Aniga eedaday way biishaa Nin keeda iyo xaaskisa iyo caruurtiisa Bill joogta ah bil kasta ayay u dirtaa Hadana caruur tii oo guursaday ayaa gooni u soo waca oo dhaha kanaa saas ah noo soo dir , will iyo gabar ba way soo wacan way u dirta xitaa eedo hada mashaqeeyso waa 70 jir Waana keligeed caruur ilaah ma siinin Keligedaa Kuri ku nool ❤ Dadka isku mid ma aha
INSHA ALLAH BARI WAA ISNIIN ha Hilmaamin Inaad Soonta Allah dartis Waxaan kula Jaclahay Waxaan Naftayda La Jeclahay Kheyrka Ixasuusi Aan ku Xasuusiyee BARAKALLAHFIKUM
@@ciiseabdi7739Sxb waxba gabadha ha xagan sheekadan waa khayaali dumarka lagu dhagrayo. Adiga ma jeceshahay in hal naag lagula qaybsado oo afar nin ay hal naag kula guursadaan? Ilaahaa yiri ma i oran kartid ilaahey waa waxaan la garanayn oo dulmi kasta lagu xalaashado imaan ma lihid iyo cabsi galinta ay wadaadada maskaxdaada ku kufsadeen ma ila imaan kartid ilaahey haddii uu jiro oo uu caadil yahay dulmi ma ogolaadeen lkn diimaha hadda jira ayaaba ah diimo ragga u janjeerta waxaasna wax aan aqrisanayo ma ahan. Aniga rag ayaan ahay lkn waligay laba dumar ma guursadeen ilaahaan la sheego ee dulmiga lagu baneysto magaciisana ma aaminsani. Dadbaa magaciisa lagu xasuuqaa oo la leeyahay allaahu akbar wadaadada oo dhan waa afmiinshaar raba inay mala-awaal dadka ugu booteeyaan
Wa mucjiso ilhey ajar haka siiyo lkn aniga ajarka mel kala ka shaqesan lahaa maahe naag laylo qabo ma biileen iyo nin naag iga doorsaday sadqa badana jirta kuwas wax ku darsan lahaa
Horta diin iyo wadaad waa dad usoo shaqa tagay inay dadka xakameeyaan oo maskaxda ka qabsadaan. Dulmi ayaa lagu leeyahay ilaahey ayaa jideeyey iyo ilaah baa sidan idin qadaray isla ilaahaas ayaa lagu leeyahay waa caadil Aniga labadaas ma isku keeni karo laba mid uun bay noqonaysaa in Ilaahey ey ey dhalay aan cadaalad aqoon yahay iyo in laga been abuuranayo tan dambe ayaana aaminsanahay oo ma jiro ilaah yiri sidan sameeya ee waa been abuur dadka lagu gumeysto waligayna ogolaan maayo
As shiiq xasan adiga waxaa Tahay 4 xidigle maxaa raga kale Uleedahay 1 ayaa fiican Ale ayaaba ubaneeyay Mida kale ma ogtah Hal qof ruuxii qabo oo midkale Kudareeynin inuuyahay Ruux ale uqorin haduu ale Uqorey waxa kacelin karo malahan
Mamadaas inay waxyaabo aan la ogayn oo wanaaga samayn jirtay ayaa lagayabaa ee ragga qaar daalimiin ah ayaa jira Allah na ma banayn in dulmiga lagu samro
