AYAAN GOBDOON, OO SIDEEY TAHAY RUNTA UGU SHEEGTAY FARTUN HAPPY IYO WALAASHEED MUNIIRA ILA DAAWADA!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 159

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 6 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah ❤❤❤ good advice

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 6 หลายเดือนก่อน +12

    Masha Allah 💯💯💯💯

  • @falissalaad8760
    @falissalaad8760 6 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallaah Alloow iimaan ka noosug yaarabi😢

  • @MaryamaMuse-w5z
    @MaryamaMuse-w5z 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaaa Allaah gabar Aad u aqli badan. jazaaka Allaahu khyr ayaan goobdoon

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 6 หลายเดือนก่อน +1

    MashaALLAAH ❤❤❤ayaan goobdoon fariid👌

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 6 หลายเดือนก่อน +2

    mansha allah ayaan iyo niciimo waa aqligiiyoo qofah❤❤❤❤❤❤ hore usoco

  • @sulekhoOmar
    @sulekhoOmar 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah waa sax 💯💯

  • @fadumoomar5280
    @fadumoomar5280 6 หลายเดือนก่อน +3

    Ayaaneey ilaahey kheyr aan dhamaan hakusiiyo.

  • @Waano23
    @Waano23 6 หลายเดือนก่อน +3

    Allaahu Akbar Run badanaa Gabadhaan MaashaAllaah!

  • @FadumodiiniHilombo
    @FadumodiiniHilombo 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah 😢😢

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah❤❤

  • @shahad2629
    @shahad2629 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha alaah sifiican ey ola hadashay

  • @user-umuAli
    @user-umuAli 6 หลายเดือนก่อน +4

    Mashaa allaah sax waaye aduunka meelwalbo hala joogo hooyo waa tii soo dhabar adeegta teda kale waxaaba qalad ah in nin shalay xabiibi aad dhahesay maanta aad cebeso oo hadana ilmaheda aabahod ah intaas oo sano kama aysan hadlin hada maxaa ku dhaliyay subxaana allaah alle ceybta ha asturo hadaa maqasho ceyb ma asturno ogow allow ceyb tena astur subxaana allaah oo hanaga dhigin qof abaal daran

  • @hamdimohamud2739
    @hamdimohamud2739 6 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi waa Ruun Ayaan Masha Allah

  • @IdilApdi
    @IdilApdi 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah❤

  • @WardaOsman-xs3tv
    @WardaOsman-xs3tv 6 หลายเดือนก่อน +4

    Mansha Allah ishey ka ridey ayaan allahuma baariik

  • @AsmaFiican
    @AsmaFiican 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mashlaaah ayaan gobdoon wa gabar caqli badan o karti leh

  • @Gaza9000
    @Gaza9000 6 หลายเดือนก่อน +13

    Horta waa run waxaan fiirsan jirnay ayagoo is caawinaya

  • @jamiilajasair2134
    @jamiilajasair2134 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wrm wbr. Walaashee Nimco qeyr allah hakaa siiyo howsha aad bulshadeena u heesid wallee gabar garaadkeeda iyo garashadeeda dheer ayaa ku soo baxday mashaa allah boqolaal inikoo kale waysoo baxayaan ku wajirane banaanka allah hakeeno

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 6 หลายเดือนก่อน +1

    Si fiican oo caqli leh ayaa ay uu hadashay inaantani ❤

  • @subanfarah1133
    @subanfarah1133 5 หลายเดือนก่อน

    Maansha allah abaayo

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 6 หลายเดือนก่อน +7

    Maasha Allaah ❤❤❤❤ xaqiiq bey ka hadashey walasheen iyo naciima🎉 naagahan markii la furo dhaho waa silcanaa ,waa gaajeysnaa, miir ma laheyn waa ley taagey waan nacey☺️

  • @HindiyaHussein
    @HindiyaHussein 6 หลายเดือนก่อน +1

    👍👍👍👍 thank you

  • @SaynabAxmed-je1zi
    @SaynabAxmed-je1zi 6 หลายเดือนก่อน

    Caqliga alle ha kuu siyaadiyo qali

  • @HabzHabz-ro2sq
    @HabzHabz-ro2sq 6 หลายเดือนก่อน +2

    Grteat mother Ayaneyyyy❤❤❤❤ only the truth

  • @DffghGffg
    @DffghGffg 6 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله تبارك الله

