Su'aalaha shaydaanka dadka uu ku waalay jawaabahooda physicska.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024
  • Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
    / annaga productİon
    Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
    Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
    Arimahasayniska@gmail.com
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 252

  • @rooblehabdirahman574
    @rooblehabdirahman574 4 ปีที่แล้ว +109

    Barnamijyadan inta jecel like saara

  • @MumtazMoha
    @MumtazMoha 4 ปีที่แล้ว +30

    Wan ka helay inoo soo badi wallkeey waaa iga codsi ❤🙏❤🙏👑

    • @cabdimajiidrashiid5768
      @cabdimajiidrashiid5768 4 ปีที่แล้ว +1

      Fadlan soo badi barnaamijta noocan ah . Mahadsanid 👏👏👏

  • @afwwwe4416
    @afwwwe4416 4 ปีที่แล้ว +11

    Wallhy wax badan ayaan kaa Faaiday wll allha Dambigaaga Ha Dhaafo Dadaal wacan wll abdi Rashiid💓💓

  • @caydaruusfaarax3803
    @caydaruusfaarax3803 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh cabdi rashiid allh caqliga fududa iyo aqoontaba hkuu barkeeyo wllo soo Badi wllo qlli

  • @somaalimedicallectures6072
    @somaalimedicallectures6072 4 ปีที่แล้ว +2

    Wax badan oo aan iminka ka Fahmay Kownka iyo Nidaamka Physicska casriga ah ayaad Sabab u noqotayd ustaad.
    Thank U

  • @ibraahinmaxamuud497
    @ibraahinmaxamuud497 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad cabdi rashiid danbigaaga allah ha kuu dhaafo

  • @hamsemohamed7731
    @hamsemohamed7731 4 ปีที่แล้ว +52

    Midan isku xaafad nahay ayaa igula caloobay dhagaysiga TH-cam channel Kan
    Waxaa. U sheegay inaan seexan Ila aan daawado

    • @mohamedisak8461
      @mohamedisak8461 4 ปีที่แล้ว

      Dagaal kiisa muxu salka ku haayaaa oo colaada intaas la eg sababtay

    • @muhudinhassan8328
      @muhudinhassan8328 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedisak8461 sac

    • @ayubabdulkadir1437
      @ayubabdulkadir1437 4 ปีที่แล้ว

      Maxa kaqaldan garacas channelka ugu fcn wye beee

    • @sacdiyocadeey2829
      @sacdiyocadeey2829 4 ปีที่แล้ว

      Haa channala da ugu ficn somali ayo ku jiraa

    • @ayubabdulkadir1437
      @ayubabdulkadir1437 4 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyocadeey2829 tas qof walba og 😍

  • @faadilshibrahim7016
    @faadilshibrahim7016 4 ปีที่แล้ว +7

    Habeen inaa daawada barnamijkaan
    waan kacabsanaa lkn bari ayaan dawaanaa inta ila fahantay👉 like saara azxapey👍👍👍👍

  • @ifinamrn3603
    @ifinamrn3603 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @zihammuse5880
    @zihammuse5880 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wiilkaan qofna lama simi karoh wll horay usoco

  • @xogsan895
    @xogsan895 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa muuqalkii ii gu horeeyay ee aan arko 8 saacadood markuu ku jiray in ay like du noqoto 1k iyo woxoogaa waaw taasi waxay cadaynaysaa in laga helay muuqaalkani markaa soo badi ok

  • @bashiircali5153
    @bashiircali5153 ปีที่แล้ว +1

    Allah akbar

  • @shafiehersi4899
    @shafiehersi4899 4 ปีที่แล้ว +10

    Mr Annaga Bal inoo Soo badi muqaalada kahadla xirfadaha physocolaji, Dareenka kuwa kahadla ama kuwa Fahamka Ka hadla.
    Gaar ahaan Kuwoodii ugu danbeeye warbixinadooda.
    Mahadsanid warbixinadaada

    • @abdallaosman3103
      @abdallaosman3103 4 ปีที่แล้ว

      Exactly bro, psychology waa muhiim asna noogu soo dar sxb

  • @yussufgeddi8194
    @yussufgeddi8194 4 ปีที่แล้ว

    Ku mahadsanid walaal muuqaaladaada aqoonta iyo wax koradhsiga leh.
    So fiican ayaad yeeshay waayo soomaalidii heeso iyo nacnac uunbay hayaan, wax naf leh oo manfac lehna masoo galiyaan.
    Kanaalkaagani wuxuu ka midyahay muwa faro-kutiriska ah ee wax laga faa'iido.
    Horu soco walaal

