PART 3: SIDA KAGA XOROOBAY JACELKI 7 SANA NOLOSHEYDA XIR XIRAY

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 667

  • @shukrisharif145
    @shukrisharif145 2 หลายเดือนก่อน +139

    Mashaa Allah waa qisadii ugu quruxda badneyd ee an fiirsado , gabadhana waa gabar aad iyo aad u dagan oo u qalbi fiican. Allah waxan oga baryaa guur qurux badan iyo nolol farxat leh intey nooshahay. Amiin yaa rabb

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin alaha siiyo

    • @MuhipoOmar
      @MuhipoOmar 2 หลายเดือนก่อน +1

      Amiiiiin yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲

    • @sahrafarah3527
      @sahrafarah3527 2 หลายเดือนก่อน

      Waa sax amiin

    • @user-kt2le4yk2k
      @user-kt2le4yk2k 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yarabi alaha uaqbalo

    • @user-mq9fw5lv6x
      @user-mq9fw5lv6x 2 หลายเดือนก่อน

      Aaamin

  • @user-pw5wv7tb9w
    @user-pw5wv7tb9w 2 หลายเดือนก่อน +92

    Wiilasha somaliyed mid haduu niyada ka jabiyo mida niyada ku dhisaayo allow kuwa qalbiga u roon noo badi

  • @yusufkabiila7406
    @yusufkabiila7406 2 หลายเดือนก่อน +171

    Aynu kuwada salino nabigeena maxamad scw scw

    • @ayanahmed915
      @ayanahmed915 2 หลายเดือนก่อน +2

      Salalaahu caleyhi wasalaam ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @AyaanGaylan
      @AyaanGaylan 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @foosdjama8266
      @foosdjama8266 2 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw Scw

    • @shukrixuseen2823
      @shukrixuseen2823 2 หลายเดือนก่อน

      Sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

    • @sucaadmaxamad7374
      @sucaadmaxamad7374 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @hibaaqxuseen3426
    @hibaaqxuseen3426 2 หลายเดือนก่อน +75

    Asc roodo horta waan ku salaamay salaan kadib horta waxaa iiga kaa muuqata degananaan diin iyo akhlaaq iyo caqli faro badan maansha allaah tabaarakalaah ayaan ku leeyahay teeda kale markaan sheekadaada dhageystay waxaan ku qiyaasay wiilkaasi inuu ahaa mid ka carooday kelimadii aheyd reerkiina waan necbahay markii uu kugu yiri miyaan inagu wax kuu dhibnayna waxaad ugu jawabtay dameer iyo labadiisii dhegood baad tihiiin waxaan filayaa inuu halkaa colaad kaaga qaaday kadibna go aan ku gaaray inuu waqtiga kaa lumiyo mashquul qalbiyan ahna kugu abuuro oo aan dhamaad lahayn qalbigana kaa dhaawaco waayo raggu wexey ubadan yihiin iney ku mashquulaan gabadhii ay ka arkaan iney kor isu heyso oo aan si fudud lagu hanan karin marka waxaan ku dhihi lahaa allihii kaa fogeeyay oo meel aanu kaasoo gaarin kaaga xabisay umahad celi kaasoo meel kula jooga waxaaba dhici kartay dhib intaa kadan inuu kuu geysan lahaa iminkana horay noloshaada u wado waxaan ku leeyahay qaali baad tahaye yaan lagu quursan wsc

    • @user-uj8vs3sk7m
      @user-uj8vs3sk7m 2 หลายเดือนก่อน +6

      Ala maxan isku fikrad nahy anigabo sidas ayan u fikirayy ninkas waxisu waa arsi lacagta ow sinayayna waxow rabay ineysan ka marmin lacgtasne xabis oga dhigayy😢

    • @SabiriinAhmed-bj9cx
      @SabiriinAhmed-bj9cx 2 หลายเดือนก่อน +4

      Wlhi wax dhihi laah ay dhahaday 😢

    • @ahmedmuhumed3331
      @ahmedmuhumed3331 2 หลายเดือนก่อน +1

      Its True 👍

    • @Ayana00482
      @Ayana00482 2 หลายเดือนก่อน

      Absolutely wallahi mash’Allah

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 หลายเดือนก่อน +138

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝️🕋

    • @fatushhassan7655
      @fatushhassan7655 2 หลายเดือนก่อน +6

      اللهم صلّ علي سيدنا محمد وآله وصحبه وسلم عدد ما كان وما يكون❤❤❤❤❤

    • @KawsarAbdullahi-yp4by
      @KawsarAbdullahi-yp4by 2 หลายเดือนก่อน +2

      صلي الله عليه وسلم

    • @AHMEYBISHAR-rb5zx
      @AHMEYBISHAR-rb5zx 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sallahu caleyhi wasalam ❤❤❤

    • @JABIRHANGULE-xu7gd
      @JABIRHANGULE-xu7gd 2 หลายเดือนก่อน

      Scw❤ scw❤ scw❤

    • @mohamedabdulkadir2600
      @mohamedabdulkadir2600 2 หลายเดือนก่อน

      Scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 2 หลายเดือนก่อน +22

    Lkn xikmada aan sheekadaan aan kla baxay waxaa ka mida hadii jacaylka alle qalbigaaga ka maray yahy ama ku yaryahy kan makhluuqaa lagu ibtileeyaa , si tijaabaana waan u arkay ilaahow jacylkaaga qalbigeena haka saarin❤اللـــهـ⁦♡ـ

