Abwaan Nageeye Cali Khaliif oo Gabay Cusub Soo Saaray lana hadlay.....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 เม.ย. 2021
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    QarriJiqood

ความคิดเห็น • 32

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 ปีที่แล้ว +4

    Hal Xeraale.
    Muuse biixi.
    Haka soo Jawaabo.
    Gabaygan.
    Ictiraafku Xamar buu yalaa.ee halkaas ka Eega.
    Abwaan Nageeye Mahadsanid
    From Dhusamareeb

  • @abdulkadirali6971
    @abdulkadirali6971 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa ninkani waa abwaan iyo felasof labadaba wadani iyo aqoonyahan maaddi diinba

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 3 ปีที่แล้ว +1

    MAANSHAA ALLAH ABWAAN CAQLI IYO AQOON WEYN ILLAAHAY UGU DEEQAY

  • @hafsahassan3962
    @hafsahassan3962 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiil gobeed gabayadiisii dheh geesi iyo nin raga garashadiisii dheh.

  • @tijabowalbo2283
    @tijabowalbo2283 ปีที่แล้ว +1

    Nageeye wll waxaan kugu raacaynaa sidaadtahay nooloow sxb

  • @tijabowalbo2283
    @tijabowalbo2283 ปีที่แล้ว

    Maanshaa alaah abwaan waxaan kuugu bogay qadiyadaada

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabaygaagaañ dhegaysan ilaah idankii abwan

  • @libaancaydiid1955
    @libaancaydiid1955 8 หลายเดือนก่อน

    Nin garxajisa, dadkii murtida

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 8 หลายเดือนก่อน +3

    Qawaarij cadaabta Allaha kugu fogeeyo

  • @badranor1048
    @badranor1048 5 หลายเดือนก่อน

    Ma dr cali khaliif galaydh

  • @abdirizak4605
    @abdirizak4605 ปีที่แล้ว

    axmed hcayte yiusuf alaah haw naxariisto isaga iyo intii iislaam ah ee geeroyootauba.

  • @user-xv4ep4oi1s
    @user-xv4ep4oi1s 9 หลายเดือนก่อน

    war ninkaan ma muxuu rabaa in uu gabay nolo ka dhigto aduunka dad gabay horumar ka gaaray war na dhaaf qiyaali aa ku nooshahaye

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 3 ปีที่แล้ว

    Çasarqoyina waa meeĺ
    Calasariye waa magac
    Cidda sheegta hawiyahà
    Ana ahay baĺ care siçiìd
    Carri jooga ìngiriis
    Cod uun baan uga jeedaaye
    Hadaad cabdaw ila yara fahmi

  • @eagleaad5183
    @eagleaad5183 3 ปีที่แล้ว +1

    Sabankan cidna gabay wax kuma qaadatee ha is xiijin yaa yidhaa

  • @ahmeddaacad1282
    @ahmeddaacad1282 9 หลายเดือนก่อน

    Abwaane hada ma arsenal baad kubiirtay

  • @tijabowalbo2283
    @tijabowalbo2283 ปีที่แล้ว

    Wll qolo waad kahan waytahy

  • @hikmaabdiadam4988
    @hikmaabdiadam4988 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxba gooni socodaynu nahay hayganunicinee👏 walalahayga somaliland katobadkeena ictirafka 🤝🤝😍

    • @orionfranklin2636
      @orionfranklin2636 2 ปีที่แล้ว

      sorry to be so off topic but does anyone know a tool to get back into an instagram account??
      I somehow lost my account password. I would love any tips you can offer me

    • @sterlingmisael133
      @sterlingmisael133 2 ปีที่แล้ว

      @Orion Franklin Instablaster =)

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 ปีที่แล้ว +1

    SSTV iyo tilmaan tv hadaad nasab tihiin ku muduharaad xisbiga xagjirka axmarada oo jigjiga xafiiska ka furtay intaad dawladnimida somali ku rafanaysaan

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 3 ปีที่แล้ว

    Garmaqaate ma farmaaja

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +3

    Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @fatushfatush3092
    @fatushfatush3092 2 ปีที่แล้ว

    Gabaga faramaajjo waa mid Sax ah aad usamaysay

  • @dulmididjamaalodaway4049
    @dulmididjamaalodaway4049 9 หลายเดือนก่อน +1

    Khawaarij😂😂😂

  • @cmostech2765
    @cmostech2765 9 หลายเดือนก่อน

    NIN LUNSAN OO RIYOONAYA. Haye DAD badan oo hurday ayaa toosay. Haa Walee nin hurdow, hallawday dantaa.😮😮

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 3 ปีที่แล้ว

    Bal nadheh

  • @maxamedamiin8650
    @maxamedamiin8650 3 ปีที่แล้ว +1

    Kani waaba mid madhana waxa gabaya lama yidhaa

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 3 ปีที่แล้ว +4

    Walee kanyar waa laga dhex guxayaa tolow abwaan dheeg waa kii u caqli celiyee runta u sheegee miyuna waxba ku qadan ninka saka xamar doonayaa ma xashiish cabaa waryaa waa inaka yar ee nabada somalilan ku dhex dhashow somalilan balayo aan u dhawayn ha ugu yeedhin hadad cashaqsantay somaliya u dhoof jabuti oo nus rubuca somalilan waa taa gooni u tagan somalilan never ever lama midobayso somaliya marba gabaygaisku muqalasayso somaliya iyo somalilan waxba ha isku dhex walaqin reer somaliya ilahay halkoda haku nabad galiyo somalilan halkeda ilahay haku xiftiyo shanta somaliba ilahay ha xiftiyo somalilan .