  • @abdihaliimawil2489
    @abdihaliimawil2489 4 ปีที่แล้ว +6

    Keep going insha Allah waxad noqon doontaa best youtubet mudo yar Insha allah

  • @keerowxaaji
    @keerowxaaji 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah ilaah hakuu siyaadsho aqoonta

  • @yasiinhussein1140
    @yasiinhussein1140 4 ปีที่แล้ว +21

    M.a keep going 🇸🇴🇸🇴✊

    • @shafkasoldad9279
      @shafkasoldad9279 4 ปีที่แล้ว

      asc sxb waxd ifahansiisaa walax maxad uljeedaa

  • @hodanlove4270
    @hodanlove4270 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah waa arin fiican waligaa dadaal inoosoobadi muqaaladaan ookale waa iskuul lacag la aan ah

  • @shookarichannel2853
    @shookarichannel2853 4 ปีที่แล้ว +2

    Mar walba oo aan daalo waxan soo galaa channel kan mash allh hore u socda

  • @mrhaaf1254
    @mrhaaf1254 4 ปีที่แล้ว +9

    Azxaabey ILAAHEY dartii Sbescribe iigu saar channelka 🙏🙏

  • @wardayusuf2104
    @wardayusuf2104 3 ปีที่แล้ว +1

    mnshlh aqon Yahan Abdirashid waxad tahay yuotuber ka kaliye wax badan no iftimiyey gulyso wll💯🥰

  • @skyblackholles5403
    @skyblackholles5403 4 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar anigoo mulxid aheen oo muslim ah baan marar badan shaydaan ka qalbigay ga ku soo riday marar badan iyo dad badan oo kale ba waana jawaab maanta aan si fiican u fahmay jazaka laahu kheer

  • @abdukadirali9411
    @abdukadirali9411 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad mhdsanid inoo soo badi sualaha mulxidiinta inoogu jahwareeriyaan

  • @actionfilmsomali4299
    @actionfilmsomali4299 4 ปีที่แล้ว +3

    team ogaansho like dhac kusii

  • @safiamohamedmohamed2991
    @safiamohamedmohamed2991 4 ปีที่แล้ว +6

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العضيم 🖤💛🌹

    • @kylerwalter1308
      @kylerwalter1308 3 ปีที่แล้ว

      I know I'm kinda randomly asking but do anybody know of a good place to stream newly released movies online?

    • @brendanalberto8196
      @brendanalberto8196 3 ปีที่แล้ว

      @Kyler Walter flixportal :D

    • @kylerwalter1308
      @kylerwalter1308 3 ปีที่แล้ว

      @Brendan Alberto Thank you, signed up and it seems like they got a lot of movies there :) I appreciate it !!

    • @brendanalberto8196
      @brendanalberto8196 3 ปีที่แล้ว

      @Kyler Walter you are welcome :)

  • @abdiqaniyare5783
    @abdiqaniyare5783 4 ปีที่แล้ว

    Manshallh chanakan wa mid wax tar le allh cilimga iyo caqligaba hakuu barakeeyo wall xaqa iyo baadilka ayaad nookal saarta mar waliba wall

  • @mohamedsaid8398
    @mohamedsaid8398 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah zxip noosoo badi barnaamijyadan cilmiga ah

  • @whizzsnc1012
    @whizzsnc1012 4 ปีที่แล้ว +16

    Inta ika dembeyso like iisaar👍👍

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi 4 ปีที่แล้ว

    Barnaamij iga dheh mahadsanid ustaad

  • @caynanaxmed7143
    @caynanaxmed7143 4 ปีที่แล้ว

    Verygood noo soo badi barmamijkan fadlan ilaah haku xafudo wll c.rdhid

  • @asiyomohamed8956
    @asiyomohamed8956 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going Annaga production channel 😻😻😻

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde6413 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah wllky millions subcribe ayaad u qalantaa keep on