@@Nuurah951dhibka dumarka haysto aad buu ii damqaa. Aniga diin iyo ilaah midna ma aaminsani diimaha waxaan u arkaa wax dadka lagu xakameeyo oo lagu gumaysto oo aan caqli ku dhisneyn. Taas waa aragtidayda cid aan ku qasbayo ma jirto, qof kasta xaq ayuu u leeyahay diinta uu ku qancayo inuu aamino hawl ii taala ma ahan. Dumarka Soomaaliyeed waxaan u sheegayaa diinta islaamka ka taga idinma lihi adigoo diintaada haysta dulmi ha ogolaan diinta meelo ay ku fiican tahay ayaa jira meelana way ku xuntahay waxay ku fiicantahay waxaa kamid ah inaad ninka marka aad is guursansaan shuruud aad la gali karto shuruudaas oo ah ninyahow haddii aad ila guursato nagu kala kaxey sidaas ayaan ku kala tagaynaa haddii aad tiraahdo oo isagana ogolaado haddii uu kula guursado ninkaas waad ka tagi kartaa Nimanka naagaha badan guursada oo aan qiyam iyo akhlaaq laheyn in sidaas loola dhaqmo way ku fiican tahay xag diiniyan wax diidaya ma jiraan. Aniga dumar ma ahi lkn dulmiga aad ayaan u necbahay qof inta aad ku heshiisaan inaad nolol isla wadaagtaan inaad qof kale kusoo darto edeb daro ayaan u arkaa
@@Nuurah951walaaley Aniga aakhiro ma aaminsani aakhiro waa kaniini hurdada oo kale oo lagu seexiyo dadka jilicsan waxaa lagu leeyahay aduunkan dulmi ayaa ka jira waxaa qasab ah in aakhiro la isku xisaabiyo! Ok xayawaanada xuurka ku nool ee noloshooda la is duulsaaray dulmi ka weyn miyaa jira qoraalkan aan soo qorayo waxaa laga yaabaa in meel dhulka ka mid ah xayawaan dheddig ah ilmo ku dhaleyso oo ilmaha iyadoon naas nuujin uu libaax ama duggaag kale cunay sabab uu ilaahey u abuuray xayawaan uusan xisaabineyn? Kaaga sii daran ay u silcayaan? Maxay tahay faa’iidada ku jirta? Nolosha oo dhan ayaa waxay ku dhisan tahay dulmi haddii aadan cid iska dhicin ilaah kaa dhicinayo ma jiro. Aakhirana waa khayaali dadka lagu harowsado dadka waxaa kala celiya sharci iyo inaad xad iskaga yeesho
Horta Aniga diin laawe ayaan ahay diimaha waxaan u arkaa wax ay aadanuhu sameysteen oo dadka lagu xukumo wax kasta oo diimaha ku jirana khalad ma u arko waxyaaba qaar oo fiican way ku jiraan diimaha. Gabdhow diinta islaamka ka tagi ma idin lihi lkn waxaad sameyn kartaan in ninka marka aad guursanaysaan aad shuruud ku guursan kartaan diintana way idin jidaysay haddii marka aad ninka guursanayso shuruud oga dhigto inuusan kula guursan karin haddii uu kula guursadana aad ka furantahay waa wax ay diinta ogoshahay. Ragga qaar in aad iska waabisaan mooyee ma xishoodaan sidaa darteed ragga noocaas inaad shuruud la gashaan waa muhiim caafimaadkiinaa ku jira
Wllhi m.a ilahayow u naxariiso yarabi sheqi jazaka laahu qeyrn
Illaahow u gargaar wiilka dhibaatada soo sheegtay o caafimaad iyo cimri iyo arzaaq waasac eh kusii aamiin yaa rabi walaal tasbiixda badi wadka bexeysaa mushkila kasto o ku haysato
Mashaa allah wallahi ilin baaigatimid qisada shekh hasan oowsheegay ooankadhageystay halkaan kheyr alhasiyo sheekha maamadasne allhahaunaxaristo
Maasha allah waa qiso qiimo leh, Allaha unaxariisto Haweeneydaa wanaagsan,
talabaad Sheekh ninka wanaagsan haduu laba haween guursado waa raganimo.