  • @nazlinyussuf
    @nazlinyussuf 6 หลายเดือนก่อน

    Very true sister..😢

  • @DffghGffg
    @DffghGffg 6 หลายเดือนก่อน +1

    ما شاء الله ما شاء الله الله يحفظك يا اختي الغاليه

  • @DffghGffg
    @DffghGffg 6 หลายเดือนก่อน +1

    قل الحقيقه ولو كان مره ما شاء الله تبارك الله

  • @ridhwanadam1103
    @ridhwanadam1103 6 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi 100% MashaAllah

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah tabarakallah waa runta walalo ❤

  • @sacdiyomaxamedxasan9777
    @sacdiyomaxamedxasan9777 6 หลายเดือนก่อน +5

    Manshaa alaah

  • @BintuMusta
    @BintuMusta 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allah

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 6 หลายเดือนก่อน

    Waa sax 💯 ✅ 🥰🥰🥰👌👍🏻💯✅

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 6 หลายเดือนก่อน +8

    Wiilka TH-cam kiisa ii sheega aan live u soo saare👏

    • @xidiigtareersool2729
      @xidiigtareersool2729 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waa kay islaso gali jiiren wagii hore Waxa ugu qoran Happy family.

    • @kadijaabdi3120
      @kadijaabdi3120 6 หลายเดือนก่อน

      Abdisalaan sanka

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 6 หลายเดือนก่อน +10

    Walee abaal dhaca waa waxa ay nagaha naarta ugu badanyihiin Allow naga badbaadi naar & sababaha lagu galo

  • @ShTa-s4n
    @ShTa-s4n 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah qof culus walahi❤

  • @FH-qt4up
    @FH-qt4up 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walal Ayaan run bey shegtay mashe Allah

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 6 หลายเดือนก่อน +1

    Gabar caqli badan Maasha Allaah

  • @Amran-jp1nl
    @Amran-jp1nl 6 หลายเดือนก่อน +4

    Ma sha Allah, shukran habibty

  • @FoosCadey-b8r
    @FoosCadey-b8r 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ruunta Xanuun waaye ❤❤❤

  • @SagalAbdisln
    @SagalAbdisln 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan abaayo waa runtaa

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 6 หลายเดือนก่อน +4

    Markey saan uhadashi gawar lafuray ninka ayey jaceshahay ogaada❤❤❤❤❤❤

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allha walahi been mahan

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 6 หลายเดือนก่อน +1

    Absolutely wa run

  • @CHICKEN-64v
    @CHICKEN-64v 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sax sax weeyo Subxaanallah

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 6 หลายเดือนก่อน +6

    Daahlaxiro shaqo maahan ninka waa in uu reerkiisa oodhan hanto

    • @Hanan-h4
      @Hanan-h4 6 หลายเดือนก่อน

      Wale waa runta

  • @user-bh6ez5ln4t
    @user-bh6ez5ln4t 6 หลายเดือนก่อน +15

    Naciima waxan rajeynayaa Ayaan Goobdoon in aad qisadeeda ka soo hadasho. Sida ee ula wadaagtay qisada caruurteeda bulshada. Ayada uu hal kalmad oo aflagaado aanan u quurin caruurteeda aabahod iyo dadkii xumeeyay. Waaa wax ku dayasho mudan.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  6 หลายเดือนก่อน +4

      Haye walaal weli madaawanin. Aniga muuqaalkii aan daawado ee waqti aan ku fahmo siiyo ayaan kasoo hadlaa, marka weli mafiirsanin markaan fiirsado ayaan kasoo hadli!

    • @user-bh6ez5ln4t
      @user-bh6ez5ln4t 6 หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee in sha Allah abaayo. Waa muuqaal muteysan in laga falan qeeyo. Ilaa hada maanan arag qof soo qatay oo ka falan qeeyay. Dumar badan oo reer social midaya ayaa u bahan in ee cashar ka bartaan.
      Waad ku mahadsan tahay wax tarkaaga❤️❤️

  • @riyaabdi401
    @riyaabdi401 6 หลายเดือนก่อน +1

    I agree with her wallah.please don't discuss bedroom affairs in public its not a good thing.this video made me go in tears .pleas sisters fear Allah don't discuss people's affair(ceeb)

  • @the_asfaahss7121
    @the_asfaahss7121 6 หลายเดือนก่อน

    Runta allaah kuguhecel❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ fartun fudaydbaa dele

  • @maryamcumar5898
    @maryamcumar5898 6 หลายเดือนก่อน +6

    Sax walahi waa runted 😢 lakiin walasheda iney celiso ayeey ehed

  • @Umo580
    @Umo580 6 หลายเดือนก่อน +2

    MAANSHALLAA ♥️

  • @goodvibes.464
    @goodvibes.464 6 หลายเดือนก่อน +2

    Putting up curtains doesn't pay the bills.

