyinka alle kusiiyay

    • @idilwarsame2127
      @idilwarsame2127 ปีที่แล้ว

      Shilinka ayaa ka galay inay gurigeega iyo private keega aduunka tusto ilaahay ha ku siiyo arsaaq aad kaga maranto TH-cam

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 ปีที่แล้ว

      ka hor by jiraneed

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว +60

    Masha Allah Tuuney muhimka wa caafimad iyo farxadada nolosha 😅😅😅 garoob wa geesiyad gumeesi diidey ceeb ma ahan iyo caay

    • @hiboabdishakur1547
      @hiboabdishakur1547 ปีที่แล้ว +3

      Abayo video yasheda dib ugu noqo ninkedo jogo edhehesay safara ahay

    • @hoodomohamed2925
      @hoodomohamed2925 ปีที่แล้ว +14

      Sister garoobnimo maaha wax la dhiirigelyo reerku in uu dhisnaado ayaa la dhiirigelyaa lkn hadey duruuf kugu qsabto in aad garoob noqotid ceeb ma leh

    • @fatmaxuseenmohamed4416
      @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว

      @@hoodomohamed2925 Qaali hade guursato wa garab taaganahay kutaageraya hde garoob tahay wa garab taaganahay kutaageraya qofka iqtiyarkisa asaga leh dooqisa cayaarat Uma diidani guurka qalad haiga fahmin gabdhaha lahadlaye kuwa waxa jiran Ka cabsadan garoob nimada qalbiga jaban kuwas dhiiragelinaye guri dhismayo ma diidani

  • @falisa576
    @falisa576 ปีที่แล้ว +12

    Qofka meesha uu ku nool yahay haduu
    Caafimad ku heli waayo in uu ka
    Rug badasho wa lama huraan.walaashey caafimaadkaga
    Allaha kuu taam yeelo iyo caruurtaba
    Inaha Allaah

  • @fatxinoor1691
    @fatxinoor1691 ปีที่แล้ว +7

    Manshallah abaayo Allaha Ku siyaadiyo cafimadka Iyo dhamaanten waa runta waa Lagu fanaa Single mothers waa hooyooyin adag .❤❤❤

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho ปีที่แล้ว +37

    Aan kusaliya nabigeena scw please please ❤❤

  • @myfamilyisekalthouma1009
    @myfamilyisekalthouma1009 ปีที่แล้ว +5

    Aby rabbi ha ku caafiyo Yaa rabbi yaa raxman meshada na Allah'a kugu dhowr adi iyo ciyalkada ❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +13

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan❤❤❤

  • @mariyainasuldaan2938
    @mariyainasuldaan2938 ปีที่แล้ว +3

    Macalin cabdirixman wiil fiican waaye anagu galkacyo nagu quran saari jire masha allh

    • @faadumocismaan3459
      @faadumocismaan3459 ปีที่แล้ว

      Asc abyo mesha jogto miyu kugu imade teda kale fahfaahin isii abyo waxa ahay qof an waxba bananka ka qabsan karin o bananka dhan ka baqeeso

    • @mariyainasuldaan2938
      @mariyainasuldaan2938 ปีที่แล้ว

      Abaayo galkacyo miya joogta shifu laha shifda ugu tagi jirne

    • @faadumocismaan3459
      @faadumocismaan3459 ปีที่แล้ว

      My abyo muqdisho jogaa lkn meshu jogo ma u adi kari asna muqdiso ayu ila jogaa

    • @mariyainasuldaan2938
      @mariyainasuldaan2938 ปีที่แล้ว

      Abaayo suuratul albaqra akhriso iyo xawqalda waad ka caafimadaysa insha allh xppt

  • @hibaaqjamaal9936
    @hibaaqjamaal9936 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله اختي غالية رب يحفظك انت واولادك من كل شر وسوء ❤

