Nolosha Ukujiro Sh Xasan Alwaajidi Million Dheer Janada Quraanka Gurigii Ka Burburay Xaaskiisi Horey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Nolosha Ukujiro Sh Xasan Alwaajidi Million Dheer Janada Quraanka Gurigii Ka Burburay Xaaskiisi Horey

ความคิดเห็น • 223

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 ปีที่แล้ว +64

    Suratul baqara fadligeeda waan aragnay waayo anaga iyo aabaheen subaxkasta markan salada subax dukano aqrinaa dariska xabeenba cid baa loo dhacaa anagana jiingad dagneen waligeen balaayo noma imaan cajiib ilaa hada wan akhriyaa Alhamdulilah

  • @nuradinabdi8393
    @nuradinabdi8393 ปีที่แล้ว +26

    1: istiqfaar.
    2: sh. khaliil al xusali.
    3: yaree intaad xifdinaso quranka.
    4: ku celceli 40 sheer.
    5: Hal musxaf ka xifdi.

    • @حسنموسىأحمد-س7ع
      @حسنموسىأحمد-س7ع ปีที่แล้ว +1

      78î

    • @ayanxasan25
      @ayanxasan25 ปีที่แล้ว

    • @Asmamohamed-w9j
      @Asmamohamed-w9j 4 หลายเดือนก่อน

      Ani Mar Mar 100 Mar aa kuceshaa hadana caadi ma uxafido hada waasoo roonanayaa alxamdullaah

    • @khadrasuldaan6042
      @khadrasuldaan6042 4 หลายเดือนก่อน

      waad laqabsanasaaa ani sasaan ahaa hadana 10 jeer kuxiftiyaaaa hakatagin wll Adi

  • @macalincabdaleahmedabdikad6527
    @macalincabdaleahmedabdikad6527 ปีที่แล้ว +11

    اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @fatimaosman7848
    @fatimaosman7848 ปีที่แล้ว +5

    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @shukricabduqadir4264
    @shukricabduqadir4264 ปีที่แล้ว +7

    Walaah qur aanku waa nolal aniga dhadhamiya alxamdulilah waxankalo u mahadcelina shiq xasan waajid oo igu bararujiyay

  • @munaameen3599
    @munaameen3599 ปีที่แล้ว +19

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا طيبين حفظك الله طال عمركم ان شاء الله

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว +30

    Maashaa allaah alxamd hada aa rabaa inaan guursado sawjad wanaagsan oo khayr Qabto duco Qabto ah inshaa allaah soo duceeyo asxaabeey gabadh duco Qabto ah iyo ubad khayr qaba aaamiin Aamiin Aamiin yaa rabbi

  • @haala552
    @haala552 ปีที่แล้ว +3

    Ninka hadii uu quraan dhan aqrineynin maxa lasameyna lkn aniga ku aqriyonsuurato baqaro

    • @Sulub_ka
      @Sulub_ka ปีที่แล้ว

      Haa adi ku aqri hhh

  • @saxaneyare6701
    @saxaneyare6701 ปีที่แล้ว +2

    M.a sheekhuna xasaan alwajiidi barakalaah calykah sheekh.
    Badbaado waa marki ugu horeysay ee aan arko adigo barnaamij macquula tabinaya

  • @samraidris2511
    @samraidris2511 ปีที่แล้ว +4

    waa shidaalka qalbiga hadalkiiza yaarbi ilhow noo barakey iigu soo duceeya xifdul quraan wlla plz qasatan sh badbaado iyo sh alwajidi😢 Raja badan ayaa i gashay wlh

  • @f.n6491
    @f.n6491 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah jazakaAllah kheyr sheekh badbaado iyo hassan ilaaheey kheyr badan ha idiin siiyo
    Sheekh badbaado kheyr Allaha ku siiyo aduun iyo Akhirobo
    Sheekh badbaado Ayaa noo sheegay Akhrinta suuratul baqara waana Akhrinaa ilaa hadda MashaAllah