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 6 หลายเดือนก่อน +3

    ANI GABADHA MA CAAFIMAAD QABTO SI BEEY U MAQANT MENTAL HEALTH IN OUR COMMUNITY IS GROWING 😢

    • @hassanabdille5995
      @hassanabdille5995 6 หลายเดือนก่อน

      Taasaa xaqiiq ah aniga fartuun iyo sanka iyo Muniiraba gabadheedaa xog udaawato, marnaba ismalahayn Fartuun baa wxyaaahanbkahadli doonto. Waanbabnacay markaa arkay. Waayo qof kucusub manihin oo waan lasocon jirnay. Dadkana waxa lahayay sanka ayuu ahaa. Fartuun ptoblem xoog wayn baa hayay waligeedba. Waana waxa bilaa dabeecada kadhigay. Fartuun problem dhibaato aya haysata oo nafsiyan ah. Sanka nin xun ilama eka waayo nin furfuran oo kadabeecad firfuran buu ahaa.

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 6 หลายเดือนก่อน +4

    Ayaan maashaa allaah Ruta runt waa sheegatey walaashiid ayaa kamusuul ah yuutubka Dib haloo Barrio fartuun wey deg deg tahay 😂😂😂😂😂😂

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 6 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤

  • @lifewithnadia2228
    @lifewithnadia2228 6 หลายเดือนก่อน +1

    👍👍👍👍

  • @fartuunhassan6528
    @fartuunhassan6528 6 หลายเดือนก่อน +1

    Fartuun happy wiilka waa jaceshahay asna waa lafahmi waayey, hada wax weyn oo lagu sameeyey maba sheegin waa isfahmi waayaan waana isfureen.

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah ayan qurux ajar iyo alaha ka siiyo muniiro meeshi laga rabay atad adiga u gashay waanad waanisay hadey fartun dhago wax maqla leedahay cabdisalan anaga ma aqoon lakin wiilkas waxan wanaag aheyn kama arag ilaah ceebahena ha asturo dumarki sidan ay wax u wadan ma wanagsana

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waxay dhahday miir malahayn markaan guursanayay because jaceylki aa ka tan badiyay, hadane miir malahan wax yaabaha ayka hadlayso maxaa yeelay maseerki ayaa ka tan badiyay. Ileen wiilki gabar ayada oo kale uu keen saday.

    • @faarush8
      @faarush8 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @KaltunMuseAli
    @KaltunMuseAli 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wllo sifican aya ubadashay lkn qoswalba waxa u kudhisanyahay samir mana aha in qoys waliba ficanahay qof unbaa qosyka wada samirkana wada

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 6 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi runta aya kahadashey 😢😢😢😢

  • @امابراهيمباديان
    @امابراهيمباديان 6 หลายเดือนก่อน

    صح كلامك المفروض ما تتكلم عن حياتها الخاصه واهم شيء مفروض تفكر بعيالها قبل كل شيء

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 6 หลายเดือนก่อน +17

    Wlhi Wan u qoray abayo Ayan taladi walasheed ay ka waysay ayaad siisay booski laga rabay muniira ayad ugashay Ayan dhahay

  • @Nasra-ry1tk
    @Nasra-ry1tk 6 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo waa sax waxaad ka hadleysis ilahay adigoo kale ha inoo badiyo waxaan ku dhahay Isha cadowga alaha kaa qabto ilahay ha ina asturo❤❤❤

  • @apdirahmanbuki8177
    @apdirahmanbuki8177 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤴

  • @hibaaqmohamed5839
    @hibaaqmohamed5839 6 หลายเดือนก่อน

    Niiciimooy waxaan aad ula yaabay gabadha Wayne walasheda ee dhaqan xumada ka qaban waydaye waxaas ku raacsan fartuun waxay shirka latimi waa wax aad looga xumaado loogana naxo

  • @redseries7287
    @redseries7287 6 หลายเดือนก่อน

    Kudarso fadhiga gacantiisa ku dhaqayeye cabayadan iyo dharkey gadesey meeshii laga sodalbaduu geen jirey gabdhan wiil maseer iyo waxey kudarsatey iney bahdisho qeylo jogto ah