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 ปีที่แล้ว +7

    Wcksm ❤❤❤❤❤❤ cadey allaah caafimad taama ah allaah haku siiyo adiga iyo ilmahaga waxaan kugu duceyay midku dhaqa oo xaj iyo cimra ku geeyo sanadkasta allaah haku sahlo nolosha haku wacnaato muniiro abshir walashed fartun abshir maalinta xanunka maleysia ka sheegatay waanku murgay allaahi ku caafiya mahadleh kor mooye hoos laguma eego illaahey dartiiba inii jecelahay adiga iyo my rajo

  • @Adnush-jamac123
    @Adnush-jamac123 ปีที่แล้ว +3

    Illaahey haku siyaadiyo baayo qli allahumma baarik ❤❤

  • @user-jl9hx1yd3n
    @user-jl9hx1yd3n ปีที่แล้ว +2

    Shikh cabdirixman walhi jiriiro baa ugu jajabtay walhi markaan arkay lascnood buujogay dakii lascanood ka sooqaxay hooyoday tabataa ahayd baa ahayd hooyo hadana alx alle haku xaafi hapo cadogaa cagta hoosteeda soco❤

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 ปีที่แล้ว +6

    ❤❤❤❤❤allah haku xafido wllo quruxeey ilaahay nolosha quruxbadan haku siyaadiyo waxaan rajaynayaa inaad c/salaam isku noqotaan marhadaad meeshii dhibka badnaa katimi ❤

    • @ayaanyuusuf4505
      @ayaanyuusuf4505 ปีที่แล้ว

      Wllo qali snapka codkaankuudhigayo dhagayso ❤

  • @ayanosman4841
    @ayanosman4841 ปีที่แล้ว +12

    Wllyal iso ducyo wn idin barya murada bn leyaha plz 40 qof ducada wa la aqbal iso ducyo plz plz plz

  • @11naa44
    @11naa44 ปีที่แล้ว +6

    Ilahay hakubcaafiyo abayo cilaaj bd ubaahanthy malin walba sura baqara 2 jeer malinti sa ina akhrisata

  • @KawsarCumar-gz6zi
    @KawsarCumar-gz6zi ปีที่แล้ว +2

    Furtuun xbbtisuuratu albaqra daain io saliga nabiga

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 ปีที่แล้ว +20

    Quraan waxaa ugu wanaagsan inaad isku aqriso biniaadam waxba kuma hayo Allaah tala saaro

    • @nasroabdihassan1188
      @nasroabdihassan1188 ปีที่แล้ว

      Sax inaa adi isku aqriso ayaa fiicn inaa wada taqaan quraanka muhiim ma ahn kaliya inta taqaaanin isku aqri

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 ปีที่แล้ว +4

    Xanuun ruuxiya ayaa ku hayay reerkaaga iyo noloshaada kuu diidaayay xbti

  • @samiiraqalbi22
    @samiiraqalbi22 ปีที่แล้ว +2

    Kusali xabiibkeyna mohamed.

  • @haala552
    @haala552 ปีที่แล้ว +3

    Maalin hor sheikh daawanayay 70 kun umada nabi muxamed xisaab la aan janada galaan waxa waye dadka dadka aan wax shareysanin dadka cilaaj aadin oo ayaga isku tufaan iyo midkale waa ilaaway

  • @dheemanomaryussuf
    @dheemanomaryussuf ปีที่แล้ว

    Ala ilaahow i caafi oo na wada caafi ana sidaas ah xamar ban kasoo cararay cabsi walwal dhimasho cabsi an dhamaad lehen maanta dhan wareer hurdo la.aan murug madax wareer dabeecad xumo ma qubeysto isma daryeelo nolosheyda waa nacay lugaha iyo gacmaha i qaboobo wadno garaac 90ka waa dhimane ala i dhaha niyad jab

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza ปีที่แล้ว +2

    الحمدلله على كل شيء وعلي كل حال

  • @user-xj3rq8zb8y
    @user-xj3rq8zb8y ปีที่แล้ว +1

    xabbti illh hagu cafiyo iyo dhan inti muslina e xanunsa

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 ปีที่แล้ว +8

    Fartuney Adoo gabar kugu aqaanay ayaa Xijaaban jirtay inkastoo aad Garaab ahan jirtay hadane adigoo garoob 2baad ah ceeb ma aha garoob Qadarta Illaahay baa ee Xijaab kad haka tagin. Hada Darxa ayaa kuu xeran.