  • @bileali8846
    @bileali8846 4 ปีที่แล้ว

    Ugaas tanks muuqalada soo badi mahadsanid

  • @SomaneHassen
    @SomaneHassen 4 ปีที่แล้ว +1

    Hormar wacan brother

  • @rashiidjamajama1812
    @rashiidjamajama1812 4 ปีที่แล้ว +1

    Cilmigani waaka aan raadinayay wakhtiyo badan aad ayaad ugu mahadsantahay soo gudbinta aqoonta noocan oo kale ah

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 3 ปีที่แล้ว +1

    Physics my favorite subject major physics insha Allah

  • @jurejpio3555
    @jurejpio3555 4 ปีที่แล้ว

    NINKA KALIYA EE ISHAFIYEY MR. ABDIRSHID HOREY U SOCO WLLKA WN KU TAGERAA🙏💯💯

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 4 ปีที่แล้ว +1

    ilaa yaranteydii waa isweydii jiray suaalahaan ....
    Sida ..yaa Abuuray allah subhanalah

    • @abdirisaqbeey9805
      @abdirisaqbeey9805 4 ปีที่แล้ว

      Allah lama abuurin wligiii ayuu jiray waana kan wax walpa abuura ee sdaa u ogw

    • @Someone-ct2ck
      @Someone-ct2ck 4 ปีที่แล้ว

      Waa su'aal fudud in laga jawaabo.
      yaa abuuray Allah ma dhihinoo, ok ka soo qaad iney wax kale
      abuureen, hadana waxaas yaa abuuray, wax kale ayaa abuuray, waxa
      kale oo abuuray yaa abuuray, saas ayey ku socone illaa dhamaad malahan, waxaa loo yaqaanaa "infinite regress", saas hadii ey xaaladu ahaan leheen aduunka maba jireen.
      Tusaale: nin ayaa dabaq saaran si uu utoogto qof, laakin amar
      ayuu ka sugayaa taliyahiisa, taliyahiisana mid kale oo taliye u ah ayuu amar ka sugayaa illaa dhamaad la'aan, qofki la rabay in la toogto mala tooganayaa? waa maya. waa iney jirtaa qof
      aan laga sareen oo idi amarka bixis oo aan cidna amar ka sugin.

  • @deqowkhalif2884
    @deqowkhalif2884 4 ปีที่แล้ว

    Manshallah sxb qeer ayan ku rajeynaya

  • @maxamedcabdinuur1470
    @maxamedcabdinuur1470 4 ปีที่แล้ว

    M.a barnaamij yadaan ookle waa kuwa aad uxiiso badan qof kana uga jaaahilbinaaya waxa yaabo qaldan oo uu koonka ka aaminsanaa 👌🏻👌🏻👌🏻

  • @hanadrached4917
    @hanadrached4917 4 ปีที่แล้ว +1

    Mowduuc ad io aad wax uga fa'ide mahadsanit ustaad

  • @aadanmohamed4833
    @aadanmohamed4833 4 ปีที่แล้ว

    Allah yqcizak masuul sare
    Guuleyso

  • @MARACADDE-2
    @MARACADDE-2 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco wll

  • @abshiraxmed5052
    @abshiraxmed5052 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep us pro

  • @caamircabdi1000
    @caamircabdi1000 4 ปีที่แล้ว

    Waa inaan samaynaa baxthi iyo cilmi baaris si aan u xaqiijino cilmigan anagoo ka tixraacayna shareecada islaamka iyo saynis yahanada dunidan

  • @hargaysaawaare1002
    @hargaysaawaare1002 4 ปีที่แล้ว

    AQLIGA alleh ha Ku barakeyo wllky,💝

  • @midnimadakacaankasoomaaliy6217
    @midnimadakacaankasoomaaliy6217 4 ปีที่แล้ว +7

    Asc magacaygu waa cabdihakim carap muse waxa aan ku waydiinaya nabigeenu scw waxa uu ka dhashay reer quraysh kadib markii uu lasoo koray adeerkii oo caabudi jiray sanabada madhici kartaa inuu nabigeenu inta uuna nabiga noqon uu aaminsana waxa ay aamisanaayeen reer quraysh zax hadii aad tidhaahdid waxa uu haystay diintii nabi ibraahim seedee ayuu ku qatay ayaana u sheegay diinta nabi ibraahim in ay saxtahay lkn dadki haystay diinta nabi ibraahim maxay qurayshi u layn waayeen __mahad zanid __hadaad awoodid iiga jawaab __Abdirashid _🌋