  • @qaaliqurux939
    @qaaliqurux939 6 หลายเดือนก่อน

    masha allh runta illh kugu jecel qer allh kusiiyo

  • @Hibo6875
    @Hibo6875 6 หลายเดือนก่อน +3

    Maseer ka keenay ninka naag ku aragtay

  • @BarliinMohamed-o7u
    @BarliinMohamed-o7u 6 หลายเดือนก่อน +3

    Warun abaal dhaca dumarka naarbuu nageynayaa ilahayow nagabadbadi cabdisalaan sifiican uw ucaawijiray Ben alacayay intii ankaaragnay

  • @fadumocilmi3405
    @fadumocilmi3405 6 หลายเดือนก่อน

    Fartuun fikradeeda ayeey dhibataye hadii aad Fartuun xarash u hetsa soo Wasa bax

  • @Amina_jannoo
    @Amina_jannoo 6 หลายเดือนก่อน

    Horta INE public waxas uga hadasho weku qaldaned kuma raacsani lakin WAXA social media lagu so bandhigo wax saxan ma ahan wixi ee ku qabtay ma. Ogtihin ayado hospital kujirto Inu ka tagay Inu hadalo xun kula hadli jiray waxas ma ka hadashid Inu kuqaldanaa

  • @farduusHamble
    @farduusHamble 5 หลายเดือนก่อน

    Afkeeda inay hysato ayaa u qurux badnayd wlhi

  • @fauziasheikh9960
    @fauziasheikh9960 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤️💋🤙👌👍🤜

  • @NasraAli-lt9of
    @NasraAli-lt9of 6 หลายเดือนก่อน

    Sax waye walahi

  • @IlyasAndPrime
    @IlyasAndPrime 6 หลายเดือนก่อน

    Beeen maaaha walahi alla gabadhaaan runtay sheegtay

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc waaku salaamay naciimo gabadha fartuuna waa gabar karti badan waa hooyo adag anigu arinkaa markaa kahadlo gabadha waxna waku khaldan tahay waxna waaku saxan tahay waxyaabaha ay soo martay oo silica iyo rafaadkaa waayo Kenya anagaa kusoo noolaanay waa meel noloshu adagtahay anigu kuma raacsani in ay ninkeeda kahadasho .even haday jeclaysatay inay kahadasho haka hadasho lkn inay wax kala ree bato baa larabay anagu markasta iyadaa garab taaganahay waayo iayadu waa gabar isaguna waa nin nin iyo naagna markasta ninkaa adag .gabadha miskiintaa oo ilmaha lagu furay oo aysan cidna kubiilin iyada garab taaganahay teeda kale nolosha social media lagusoo duubayo nolol saxa ma,aha anigu muuqaladii koobaad baa uqoray inaysan ninkeeda kahadal.

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 6 หลายเดือนก่อน

    Qofka waa xor haduu rabo wixii nolosha soo marteen bulshada wey lawadaagi kartaa

  • @raxoisaaq9185
    @raxoisaaq9185 6 หลายเดือนก่อน

    Asc asxabta waan idinsalaamey dhamantinaba reer dhaqaaq Aad dhaxashidee aniga wexey ilatahay gabadha ninkey jeleed marka wuuna usoo noqonwayey sidaas darteda ayey waxey rabto usheegeysaa qof aadan jeclen magacisa markat kalatagtan ayaa kugudambeyneyso.

  • @amalomar3628
    @amalomar3628 6 หลายเดือนก่อน

    Video ga inta la duubayo waaye lkn gabadha yaan lagu shidadin youtupe keeda ayada kala kacsatay lkn qof hospital ku jiro sidee oga dhaqaaqay bal so sheega war lee ka adagtihiin

  • @LiyanIyad
    @LiyanIyad 6 หลายเดือนก่อน +2

    Kii hore Muniira Dumaashigeed ayuu ahaa waliba asagoo kala doorsiiyay furiinkeeda iyo ilmaheeda lkn kan Maskiin ka ah ku diganee

  • @ziabeauty8830
    @ziabeauty8830 6 หลายเดือนก่อน

    Naa naagahan horta nin marka wax laga sheego maxay u gubtaan😅 anaga yaab aragney gabadhi bay uso wada xayd xayteen gabadhu qofki nolsha laso wadagay inay ka waranto wa khalad balse naa hadu daah xiro iyo haduu weel dhaqoba dee waaku waajib wax la sheego maha inu banaanka ubaxo uso shaqeeyona dee waku waajib faakhda nagala taga😅

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 6 หลายเดือนก่อน

    Runta Rabbibaa jeceyl.

