SIDA IPHONE KA LOOGU DUUBO VIDEO QURXOON

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Special thanks to Aka Macquul for helping me this video.

ความคิดเห็น • 27

  • @qaayodheer
    @qaayodheer 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid macalin. 🙏🏿🙏🏿

  • @umumarwan3463
    @umumarwan3463 5 หลายเดือนก่อน +1

    From phalis keep going duma👌👌

  • @DekziGoDigital
    @DekziGoDigital 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waxaan aqoon waa dhaaftay ee noo soo badi si aynu dadka meelahaasi tago aan ugu helno muuqallo qurux badan hana ka faa'iideystaan aniguna in ka badan 10 qof oo vloger ah baa u diray.

  • @Adanizza
    @Adanizza 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid lipax

  • @JIBRILFMUSE
    @JIBRILFMUSE 3 หลายเดือนก่อน

    commercial photoska ustad
    sidaa loo sameeya

  • @Dalle_africa
    @Dalle_africa 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad marka travel sameenayo camerad hore ma isticmaalaa mise tan danbe calashan waxan raba self duubo

    • @moliban8133
      @moliban8133  5 หลายเดือนก่อน +1

      Markasto back camera 📸 Quality fiican

    • @Dalle_africa
      @Dalle_africa 5 หลายเดือนก่อน

      @@moliban8133 thangs ustaad

  • @abdirahim
    @abdirahim 5 หลายเดือนก่อน

    Runtii aad ayaa u mahadsan tahay aniga ahaan wax badan Ayaan ka faa iday.

  • @kobrapro44
    @kobrapro44 5 หลายเดือนก่อน

    wax badan ka faaiday mahdsanid walal

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 5 หลายเดือนก่อน

    Keep going Macalin 🔥🔥🔥👏🏾👏🏾

    • @moliban8133
      @moliban8133  5 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaalka

  • @sabirsharmarke
    @sabirsharmarke 5 หลายเดือนก่อน

    keep going brother

    • @moliban8133
      @moliban8133  5 หลายเดือนก่อน

      Always 🙏🏿😇

  • @yazkaabdullahi3352
    @yazkaabdullahi3352 5 หลายเดือนก่อน

    Bro color grading resolve 18 cashar noga samyy wx filaa inaa codsigyga aad tixgalindoonto

  • @hodanabdullahi7992
    @hodanabdullahi7992 5 หลายเดือนก่อน

    M a duma wax badan ka faiday thanks 🙏

  • @aishabintuhassanzubeir3907
    @aishabintuhassanzubeir3907 5 หลายเดือนก่อน

    Macalimuu❤

  • @GENERAL-GEEL-HOLMIYE
    @GENERAL-GEEL-HOLMIYE 5 หลายเดือนก่อน

    Mo Liban Academic Waxbadan Ayaan Markasta Ka Korarsanaa Waana Practical gareeynayaa intaan caawa qaatay InshaAlah macalimuu🫡😊

    • @moliban8133
      @moliban8133  5 หลายเดือนก่อน

      🙌🏿😇

  • @nimcocai6344
    @nimcocai6344 5 หลายเดือนก่อน

    Wllo ka warn hadaan ku dhaaho wligaay gaacnlhyh Kuma qaabn iPhone 😢

    • @moliban8133
      @moliban8133  5 หลายเดือนก่อน

      Insha Allah waad ku qaban doontaa

  • @Akamacquul2
    @Akamacquul2 5 หลายเดือนก่อน

    Maaanta ka dib 4k 60
    Igu haley❤

  • @abshirzaad580
    @abshirzaad580 5 หลายเดือนก่อน

    Hadanan haysan iphone samsung galaxy hesto kwrn muqal tayo leh aan rabo inan duubo side ku duubi kara?

    • @moliban8133
      @moliban8133  5 หลายเดือนก่อน

      Iyadana cashir gooni kasoo sameyn doonaa waloow laga badan yahay team Samsung 😁

  • @buurjooge
    @buurjooge 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Hocam🙏🏽🤍

    • @moliban8133
      @moliban8133  5 หลายเดือนก่อน

      🙏🏿😇

  • @CabdirahmanCabdulaahi-gw7ws
    @CabdirahmanCabdulaahi-gw7ws 5 หลายเดือนก่อน

    Sooo badi sxp