Samatar & Dalays Tacsidai Marxuum Maxamed S Tubeec

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 65

  • @sihammohamed4827
    @sihammohamed4827 6 ปีที่แล้ว +18

    shaley wey tacsiyey neysey hadanah waa loo tacsiyenaa allow kunaxariisto adiga iyo asaga amiin

    • @queenzamu3090
      @queenzamu3090 6 ปีที่แล้ว +1

      Siham Mohamed amiin aduun wakaas anakane waakuxignaa Allaah nowada naxariisto😢😢

    • @sihammohamed4827
      @sihammohamed4827 6 ปีที่แล้ว

      I love you farxiya fiska waa run lama wada helo ducada allow nosahal cid noo duceyso

    • @mohamudkhalif3972
      @mohamudkhalif3972 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว +7

    Hooyo qadiija quruxdeedii waa la gaboobdey ilaa maalintey ka geeriyootey qurux xad dhaaf ah bey lahayd, ayadana Allah how naxariisto sidoo kale boqorka codka Tubeec iyo intii kale ee inaga tagteyba.

  • @axmedshafi7607
    @axmedshafi7607 2 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto maxamed s tubec

  • @DalxiiskaSanag
    @DalxiiskaSanag ปีที่แล้ว

    Allah hawunaxariisto boqorkii codka ee Maxamed saleeban tubeec

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 หลายเดือนก่อน

    AHUN USTAAD MOHAMED S TUBEEC

  • @qalanjoqaali308
    @qalanjoqaali308 10 ปีที่แล้ว +3

    Alla yaa raxma fanaanka maxamed suleyman tubeec janadii fardowsa allaha ka warabiyo iyo inta musliim oo dhimatey allaha u naxariiso Amiin

  • @cumarxaashicumarxaashi5713
    @cumarxaashicumarxaashi5713 3 ปีที่แล้ว +1

    AABE AABE AABE ALLAHA KUU NAXARIISTO

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 7 หลายเดือนก่อน

    ALLAHA u naxariisto ❤

  • @dirislecabdi5735
    @dirislecabdi5735 4 ปีที่แล้ว +1

    Alayaraxma adeer tubeec

  • @farxiyoabshir5207
    @farxiyoabshir5207 10 ปีที่แล้ว +1

    ilkacasoow sxb nairobi oo shidan ayaadka timaadey oo canada oo samhariira ah noogutimi kkkkkk ilaahay fanaanka maxamed suleybaan ha u naxariisto qabrigana ha u waasiciyo

  • @xaliye1902
    @xaliye1902 4 ปีที่แล้ว

    Alaha unaxariisto Mohamed Suleiman tubeec wuxu ahaay legend

  • @donkahaha5134
    @donkahaha5134 6 ปีที่แล้ว +3

    Allah unxaristo maamadan xitaa meeysan ka harin weey racday Allah yaa Raxma ayan leyahy dhamntod

  • @ahmedgelle5409
    @ahmedgelle5409 3 ปีที่แล้ว

    Ayadaba waa dhimatay daleys allaha unaxariisto

  • @anisoabdi3760
    @anisoabdi3760 10 ปีที่แล้ว +3

    ilaahay ha unaxariisto marxuumkaas janatul fardowso alaha geeyo

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 4 ปีที่แล้ว +1

    Khadiija daleys Allah u Naxariisto iyada iyo Tubeec Amiin Allah

  • @mohamedabdihakim8017
    @mohamedabdihakim8017 6 ปีที่แล้ว +1

    hoyo dalys ilhy hakunxristo

  • @saladibrahimmaxamed6454
    @saladibrahimmaxamed6454 2 ปีที่แล้ว

    Alle naxariistii janno haka waraabiyo gobanimo donadii dhinteen oodhan

  • @slmndow
    @slmndow 10 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto,Tubeec....