    • @kamaalhasan763
      @kamaalhasan763 4 ปีที่แล้ว +1

      @Apdihakim Carap Nabigu (SCW) waligii ma caabudin sanamyada ay quresh caabudaysay wuxuu dareensanaa in waxaas ay qaldanyihiin
      Sababtoo ah Alle ayaa ka dhowrayay xumaanta

    • @midnimadakacaankasoomaaliy6217
      @midnimadakacaankasoomaaliy6217 4 ปีที่แล้ว

      Zax hye wll lkn waxa aan ku waydiinaya nabigu scw ilayn markii uu dhashay ayaa u sheegay diinta zaxda ah culimo ma ay joogin agtiisa waxa ka buuxday reer quraysheed oo ah dadka sanabada caabudi jiray haye mala odhan karaa ilaa inta uu yaraa waxye ayaa lagula hadli jiray waayo cid kastaba cid uun ayaa badasha 🤔

    • @khalidfarax2888
      @khalidfarax2888 4 ปีที่แล้ว +1

      Nabbi muxamed Scw Wlle lama odhankaro culimo lamajoogin waayo markii waxyigu kubilowday wuxu joogay god cidla ah isgoo kafogaday quraysh xumandeeda saynu culimada ka maqalay wuxuu ahaa qof asxaan badan run badan aan lacaabudin asnaamtoda

  • @maxamedfarax3687
    @maxamedfarax3687 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow

  • @ameen3854
    @ameen3854 4 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay inu makaan iyo waqti ba kanasanyhay waxay illa qarnigan aan joogno ka wareersanthy dad badan oo muslimin ah oo waliba culumo loo yaqaan ALLAHU SAMAD ilaahay maqluuqadkiso idill wa ka nazahanyhy xita carshiga kursiga cirka iyo wixi lamida

  • @sadaamofficial7538
    @sadaamofficial7538 4 ปีที่แล้ว +5

    keep going pro

  • @hafsamohammed435
    @hafsamohammed435 4 ปีที่แล้ว

    ILLAHAY WA og yahay wax kasta waxanu ogeen aduunkan ma jiraan wll denbiga Iska daah

  • @suhaybfaysal
    @suhaybfaysal 4 ปีที่แล้ว

    Alle haku dhawro aqoonyahan

  • @badteacher4894
    @badteacher4894 4 ปีที่แล้ว +5

    Allahu akpar✊

  • @sabnaagaming5036
    @sabnaagaming5036 4 ปีที่แล้ว

    Teacher mhdsnd alot

  • @opluschannel2884
    @opluschannel2884 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah waxbadan kaa faaidey cashirkan

  • @Tooooox
    @Tooooox 4 ปีที่แล้ว

    Alla Yacizak #Hore U Soco Walal

  • @simaninacabdulahicabdulahi8028
    @simaninacabdulahicabdulahi8028 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @abdorizak
    @abdorizak 4 ปีที่แล้ว +1

    Zxp Sualaha mulxidiinta Ay jawaab u heliwaayeb noo soo bandhig

  • @shireshire7334
    @shireshire7334 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh channalkan cilmiga aan kujeclahay

  • @yaasir8197
    @yaasir8197 4 ปีที่แล้ว

    Masule mahadsanid

  • @abdiismail2688
    @abdiismail2688 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @souleimanabillhiassowehsou4341
    @souleimanabillhiassowehsou4341 3 ปีที่แล้ว +1

    T raison

  • @hanadmohammad5575
    @hanadmohammad5575 4 ปีที่แล้ว

    Mowduuc aad u qiima badan

  • @munizahassan8809
    @munizahassan8809 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha keep going ❤

  • @abdikadirfahmed7340
    @abdikadirfahmed7340 4 ปีที่แล้ว

    Allah ay mahad leh o na sodajiyay quranka 🙏🏼💯

    • @Adammohamed777
      @Adammohamed777 4 ปีที่แล้ว

      Ma hubtaa inuu allah ka yimid

  • @mohaazabdifatah4341
    @mohaazabdifatah4341 4 ปีที่แล้ว +9

    Inta physiciska jecel like Sara

  • @faraahnuurwacayskamohamed2284
    @faraahnuurwacayskamohamed2284 4 ปีที่แล้ว +1