  • @eidleabdirashiidomar9499
    @eidleabdirashiidomar9499 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah quraanka waa guusha aduunyo iyo aakhiraba

  • @samiaali9059
    @samiaali9059 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allah akhiro iyo adduun ha idin xifdiyo Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲

  • @najmahassan9466
    @najmahassan9466 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah barakallah❤

  • @Eng_Ccy
    @Eng_Ccy ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Alle ha idin xafido dhamaantenaba 🤲🥰

  • @khuluudajannaat2513
    @khuluudajannaat2513 ปีที่แล้ว +2

    Asc wn idin salamy 2bada sheikh aan jclhy fahmsiskoda dinta wax ba iga bqxay aqriska albaqra aniga 5mar bn dhameya quranka mar walba ma aqriyo lkn ayatul kursi waligy madayn sidas dar ted ilhy wax xun ima tusin xita sojeedka iskadayee hurdada wax badan rucbi ii cabsi ku atky igu badbadi oo riyadaa ku aqriaaa alx waligy qof uma shegin

  • @abdirahmanabdiqadir605
    @abdirahmanabdiqadir605 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh badbado kasii wad faafinta diinta halkaa kasii wad

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 ปีที่แล้ว

    Sh.wax wareysanayaa wuxuu ubahanyahsy courses saxaafada inuu qaato.
    Waa talo iga gaarsiiyo.

  • @caashoxuseen7040
    @caashoxuseen7040 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah tabarakallaah allaah idin xafido

  • @asluhaasaabitwafarcuhaafis9231
    @asluhaasaabitwafarcuhaafis9231 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aniga quranka baadiya kuso bartay shalalab ayan u aqriya sikale uma aqri aqaan Shanta jus hal saac ayey igu qaadata ma ii ansaxmaa qurankaas mise

  • @143-k1d
    @143-k1d ปีที่แล้ว +2

    278 Ma'aha Suuratul Baqarah Waa 286 Aayah

  • @samiha9119
    @samiha9119 ปีที่แล้ว +1

    Sheik badbado aniga xanun markan dale iskuarke ila hada wan cafimadhi laayaha wa murugo io kurba damad lahen mxa sameya sheikhow

  • @xafso3332
    @xafso3332 ปีที่แล้ว +3

    Salallaahu calay wasalam🥰🥰❤💕 Wacalay kumusalaam waraxmatullaahi tacalaa wabrakaatuh

  • @mf7046
    @mf7046 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh badbaadoY ma brightka ayad isku dalacday wa sidee 😅

  • @sacido1721
    @sacido1721 ปีที่แล้ว +3

    Maansha alaaha barakeeyo culumada Soomaliyeed alaha barakeeyo

  • @hassanaxmwd8234
    @hassanaxmwd8234 ปีที่แล้ว

    ani xita waxa malenay sh abdi rashid ali sufi wilkisa

  • @abdifatahyarow1971
    @abdifatahyarow1971 ปีที่แล้ว +1

    Manshllh sheikh wa tala wanagsan Allaha nafahansiyo.
    Lkn talo camalka ikhlaas ayuu kufiicanye inshllh inti laqarin karo ha laqariyo in ay xaaja kento ma ahane

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh ilaahay kuwa caajisku galay iga saar

  • @macalincabdaleahmedabdikad6527
    @macalincabdaleahmedabdikad6527 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @ayaandhawrsan3067
    @ayaandhawrsan3067 ปีที่แล้ว +2

    Mashallaah tabarikallaah alle habarakeeyo sheekha alle quraanka hanoo fududeeyo amiiiiiin

  • @crisaaqyuusuf7256
    @crisaaqyuusuf7256 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahayaw ahlulquraan iga dhig aamiin

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra ปีที่แล้ว +3

    Allaahu akbar

  • @macalincabdaleahmedabdikad6527
    @macalincabdaleahmedabdikad6527 ปีที่แล้ว +1