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 2 หลายเดือนก่อน +101

    Nin wacan oo kula taliyay ayuu ahaa maashaalaah raga iyo dumarka inta xun hadana dhinac kale kuwo wanaagsan ❤😢😢😢😢

    • @emansugulle9055
      @emansugulle9055 หลายเดือนก่อน

      Maya nin xaasid bu aha o kufiirsanya qalbi xanuun iyo niyad jab…lacgtaas yar u soo diray mooyane wax kale u qabtay maleh

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 2 หลายเดือนก่อน +53

    Raggu inta badan waa qiyaamo badan yahiin98/100waa cadow qaroosoon,saaxiibtinimo daayee xaasaskooda ayey lugooyaan ee dumarow indhaha furta waxwalbana ka hormariya danihiina intaan waqtiga idinka lumin.
    Roda ilaahey ha ku siiyo mid sunada Nabi Mahmed Scw iyo kalaamka Rabigey bartey oo ku dhaqma xaqa gabadha muminadana yaqaano. You're brilliantly lady

    • @Isak.a
      @Isak.a 2 หลายเดือนก่อน +2

      Qiyaamo iyo dhagar dumarka ku badan nagaha wax ka qiyaano badan ma jiran , ragow nag haminina ragow isku tashta naftina hor Mariya wax naftada u bahantahay never give to a women. Put your life in first place.

    • @user-yo1kb9yo6d
      @user-yo1kb9yo6d 2 หลายเดือนก่อน

      Wixi aad qarsata waay Ku qarsadan ninkas waa Ku qarsadi dib malaha wll hada Allah haku sahlo nin ficn oo waxaas Ku iloow siyaa

    • @ifrahabi4834
      @ifrahabi4834 2 หลายเดือนก่อน

      Manshaallah, you gave her good advice and duca. ❤

    • @nimcoibrahim4910
      @nimcoibrahim4910 หลายเดือนก่อน

      ​@@Isak.a beenaale Isku xishood intaad is difaac isleedahay baastar

  • @Bisharoofilcial
    @Bisharoofilcial 2 หลายเดือนก่อน +154

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الله ❤💙
    Follow isoo dheh wll Qali❤️🙏

  • @abdirahmanetakaawey1307
    @abdirahmanetakaawey1307 2 หลายเดือนก่อน +19

    WA Gabar wanagsan qalbi ficn waxan ilaah kaga baryaa mid kheyr qabo o wixi kuso maray aad Ku ilowdo awlaad baariyane Kala heshaan Insha alla waxa tahay qofki ugu qiimaha badnaa ee an barraan ridwaan Ka daawado

  • @abdifatahabdullahimohamed3604
    @abdifatahabdullahimohamed3604 2 หลายเดือนก่อน +13

    Badal qeyr qaba baan kuu rajeeye iyo nolol baraar leh. Hamigaagiina haka harin oo gaar oo guuleyso. Waxaan rajeeynaa inee cibro u noqon doonto dhalinyarda hdda jirto mahadsanid! Nolosha haddan ku heli lahaa boqorda aduunka kaa dhigan lahaa Abaayo.❤ waxaan kuugu amaanayaa diintaada aqoontaada iyo xishood iyo sabrkaaaga. Nolosha kuma xumeyso.❤ guuleyso!

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 2 หลายเดือนก่อน +84

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

  • @hoodo6989
    @hoodo6989 2 หลายเดือนก่อน +33

    Samii Hoodo dhigaa U saree Waxan rajenayaa Inad qoralkayga Aragto. Waxan So Xasustay Heesii Yurub genayo: Wuxu dhawacay qalbiga qofan Wehel Modi Jiray😭😭😭😭💔💔 Kaliga qof Jecel Loga baxay Ugumadan Horen😫 never give up Waxan daremayaa Wiilkas Inuu Lumiyey gabar Aad Uwanagsan Aqlaq daganan aqon Diin Io Maadi ba leh🥺 qofkagii saxda ah wu iman madaxaga mar danbe hoos ma noqonayo Inshalllah ❤😘😘

    • @user-qr6we1ew9o
      @user-qr6we1ew9o 2 หลายเดือนก่อน +2

      Anigana magacayga hodo ladhahaa waxan usosocdaa ridwaan 😂😂😂 si aan youtub ufurto

    • @hoodo6989
      @hoodo6989 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@user-qr6we1ew9o😂😁caan miya rabta inad noqoto sami

  • @QisasOnline-xz2xq
    @QisasOnline-xz2xq 2 หลายเดือนก่อน +11

    Maasha Allah run ahaantii qisadaan iyo sheekadaan waan dhageystay waana dhameystay sida ay u dhantahay waliba anigoo aad usugay qeybta sadaxaad waan qisa mudan ku cibra qaadasho qof kasta oo qisadaan daawaday waxaan ka codsanaa gabadhaan in uu qalbiyan ugu duceeyo in ilaah uu siiyo kalsooni degenaan guur qurux badan oo ay ku hilmaamto dhammaan boogihii soo maray dhawrkaa sanadood. Ilahow kusii badal qeyrqaba iyo kalsooni waarta

  • @KhlidEgal
    @KhlidEgal 2 หลายเดือนก่อน +27

    Intaan podcast daawanayay Wali ma arag kan oo kle waana gabadh akhlaaq iyo deganaan ka muuqato ilaahay nolol fiican iyo farxad ha siiyo insha allh.

