DEG DEG Jabuuti oo ku dhawaaqday xalka Somalia & Itobiya, durtayna doorka Turkiga,Xasan sh oo Masar.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 42

  • @SuldaanC.casiis
    @SuldaanC.casiis 2 หลายเดือนก่อน +4

    Suldaanka TV was JaaJuus U Shaqreya Etoobiya iyo Emaraadka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @awilimur8873
    @awilimur8873 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maba aha in lala hadlo Ethiopia

  • @Mustafa-v8m
    @Mustafa-v8m 2 หลายเดือนก่อน +3

    DJIBOUTI CID KA DHAGAYSANAYSA MA JIRTO!!!!!.GEELE WUXUU RABAA DEKEDAHA SOMALILAND INAY XIDHMAAN!!!!!.WAA MUNAAFAQ!!!!!

  • @HusseinAbuukar-cr6ry
    @HusseinAbuukar-cr6ry 2 หลายเดือนก่อน +2

    Haleyska celiyo abi axmed

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 หลายเดือนก่อน +2

    Jabuuti waa walaal run ah turkuguna wuu waayey somaliya hadii uu itoobiya nagala saftay

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Turkiga dhulkena asaga malahan anaga ayuu noyahay dhaxalkeena

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Turki hadii uu xabashi uhiiliyey anaga wadama ka badan

  • @awilimur8873
    @awilimur8873 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc maxa keenay in Ethiopia lala fariisto horta waa daciifnimada siyaasi iinta somalia

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 หลายเดือนก่อน

    Asc suldanka wankusalamayaa .
    Sallan kadib .xassan shiiq waxuu rabaa haldanbiil in uu kuqado jir iyo mukullal.
    Turki iyo masar waa jiid iyo mukullal

  • @AbdulqadirLyli-cx5ul
    @AbdulqadirLyli-cx5ul 2 หลายเดือนก่อน +1

    Turkey Ethiopia ayuu la safari yahay Djabuuti Ethiopia kama maaranto

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 หลายเดือนก่อน

    masar iyadiibaa dulman adeer falastiin wax ha uqabtaan

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 2 หลายเดือนก่อน

    Ciidamo holan eglan iskodland a u so dira a ka mid ahay

  • @HusseinDaahir-yw3pw
    @HusseinDaahir-yw3pw 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ma nasaneyno ilaa aan itoobiya god dheer ku hubsano

    • @Mustafa-v8m
      @Mustafa-v8m 2 หลายเดือนก่อน

      GODKA AAD KU JIRTO ISKA SAAR HORTA!!!!!.

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 2 หลายเดือนก่อน

    Jabuuti meelsha itaal iyo arin midna kuma hayso in somali dawlad noqoto ismaciil ayaa ka soo horjeeda

  • @awilimur8873
    @awilimur8873 2 หลายเดือนก่อน

    Mey Eritrea la hadlaan ama kenya ama jabuti

  • @AxmedCilmixirsi-je5jv
    @AxmedCilmixirsi-je5jv 2 หลายเดือนก่อน

    Sabab

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 2 หลายเดือนก่อน

    Waakumamaanta ninkadaacadu odhanayabadama adaalahaa itoobiyamabadsoomaaliyeedbaywaxkulahad

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jabuuti dhibkanba ayagaa noo keenay

  • @fadumayusuf-bt9qq
    @fadumayusuf-bt9qq 2 หลายเดือนก่อน +2

    asc jabuutii waa iskudir turkiiga soomaliya

  • @mahdiaadan
    @mahdiaadan 2 หลายเดือนก่อน

    Badh.badh.badh.badh.maxaad.samaynkartaan.dadkani.waa.kuwii.markaad.diyaaradaha.kuduqayseen.ee.aa.istidhaahdeen.dalka.uhadha.itoobiya.waatii.umada.reerwaqooy.badbaadisay

  • @SalaadoMohamed-of3og
    @SalaadoMohamed-of3og 2 หลายเดือนก่อน

    Waa yaabe maxaa ciidamada ajnebiga ah dalka loogu soo gurayaa?maxaa diiday in ciidanka soomaaliya la tayeyo?.