    Allow noo barakee culimadeena soo maaliyeed

  • @sheikhabdiladifabdikarimma532
    @sheikhabdiladifabdikarimma532 ปีที่แล้ว

    Wati habenin wadadow Midhekale Amey ayatahay Ninkan wareysige kaqayo waa murtad Atosh yare waa munafiq Athigane fiqiga quranka mawafahamsanid

  • @juwayriaahmed796
    @juwayriaahmed796 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheekhena allah hanoo xefdiyo

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 ปีที่แล้ว +1

    Oo maqadka alle Ayaa lala tartamayaa shiiqow waa kusidee

  • @balqisaalibalqisaali262
    @balqisaalibalqisaali262 ปีที่แล้ว +6

    ماشاء الله يا شيخ

  • @sultanmaame762
    @sultanmaame762 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allahu akbar Allah hakuxafido amiin yarabi 🤲

  • @لولومحمد-ح1ت
    @لولومحمد-ح1ت ปีที่แล้ว +2

    Maashaaa alaaah waa un aaakudayanaaaa alaha xafido yaarab🤲🏽

  • @IidoKhadar-bf8mg
    @IidoKhadar-bf8mg 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada9639 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah sheeqena hassan wajidi ilaah ha ku xifdiyo

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra ปีที่แล้ว +3

    Maashaah allaah

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 ปีที่แล้ว +1

    صل الله عليه وسلم

  • @11naa44
    @11naa44 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah wn cuneyna wn cabeyna

  • @maxedhaaji3833
    @maxedhaaji3833 ปีที่แล้ว +1

    M.a
    Sheikh xasan alwajidi ❤️❤️✔️

  • @fadxiyaibro6434
    @fadxiyaibro6434 ปีที่แล้ว

    war badbaadow ma adigaa lagu waresanayaa mise adiga wax waresanaya sheekha mad ka amustid oo kasugtid warka , war waresiga macankibad kaqaday badbadow wargarsiya fariintan min dadlikum?!!!

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilahay sh alwjid ha barkayo qof waxa badan haysta ma waxa yar haysta O cafimda qaba wa Ubana mahad naqa ilahay O la xasusto taas waxa ka mid tahay imanka

  • @salixudinxuseen4454
    @salixudinxuseen4454 ปีที่แล้ว +1

    Wll waxaan kuweydiin xanuun baan isku arka dhib badan marka inteen kaala soxariiri karaah

  • @umuabdallah1155
    @umuabdallah1155 ปีที่แล้ว +1

    Masha’Allah sheikha wax badan ayuu nobayaniyey

  • @kalidog5835
    @kalidog5835 ปีที่แล้ว +2

    I thought they are brothers 😕

  • @MohamaedAhmed-pc4vx
    @MohamaedAhmed-pc4vx 5 หลายเดือนก่อน

    Alaha xafid

  • @ubaxcabdi1193
    @ubaxcabdi1193 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah sheikh Allahuma barik

  • @mohziinjama9531
    @mohziinjama9531 ปีที่แล้ว +9

    الله يبارك فيك يا شيخنا الفاضل ، حقيقة أنا أحبك في الله 🧡

  • @مركزدارالبشرى
    @مركزدارالبشرى หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @hashimabdi8366
    @hashimabdi8366 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alaaah culumadeena alaaah noo xifdiyo

  • @fatxiyaaleel6703
    @fatxiyaaleel6703 ปีที่แล้ว

    1 safxsd sida loogu celceiyo
    2 ku celi aftan jeer safxsdii
    3 kitaab kaliya yeelo
    4

  • @MohamedAbdiAaden-mw5tl
    @MohamedAbdiAaden-mw5tl ปีที่แล้ว

    M.a sh. Xassan alwajidi alle haku barakeyo alle dartii baan kuu jeclahay

  • @xogbaar
    @xogbaar ปีที่แล้ว

    Horto wadad kan alshabaab waa kii waa ku biiray ee goormee ka baxay mase shaaciyay inuu bari ka noqday

