Geeddiga Guusha: Aqoonta iyo Dabbaqaadda Nolosha: Maxamed Cali Cismaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Geeddiga Guushu waa Naadi qabanqaabiya waqdhacyo (kulamo) bille ah, waxa uuna martigeliyaa fagaare-ka-hadlayaal si uun u gaadhay qayb ka mid ah guulaha nololeed ee geeddiga aadamuhu ugu jiro, kuwaas oo ay ka go'an tahay in ay hoggaamiyayaasha da'da yar ee dalkeenna u soo baxaya ay la wadaagaan sheekooyinkooda iyo waaya-aragnimadooda dhiirrigelinta ah.

ความคิดเห็น • 6

  • @abdikadersaladali7219
    @abdikadersaladali7219 ปีที่แล้ว

    Barmaamij wacan buu ahaa waan ka xumaaday in uu baaqdo in muddo ah nasiib wanaag haddaad dib u bilowdeen waad mahadsan tihiin.

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 5 หลายเดือนก่อน

    Barnaaijka geediga guushu waa mid kamid ah kuwa ugu qaalisan ee aan dawaday youtube, sorry inta uu hawada ka maqnaa aad baan tebey runtii. Dhalinyarta ku hawlan arinkan waxan leyahay aad baa logu baahanyay e halkaa kasii wada mahadsanidiin

  • @awaaleali1363
    @awaaleali1363 ปีที่แล้ว

    Maa joogo Haragaysa lkn codsi baan wata waxan iman doona insh allah lkn Marka imado magaladaydi Haragaysa. Aad baan uu xiisaynaya mhdsanid dhamantin

  • @awaaleali1363
    @awaaleali1363 ปีที่แล้ว

    Wow back und back long tame

  • @abdihakiinfaysal
    @abdihakiinfaysal ปีที่แล้ว

    Barnamij qimo badaan ayuu ahaa maxad uu joojiseen

    • @GeeddigaGuusha
      @GeeddigaGuusha  ปีที่แล้ว

      Dib ayaannu u bilawnay muddo uu hakad galay. Haddii aad Hargeysa joogtona kulanka bishan nagala soo qayb gal. Jimcaha, 12 May, 2023. 04:20 galabnimo iyo Damal Hotel IA. Mahadsanid.