  • @xawom3016
    @xawom3016 2 หลายเดือนก่อน +7

    Waa inan caqli badan lakiin dameer ayaa helay caqli lahayn runti , lakiin sida aan arko waqtiga kama lumiyeen lakiin daacad ayey ahayd. Allah ayaa badal kheyr qaba siin, wiilkii waanada siiyeyna mahadsanid dheh waayo qof dhiban baa alle la kulan siiyey.

  • @user-tm2oh4ot5y
    @user-tm2oh4ot5y 2 หลายเดือนก่อน +27

    Gabadhan Hoodo & gabadhii Hani Ahayd waa labadii ruux ee ugu mudnaa ee podcastigan lagu casuumo intaan podcastiga ridwaan la socday .
    Deganaanta hadalka , ufiirsashada iyo fahanka ilaahay siiyay labadaa gabdhood waa mid cajjiiba
    Rag ikhyaara oo uqalma yay mudanyahiin
    Idanka eebena wey helayaan

    • @adoontiialle8270
      @adoontiialle8270 2 หลายเดือนก่อน +2

      Been maaha, labadaas gabdhood waa kahelay aniguba mashallah

  • @Hamdi-Xarago
    @Hamdi-Xarago 2 หลายเดือนก่อน +20

    💯👌👍Manshallaha she is smart, respectful, religious and said amazing advice. Keep going and we wish you all ten best- mid diin iyo akhalaq leh oo qimahaga yaqana kuguna indhakuusha Ayaan illahay ku weydiineyaa oo sida ukunta ku ilaaliya inshalkah

  • @AhmednurYusuf-o3y
    @AhmednurYusuf-o3y 25 วันที่ผ่านมา +2

    wllshy rooda ilaahay waxaan kaaga baryayaa inuu qalbiga kuu dajiyo zawj fiicna ku siiyo ood ku ilowdo wixii ku soo maray

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 2 หลายเดือนก่อน +19

    Gabadhaan waa natural philosopher
    Maansha ALLAAH

  • @user-fw6zm8rp1u
    @user-fw6zm8rp1u หลายเดือนก่อน +2

    Runtii Hoodo qisadaada qof adag unbaa maanta inta uu ka baxo isagoo sidii ah oo imaankiisi qaba la arki lahaa❤ waa ku leeyahay ilaasho diintaada dhaqankaaga wanaagsan asturnaantaada ilahay raaligali mar walba ❤ noloshu kuma xumanayso wanaag badan baa kuu soo socda ❤ hore u soco wll wanaag badanay

  • @ubahali3267
    @ubahali3267 2 หลายเดือนก่อน +19

    Waan arkay raga nucaas aha waxan guursaday wiil somaliyeed markaan isguursanay kadib waxaa dhacday in aan ka wayay walalow ama i dhaqo ama i fur wuu furay lkn maxaa dhacay in uu ooyo i dhoho anigaa nin xun aha waan ku baryayaa i cafi wll waan iska cafiyay waan isku noqonay halkiisii ayuu ka bilaabay hadana waan iska furay wuxuu bilaabay markuu 6 bilood iga maqnaa in uu hadna ooyayo waan ku jecelahay nin xunbaan ahay raali noqo waan ka diiday sabata oo aha qof qowl leh ma ahan ma aamini karo hada waxaa laga jogaa 3 sano weli wuu isukeey ooysinaya damcan waa been tiis in aan ka tagay oon dantetda raacday ayaa dhibeysa marka wey jiraan raga nuucaas aha ka carar hadii uu ku guursado waad ka shalaayi dontaa sideydoo kale hadii aad ragto nin isbedbedelaya waa qof xun oo benaale aha

    • @neosomaliana
      @neosomaliana หลายเดือนก่อน

      subxaanAllaah, bahal baad u gacan gashay oo yaqaana sida maskaxda dumarka loogu ciyaaro. Alxamdulillaah hadii illaahay kaa madoobeeyey. Sharkiisana ha kaa xijaabo

  • @aminow1000
    @aminow1000 2 หลายเดือนก่อน +34

    Very smart young girl. May Allah protect her from all evil

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 2 หลายเดือนก่อน +45

    Maarkii ugu horaysay ay na tiri reer abahay ma jacly wax weyn ba ku jiray, halkaasu ka raacay iinu cagtiisa hose keeno, yaduna aad bay uu yarayd oo VERY NAIVE bay ahayd, ILAAHAY wax ka fiicaan ha ku siiyo Amiin.

    • @najuuapdi8801
      @najuuapdi8801 2 หลายเดือนก่อน +2

      Ha wlh Aarsi buu waday

    • @UsaameYare-vz8pc
      @UsaameYare-vz8pc 2 หลายเดือนก่อน +3

      Wlahi wa run halkaasu ka arkay

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 2 หลายเดือนก่อน +2

      inte shekada wada nar ku fekaray amu hadalkas daba socda

    • @HindaBiixiAadanHanadi
      @HindaBiixiAadanHanadi 2 หลายเดือนก่อน +2

      Sax anaa arkay qof islahaa jilci lkn adaygayga markuu ka yaabay xaga jacayl ii sawiray hadana iiga baxay lkn waan ka bogsaday mar labaadna fursad ma siinba ikaa hada wuu yaabanyey qof ii qalmaba ilaahay ayaa isiiyey alxm markaa raga qaar ayaa caqli lahayn oon raga kale la tartami karin kadib gabadh yar oo masaakina awoodooda ku dhaawaca oo wax isku moda lkn wllhi kaasi nin maaha ee waa khasaare 😊

    • @faisalabdullahi8714
      @faisalabdullahi8714 2 หลายเดือนก่อน +2

      Waa abtiyaaahii nin abtiyashii necebna waa nacas, nacas baana gabar xumeeya

  • @canabcabdixersi9151
    @canabcabdixersi9151 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waay xanuun bahantahay marko Qof helkaga. Waxaan ku rajeeynayaa. Nolool wacan inshaAllaha. Ninka wax buu kaa arsanaayay sidey ilatahay. RODO NOLOL MN KU WAAR IYO JACELDACAD HGA❤

  • @Abdulahi-1
    @Abdulahi-1 2 หลายเดือนก่อน +11

    Hadalkeda iyo dagananteda ayan wax loo dhigo jirin wlh waxay martay Uma qalanto nolol wngsn oo farxad iyo horumar leh ayan ku rajaynaya wll mcn👸🏻

    • @dawodaacad7173
      @dawodaacad7173 2 หลายเดือนก่อน

      Inna Ragoow Maxaad Gabadha ugu gurman ladihiin

    • @Abdulahi-1
      @Abdulahi-1 2 หลายเดือนก่อน

      @@dawodaacad7173 maxan uu qabta wll

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 2 หลายเดือนก่อน +3

    Doqoni calaf maleh baan maqli jiray waa tan oo kle insha allah abayo wad guleysen doon taa badal kheyr qaba rabi ha ku siyo qofkii ku helaa nasib leh daganan naxaris ixtiram wng qimo waya arag nimo dhaman wey kugu dhantay rabi waxan ku wey diyay qof ku fahma oo qimahaga yaqaan inuu kugu badalo 😢❤

  • @carab527
    @carab527 2 หลายเดือนก่อน +17

    Qisadan 2sac ahaato hDee rabto no so dhameestir nio ridwaan gabdhaan codkeeda m.a qalpigana allha u qaboojiyee 😢

  • @muslimaadan9764
    @muslimaadan9764 2 หลายเดือนก่อน +10

    Qisadan cml igo dhacday wllhi lkn hada Alx boqorkeyga waan helay❤❤❤

  • @BashiirNoor
    @BashiirNoor 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dhanka kale waxaan umahad celinayaa . Maamulahaadii Primary School and the Dr who gives you counseling
    Mahadsanidiin .
    Raaxoole legendary

  • @ifrahalihashi6868
    @ifrahalihashi6868 2 หลายเดือนก่อน +36

    qofkiii ugu warsysiga quruxbadnas eed waraysato weye mansha alllh hoodo way ka muuqataa akhlaaqdu

  • @nimcofarxaan8970
    @nimcofarxaan8970 2 หลายเดือนก่อน +21

    Wllhi xaqiiq marka aad kaliga Wax jecesnahay waxa tahay qof ciilan waan so arkay noloshas lkn hada Alxamdullilah reer Ayan leeyahay

    • @asmamuhumed129
      @asmamuhumed129 2 หลายเดือนก่อน +1

      Xaqiiq waye wlhi

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 2 หลายเดือนก่อน +55

    ninkas ilaahey waxan uga baryayaa in gabar uu jeclaado 7 sano cadabta inshaa allaah

  • @cabdikarimck1421
    @cabdikarimck1421 2 หลายเดือนก่อน +21

    Aniga xitaa wan daale intan kabadan sheekadi bes ayn kidaale hda kabacdi waa kanasana 😂😂 inta ila daashey gacanta ☝️

    • @gacalocali7748
      @gacalocali7748 หลายเดือนก่อน

      Ani xata shekada ku dale hal sac ila lix sac dawanoya 😂

  • @macowkhalif7724
    @macowkhalif7724 2 หลายเดือนก่อน +3

    Glad to hear that your heart is in the process of healing. May the almighty Allah grant you a better exchange because you deserve it

  • @saynabfaarax345
    @saynabfaarax345 2 หลายเดือนก่อน +6

    Maasha allah gabadhan waa gabdh daacad ah oo degan alle haku barakeeyo sharafeey mid sidaada u wanaagsan oo wanaagaaga iyo qiimaha aad leedahay garanaya alle hakugu arsaaqo hana kaaga dhigo mid ehlu sharaf ah,ehlu diin ah,ehlu dikri ah,midku karaameeya, ku wanaajiya kuu dulqaata, oo ad farxad ku wada joogtaan noloshana aadku dhamaysataan.❤❤❤❤❤❤❤

    • @QaniYusuf
      @QaniYusuf 2 หลายเดือนก่อน

      Allahuma aamin.

  • @user-wt9qp4zc4o
    @user-wt9qp4zc4o 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qiso tii ugu wanaagsaneed m.a abayo ilaahey qalbiga hakaga saaro mid ka wanaagsan alle haku siiyo wax badana ka faa'iidnay wllhi mahadsanid abayo mcn

  • @fartunhaaji
    @fartunhaaji 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mid aad kheyr isku tihiin Rabi haniskiin aadiyo, farxad iyo jaceyl ayaan ku rajeen.

  • @abdullahishariff9174
    @abdullahishariff9174 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah....I love her approach and the way she handled it,,,,, Good luck.

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 2 หลายเดือนก่อน

    masha alah gabadha fariid weeye hadalka heli og baayo alaha mid ka fiican kugusoo aadiyo aamiin.
    koleyba inta dhalinyaro la yahay xariir lama daynayee qofka weligaa hays wada siin qofkana haku bad badan oo waxaadan marwalba u awoodin ha barin ileen hadhowto markaad ka jarto waxaad shalay bartay oo ah maalinkii inaad waqti fiican siin jidhay oo sida uu rabo aad ula hadli jidhay adoo asaga qanci ama iyada qanci ay kaa tahay oo aysan lilaahi kaa ahayn hadaad halmar ka jarto waa sheeka kale. qofaad wax isku tihiina xiriirkiisa haku degdegin marnaba

  • @user-gm8yu7mc3y
    @user-gm8yu7mc3y 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah waa qof aad uu dagan mid ka qayr badan iyo nolol qurux badan Allah ha uu dooro hoodo dagan inshallah ❤❤

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 2 หลายเดือนก่อน +21

    Waxaan la yabaa nimanku intey kudabacararaan markaad jeclatana wuu kaa sii jeesanayaa bal maxay ka faaidayaan subxanalah

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 2 หลายเดือนก่อน +4

      Nimanka dabecadooda wa sas ma jecla naag jeclaata wexey raban wax ey kadaba ardaan

    • @aminaabyan6373
      @aminaabyan6373 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@fertunali1007 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣waaba cajiib ilahayow xaqa tus qof kasta o gabadh yar o miskiina lu,goynayaa

  • @samiyacabdi3768
    @samiyacabdi3768 2 หลายเดือนก่อน

    masha Alha qisadanii way itabatay ilahay waxan kuu waydiyay farxad warta iyo guur khayr qaba oxalala wall mcn ❤

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaa'Allaah walaa quwwata illaa billaah. Allaha ku barakeeyo kuna xifsiyo Hoodo yar qalbigana Rabbi kuu daweeyo. Dikriga bada Alle wuxuu dhahay Alaa bidikrilaah tadmainnal quluub.

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid2419 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah abyo nolol qurux badan alle haku siiyo qof wanaagsan baa tahay

  • @nimconfg
    @nimconfg 2 หลายเดือนก่อน +8

    Isbadalsamee waxaatahay dheyman horeyna usoco Allah waxaan kaaga baryaa inaad kagudubto asaga iyo wixii lamidah wanaadna tahay dheyman aanlahelikarin ❤❤❤❤🎉.

  • @somaliasomalia7925
    @somaliasomalia7925 2 หลายเดือนก่อน +6

    RIDWAN ISSAK gabaha sidaan oo kale u sharafta badan barnaamijkada ku soo badi gabadhaan ROODA oo kale ah barnaamijkada masoo marin mashaa allaah ROODO mar labaad walashey nasiib wanaagsan iyo guur qeyr badan ayaan ilaahey kaga rajeynayaa inshaa allaah

  • @user-oj4ti3lf3i
    @user-oj4ti3lf3i 2 หลายเดือนก่อน +9

    Wiilkas kudhahy qaymahada garo walhi xabsi ayuka bixiyy masha alah 🎉❤

  • @MohamadJamal-ct5ye
    @MohamadJamal-ct5ye 2 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah gabadh dulqad iyo xikmadba Allah siiyey. Dadka wacan waa la imtixama. Shekadedu waa I taabatay. Alla yaa sodon sano dib I celiya. Gabadha waan u soo dhoofi laha si aan u helo. Hore u soco wll qurux caqli badan.

    • @dawodaacad7173
      @dawodaacad7173 2 หลายเดือนก่อน

      Oo Ma Lixdan jir oo dhmeestaad tahay???

  • @user-gd8cq8mf1m
    @user-gd8cq8mf1m 2 หลายเดือนก่อน +3

    Thank you wan sugaye fadlan videoyada isku xeji si xushmad leh🙏

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hoodo waxa tahay gabar akhlaaq leh ilaahay qalbiga haku qaboojiyo noolashaadana horay usii wad guulayso waligaa

  • @shadowonyt669
    @shadowonyt669 2 หลายเดือนก่อน +11

    Asc!
    Hadii aan ka hadlo ray geyga sheekadan,
    Markii u horeysay ee ay inoo sheegtay hodo sidii ay isku barteen ayaa aheed in ay ku tidhi ninyow anigu waan nacaa reerkaa reerka aabeheed oo ay isku xayey siisay,
    Markii buu u qaaday xumaan waana uu ubadheedhay in uu inta uu jacelku beero uu sidaa u silciyo taasina waa danbi uu gaar uga galey hoodo ,
    Mida kale habeen muu jeclaan ninkan inantan sidaa ayaa ay ila tahay,
    Gofku gofkale waa jeclaankaraa laakii hadii aadka dareento sagsaag kii amam tii aad jeclayd go aan gaado oo is ilowsii oo is ka meeydh jecelka ,xidhiidhka ayaa.loojaraa kadibna waa lays dhayaa cibadada howbadnaato daawadadda.

  • @Queen_nimco
    @Queen_nimco 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah intaan fiirsanayay ridwan potcast waa shekadiiii ugu quruxda badneyd gabar dagan sheeko sooo jeedin taqaaan Iyo sheeko waalan nin qayaano badan 😢

  • @ShaakirAhmed-yl9jt
    @ShaakirAhmed-yl9jt 2 หลายเดือนก่อน +15

    Masha allh inantan waaa inan nasab ah wahi iimaan iyo dharsanan ilaahay siiyey masha allh ❤

    • @anabmohamed6965
      @anabmohamed6965 2 หลายเดือนก่อน +1

      Kuna darso hadalkeeda waa naxariis, daganaan iyo misaan. Masha Allah

  • @altanuunowchannel9129
    @altanuunowchannel9129 2 หลายเดือนก่อน +18

    Never Love Anyone More than Yourself ❤❤❤❤

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 2 หลายเดือนก่อน

      Yep ! That’s beautiful!

    • @shamsamohiadin3719
      @shamsamohiadin3719 2 หลายเดือนก่อน

      Exactly love your self

  • @user-wh4cv8hh2w
    @user-wh4cv8hh2w 2 หลายเดือนก่อน +17

    Ragu wanag waxba kuma laha wexey jclyihin in lagu adkeyo waaw hadaa taladi heshay❤❤❤❤

    • @GanAbdirahiinBbt
      @GanAbdirahiinBbt หลายเดือนก่อน

      Kuwaas aniga kuma jiro huuno❤

  • @BiilaaBoodboode-nw6qr
    @BiilaaBoodboode-nw6qr 2 หลายเดือนก่อน

    Roodo walal waan ku salamay, Allah ku barakeeyo, tan labaad ninkaas cadaw ayuu ahaa, ee meel ka fiican ayuu Illahay kusiin doonaa samirka aad sameesay aawgiis

  • @IbraahinMaxamed-iq9hg
    @IbraahinMaxamed-iq9hg 2 หลายเดือนก่อน +16

    Aniga wiligeyga 1 mar ayaan gabar jeceladey maxeyna eheed 2021 ilaa 2022/8/12/ sanadii 2023 mal maalin farxad madareemin Alx xada Allah qalbigeyga wuu ka saarey Lkn gabar kalento qalbi uma xayo

    • @shukrihassan-878
      @shukrihassan-878 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry wll kulamid ahay sabarka badi iyo saliga nabiga iyo istiqfarta

    • @IbraahinMaxamed-iq9hg
      @IbraahinMaxamed-iq9hg 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@shukrihassan-878 wlhi qalbigeyga kuma degin wax aheyna saliga nabigeena صل الله عليه وسلم kkk midii ugu La yaabka badney ayaa waxey tahay aniga oo masaajidka ku jiro magrib tukunay ayaa imamkii rukoocay anigana sujuud ayaan Ladhaacay xadan fiiriyeyba wax agteyda ku sujuud san maba La xanba waa yaa bey ALAAA Jecely Laa yuu idhin waa Lin 😆 😆 😄 aniga waa kayaa bee

    • @hafsa.abdirahman
      @hafsa.abdirahman 2 หลายเดือนก่อน +3

      @@IbraahinMaxamed-iq9hg sujuuda la dhacay marka tirih wa iska qoslay 😂😢 sorry wax qeyr qaba inshallah

    • @Xamdi_xilkas
      @Xamdi_xilkas 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​​@@IbraahinMaxamed-iq9hgwlh wa runtaa adiga dhan nuuc kla noqone anigey mar igu dhacday ayado dad badan i ag jogan aya qofkle wax la iga weydinaye markasan magcisa ku dhawaqy wliba si lawada maqlayo yaah maxa marki la i dhhyna marksa maskxda iso noqty haa maya.....😂😂😂

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 2 หลายเดือนก่อน +17

    Ala muxuu kusilciyay ilhyw ibnu aadam hanoo jabin suxaanalàah 😭

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 2 หลายเดือนก่อน

    Aduunka haa iyo maya labada waa lagayaa waxaase ugu xun oo aadan noloshaada hore uga soo kabanayn waa dilaa ma noolayska ilaahow qofka noocaasa rag iyo dumarba umada ka soo qabo xanuun way soo martay ilaahay waxaan uga baryaa inuu siiyo mid dhibkii soo maray oo dhan ka maydha amiin

  • @nimcofarxaan8970
    @nimcofarxaan8970 2 หลายเดือนก่อน +11

    Wow ugu dambeyn waa so deysay wllhi 4 maalin aa maqneed waan so galaye chenelka si aan u hubiyo

  • @user-oy2dm9bh3f
    @user-oy2dm9bh3f หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi qalpikeyga ba dawesey abyo xita wkaugu cimri qate alha mel wangsan ku geya😢

  • @ibrahimbulle
    @ibrahimbulle 2 หลายเดือนก่อน +13

    Shukran abayoo very interested history ❤ .. wish you good luck

    • @nimcoismail4374
      @nimcoismail4374 2 หลายเดือนก่อน

      Really 😊

    • @ibrahimbulle
      @ibrahimbulle 2 หลายเดือนก่อน

      @@nimcoismail4374 yaah

  • @Caaisha-zc9oy
    @Caaisha-zc9oy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ax maskiin abaayo aduunkana iska imtixaam ah wlhi iska samir 😢 in sha Allah mid ka wanagsan alle hakugu bishaareyo

  • @user-nc3vd5fw7t
    @user-nc3vd5fw7t 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey waxan kaga baryaa abyo mcn hoodo inuu ilaahey meel ka fiican inuu alha ku geeyo abyo mcn iyo midka fiican alha ku siiyo abyo mcn ❤❤

  • @salmanoor1103
    @salmanoor1103 2 หลายเดือนก่อน +1

    ManshaAllah ManshaAllah ManshaAllah
    Rowdha, you are incredibly intelligent lady and that brain alone will take you to places
    I wish you happiness everyday success in all the days ahead and the best of everything always
    May Allah,The Exalted bless you ,your life and your future partner

  • @CumarMaxamed-pv1rb
    @CumarMaxamed-pv1rb หลายเดือนก่อน

    M.a gabadan ninkii hela ayaa nasiib leh midkaa doqon buu ahaa horey usoco wlle mid ka wanagsan ayaad heli

  • @gasirasheikhhassan6584
    @gasirasheikhhassan6584 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allh gabadh qaaliya
    hadaladeeda ayaa lga gartaa👑 wllo mustaqbal wanaagsn ayaan kuu rajaynayaa

  • @MoHeart10
    @MoHeart10 2 หลายเดือนก่อน +2

    ManshaAllah wlhi i like her calmness..,........ Waa sad shegte huno boqorad aya tahay

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 2 หลายเดือนก่อน +6

    Maansha Allah wll gabadh yar oo qurux badan ayaad tahay qoys qurux badana ku soo kortay never give up sister

  • @CabdixakiimAxmed-cg7sd
    @CabdixakiimAxmed-cg7sd 2 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadh wacan ayaad wllo Qaali ilaahay ku dayicimaayo

  • @hamdixarago8234
    @hamdixarago8234 2 หลายเดือนก่อน

    Inaan sigto may xumayne sursuur aan horay ujiiray inaan mar labaad ku siibto ayaa badownimo sifaysay naftaydana eeda saartay buu yiri abwaankii
    Horay usoco abayo ugu danbayn hada wixii hore waad ka nooshahay adoo qalbiga xor ha ah nolol qurux badan insha allaah

  • @HindaMaxamed-kd8uc
    @HindaMaxamed-kd8uc หลายเดือนก่อน

    Isha allah allah waxn kaga bar yaay inuu ku siiyo qof qofkii hore ka qiimo badan Ishaa noloshana hore usoco allah wax ku dhiba Kuma tuso

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 2 หลายเดือนก่อน +6

    Amaan afkaga kagama horeyso
    Masha allah ii wad shekada abaayo

  • @samirajama6067
    @samirajama6067 2 หลายเดือนก่อน +1

    waa gobanimadii oo gabadh ah walahi iyadoo uu saas ula dhaqmey carabkeeda waxay ka ilaalisey iney eedo saarto oo u cudur daarto noloshu kuma xumeyso abyo 😢❤

  • @user-wh4cv8hh2w
    @user-wh4cv8hh2w 2 หลายเดือนก่อน +8

    Abayo qof qali ah batahay ee qimahaga garo ❤❤❤❤❤

  • @RiyaaMohamed-s3c
    @RiyaaMohamed-s3c 8 วันที่ผ่านมา

    Waxan illaahy kaaga baryaa guur saalix ah io nin wngsn inuu illaahy calafkaaga dhigo abaayo ❤❤❤

  • @user-rl9qe9wi5w
    @user-rl9qe9wi5w หลายเดือนก่อน

    M a wiilkii ayey uducayday m.a amiin

  • @BashiirNoor
    @BashiirNoor 2 หลายเดือนก่อน

    Sorry Abaayo alla wuxuu exam gareeya cedkasta uu jecelyahay . Thanks for your well respect 🙏 and wishes you bright future insh Allah

  • @hasla8057
    @hasla8057 2 หลายเดือนก่อน

    Walahi I love these Stories of Somali people. WLL Ridwan sobaathi nh

  • @Daganeyyy1280
    @Daganeyyy1280 6 วันที่ผ่านมา

    Waa i dhiiri galisay ilaahy ha ku sharfo adnah qalbiga ilaahy ha kaga reebo ❤

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 2 หลายเดือนก่อน +25

    Waanagu soo daahisay Qeybtaan Ridwanoow.

  • @abdisamadosmanmahamed7142
    @abdisamadosmanmahamed7142 หลายเดือนก่อน

    Insha allah wll wax khayrqaba allr hakusiiyo aadban uga murugooday qisadaada rooda

  • @CggddutYgdrvgtt
    @CggddutYgdrvgtt หลายเดือนก่อน

    Manshallh abaayo waxaa tahy gabadh diin leh aad udagan aqontad baraty way kaa muqataa nolashaada horay u wado madaxaada mar dambe hoos hagayn qali🤴🤴
    Qof fcn oo qiimahaga garanaya allaha kuu sahlo🥰🥰🥰🥰🥰

  • @MaryamAhmed-rq1tu
    @MaryamAhmed-rq1tu หลายเดือนก่อน

    MnzhallaH
    Qof aad u qalbi wngzan tahay
    Waxaan Alle kaga baryeyaa in qof ka wangzan kana qiimo badan kana karamaysan
    In uu Alle ku siiyo😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Runtakudhimow
    @Runtakudhimow 2 หลายเดือนก่อน +4

    Mida kale ninkaa naag buu jeclaa markay soo buriso buu gabadhan nafis kadhigan jiray marku taas laheshiiyo wuu disappear jiray stopid doqon wlashii Xumeeyay oo ragnimo lahayn buu ahaa lkn su aal baan iswaydiiya horta dumar hadaa nahay maxaa nacas u jeclanaaa oo raga raga ah noo diiday yaab wlhi

  • @xamdiyusuf2151
    @xamdiyusuf2151 2 หลายเดือนก่อน

    gabdh sheeko wanaagsan
    abayo ilhy qof ka kahyr badn hakugu.bedelo 🤲🤲❤

  • @seyidseeko
    @seyidseeko 2 หลายเดือนก่อน +1

    Skeedadaan waan ka helay waana cajiib cashar qaadasho mudan ilaa sedexda qeyb waan daawaday. Guuleyso walaashey

  • @Madridista686
    @Madridista686 2 หลายเดือนก่อน +3

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @nastexosuudi2603
    @nastexosuudi2603 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilhay nasiibka iyo calfka ha kuu hagajiyo abyo anagane s.kle❤ wax khyr leh

    • @cabdiwahab2156
      @cabdiwahab2156 2 หลายเดือนก่อน

      Adu ilaahay baa kusiiyay❤

  • @HawoAbdirisakOsman
    @HawoAbdirisakOsman 2 หลายเดือนก่อน

    M,a abyo alleha hakuu hagaajiyo mustaqbalkale kaas alleha ayaa kaa qabtayee

  • @SHURKIOMAR-eq8vi
    @SHURKIOMAR-eq8vi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sheko qurux badan hodo qurux waa gawar karti leh horay usoco abayo mid aad ku dagto oo ku fahma rabi haku siiyo 😢

  • @fatushhassan7655
    @fatushhassan7655 2 หลายเดือนก่อน

    Illahey mid kaqeyr badan Hakuu sahlo wlshy qali qalbigana haku qaboojiyo

  • @jahaazipoy7757
    @jahaazipoy7757 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi ninkan nasiib ayuu leeyahay gbr wanagsan ayuu helayahay lkn doqon calaf ma ahan
    Gbdhan cml ninkii helo waa qof nasiib badan
    Abaayo qof qalbi wanagsan allah ku zahlo

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 หลายเดือนก่อน +2

    qisadan qofkasta oo dhagaysta waxa u dib u xasuusanaya khalad wixii u galay

  • @ashamuse7410
    @ashamuse7410 2 หลายเดือนก่อน

    Bisinka wlhi jacayl xanuun badan bey soo martay ilaa iyo hadana ay ku dhex jirtaa lkn rooda ha adleyso waayo waqtiga waa daawada ugu fiican waana runtey inkastoo weligaa aad xasuusan doonto hadana wuxuu noqon doonaa mid aan wax badan ku yeeli doonin mida kale naf wax jecel aad baan u aqaanaa ninkaas waa qayaanoole xaasid ah weliba marka warkiisa dambana ka fogoow noloshaadana hore u wado mustaqbal fiican baan kuu rajeynayaa

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 หลายเดือนก่อน +5

    War ileen jeceelka waa person
    Bismilaahi raxmaani raxiim

    • @FahmaAguero
      @FahmaAguero 2 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅

  • @user-yy5jm7be5k
    @user-yy5jm7be5k 2 หลายเดือนก่อน +3

    صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد

  • @user-qj8us6dg7l
    @user-qj8us6dg7l 2 หลายเดือนก่อน

    Waa qiso xanuun kul alle qalbiga ha kuu qabo jiyo

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 2 หลายเดือนก่อน +8

    Heeso calaacal qalbiga ayaa kusiigubanaya hamoodin in kuqaboobeysid wali dad baa heeso dhageysta quraanka ilahey sow kumafilna
    الم يكفهم انا أنزلنا اليك القرآن يتلي عليهم