WAQTIGA CUNTADA||CALAMADAHA AAD KU GARAN KARTO ILMAHA YAR IN UU CUNTO GAARAY||👵🧓

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 43

  • @xabibosalaad6515
    @xabibosalaad6515 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah apaayo jazakalaah apaayo
    Noo so gali carurta 6bil cabitankoda i.a

  • @salmaaraale8743
    @salmaaraale8743 ปีที่แล้ว +2

    thanks abayo aad ayn ugu hela barna mijyada carurta aad soo giliso waan kugu xeranahy

  • @sahramire1156
    @sahramire1156 ปีที่แล้ว +3

    Msha allah abayo waxa ijoga nuune lixbil jooga marka cabitanka ugufiican elasiikaro nosogali adoraliya insha allah

  • @raabicaabdinur2389
    @raabicaabdinur2389 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh mahdsanid abyo wax badn ayn kafaidy

  • @MohamedMohamed-ri9bc
    @MohamedMohamed-ri9bc ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah abayo mahadsanid

  • @qadromuxudiin4951
    @qadromuxudiin4951 ปีที่แล้ว +1

    Wlley 6 aa logu talagalay in cunta lagu bilaabo Dr SaaS uu ku taliyaa plz.ilmaha dhefshiidkooda aad uu uyaryahau ee ilaaliya caano ayeey idiidaan Dr mxaa cunto maleynee

  • @iftinmaxamuud1389
    @iftinmaxamuud1389 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh abyo aad baad umahadsantahy saad nogu sharaxdey horay usoco

  • @queenamiira9513
    @queenamiira9513 7 หลายเดือนก่อน

    Abayo ani 4 ayay buxisay lakin qorteeda ma adka sayid lakiin dhinacay rabto way fiirisa fadhiga Gorman ku bilabi kara ?

  • @seynab563
    @seynab563 ปีที่แล้ว +1

    Mnshalah abaayo waad mahad santhy 💯

  • @jacburjalfaq9641
    @jacburjalfaq9641 ปีที่แล้ว +2

    Abayo Nas Kali ayu nugaa cunto iyo Nas ma iskugu deri Kara mise waxa masti ah in cano lagu bilawo isojawab abayo hoyo cusub ahay

  • @beelaacooking4250
    @beelaacooking4250 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abaayo horiiusoco 😍🥰

  • @jacburjalfaq9641
    @jacburjalfaq9641 ปีที่แล้ว +2

    Wakusalamay abayo qaliyey canug 5 bilot jiro masinkara

  • @shacnimaxmed8122
    @shacnimaxmed8122 ปีที่แล้ว

    M.a wl Allah ku barakeyo

  • @fadumomohamed6307
    @fadumomohamed6307 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @kiinsaleeban
    @kiinsaleeban ปีที่แล้ว +1

    Mashalah is tar

  • @SadioSadio-b8d
    @SadioSadio-b8d ปีที่แล้ว

    Abayoy gabadhyda 4 ti bey gashey cunada afka ugasho kama dato wey laqda lkn walala ileh 6 bilod ha gadhe sug maxa xala

  • @ummuintisaarchannel3655
    @ummuintisaarchannel3655 ปีที่แล้ว +1

    Masaha allah

  • @fadumoclnuur7231
    @fadumoclnuur7231 ปีที่แล้ว

    Asc abyo wa mahadsanthy wan ku xiranhay barnamijyadaada abyo wxa ii joga cunug sanad jira abyo saxarada wey ku adag thy ilaa markuu dhashy markuu saxaronayo wuu oyaa abyo mxa talo iga sinee yacni mxa keni kara

  • @naimaak2866
    @naimaak2866 ปีที่แล้ว +1

    Thanks for sharing abayo

  • @deeqocabdi8346
    @deeqocabdi8346 ปีที่แล้ว +1

    4 bil ilmo jira goryan kudha gaayo maxaa lagusameeyaa icaawiya yadad iga aqoon ron tihiin wlllayal

  • @DahaboNuur-n6m
    @DahaboNuur-n6m 3 วันที่ผ่านมา

    Canab ma siin kara

  • @Aalaamaxamed
    @Aalaamaxamed ปีที่แล้ว +2

    Mid 3dii u dhamaatay maku bilawi karaa abayo😢

  • @abdikafiabdullahi5739
    @abdikafiabdullahi5739 ปีที่แล้ว +1

    Wll cabtanka bilah 6 jir jira no so gali

  • @munaabdi341
    @munaabdi341 ปีที่แล้ว +1

    abaayo cunug sanad jiro cunto iyo canaba iga diiday mxaa keno

    • @amuuradaganhassan4449
      @amuuradaganhassan4449 8 หลายเดือนก่อน

      Dhakhtarka gee wll wxa lga yaaba inuu caloosha ka jiranyhy

  • @fatimaawil99
    @fatimaawil99 ปีที่แล้ว

    Lows shidan ba siyey ayado 4 buo jirta khalad miya

  • @CaaishaIbraahim-ve6kf
    @CaaishaIbraahim-ve6kf ปีที่แล้ว

    Xbbti thanks 😊

  • @asmaegal5538
    @asmaegal5538 ปีที่แล้ว +1

    Marka la leeyey 6 hagaadho ma bilowgeeda ayaan ubilaaba mise markay u dhamaato .

  • @umumaxamedamen8858
    @umumaxamedamen8858 ปีที่แล้ว +1

    Wllo canaha coast da kaso hadal please 😢

  • @Love-oi1hy
    @Love-oi1hy ปีที่แล้ว

    Abyo Wxn ku waydin 6 bil hadu galy 8 bari ka qatay 6 bil ma lasin kara Cabtim cadi ah

  • @ubaxmaxmed785
    @ubaxmaxmed785 ปีที่แล้ว

    Wllo cuntada xasasiyada Kenta wate

  • @IfrahAbdullahi-z2n
    @IfrahAbdullahi-z2n ปีที่แล้ว +1

    ilahay haisiyo owlad bari eh

  • @sadamgilingil4296
    @sadamgilingil4296 ปีที่แล้ว

    wllo tufaaxa maloo karinayaa ilmo 4 bil jira

  • @ummuintisaarchannel3655
    @ummuintisaarchannel3655 ปีที่แล้ว

    Abayo sabiscarab isar adne wan kusaray

  • @xaliimomuuse
    @xaliimomuuse ปีที่แล้ว +1

    Wllo qali allah haka abal mariyo waxayabaha wanagsan aaad nooso gudbiso
    Wllo waxan haysta ilmo 3bilood jira waxan ubailaby SMA formula wuu diiday sonkor naabad ugu daray wxa dhibaata miyay ledahay sonkor nabdu

    • @sumayaaadan8055
      @sumayaaadan8055 ปีที่แล้ว +1

      Abayo caanaha sokor augu darin caruurta sokor lamasiyo ilaa 1sano

  • @maxamedxasanmaxamed6719
    @maxamedxasanmaxamed6719 ปีที่แล้ว

    Wll

  • @samiirocumar6468
    @samiirocumar6468 ปีที่แล้ว

    As