  • @munoshariif9575
    @munoshariif9575 ปีที่แล้ว

    Ani qur aanka ma aana xifdin umana dhaween adi juzka sadexaad gaaray alxmdu xoogaa carabiya waan bartay maadaama aan school carabi ku baxo dhiga jiray kistoo kistoo kitaabo cilmi ilaahey amarkiis gabadheyda aan quraan u meershaa waxaa moodaa inaa awal soo maray quraanka hikaada aan aad u fahmay marka waxaan go aan saday inaan gabadha saan ugu meerinaayo inaa la dhameeyo majiraa qof saas u dhameeyay ??

  • @nrcabdi
    @nrcabdi ปีที่แล้ว

    ⛔⛔⛔..🔴🔴🔴. ASC. Waxaa jira dad iyaga oo aan ilaahey dhib gelin dusha iska saara oo balaayo ka maqan u yeerta balse waxa aan ka hadlayo waa sida ilaaheey igu ogyahay lanasoo ogaa karo. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo ii igarab ah. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa ma haysan, balse qof walaal somali ah ayaa igu caawisay inaan helo, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo kale oo ii gurmada. Muqdisho.
    Lambarkayga: 252610256673
    Magacaygu waa nuur Cabdi

  • @claahicalimaxamed6282
    @claahicalimaxamed6282 ปีที่แล้ว

    Shiqeygiyow hada lacagta qadka xaataa waa iga gu I rabtaa guur naa waarabaa mana a boodo shiq saa yeelaa

  • @rahmahassa5306
    @rahmahassa5306 ปีที่แล้ว +1

    Wcs masha alh ilhey xa idiin xafido

  • @KhadraYuusuf-q2o
    @KhadraYuusuf-q2o 29 วันที่ผ่านมา

    Manshllh Manshllh

  • @caishoabdiaziz3943
    @caishoabdiaziz3943 ปีที่แล้ว +2

    M.a Alaw Fadligisa Qur,aanka nasii Amiin🤲❤️

  • @jowharoahmedjowharoahmed7224
    @jowharoahmedjowharoahmed7224 ปีที่แล้ว

    282 ayad wayo surtul baqro a 278 ma aho shekhqow halkas waa qaldey

  • @halimaadan3686
    @halimaadan3686 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilhey hnaga dhiga kuwa kucaml fala qeerka sheqow waxan rabay shiekh xssan number kisa

  • @umanajmo6684
    @umanajmo6684 ปีที่แล้ว +1

    Masha alllah

  • @najmamohamed2329
    @najmamohamed2329 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah culimadena ilhow noda

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 ปีที่แล้ว

    Allah haydin xifdhiho labadiinaba iyo dhamaan owlaada muslimiinta

  • @maryamaruunchanel
    @maryamaruunchanel ปีที่แล้ว +2

    Wll isoo booqda subscribe iisaara alle haydin xifdiye

  • @anabhassanchanal4880
    @anabhassanchanal4880 ปีที่แล้ว

    Sheekh qaliil hadalkiisa ma fahmaayee sheekhyada somalida aan dhageysanaa

  • @AbduqadirbareXeefoow-zt2ys
    @AbduqadirbareXeefoow-zt2ys ปีที่แล้ว

    Shiq alahakuxafido

  • @maxamedmuudey2601
    @maxamedmuudey2601 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله

  • @shamimfarah2969
    @shamimfarah2969 ปีที่แล้ว

    Masha Allah illahey dartiis aan ujeclahay Shiekh Abdirashid Shiekh Cali Suufi sidaado kale walahi❤

  • @hassanadenabdalla6674
    @hassanadenabdalla6674 ปีที่แล้ว

    Asc ma,allah haddad wan hanuun sanahay Wana aqrin waayey qur sanka maxaan sameeyaa waxaa nasiib leh meeshaa joogtiin qofka jooga

  • @bisharoabdilahi9540
    @bisharoabdilahi9540 ปีที่แล้ว

    Alxmdulilah Alle aya mahadas iska hel ilahow adiga aya awood badan leh ee isha cadowga ka qabo dhulbahante

  • @CabdulaahiCabdi-r2e
    @CabdulaahiCabdi-r2e 10 หลายเดือนก่อน

    Mashllg

  • @mushtaqmaxamud3462
    @mushtaqmaxamud3462 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allaah congratulations

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 ปีที่แล้ว

    Sheikh aan aad iyo aad ujeclahay waaye sheikh hassan alwaajidi ALLOW kubarakee

  • @Xabiiba-cs4gb
    @Xabiiba-cs4gb ปีที่แล้ว

    Sheeqow iso ducee dhib ayaa ihaasto

  • @royaltygtm9787
    @royaltygtm9787 ปีที่แล้ว

    sheikh maasha allah
    su'aal wa afar xasle ee see u maamula sheikha 4wife labadii ba ciro kaso saartay .ragi ee wbt

  • @leilamohamed2444
    @leilamohamed2444 ปีที่แล้ว

    Sheqa xagu joga number hada kahysin wa ubahna sikalana ma ahne hoyo xamila ahy o xanunsan inu iquransaro ly rabay qofki hayo

  • @fadxiyaibro6434
    @fadxiyaibro6434 ปีที่แล้ว

    damiimذميم afsoomaali ma aha ee waa afcarabi

  • @khaledabdi
    @khaledabdi ปีที่แล้ว

    Wll shekha nuberkiisa iisoo qor ado mahadsan

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 ปีที่แล้ว

    Sheekh badnaado ma wariye ayuu isku badalay yaah mnsha allah ilaahay ha idin wada barakeeyo shekh xasan alwaajidi iyo shekh badbaado iyo culumada kale somaliyed iyo culumada kale muslimiinta ah oo dhan aamiin yarabii

  • @NunkeywillqaranInahmed-rh3mh
    @NunkeywillqaranInahmed-rh3mh ปีที่แล้ว

    𝙢𝙖𝙨𝙝𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝 𝙨𝙝

  • @aniisoomar8898
    @aniisoomar8898 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah xafidullah barkallah tabarkallah jizakallahu kheeyr 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 ปีที่แล้ว

    AllahuuAkbaar 🏗️🏗️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️🏢🏗️🏢🏢🏢🏢🏢🏢

  • @Enchantedforver
    @Enchantedforver ปีที่แล้ว

    Jazaakallah khar culimadeena waa tijaabiyey xusari guul waakafaiday

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 ปีที่แล้ว +1

    MashaALLAAH MashaALLAAH

  • @amaalabdikadiramaalabdikad7034
    @amaalabdikadiramaalabdikad7034 ปีที่แล้ว

    Maasha allah sheikh hassan al wajidi allah yaxfadak❤

  • @saadiaabdille4050
    @saadiaabdille4050 ปีที่แล้ว

    Inuu Alshabaab ahaa ma sheegin

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 ปีที่แล้ว

    Kusaliya xabiibka scw scw

  • @deeqoabdulle2755
    @deeqoabdulle2755 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaha ❤

  • @munaameen3599
    @munaameen3599 ปีที่แล้ว

    سبحان الله
    الحمدلله
    لا إله إلا الله
    ألله أكبر
    لا حول ولا قوة الا بالله

  • @sakariyecabdirashiid4873
    @sakariyecabdirashiid4873 ปีที่แล้ว

    Mansha allah qari sh xasan waajid& badnaado kulan qiimo badan

  • @safiyoabdirahmaan3573
    @safiyoabdirahmaan3573 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah

  • @hooyoruqiyo6188
    @hooyoruqiyo6188 ปีที่แล้ว

    Mansh allah

  • @sisterayesha456
    @sisterayesha456 ปีที่แล้ว

    Allahumma Baarik wazidd