NOQO ARDAYGA KOOWAAD EE FASALKAAGA I 5-ta QAAB ee Ugu WANAAGSAN ee Loo AKHRIYO CASHARADAADA I

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 602

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  4 ปีที่แล้ว +422

    Asalamu Alayku. Xidigaha Channelka..sidee tihiin? Waxaan idin rajaynaa in aad wacantihiin oodna caafimaad qabtiin. Maanta waxaan jeclaystay in aan hadiyadaan Qaaliga ah idin la wadaago..hadii aad weligaagaba ku riyoon jirtay in aad kaalinta koowaad ka keentid imtixaan walba, hadaba hambalyo maanta waad heshay wixii aad raadinaysay! Ha hilmaamin: Faafi Wanaaga, Faafi Jacaylka, Faafi Wadada_Guusha! Mahadsanidiin.

    • @anfaaladan4518
      @anfaaladan4518 4 ปีที่แล้ว +5

      Ustd ayuub waku weynay waana mahadsanthy

    • @xamdicabdirashiid8751
      @xamdicabdirashiid8751 4 ปีที่แล้ว +3

      wcs waan fcnhy ilaah haku xafido wll ayuub iducee markasta kalinta kowaad jeclhy inaa galo qaabkasta aan ky gali karona waaa sameeya

    • @raaqiyamohamud9331
      @raaqiyamohamud9331 4 ปีที่แล้ว

      Mahadsnid ustadi video gn wxu kuso begmay waqti exm iso dhawyhy shukrn 🙏🙏🙏

    • @drsakirmohamudoogle3349
      @drsakirmohamudoogle3349 4 ปีที่แล้ว +1

      ayuub hadyada ka gudoomaY mht znid

    • @hamdaxikmo5079
      @hamdaxikmo5079 4 ปีที่แล้ว

      Mar kale soo dhowoow ustad wxaad timi wllhi wakhti aan u baahna taladaada waliba manta waxad ka hadlaysa mawduuca aan u baahna insha allha guul ayaanu rajaynayna adna naso ducee 🙏🙏👏

  • @sahalyare7653
    @sahalyare7653 4 ปีที่แล้ว +118

    Wax la Aqriyo waxaa ugu wanaagsan qur'aan kariimka qowlka allah cw♥️♥️

  • @maxamedmuuse3890
    @maxamedmuuse3890 4 ปีที่แล้ว +277

    Summary intaan wakhti u hayn
    1 wax Akhris Dulmar
    2 wax Akhris DaGan
    3 wax Akhris FaHan
    4 wax Akhris Xifdin
    5 wax Akhris Ku Celis

  • @xamzemaxamednuur1800
    @xamzemaxamednuur1800 4 ปีที่แล้ว +73

    Wllhi Exam ba isugaaya inta ilamidka ah like zaar🙏❤🇸🇴🔥

    • @muuzaad
      @muuzaad 2 ปีที่แล้ว

      Examka ma baasty

  • @user-lp1us3uv7p
    @user-lp1us3uv7p 4 ปีที่แล้ว +29

    Asc macalin ayuub magacaygu waa cabdi qafaar ibraahim maxamed waxaan ahay arday dhigta iskuul fasalka form 2 waxa,aan Rabaa Inaan xifdiyo quraanka kariimka inaan kuxifdiyo 1halsano

    • @naanimoha3965
      @naanimoha3965 4 ปีที่แล้ว

      Kaaradi walal chanalka wu kahadlay macaalinka

    • @rudwaanrudwaan233
      @rudwaanrudwaan233 ปีที่แล้ว

      Alle ha kuu fudaydiyo wllo

  • @maandeeqair5656
    @maandeeqair5656 4 ปีที่แล้ว +40

    Thanks our best best best teacher l have never seen aperson like you thank you so much

  • @ayuushmahamuud5435
    @ayuushmahamuud5435 4 ปีที่แล้ว +94

    Asc dhamaan waan idin salaamay walalayaal maanta waxaan nasiib uyeeshtay inaa qofki ugu horeeyay noqdo waxaan idin kacod sanaaya inaa like isaartaan