  • @ekraabdulahi3211
    @ekraabdulahi3211 6 ปีที่แล้ว +2

    Ilaaheey ha u naxariisto dhanmaanteen

  • @geeska
    @geeska 10 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto TUBEEC nin fcn cod wanaagsan

    • @nadifashire9350
      @nadifashire9350 6 ปีที่แล้ว

      ala maamada samhariirada ey kabaqesay amaa lagu duugay hadii lagu duugay dawladaan waaku ceebooben runti

  • @Tiimbare
    @Tiimbare 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanidiin fannaaniinta qaran iyo wariyaha waayo-aragga ah waxbadan ayaan ka bartay inta dhimatay iyo inta noolba

  • @sacduushmire3810
    @sacduushmire3810 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha u Naxaristo dhamantood

  • @goaltechservice8578
    @goaltechservice8578 5 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha u naxaristo

  • @suhaybyaxye7134
    @suhaybyaxye7134 3 ปีที่แล้ว

    Allahu unaxariisto

  • @amiirsiciid6058
    @amiirsiciid6058 10 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha unaxsriisto tubeec

  • @sahalibra5288
    @sahalibra5288 6 ปีที่แล้ว +2

    Ilahow u naxariiso labadoodaba

  • @queenzamu3090
    @queenzamu3090 6 ปีที่แล้ว +2

    Allaah unaxariisto

  • @ahmedabdikariye1438
    @ahmedabdikariye1438 6 ปีที่แล้ว

    Allaaah una xariisto fanankeena tubec oo na ahaa boqorka codka

  • @asldhaldaahmed8586
    @asldhaldaahmed8586 6 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto

  • @ahmedamshaa2418
    @ahmedamshaa2418 6 ปีที่แล้ว +1

    Hada Maamada ayaa kadaba tagtay Alle ha unaxariisto

  • @Aamina6544
    @Aamina6544 5 ปีที่แล้ว

    Inaalilaa wa ina ilayhi rajicuun

  • @mohamedabdihakim8017
    @mohamedabdihakim8017 6 ปีที่แล้ว

    maxmad salepan tubeec ilhy qabrigesa ha uwasiciyo

  • @fartun143hiirey4
    @fartun143hiirey4 6 ปีที่แล้ว

    Allaaa qof kasta ha ku quus qaato caan ahow ama ha ahaan sidaas ayaaa nafta noo wada deyneee

  • @maxamedcali1979
    @maxamedcali1979 9 ปีที่แล้ว

    alle hawnaxariisto marxumka ad Ayaan ujeclaa janatu fardawsa haka waraabiyo sure. su.aashana hawfududeey allahuma ameen

  • @houmedmoussaibrahim2794
    @houmedmoussaibrahim2794 6 ปีที่แล้ว

    Alah unaxariso

  • @abdiinshaar2981
    @abdiinshaar2981 6 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiqda waxay tahay fanaaniintan kuwa dhintay iyo kuwa noolba kwma danbeeyo fanka somalid a

  • @ismahaanmooto
    @ismahaanmooto 9 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxaristo

  • @musteilye3153
    @musteilye3153 10 ปีที่แล้ว +1

    allahaa oo naxristo

  • @jamacise6336
    @jamacise6336 9 ปีที่แล้ว

    allaha unaxariisto..

  • @qaysbarbareeye7229
    @qaysbarbareeye7229 8 ปีที่แล้ว

    allaha uu naaxarito

  • @hamzaabdisalan6440
    @hamzaabdisalan6440 5 ปีที่แล้ว

    Allow ufudedey

  • @HusseinMohamed-ko2hl
    @HusseinMohamed-ko2hl 7 ปีที่แล้ว

    alle wax madulmiyo marxuumka alle haunaxristo danbigisana alle hadhafo

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 7 ปีที่แล้ว

    allaha unaxariisto marxuumka

  • @mohamedabdihakim8017
    @mohamedabdihakim8017 6 ปีที่แล้ว

    kandhafa shekdan fank ah qofku hadu dhinto waxs waxpa umtarayso alyaraxma dhaha

  • @Garad7
    @Garad7 10 ปีที่แล้ว +2

    Maxamed Saleebaan Berbera, gobolka waqooyi-galbeed, ayuu ku dhashay kuna barbaaray.