    • @alishaaaqurx6742
      @alishaaaqurx6742 ปีที่แล้ว +3

      Hdana ma qawano abyo xijab wey wadataa

    • @hayaathabiib9608
      @hayaathabiib9608 ปีที่แล้ว

      @@alishaaaqurx6742 qawan lama sheegin.
      Xijaabka iyo labis ka hakuu kala soocmaan.

    • @AishaMohamed-zj2ji
      @AishaMohamed-zj2ji ปีที่แล้ว

      ​@@alishaaaqurx6742ma xijaabna runtii kaasi istiraasho ama mandiil

  • @redseries7287
    @redseries7287 ปีที่แล้ว +4

    Neirobi Raali noqo qofka so dhaweso isago daruufesan meeshuu kugu mahada celinlahaa ayuu kugu jisaraa Neirobi waa maskiin kalmeso markaagii hore dib dib is ega una mahad cali Neirobi Alxd dheh iska da gefka wll

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa walaal nairobi hadii runta la sheego wax badan beey kaga faaiideen ummada soomaaliyeed. lakini somali waa jizaar, majiro magaalo iyo wadan kale oo african ah oo eey soomali aagu noolaadeen oo hanti ku yeesheen sida nairobi oo kale.

    • @dheemaney7670
      @dheemaney7670 ปีที่แล้ว

      ⁠@@sucdiosman8337xaqiiqo wlhi nairobi iney iyga leyhn loma maleyo inan inaga leenhy lo malynaa wadan fcn sda turky cml ma ahn

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 ปีที่แล้ว +1

    Garoobnimo iyo ilmo aaba la.aan wax lagu farxo ma.ahan ilmaha labada waalid wada haysta wey ka farxo badan yihiin ilmaha kale soomali aaba la.aan ayaa manta meshey marareeyso dhigty

  • @nasrodahir7209
    @nasrodahir7209 ปีที่แล้ว +4

    Msha alh abayo mcne ILmahada alaha kula koriyo qofta kaliga an video Geeda an idhaafin xabiibti Gul kurajeynaa insha alh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadxaaadan109
    @fadxaaadan109 ปีที่แล้ว +1

    Wllshy qaali alle hakugarab galo Wll xijaabkaagii ilaasho Wll

  • @ikranshane6476
    @ikranshane6476 ปีที่แล้ว +2

    Asslamu alaykuim sister please read your Atkar and ku salin nabi mohammed Scw 100 jaar in sha Allah you feel better ❤

  • @hamdimohamed-to5gi
    @hamdimohamed-to5gi ปีที่แล้ว +7

    Abaayo isha bini aadamka waaye isha wax ka daran malahan qof ku neceb iyo qof ku jecelba waa kaga iman kartaa marka nimcada uu rabbi kusiiiyey hala qarsado ayuu dhahay nabigena scw marka abayo qisooyin iyo ka sheekey wan kugu daawaneynaa ee inta ad qarsan karto nimcada alle kusii qarso

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 ปีที่แล้ว

      Anigey isoo haleshay walee tii an lamaray il alle unba ila og xita heer waxan mara an dadka kadhex garankaro qofka isha heyso

    • @hamdimohamed-to5gi
      @hamdimohamed-to5gi ปีที่แล้ว

      @@quruxleyqalanjo5485 abayo alle hanaga badbaadiyo adna alle haka caafiyo atkaarta afka ku haay

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah tabaraAllah sister

  • @safiyamohamed8174
    @safiyamohamed8174 ปีที่แล้ว +4

    Mash Allaha 😭 Yaa Allaha caafimaadbaankurajeenaa

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 ปีที่แล้ว

    Bismilaah sixirka kenya maa ku heley adiina abaay Ilaahey ka soo wadeybe alxmxdulilah???