    • @z1_certz228
      @z1_certz228 4 ปีที่แล้ว +1

      Mxaa kafaideee cajiib

    • @sumayoomar4583
      @sumayoomar4583 4 ปีที่แล้ว

      Mala yacniga iska dhaf videowga ka fa ideso

  • @abdirahmanhudefi4888
    @abdirahmanhudefi4888 4 ปีที่แล้ว +6

    i will do inshaa allah to achieve my goal
    never give up thank you wall ayub yosuf sakin jazaaka allahu khayr

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 4 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaad ayuub waxan ku soo biiray channelka 2017 ama 16kii makala saari karo
    Waxaan samayn jiray markay wax akhrish iyo mudaakirayn noqoto talooyinkii aad na siin jirtay Alxamdulilaah laga soo bilaabo barigaa illaa hadda oon heer jamacadeed galay wlhi ilaahay wuu ila garab qabtay in aan u galo class-kayga kaalinta 1aad Alxamdulilaah Alxamdulilaah
    Ilaahay baa mahadaa leh mar labaadna Ustaad Qaaliya Ayuub Yuusuf Sakiin Allaah haku xifdiyo ustaad

  • @Mohamed-nj8xd
    @Mohamed-nj8xd 4 ปีที่แล้ว +9

    Sxp maalmahaani waad mashquushaY ayaan umaleenaa ugu yaraan bil kumana arkin

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 4 ปีที่แล้ว +13

    Welcome back ustad waan kusugaynay dhamanten jazakaAllah

  • @hanadayibdiiriye4599
    @hanadayibdiiriye4599 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah maclin ayuub maclin an aad ugu farxo wanadisa. Wlhi 10minut ka hor ayaan eegay page kaaga si aan u arko muuqal cusub. جزاك الله خيرا أستاذ

  • @raxmaahmed5812
    @raxmaahmed5812 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah tabarakalah waan ka faa iiday dhiirigalinta iyo casharada nololsha iyo kuwa wax barshada wllkay il xun kuma aragto caqliga alle haku barakeyo iyo cilmiga

  • @enjoyyourtime8437
    @enjoyyourtime8437 4 ปีที่แล้ว +7

    Waan ku xiisnaay ayuub Allaha aadin xafido aadiga iyo matantadaa noloshaa One I Love

  • @HoryaalAcademy1
    @HoryaalAcademy1 4 ปีที่แล้ว +7

    Aad baad umahdsantahy wll Ayuub yusuf sakiin.alle cilmiga hakuu barakeeyo🙏❤🤲🤲

  • @ayaanomarali8910
    @ayaanomarali8910 4 ปีที่แล้ว +7

    Allaha ku Sharfo ustd Ayuub 🥰❤🙏🏼

  • @faysalbakaal
    @faysalbakaal 4 ปีที่แล้ว +8

    Thanks Ayuub Yuusuf sakiin very helpfull video in my life.

  • @hiboaxmed8440
    @hiboaxmed8440 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah
    Ilahay khyr badan haku siiyo
    Walhi waanu u baahnayn casharadatan oo kale qalbiga ayaan kaaga ducaynay afka ka hor😊

  • @suleymaansalah7677
    @suleymaansalah7677 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc UsTaad waN Ku SalaaMay Runtii walagU XiiseY Alle Ha Ku Sharfo 🙏🏻

  • @abdinasira2778
    @abdinasira2778 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ayuub wlhi waqti aan ubahnaa ayaad ilatalisay shukran ustadii

  • @abdifatahahmed9380
    @abdifatahahmed9380 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Jazakallah kheyr walal khali ah hore usoco waligaa big brother full Respect 🙏👍. Mahadsanit inbadan

  • @ilhanyonismohamed2505
    @ilhanyonismohamed2505 3 ปีที่แล้ว +2

    thanks ustaad kheyr Allah ku siiyo🙏

  • @hawajama2500
    @hawajama2500 4 ปีที่แล้ว

    Walaikum salama ustada ayub Yusuf sakiin, mansha Allah waan ku faraxsanay video aad mantay nala wadagtay ustaad 👏👏👏👏

  • @abuukaraxmed8289
    @abuukaraxmed8289 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah macalikega aan ku faano waxaa fiican ayaa noo soo gudbisay thank alot

  • @asiyaayman6872
    @asiyaayman6872 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wll ayub wax akhriska wan jeclahey mahaysan waxtalo ah thank you prother