  • @ironboy436
    @ironboy436 2 หลายเดือนก่อน

    Bismillahi.r.r.x. soomaliyay waxlesku fahmaayo majirto geele malesku haleynkato somali qarxun ayuu katırayaa madaxda somaliya mafakarikarto miyaa

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga igajoojihogaamiyayaal marbamid cadawga udhuumanya

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 2 หลายเดือนก่อน

    ANFARI MAHOUD ALI YUUSUF CRAZY. HOW ETHOPIA ACCEPT JABOUTI.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyeey waxaan idiin sheegayaa Nin xuduud idiin dhaxaysa aadan isku haysan amaa Bad idinka dhaxaysa ahayn maxaa kuu kenaaya inaad horfadhaysato xasan wuxuu ogyahay inuu ogaa bada

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 2 หลายเดือนก่อน

    Waa aragtidaadi maxaa ka ruun'a

  • @Mideye157
    @Mideye157 2 หลายเดือนก่อน

    Safaradi buu bilabay miya. Qofkani dalki ajaanib bu ka kireyey

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 2 หลายเดือนก่อน

    Qaahira iyo Muqadishu Waa Labba qaawani isma Qaado. Kkk Wey is ogyihiin yihiin ee Waa Cagajuglayn. Kkk

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyeey caradii soomaaliyeed waa laqaybtamay waxa cajiiba Nin waxaagii moron galisay maxaad markay horeba adigu u horfadhiisan hadaad daacad tahay xuduud u dhaxaysa maaha xasan daacad maaha 😊

  • @ironboy436
    @ironboy436 2 หลายเดือนก่อน

    Waayaab smaliyay calamka nayaa been waamaxay dawlada xuduudkeeda kubaryootameyso ooilaalsankarin

  • @FutoXar
    @FutoXar 2 หลายเดือนก่อน

    Hadba wadan aynu saaro khaladkeena maxaa masar,jabuuti ,ethopia loogala hadlayaa bada somaliya arimaheeda xassan sheikh is good blame shifter with higth conflict personality and greedy asf

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 2 หลายเดือนก่อน

    Turkiguna waainuuiskabilowdo. Arimihiisa shidaal kaitoobiyase dagaalwaxaan ahayni mamarayo

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 2 หลายเดือนก่อน

    ismail Omar Geele ha is dhiibo.. lol. Seefta dul Taaal. Lol

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 2 หลายเดือนก่อน

    Waarmaxaaladhexdhexaadinayaa badayaale halakeeno ciidankamasar waayocadawgaaga cadawgiisuwaasaaxiibkaa

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 2 หลายเดือนก่อน

    Reer Dal dal maaye Waxan buuq iyo hadal Aan macno lahayn baa ka soo haray

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan waa in iska dhaafaa shirarka.iyo hor fadhiga ethiopia go,aan cad uu ka qaataa wax bad ah oo commercial ah uusan siin ethiopia waa dawlad khiyaamo badan damceedu yahay in ay qaadato soomaaliya turkiga daacad ma ah waa in aysan mar danbe ku shirin. Masaarida iyo ciidanka soomaaliyeed baa ethiopia ku filan ee difaac ha ku dagaalo.

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 หลายเดือนก่อน

    Hawiye yimidoo bad baa lahaystaa

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 2 หลายเดือนก่อน

    ITOBIYA GUUL U RAJENAYAA BADA IYO BARIGA ITOBIYA HALA WAREEGTO SI AAN UGU XUROOWNO HAWIYE,DAROOD IYO ISAAQ

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 2 หลายเดือนก่อน

    Waakumamaanta ninkadaacadu odhanayabadama adaalahaa itoobiyamabadsoomaaliyeedbaywaxkulahad