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 6 หลายเดือนก่อน

    Wiilkaas ilaahaa run jecelee routine ka waala duubaayay , muniiro masuul aan moodaayay lkn waa banjartay , fartuun na xalqadi u dambeysay hadala ay sheegtay wiilkaas inuu daacad ahaay oo ayada ay danteeda ku wadatay bey sheegtay ilaaheey ayaana fashiliyay .

  • @CHICKEN-64v
    @CHICKEN-64v 6 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah Subxaanallah ceeb Allaha asturi❤

  • @Hibaa667
    @Hibaa667 6 หลายเดือนก่อน

    Naa ninkani ma shaqeystuu ahaa ,ma dharkiisey cunto ka dhigay laheyd waa maxey shaqada guriga eed ka hadleysaa, nin waa kii ku biila ee dibada lacag kaaga soo shaqeeya,hadii kale haku dhaafo.

  • @ashoabdi7018
    @ashoabdi7018 6 หลายเดือนก่อน

    Waa baantad because markay ku araagtay naak kale ayaay ka baan abuuranaysa maxaa maar hore uu sheega waaysa

  • @amiiracalii3692
    @amiiracalii3692 6 หลายเดือนก่อน +5

    Fartun maseer amuu haayaa sanka gabar baa maalmahan kala soo muuqato TH-cam

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  6 หลายเดือนก่อน +1

      Weey kala tageen, qof qofka kalle geed ugu xiran majirto!

    • @amiiracalii3692
      @amiiracalii3692 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@dhaqaaqaaddhaxashidee saxiix waaye

  • @cffghfgg
    @cffghfgg 6 หลายเดือนก่อน +1

    gurigoo utirtiri jirey ayan daawan jirney maxey ceebtiisa banaanka kentey qofkii ceeb bini aadan astura ilaahey ayaa ceebtiisa astura

  • @SacdiyoMuuse-z4s
    @SacdiyoMuuse-z4s 6 หลายเดือนก่อน

    sax

  • @Qamaromar-id3mu
    @Qamaromar-id3mu 6 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu waxan ufah may ayado jecel ayufuray

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 6 หลายเดือนก่อน

    Illah afka kana gooyo wlhi gabadhan runtey ka hadashey wlhi wan fiirsan jirey taas marqati wa ka ahaye malin walbo rotin ay so galin jireen fartun illah kama cabsan muniirane dulmi ay u hor kacdey lkn illah aa joogo xaq sore waa illah

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 6 หลายเดือนก่อน

    Markad been shegi rabto mid run u eg Aya la shega lkn mid aan biyo lagu darin ayey kashekaysay

  • @Nuura3Mayow-co7tw
    @Nuura3Mayow-co7tw 6 หลายเดือนก่อน

    İllaahay Ha Laga Cabsado Wllyal😢
    Teda kale Nolosha Dadka loso bandhigo Run ma ahan saa ogtihin Social media marka fartuun hafalkeda İnad benisan ayad Rabtan Lkn İndhaheda Laga arkin kara Runta İllaahay Ka Cabsada

    • @haa8793
      @haa8793 6 หลายเดือนก่อน

      Markey kalatagen maxey is cateysay dib oganoqo

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 5 หลายเดือนก่อน

    Tanı Show of badana iyo niman iska iibin

  • @shairabdi
    @shairabdi 6 หลายเดือนก่อน +2

    Abaay naciimo ku aaway hee waa ku sugoonaa 😂😂😂

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  6 หลายเดือนก่อน +2

      Maxeey walaasheey?

    • @shairabdi
      @shairabdi 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@dhaqaaqaaddhaxashideehadalka ayaan soo dhameestir kkk

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  6 หลายเดือนก่อน +3

      @@shairabdi
      Haaa waa soo socdaa, runtaanaan ubagay idinka soo gaarsiinayay.! Aad ayaan kuu salaamayaa!

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 6 หลายเดือนก่อน

    Midan ladhalatay my rajo kasohadasha horta madoqona wata dulmiga kudifaacda walasheede labada Fartuunaba hadal dhanta hooyo hadalka baro ayey kusifowday 😂😂😂😂😂

  • @Queenema-eo7wc
    @Queenema-eo7wc 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maashallaah beenmaad sheegin

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 6 หลายเดือนก่อน +1

    Reer waliba oo kala tago dhibaato unbeey Ku kala tagaan waxaase ceeb ah in laga sheekeeyo