    شكرا لك اخي العزيز 🌺🍁🌿

  • @axmadyare8476
    @axmadyare8476 4 ปีที่แล้ว +1

    Hormar wacan all
    🙌😏

  • @mohammedabdinasir8563
    @mohammedabdinasir8563 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wax badan ayaa ka faaiday Thanks 🧡👍

  • @maxamedyoungboss9662
    @maxamedyoungboss9662 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah horey usoco

  • @CabdiQadir-r7d
    @CabdiQadir-r7d 5 หลายเดือนก่อน

    ustaad mahadsanid ilahey aqontaada hakubarakeyo

  • @csalaanelectrician9905
    @csalaanelectrician9905 4 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah kep going bro

  • @abdiadde9900
    @abdiadde9900 4 ปีที่แล้ว +1

    Hor usocod wacan sxb

  • @burhanudinmohamed6506
    @burhanudinmohamed6506 4 ปีที่แล้ว

    Mowduuc muhiim weeye runtii

  • @cabdikhadarcali9746
    @cabdikhadarcali9746 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahow noo naxariiso adaa naabuuray eelaahow noonaxariiso biyow

  • @maxamedmedia410
    @maxamedmedia410 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Alaah

  • @guriceelpoi5875
    @guriceelpoi5875 4 ปีที่แล้ว

    Hooray usaco bro

  • @j.hassan5371
    @j.hassan5371 4 ปีที่แล้ว

    No soo diyaari ciwan ku sabsan quraan io sayniska ustaad.
    Thanks.

  • @AyanleAar
    @AyanleAar 4 ปีที่แล้ว +1

    .tnx boss..

  • @monicely4887
    @monicely4887 4 ปีที่แล้ว +1

    Good luck with you bro

  • @mootoxasan9145
    @mootoxasan9145 3 ปีที่แล้ว +1

    Number is not visuals the best way to

  • @abdirahmannooribrahim3578
    @abdirahmannooribrahim3578 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going bro 👍🏻👍🏻👍🏻💯

  • @muuqaalsare1285
    @muuqaalsare1285 4 ปีที่แล้ว

    Waa darsi muhim ah

  • @binlaadinadan7434
    @binlaadinadan7434 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku Jeclahay

  • @fartuunfarah5888
    @fartuunfarah5888 4 ปีที่แล้ว +1

    Ala wayn ninkii aaminaa awoodleh

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb

  • @Maxamuudmcui
    @Maxamuudmcui 4 ปีที่แล้ว

    Keep koing

  • @sarafeysal6142
    @sarafeysal6142 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxad ka hadashaa Ceerbixiyeenada iyo sida loo noqdo iyo wxa nagaaga baahanyahay si aad unoqoto ceerbixiyeen🙏🙏plz pro

  • @rashiidjamajama1812
    @rashiidjamajama1812 4 ปีที่แล้ว

    Graphitationka iyo liicista spaceka halkaa ayaan uga baahanahay sharaxaad

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 4 ปีที่แล้ว

    horey usoco brother keep going

  • @Salmamommy
    @Salmamommy 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @hammedofficialabdullahi3453
    @hammedofficialabdullahi3453 4 ปีที่แล้ว +1

    Faiidaysi wanaagsan

  • @amiirsahane6022
    @amiirsahane6022 4 ปีที่แล้ว

    Good boy horay usoco bruder

  • @thewolve5698
    @thewolve5698 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allh bro

    • @amranmaxamedamranmaxamed
      @amranmaxamedamranmaxamed 4 ปีที่แล้ว

      Illahay ayaa abood leh mahadna usugnatay الحمد الله ر ب العالمين

  • @ahmethiith
    @ahmethiith 4 ปีที่แล้ว

    Noo soo badi wll

  • @ahmedafficial6137
    @ahmedafficial6137 4 ปีที่แล้ว

    Zhp qali

  • @yuukeey1321
    @yuukeey1321 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah keep going pro

  • @ogowhada
    @ogowhada 4 ปีที่แล้ว

    suaal shaydaan waa arin alyaableh

  • @munasarabubakar117
    @munasarabubakar117 4 ปีที่แล้ว

    Good