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah walahi arintaan 2016 beey igu dhacday maga ladan degana markan ka guurey cafimaday

  • @dewinner3554
    @dewinner3554 ปีที่แล้ว +1

    Nairobi waa meel xaasid

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Waan ku slmy dhamaantiin. Aniga waan xanunsanahey,ee ii soo duceeya.

  • @aminayuusuf7448
    @aminayuusuf7448 ปีที่แล้ว +3

    Wa sax meesha aad Caafimadka ku haysatid ba ka fiican lacag iyo shaqo kasta Allah hakuu siyaadiyo abayo farxad iyo caafimad badan❤❤

  • @fatimaahmed-zc3li
    @fatimaahmed-zc3li ปีที่แล้ว +1

    Ilaahy haku siyadiyo cafimadka ❤❤❤

  • @umutasniim7816
    @umutasniim7816 ปีที่แล้ว

    سحر تفريق ayaa jiraye xbbti ilahye haku caafiyo

  • @user-xh1mf3xt2j
    @user-xh1mf3xt2j ปีที่แล้ว

    Wll Qaali fartuuneey isha xasad ah ayaa gugu dhactay

  • @xaliimosacdiyo2963
    @xaliimosacdiyo2963 ปีที่แล้ว

    Abaayo anaa tagay gawar yar oo iga xanuun saday ayaan geeyay oo qumayo iga dhacday alla waa runataa fartuuney tuftiisa weey fican tahy

  • @maysamohamoud5754
    @maysamohamoud5754 ปีที่แล้ว

    Abaayo Fartuun Intaas Ay Ka Sheegesay In Kabadan Ayaa Iheesato Isoo Duceeya

  • @daahirmuunin2893
    @daahirmuunin2893 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah tabaarakallaah

  • @shaadiyocali5892
    @shaadiyocali5892 ปีที่แล้ว

    Fartuney gabar yar waxbarasho ma u imaan kartaa malesia

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 ปีที่แล้ว

    Waa xasidiin dad ku marwalba akhriso suratul baqra wloo shayadiinta iyo xasidiinta ayay ka xijabaysaa alleh hakh xafido wlllo

  • @shshss1192
    @shshss1192 ปีที่แล้ว +1

    Adi iyo wllshaa amii il idin haysaa madaama noloshiina social media so dhigtiin ilaahy shar iyo shaydan igo il ha idinka xjiaabo inshallah

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 ปีที่แล้ว +2

    Asc abaayo, waxaan kugula talin laha, inaad la xidhidho dhakhtar ka xanuunada madaxa daweya fadlan.

  • @h.sahmed9341
    @h.sahmed9341 ปีที่แล้ว +5

    Ninkaaga waxaad u kala tagteen waa safarka maleysia ,, SURE !!!! Qofka igu raacsan like saar ...

    • @biftuufuad7759
      @biftuufuad7759 ปีที่แล้ว +2

      Somali hada tihin melxuu aayaa waax kafirisan maxa kagaley hade kukala tageeen subxanallah Wexe kuledahy xanunkega ayaa kubatey

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 ปีที่แล้ว

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 ปีที่แล้ว +4

    Marka ilahy nolol ficn iyo cafimad kusiyeya aya xijabki turtay o cidiyihi la baxday marka ilahy ku shukrinlahayd

  • @hiboayan1052
    @hiboayan1052 ปีที่แล้ว

    Wa sixir weeyi hn allah ka cafiyo

  • @nimcoyussuf2948
    @nimcoyussuf2948 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarakalah alxamdulilah ❤

  • @SimraanQurux-mq5mz
    @SimraanQurux-mq5mz ปีที่แล้ว

    Malguso kabgamay abyo niriop caadimaha wala iska gab gamaa sixir yasir alla

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 ปีที่แล้ว

    Masha alaaaaah xafidulaahi ❤❤ mami alaaah haku dhoore ❤❤

  • @liyaaliyong3835
    @liyaaliyong3835 ปีที่แล้ว

    Hjjhhhhhh si fiican isoo dhaweysey

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว

    MAASHA. ALAAH. ABSSYO MEESHA. KUXANUUSATO. WAA. LAGA. HAA JIRAA. SUBXAANALAAH. WAXAAS MAFIICNA. ABSSYO. ILSAH. KUGU. XAFIDO. MALESIA