  • @dahirsharifabdi9446
    @dahirsharifabdi9446 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ustad ayub Allah haku xafido 🤲

  • @bilaniitaquenahmed1481
    @bilaniitaquenahmed1481 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxaad thy macalinka aduunka macalinka ardayda soomaliyeed waxad thy dhiiragaliyaha ardayda waxaad thy lataliyada qaas u ah ardayda markasta an diyad jaba adiga ku dawadaa kadibna wan farxaa waana guuleestaa macalinkaygii baad thy allaha waxaad kaga bar yaa cimri dheer cimado suuban ardayad aad dhiira galisay ban ahay macalinka aduunka baad thy aad ban ku salamaya macalin ardayga in an ahay aminsanahay nolaw farxad ku nolaw iyo xaagkaa ama macalimadaydii waan idin jeclahay❤❤

  • @nuurahaashi3943
    @nuurahaashi3943 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah tabarakalah Wallo jazakalahu khyr markasta wax fiican oo guul lagu gabadhii Ayaad noo faidaysaa waad ku mahadsantahay inbadan alle haku xafido inbadan 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🥰🥰🥰

  • @maryanmohamedhussien2128
    @maryanmohamedhussien2128 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh the best teacher alle haka Baal siyo gushaad nala jeceshay markasta alle hakuxifdiyo aakhiro aduunkaba janatu firdowsa alle haku geeyo insha allh horey usco macalin Ayuub Ÿûśüf Sakin Macalinka Guusha 🌹

  • @abdulahihusein1054
    @abdulahihusein1054 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah teacher waa qodobo wanagsan oay kafaiden dhamaan funskaga oon aniga ugu horeeyo keep going ustaad

  • @mohaaskar6870
    @mohaaskar6870 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ayuub runtii aad baan ugu farxay soo celinta casharadii iyo hagidaada

  • @fikirsameofficial1320
    @fikirsameofficial1320 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks teacher ayoub yousuf sakiin

  • @cabdikaafiaweys9177
    @cabdikaafiaweys9177 4 ปีที่แล้ว +4

    You are my best teacher and also you are best Role model 👑😍🙏❤

  • @fardosaali990
    @fardosaali990 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ayuub waxan rajayna in aad inoo sii wado si aan u sii faaidaysano jazakallahu kheyr

  • @hana-kr8gl
    @hana-kr8gl 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank you Ayub, aad ba ugu helay fakiradahan.

  • @ibrahimabdullahi7268
    @ibrahimabdullahi7268 4 ปีที่แล้ว +3

    Thanks indeed ustad Ayub 🙏

  • @mahrudiinchannel6900
    @mahrudiinchannel6900 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah waa fikrad heer sare ah gadaal ha fiirin ee hortaada fiiri don't see your back or behind go forward ayuu yuusuf sakiin

  • @bahjomursal2793
    @bahjomursal2793 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ustaaad raxmaanku hku xifdyo🙏❣🌹

  • @shukrimusetalentchannel2457
    @shukrimusetalentchannel2457 4 ปีที่แล้ว +1

    Woow Maansha Allaah Ustad Waan Kaa Faa'iidaa Mar Kaste Mahadsanid

  • @cilmicumarcilmi88
    @cilmicumarcilmi88 4 ปีที่แล้ว +11

    Mashalah ustaad mahadsanid
    Jasakalah hore u soco 🥰
    Waxanahy qofki 3 e dawada

  • @queenisraa2697
    @queenisraa2697 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid mudane macalin ajar allah haku siiyo

  • @ayanothman4963
    @ayanothman4963 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah waa nidaam wanaagsan. Shukran akhii

  • @yaasmiincabdilaahi1257
    @yaasmiincabdilaahi1257 4 ปีที่แล้ว

    Thanks teaacher ayuub illahay haku barakeeyo cilmigaaga iyo caqligaaga

  • @caishaahmed7889
    @caishaahmed7889 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah
    Mahadsanid ustad ayub

  • @asiaaar5002
    @asiaaar5002 4 ปีที่แล้ว +46

    Hadda ayaaba imtixaan i sugayaa waa Ballan inaan 5taas qodob raaco
    Insha Allah
    Mahadsanid Ayuub