Aniga eedaday way biishaa
Nin keeda iyo xaaskisa iyo caruurtiisa
Bill joogta ah bil kasta ayay u dirtaa
Hadana caruur tii oo guursaday ayaa gooni u soo waca oo dhaha kanaa saas ah noo soo dir , will iyo gabar ba way soo wacan way u dirta xitaa eedo hada mashaqeeyso waa 70 jir
Waana keligeed caruur ilaah ma siinin
Keligedaa Kuri ku nool ❤
Dadka isku mid ma aha
INSHA ALLAH
BARI WAA ISNIIN
ha Hilmaamin Inaad Soonta
Allah dartis Waxaan kula
Jaclahay
Waxaan Naftayda La Jeclahay
Kheyrka Ixasuusi Aan ku Xasuusiyee BARAKALLAHFIKUM
Mashaa Allaah sh. Allaha ku barakeeyo adi iyo ehelkaaga
Shiekh Allaah Ha ku barakeeyo Nimankii biilkii xaqa loogu lahaa baa laga la yahey maxaa tiri isaga iyo naagtiisa biil yaa alaah
Janadii alaha kawaraabiyo maamadaas kharyka badneyd amen
مشاءالله تبارك الرحمن ربي يرحمها ويسكنها الفردوس الاعلى امين يارب العالمين ✋✋✋
Mashallah mashallah mashallah allah ha unaxariisto mamad amiiiiin amiiiiin yarabi 🤲🏽
Ilahay ha naxaristo wa mamo wangsan
MashaAllah TabarakaAllah
لاإله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم جزاك الله خير الجزاء يا الشيخ حسن وجذي
Masha Allah masha Allah hadl aaad iifarxad galiyay waalahi
M.a sheq wan kudayaa Wana kudayasho wanagsan😊😊😊
Maasha allaah illaahey ha unaxariisto maamo samir badan ayey aheyd anagana dariiqa fiican allaha na marsoiyo
Yaa allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guulayso wll ❤❤❤
Amiin yarabii 🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😭😭
Ilahey ha unaxristo mamdaas janatul fardus ilahey ha ugu bishaareyo
Jazakallahu Kheer sheikh
Sh allaha xaqa na waafajiyo xaqa
صلى الله عليه وسلم❤
Ilaahay hanu naxariisto maamada🎉
Aamiin Aamiin Aamiin Allah ha unaxaristo
Maasha allaah aamiin aamiin
illahy ha u naxariisto janadiisa haku irsaqo suaalaha qabriga Rabi ha u fudadeyo
Mashallaah subxaanallaah waa cajiib ‼️‼️😭😭😭😭😭💎🕋
Caleyhi salatu wasalam allahuma sali cala Mohamed ❤❤❤
How we can fine di you
MashaAllah
😊p😊😊
Allah janatulfardosa hasiyo In Sha Allah
Masha allah
Allaah ha u naxariisto janatul FARDOWSO Allaah ha ugu deeqo
Aaiimn allahumma aamiin aamiin ya Rabi ya Allah 🤲🤲🤲
Aamiin yaarabi
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
Aamin SAS waye sheeq
Shiiqa waa adkaaye 4 inaa guursano aanugu dhiirigilinjirtee noogu duceey 4 inshaalaah @@
Waxaan kugu duceynayaa in naagtaada ay 3 nin kale kula wasaan
M.a ❤❤
Scw
Sheekha warkiisoo dhan raga haloo roonaado ayuu kusoo gabagaboobay. Yaab! Ninku reerkiisa si wanaagsan haula dhaqmo iinuu yiraahdo muxuu u oran layahay?. Kaaga darane wuxuu yiri ninku haduu xumaado u ducee adaa doorataye😢. Sheekhow caadaaladu waaa muhiim; dumar inay raaliyo noqoto sookama horayso inuu asagu ixtiraam iyo Wanaag la yimaado; waxuu yiri hadey xumaato midkaluu heli; hadey si xumato mid sedexaad ilaa 5far; lkn sheekhow anagana inaan katagikarnuu noo baneeyay weligiis 4far buuxis haraadiyo .methaadka dumarka inta xun ragiina kuwa xiligii saxaabada noolaa buu ku methaalay!!
Adi ya kusoxumey ood kadacwooni heysa mise imanakada aya intas eh teda.kale sheeqa maxad karbta qisa unbo kashekeyni haya kuley adiga waxa hadalkan kasoyeriyey wax wanagsan ayad weyday wax wanagsana xaga ilahey ayey yelan dhankas ubado wll ilaheyna kabaq oo culamada kalexo
@ciiseabdi7739 anaa laixumeeyay ma oran lkn waxaa xaqiiq ah iney gabdho badan dulmanayaal yihiin; adna dumar ciilayaasha umbaad kamidtahay. Sheekh ma aha ma oran anigu lkn nimanka waajibkoodana haka hadlo dumar wax waajib oo saaran malaha
@@Nuurah951😮😮😮 sheekada sheekha kuguma socoto...haka yeelin..odagaaga afar adiga u noqo..😅😅😅😂😂
@@maxamuudcali2564 walal aniga wax xil ah ima saarna . Waxwalba nimanka aaajibkooda markey gutaan gabdhuhu markaasaey waxaad rabtaan samaynayaan.
Lkn ; inta dulmiga iyo dayac aad reerihiina kula dhaqmeysaan , adinkana guuraa ma dage ayaad kujiridoontaan anaguna garoob
@@ciiseabdi7739Sxb waxba gabadha ha xagan sheekadan waa khayaali dumarka lagu dhagrayo. Adiga ma jeceshahay in hal naag lagula qaybsado oo afar nin ay hal naag kula guursadaan? Ilaahaa yiri ma i oran kartid ilaahey waa waxaan la garanayn oo dulmi kasta lagu xalaashado imaan ma lihid iyo cabsi galinta ay wadaadada maskaxdaada ku kufsadeen ma ila imaan kartid ilaahey haddii uu jiro oo uu caadil yahay dulmi ma ogolaadeen lkn diimaha hadda jira ayaaba ah diimo ragga u janjeerta waxaasna wax aan aqrisanayo ma ahan. Aniga rag ayaan ahay lkn waligay laba dumar ma guursadeen ilaahaan la sheego ee dulmiga lagu baneysto magaciisana ma aaminsani. Dadbaa magaciisa lagu xasuuqaa oo la leeyahay allaahu akbar wadaadada oo dhan waa afmiinshaar raba inay mala-awaal dadka ugu booteeyaan
Allahuma amiin Ya Rahman
Ilaahow.iinaxariiso
Thanks sheikh
ilaahay naxariistisa janada hanagu geeyo, nin iyo naagtiisa aan biilo igama sugaayee.
Wa mucjiso ilhey ajar haka siiyo lkn aniga ajarka mel kala ka shaqesan lahaa maahe naag laylo qabo ma biileen iyo nin naag iga doorsaday sadqa badana jirta kuwas wax ku darsan lahaa
Dhibka jira ayaa wuxuu yahay magac ilaahey wuxuu noqday wax la isku gumeysto oo cadaalad ka fog
Ninka la biilayo asaga xaqii saarnaa aaway ? Sheekha sheekadiisa waa fahanay
Allaha u naxariisto
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh
Aamiin
❤❤❤❤❤
Allaah yarxama aamiin yaa rabi
Sheekoow u sheeg ragga waajibkiisa, mid kasta wuxuu meel usoo fariistaa gabdhaha waajibkooda, idinka isa soo sax horta.
Mashallah tabarkallah ❤
Amiin yaa Allah ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Shekhow gabdhaa maseyr la washy kuwa ladayacy kii nin ahaa wax looma shego dumarki dhibana ayaa lasii dhawaca war ragow isku xishooda😢
Sheekadan dhan khayaali ayaan u arkaa iyo marmarsiimo loo raadinayo in dumar la dulmiyo
Dulmiga intuu xad dhaafay ayaa la isku waaninaa ninka iyo naagtiisa biila
Ala sheekhow ma inta layla guursaday tartan galaya sidaan usi kasbado ninikeyga markaasaba qalbiga bash idhaho kaarles ka noqana hada la joogana wlhi ubadkeyga ujogaya maahe jacayl iyo tartan uma galayo😊
Waa caqliyada ninka somaliga ah ee afar baa ibanaan diinta ka yaqaan ee masuuliyadii lagu lahaa aan aqoonin
Horta diin iyo wadaad waa dad usoo shaqa tagay inay dadka xakameeyaan oo maskaxda ka qabsadaan. Dulmi ayaa lagu leeyahay ilaahey ayaa jideeyey iyo ilaah baa sidan idin qadaray isla ilaahaas ayaa lagu leeyahay waa caadil Aniga labadaas ma isku keeni karo laba mid uun bay noqonaysaa in Ilaahey ey ey dhalay aan cadaalad aqoon yahay iyo in laga been abuuranayo tan dambe ayaana aaminsanahay oo ma jiro ilaah yiri sidan sameeya ee waa been abuur dadka lagu gumeysto waligayna ogolaan maayo
Amar maana lagu wada noolayn?
Allahu akbar allahu akbar
Asc
😥😥😥😥😥😥🤲🤲🤲🤲🤲
AllehUnaxsriiisto yaarabi yaallallah
Amiiiin amiiin experience from 4 Hiddigle 😅
Amin
AMiiN
Manshalah
As shiiq xasan adiga waxaa
Tahay 4 xidigle maxaa raga kale
Uleedahay 1 ayaa fiican
Ale ayaaba ubaneeyay
Mida kale ma ogtah
Hal qof ruuxii qabo oo midkale
Kudareeynin inuuyahay
Ruux ale uqorin haduu ale
Uqorey waxa kacelin karo malahan
Allaah janadiisa fardowsa hawgu bishaareeyo
Shekhow warkaas macanuhuisa waa gabdhowo isga dhafa ninmanka 4ah guursadaan
Waa gumaysi janada iyo ilaah waxay noqdeen wax la isku handado oo loogu booteeyo dadka aan fakarin ilaahey iyo jano ma ahan wax la iigu booteyn karo
Subxaanallaah ❓⁉️⁉️😭
iLaahay.Ha.UNaxariisto.AMiiN
Allah unaxarista jannadhan Allah kawarabiya
Ilahay haw naxariisto mamadas
Mamadaas inay waxyaabo aan la ogayn oo wanaaga samayn jirtay ayaa lagayabaa ee ragga qaar daalimiin ah ayaa jira Allah na ma banayn in dulmiga lagu samro
Allah hauna haristo hoyoyinkena dinteen
😅😅😅😅😅😅
Faarax aduunka ha na deeqo Ina adeer gacaliye bes. ma karo jannadaa laga soo habaartamay
Ma karoh.
Waa gumaysi janada iyo ilaah waxay noqdeen wax la isku handado oo loogu booteeyo dadka aan fakarin ilaahey iyo jano ma ahan wax la iigu booteyn karo
Ninka daacada ah ee reerkiisa ka warhaya waaye ma ahane . Nin somali waaba dulmi Lugo leh; iney Janno galidoonaan illaahay baa og lkn cadaalad darada sheekh iyo shariif wayka simanyihiin ; runtana is isuma sheegaan; lkn dumarka la yiraahdo ninkaaga janadaada kuuhaya oo biluu ahlu naar ahaa. War gabdhow cibaadaysta , Cid illaahay nagama xigtee
@iskahubi3264 haa waxaa laga yabaa ninkaasi inuu jahanama usocdo marka aduunka lagugu dulmo; ciil iyo cuqdad aad la dhimato iyo stress maleh. Inla xisaabtamo waa muhiim
@@Nuurah951dhibka dumarka haysto aad buu ii damqaa. Aniga diin iyo ilaah midna ma aaminsani diimaha waxaan u arkaa wax dadka lagu xakameeyo oo lagu gumaysto oo aan caqli ku dhisneyn. Taas waa aragtidayda cid aan ku qasbayo ma jirto, qof kasta xaq ayuu u leeyahay diinta uu ku qancayo inuu aamino hawl ii taala ma ahan. Dumarka Soomaaliyeed waxaan u sheegayaa diinta islaamka ka taga idinma lihi adigoo diintaada haysta dulmi ha ogolaan diinta meelo ay ku fiican tahay ayaa jira meelana way ku xuntahay waxay ku fiicantahay waxaa kamid ah inaad ninka marka aad is guursansaan shuruud aad la gali karto shuruudaas oo ah ninyahow haddii aad ila guursato nagu kala kaxey sidaas ayaan ku kala tagaynaa haddii aad tiraahdo oo isagana ogolaado haddii uu kula guursado ninkaas waad ka tagi kartaa Nimanka naagaha badan guursada oo aan qiyam iyo akhlaaq laheyn in sidaas loola dhaqmo way ku fiican tahay xag diiniyan wax diidaya ma jiraan. Aniga dumar ma ahi lkn dulmiga aad ayaan u necbahay qof inta aad ku heshiisaan inaad nolol isla wadaagtaan inaad qof kale kusoo darto edeb daro ayaan u arkaa