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 ปีที่แล้ว +1

    Sallahu caleyhi wasalim ❤❤

  • @Qooyskena
    @Qooyskena ปีที่แล้ว

    Walaley aniga guriga an ku arkay waxas guriga cabsi albabada waa isxirayan guriga waa cusubyahay hadana ur an mel uu kasocdo an la aqoon an ku aragnay

  • @essiahassan5157
    @essiahassan5157 ปีที่แล้ว +1

    Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️ 😍

  • @somalifood6935
    @somalifood6935 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilaah

  • @umalkhayraxmedcabdi4177
    @umalkhayraxmedcabdi4177 ปีที่แล้ว +2

    Fartuun sideen qaxoonti ahaan ugu iman karaa malaysiya maxaa laygu xidhaya ama layga bahanyahay abaayo

    • @shshss1192
      @shshss1192 ปีที่แล้ว

      Wa inaa si kale kuso gashaa si ardaynimo cml ..kadib iska dhiibta saasa ila fudud

  • @nacimarashiid9451
    @nacimarashiid9451 ปีที่แล้ว

    Abayo ana sas aha alow cafimad isii iso duceya

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaha ❤️❤️👍🤲🤲

  • @mohanayaanfamily2265
    @mohanayaanfamily2265 ปีที่แล้ว +1

    Abayo aniga aya rabo shekha eeseden ku hela fartun

  • @Umumaida-em5lx
    @Umumaida-em5lx ปีที่แล้ว

    Abayo mairobi waa gola xaasid wax laisuma quuro

  • @ridwaanmaxamed2340
    @ridwaanmaxamed2340 ปีที่แล้ว +1

    Abyo waankusalmey tuuneey caddeeeey❤❤❤❤❤❤ dar ilhy kuujeclhy❤❤

  • @RAJO-CUSUB
    @RAJO-CUSUB ปีที่แล้ว

    ALBAQRA AQRISO

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah xbbt guleyso gacalo ❤❤❤❤

  • @sakiyaoffical4902
    @sakiyaoffical4902 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haa ku cafiyo

  • @nasriinomar8213
    @nasriinomar8213 ปีที่แล้ว +1

    Fartuuney abayo ila soo xariir wlhi Nairobi waan isku qasmay xalkayga garoobnimada xoga waa ka cabsanaaa 😢hhhh😊

  • @ummuzaapir3276
    @ummuzaapir3276 ปีที่แล้ว

    Nairobi goooobta sixirka

  • @suheibaismail7661
    @suheibaismail7661 ปีที่แล้ว

    Abayo mcn u are very strong mum ❤❤❤❤❤

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 ปีที่แล้ว +5

    Abaayo dadkeen waxay dhahaane IL weeyan lkn stress kugu Dhacaye dumarka markaye Dhalaane ku dhayee ee Dhakhtarka u sheeg waxaad darmiyso

    • @IbaadoAli
      @IbaadoAli ปีที่แล้ว

      Sx abaayo kiniinbuu leeyhy dhakhaatiirtu ay bixiyaan xanuunkaasina wuxuu ku badan yhy hooyadu markay uurka leedahy iyo markay umusho alaah ha caafiyo intuu ku dhacay anagana alle nooma keeno

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 ปีที่แล้ว

      anoo uur leh baa xanuusanaa by ku tiri iyo ka hor ba

  • @maryanhassan233
    @maryanhassan233 ปีที่แล้ว

    Alle caafimaad taam ah ku siiyo❤

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 ปีที่แล้ว

    Mashalah
    Ila raadiyay kala foginaaa hadan ku arki lahaa dhulka uma dhacdeen

  • @mumtazqurux8814
    @mumtazqurux8814 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa rabi

  • @Hana_ghost
    @Hana_ghost ปีที่แล้ว +4

    Abaayo ilahow anan kucaayin maxaa iga samesay ❤❤

  • @nacimotahliiln4367
    @nacimotahliiln4367 ปีที่แล้ว

    Mash allah allh caafimdka ku siyaadiyo abaayo

  • @shukri.Ali.Hassan
    @shukri.Ali.Hassan ปีที่แล้ว

    Maasha Allah ❤

  • @ibtisam413
    @ibtisam413 ปีที่แล้ว

    Awalan allaha ku caafiyo taniyan sababta aya la dhaha ma ahan sawabta marar badan ayan arkey lkn qalad

  • @user-xh1mf3xt2j
    @user-xh1mf3xt2j ปีที่แล้ว +1

    Wll Qaali ilaahay hagu garab galo ❤

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah ❤❤❤

  • @user-ql5rc2or9n
    @user-ql5rc2or9n ปีที่แล้ว

    Asc kalltuun waan ku salaamay maka doohadli kartas nolosha malershiya siiba guryaha

  • @hanaabdicasis123
    @hanaabdicasis123 ปีที่แล้ว +2

    Single mother ceeb maaha lkin in lgu soocelceliyo ayaa daciifnimo ah.

    • @leylamuse5441
      @leylamuse5441 ปีที่แล้ว

      Ha wlh goankaga wa inu adkada

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin ปีที่แล้ว +4

    Alah aya. Ka megengalay single mother nimo iyo ilmo aabo la joogin geberina wexey kuqurux badantahay guriga hooyadeed iyo aabeheed iney joogto ama guriga nin keeda

    • @fartunmohamed1254
      @fartunmohamed1254 ปีที่แล้ว +1

      Haa Runtii illaahow ilmahayga aabo la,aan hadhigin single hadaad noqoto maaha ceeb lkn kabadbadis mafiicna & singlenimo raaxo leh kuteh,25yrs single ahaa alx manta reer hooyo noqday maxaa iskala dana guurku anaa amiir anta anta amiir maaha waa kaladan bayn & ixtiraaam

    • @rumaanmacalin
      @rumaanmacalin ปีที่แล้ว

      @@fartunmohamed1254 masha alah ha waruntaa maaha guurku ana amiir anta amiir wa ixtiraam iyo kala danbeen qofba qofka kale unaxariisto

  • @sucadbileahmed8004
    @sucadbileahmed8004 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah guul wllshy

  • @nestehamohame
    @nestehamohame ปีที่แล้ว

    guuleyso hoyo wanaagsan aya taheye masuuliyad weyen bada qadey ilahey ha kugu guleyo

  • @mohamedfarah8311
    @mohamedfarah8311 ปีที่แล้ว

    Abayo fartuuney sidaa camel Ayan uxanuunsanahy

  • @basromahamed9517
    @basromahamed9517 ปีที่แล้ว

    Nolol qurux badan ayaan kurajeynaa

  • @rahmahassan2502
    @rahmahassan2502 ปีที่แล้ว

    Single inaa noqdo rabaa nin wanacay sidee kunoqdaa

  • @foos1fooska749
    @foos1fooska749 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha ku caafiyo

  • @aayishaabdow3856
    @aayishaabdow3856 ปีที่แล้ว

    Fartiney macanto noso ducey ani iyo walalkeyga xanunu ruxani ayan nahay ani dawo iyo qoran wa igu socada

  • @umuxudayfa1945
    @umuxudayfa1945 ปีที่แล้ว

    Nayrobi waa la,istwagaa miyaa
    Dad badan warkas waka maqlay

  • @cabdidaahirmaxmed4588
    @cabdidaahirmaxmed4588 ปีที่แล้ว +3

    Single mother ceb ma ahan❤

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    alleh haku cafiyo wll

  • @nasriinaadan8598
    @nasriinaadan8598 ปีที่แล้ว

    Mansha alah

  • @jooharamohammedtube7707
    @jooharamohammedtube7707 ปีที่แล้ว

    Wayso qabka joogte xxbti Allah yashfiik

  • @abiyowfaqi4588
    @abiyowfaqi4588 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤❤❤❤❤