  • @mumtaztacaashaqa5596
    @mumtaztacaashaqa5596 4 ปีที่แล้ว

    Marka eegay casharadada guuuul ayan noloshyda alle kasokow ada ifahansiiyey shukran my dear teacher ❤👏

  • @raxmomaxamed9104
    @raxmomaxamed9104 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wall yuusuf

  • @ahmedibrahim366
    @ahmedibrahim366 4 ปีที่แล้ว +6

    Full and respect teacher

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s 4 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah
    جزاك الله خيرا

  • @saharla3422
    @saharla3422 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku xafido alle haku siiyo wax kasta ood aduunka ugu jeceshahy ilhaay cimriga hakuu barakeeyo❤

  • @bintibraahim7343
    @bintibraahim7343 4 ปีที่แล้ว

    Maclin Ayuub
    Wax badan baan kaa faaiidey
    Waana tijaabiyey waana ku guulaystey
    Waana kuu duceeya ilaahay haku hifdiyo🥰🥰

  • @zakidfarah5752
    @zakidfarah5752 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaaal qaalia ayuub yuusuf sakiin
    Illahay amarki mudo labo sanno ah wanba kugu xidhna ustaad👏

  • @boqoradaadunka8622
    @boqoradaadunka8622 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh jazzakallh qeer ayuub

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 ปีที่แล้ว +5

    Thank you my role model Ayuub 🥰🙏💯

  • @iftiinbaahiye1883
    @iftiinbaahiye1883 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ustaadi aad baad noogu faaiideeysay mahadsanid

  • @siidcalicabdishiikh3361
    @siidcalicabdishiikh3361 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad qaali ah ayuub yuusuf sakiin

  • @raaqiyamohamud9331
    @raaqiyamohamud9331 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a mahadsnid ustadii aad ayan kugu xisnay wlhi ino so badi videoydada kama xiso dhacno 🙏🙏🙏

  • @umusaleman3066
    @umusaleman3066 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah khayr Lowkusii

  • @HamzaHaaji
    @HamzaHaaji 4 ปีที่แล้ว +6

    Ustaad welcome back😍

  • @qadraabdi5077
    @qadraabdi5077 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid marwalba ustaad.

  • @cabdulqadirdaahirmohammed2631
    @cabdulqadirdaahirmohammed2631 ปีที่แล้ว

    Thanks UStaad🙏❤

  • @maxamedadam6638
    @maxamedadam6638 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad ayuub

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalin Ayuub hal hal mar miyaan u aqrinaa Mise mid WALBA waqti Badan Ayaan aqrinaa❤❣️

  • @Asmaamohamed-zt5ll
    @Asmaamohamed-zt5ll 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad .

  • @raxmayaaziin693
    @raxmayaaziin693 4 ปีที่แล้ว

    shukran shukran
    Allah haku krameyo ustaad

  • @asmaomarali216
    @asmaomarali216 4 ปีที่แล้ว

    Thanks ustdaad ayuub Yusuf sakiin

  • @munomohamed6210
    @munomohamed6210 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallaah Ustaaad yuusuf sakiin

  • @zhugriahmad1837
    @zhugriahmad1837 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا خير جزاءه ياملمي أيوب يوسف سكين شكرا شكراشكرا👍👋🙏🤝

  • @abdihamiidkashka7580
    @abdihamiidkashka7580 4 ปีที่แล้ว +3

    Respect keeep forward our teacher

  • @munadaahir4952
    @munadaahir4952 4 ปีที่แล้ว +5

    Thank you so much ❤️ my teacher

  • @tasnimkulle
    @tasnimkulle 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad ayuub

  • @aminzaaro6713
    @aminzaaro6713 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro Ayup Yusuf
    Bro Nashiiida aaad barnamishka ku furatır Magaceda ma helikaraa bro😊🙏🏾

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalin Ayuub Waan kuu xiisay Runtii ❤☝️

  • @ubahaliofficiall9930
    @ubahaliofficiall9930 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah macalinkayga waxan qata taladada adiganah waxad sabab utahay guushayda 😋 insha Allah sidan rabo haday ii noqoto waxan ku siinaya abaalmarin Allah haku xafido macalin