@@Nuurah951walaaley Aniga aakhiro ma aaminsani aakhiro waa kaniini hurdada oo kale oo lagu seexiyo dadka jilicsan waxaa lagu leeyahay aduunkan dulmi ayaa ka jira waxaa qasab ah in aakhiro la isku xisaabiyo! Ok xayawaanada xuurka ku nool ee noloshooda la is duulsaaray dulmi ka weyn miyaa jira qoraalkan aan soo qorayo waxaa laga yaabaa in meel dhulka ka mid ah xayawaan dheddig ah ilmo ku dhaleyso oo ilmaha iyadoon naas nuujin uu libaax ama duggaag kale cunay sabab uu ilaahey u abuuray xayawaan uusan xisaabineyn? Kaaga sii daran ay u silcayaan? Maxay tahay faa’iidada ku jirta? Nolosha oo dhan ayaa waxay ku dhisan tahay dulmi haddii aadan cid iska dhicin ilaah kaa dhicinayo ma jiro. Aakhirana waa khayaali dadka lagu harowsado dadka waxaa kala celiya sharci iyo inaad xad iskaga yeesho
Sh xagee lagaa helaa
❤🎉
What about you sheikh
Shiikhow gabadhas maseyrkay ku samirtay waa shahidad
Run badanidaa😂
Qosolka uma dan lahayn wuu iga raacay maamadaa alle haw naxariisto😢
Waa gumaysi janada iyo ilaah waxay noqdeen wax la isku handado oo loogu booteeyo dadka aan fakarin ilaahey iyo jano ma ahan wax la iigu booteyn karo
No ma aqbalayo inlayla guursado😅
Ha aqbalin. Haddii lagula guursadaan nin kale la guurso
Horta Aniga diin laawe ayaan ahay diimaha waxaan u arkaa wax ay aadanuhu sameysteen oo dadka lagu xukumo wax kasta oo diimaha ku jirana khalad ma u arko waxyaaba qaar oo fiican way ku jiraan diimaha. Gabdhow diinta islaamka ka tagi ma idin lihi lkn waxaad sameyn kartaan in ninka marka aad guursanaysaan aad shuruud ku guursan kartaan diintana way idin jidaysay haddii marka aad ninka guursanayso shuruud oga dhigto inuusan kula guursan karin haddii uu kula guursadana aad ka furantahay waa wax ay diinta ogoshahay. Ragga qaar in aad iska waabisaan mooyee ma xishoodaan sidaa darteed ragga noocaas inaad shuruud la gashaan waa muhiim caafimaadkiinaa ku jira
Gabadha ka warn Hadi nin xun qabo ma la odhan ha dhib oo janada ma ka helaysa mid
Hooyadaas dhimatayna allaha u naxariisto sabarkeedoo kale allaha nasiiyo
Maashaa allaah wa run walh aakhiradaada ufikir marba haday dhacdo aakhiradaada ilaasho
Sheqan inte laga helaa Badbado
Aniga ninkeyga inu gursado dhib uma arko wayo wax ilhy baneyay ma hor istagi karo
Allah u naxariso mamadas sidey wanag u sameyse
M.sanid .
Alle ha u naxariisto
لاإله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم جزاك الله خير الجزاء يا الشيخ حسن وجذي
Masha allah
ماشاءالله
Mansha Allah
Masha Allah