    • @koofiali2835
      @koofiali2835 6 ปีที่แล้ว

      Garad7 Jamhuuriyada somaliland buu ku barbaaarey dheh anagu somaaliya many nihin

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว +3

      Koofi Ali GOBOLADA WOQOOYI GALBEED EE SOOMALIYA, ama diid ama doon sidaasaa laguu yaqaan riyada iyo beenta ka bax, TOOS.dadkii kasoo jeedey burco iyo hargeysa ee ku geeriyoodey doontii yemen diyaaradaha sacuudigu ku rusheeyeen, markey somaliland waxba u qaban Kari weydey safaarada SOOMALIYA ayaa aastey markaa RIYADA KA TOOS.

    • @koofiali2835
      @koofiali2835 6 ปีที่แล้ว

      Faiza Mohomed somaali bay inigaga dhegty adeer lixdankii laba dawladood oo isleeg baanu ahyn imikaan waan iniga go'nay somaali wataa kala tegty djibouti iskeed,waqooyi galbeed Gaarisa iskeed,jigjiga iskeed dee markaa maxaad naga doonaysaan ordooo idinku ismaamula oo gumaysiga heeryada africaan madow inigu ordooo iska qabta anaga hanagu mashquulinee tiisaba daryeela tukale ku dara wley ka tahy na xakumi maysiiin Hawada uun somaliland ka sheegta

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว +1

      Koofi Ali , Hays wareerin adeer waxba meesha kuma hayside intaad ku dawarsaneysid baasaboorka SOOMALIYA eed magaca soomaliyama ku qadhaabanrysid marketed wadanka dibadiisa u baxdaan wali waanu ku haysanaa ilaa yoomal cimriga ku haysaneynaa ama xabashi u adeeg ama israiil, meel aad tageysid iyo cid ku aqoonsaneysaa ma jirto. Awoodaad leedahaaba iska yar boodboodka yareyso.

    • @koofiali2835
      @koofiali2835 6 ปีที่แล้ว

      Faiza Mohomed HHHHH NAA CHINA OOO DAWLAD QUWAD AH AYAA XAKUMI KARI WEYDAY TAIWAN IMIKANA WAXAY JIRTAA DAWLADAHA UGA DHAQAALAH BADAN HADANA LAMA AQOONSANA WAABA IDINKAA ILAA IMIKS GUMAYSI IYO TAKOOR KU JIRA HHHHH INIGU WAXAAN KUGU SOO GABABEYNAYAA HAWADA SOMALILAND KA SHEEGTA WLEEY KA TAHY HADAAD XUDUUDAHYGA TIMAADAN CIIIDAN IYO TAANIGIYOBA WAANU HAYSAAN DHULKA INI JIIDJIDYNAA LKN HHH IDINKIIBAA AMISOM IYO ALSHAABAB IYO MOORIYAN UKALA BAXAY BAL HORTA HEESHIIYA IDINKU

  • @abdallaabdalla8201
    @abdallaabdalla8201 8 ปีที่แล้ว

    maamadan allaah haw toobad keento

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 7 ปีที่แล้ว +2

      maxa Ku aragtay o ay Ku dambadtay

  • @ruqiyocabdullhihaaji1833
    @ruqiyocabdullhihaaji1833 3 ปีที่แล้ว

    Everyone they waiting death alle yaa rxmo dhamn

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 หลายเดือนก่อน

    AHUN USTAAD MOHAMED S TUBEEC

  • @musteilye3153
    @musteilye3153 10 ปีที่แล้ว

    allahaa oo naxristo

  • @suubansaxarlasubansaxarla9877
    @suubansaxarlasubansaxarla9877 7 ปีที่แล้ว

    alle haw naxariisto