  • @hawaabdalla4265
    @hawaabdalla4265 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh waa muql cajiba thanks ayuub

  • @dhirigaliyeofficial1290
    @dhirigaliyeofficial1290 4 ปีที่แล้ว

    Ayub run ahaantii wxd thy macalinkayga kowad mar walba wn dhagaysta videoyadada wnd ku mahadsan thy sida qrx bdn eed nolosha iifahansisay thanks teacher nolaw

  • @saabiriinxuseen9800
    @saabiriinxuseen9800 2 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid ustaadii ilahey hakubarakeyo waxbadan kabartay alx wali wanwadàa

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 4 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaahu khayr waxaad isoo kordhisay aqoon iga dhinayd insha allah 5 talaabo ayaan raacayaa Ayuub ilahay khayr haku siiyo

  • @mohaazaasa8409
    @mohaazaasa8409 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid macalin ayuub

  • @dekaways1252
    @dekaways1252 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ayuub alle raali hakaanoqdo ❤️

  • @aadanmaxamed1847
    @aadanmaxamed1847 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad Ayuub waad ku mahaddantahay sida aad noo garab taagantahay waqti walbo .

  • @aaminoxasanyuusuf9587
    @aaminoxasanyuusuf9587 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh ustd ayuub mahdsand

  • @munomustaf6239
    @munomustaf6239 4 ปีที่แล้ว

    Ma.h wall mahadsanid aniga oo ah ardayad wax baraneysa waxad isisey deganai tan ama qawabka an ku dhaqaqilaha ilah ha ku xifdiyo🤲🤲🤲🤲

  • @maxamadxersi3467
    @maxamadxersi3467 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalim ayuud yuusuf sakiin

  • @shukriali5152
    @shukriali5152 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah thanks wllo

  • @user-lp1us3uv7p
    @user-lp1us3uv7p 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa,Allah mahadsanid wll

  • @abdiazizmohamed1334
    @abdiazizmohamed1334 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @zahradaahir7845
    @zahradaahir7845 4 ปีที่แล้ว

    Ayuub Ilaahey haku dayo Ha wan cfmd qabaa haa wan ku tageraa waxan rabaa inan ahaado ardayga kowad waxan rabaa inan 📖 sxb kadhigto

  • @maxamedsaalax5121
    @maxamedsaalax5121 4 ปีที่แล้ว +2

    Mhdsanid ustaad hada waxayna kusoo aaday fikradaan quruxda bdn xili aan galaayo exam online in university
    Mhdsanid ustaad waad icaawisay sida caadada aheed oo aad iicaawin jirtay mhdsanid ustaad

  • @braveheart4280
    @braveheart4280 4 ปีที่แล้ว

    maasha Alllah Ayuub Sakiin

  • @halimamohamed7213
    @halimamohamed7213 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ayuub walaal

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed1254 4 ปีที่แล้ว

    Macalin ayuub sakiin video walba aad soo galiso wan ku farxaa runtii nolosheena kaalin wayn ayaad ka qaadatay kun jeer mahadsanid hadaan ku dhahno xitaa kuuma mahadcelin karno.!

  • @samiomoha8789
    @samiomoha8789 4 ปีที่แล้ว

    Thanks ayuub yusuf sakiiin waxle noo fa'idaysay

  • @juweriamohammed1271
    @juweriamohammed1271 ปีที่แล้ว

    Mashallh wll ayuub ,, Thanks my brother

  • @abdulmajidsultan7631
    @abdulmajidsultan7631 4 ปีที่แล้ว

    Shukran Ustaad.

  • @naima1045
    @naima1045 4 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad

  • @husseinabdullahi5728
    @husseinabdullahi5728 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad ayuub sakiin mahadi hakaa gaadho anagana allah hanoo fududeeyo inaan dabaqno.

  • @ironlady4946
    @ironlady4946 4 ปีที่แล้ว +2

    Thank you so much Ayub yusuf sakin

  • @muuzebiixi8518
    @muuzebiixi8518 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll kay ayuub ale haku xafido waligay waan ubaahnaa dhirigalintaa♢♢mahdsanid guul wcn insha allah 😊

  • @abdisalanofficial6953
    @abdisalanofficial6953 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad