Miraha heesta waxa lahaa Axmed saleeban bidde Riwaayadii Alle aamin Ma iisho Codka Maandeeq Ft MS Tubeec Horraanti Lixdameeyadi 1964kii alla yaraxma tubeec iyo maandeeq abwaankana alle cimriga iyo caqliga ha u barakeeyo 23/1/2023
Waxaa kale oo heestan qaaday markii ugu horaysay sidaan filayo Saynab X. Cali - Baxsan iyo Maxamed Yusuf oo metelay ruwaayadda Alla Aamin Ma iisho markii ugu horaysay ee ay soo baxday.
Gacmo waa talantaali Tamartoodu ileene Hadaad ii tuhmayso Taagay maan hamranaynee Bayd noocaas ayaa heesta hore ku jiray oo wada qaadayeen maxamed yuusub iyi baxsan waxaan haya cajilad cassette ah oo ay kuwasa heesayaan
Sidaan Maqlay heestani waxay ku jirtay Ruwaayaddii " Alla Aamin Ma Iisho" ee uu lahaa Axmed Saleban Bide oo soo baxday horraantii LIXDAMAADKII 1962-1964.
Miraha heestan waxaa leh Ahmed Saleebaaan bidde Riwaayadu waa alle aamin ma iisho codadka waa maandeeq ft ms tubeec horaa tii lixdameeyadii 1964 kii MAANDEEQ "niyow taaha ku raagay Ee tabaalada sheegay Hadaad cahaqa la tiicday Talo waa tan Illaahe In la ii Talinaayo Taa miyaanad ogayn" MS TUBEEC "Ifku waa taalantaali Ruuxbaa maalin tashaye Haddan taabka ku haysto Amba kaama tageene Tooga waa ma guraane Maad ka toosisid mesha"
Allow Tubeec u naxariiso Caawana mama khadra baxdaye u naxariiso Maandeeq❤legendskii waa tagayaan😭
Qiiro xasuuus. Isoo duceeya wll waxa jira wel wel saaa,I'd ah oo ihaya aniga waxa ahay wiil dhalinyaro ah oo dugsi sare ku jira oo suagaya musqtaqbal if aya isoo duceeya wll inuu wel welkaasi. Idayo heestan saameyn any ku leedhy naftyada taarikhda /29/11/2024 {saacada 9:45 } waqti xasuuslrh iminka maandeq wxay jogtaa hargaysa iyadoo caafimaad qaabta fananadu
Ilahay hamigaaga hakuu rumeeyo
Allow unaxariiso maxamed saleban tuceeb fadumo abdulahi kaahin maan deeqna allow cimriga ubarakeey
Erayadii Abwaan A S BIDDE
Laxankii Mohamed C Ilbir AHUN
Luuqdii TUBEEC AHUN iyo maandeeq
Ifku waa talantaali ruuxba maalin-ka tagaye talana waa lama-hurrane rabaw topbiyaha nagu hagaaji Adoo nootudhaya Ebbaw nin-tabaleysan Adaa taagerri-karra xasusiyo waayaha Aduun 30/12/2023 habenkii ugu dambeysey sanad Hawlo Aduun ku Gadaamnaye Bulshada
Yaa Salaam. Maxamed Cige Ilbir ninka heestan macaan laxameeyay si kale haddaan idiin baro waa Fannaanadda NADIIRA NAYRUUS Aabbaheed.
What a amazing song.
Abwaan Ahmed saleebaan bide,habeenkuu heestaas samaynayey xamar gaar ahaan xaafada,Hawl-wadaag baanu kuwada qayilaynay waayo waayo.
Still listining 14/05/2024.🎻🔥
Beenweynidaa 1964 kii miyaaad jirtey
@@khalidjiheeye3809 iska macnawi baan ahaa.kk
Waligay intaan laxan arkaayay mid lamida ma arag hayaaay ❤❤❤❤❤❤
Allahayoow unaxariiso ragii raga ahaa iyo gabdhihii gobta ahaaba
Laxanka iyo music dabacsan,
listening July 8 2024❤
Hees iyo badh iga dheh,Alla maxaa madaxya wayntii fanka berisamaadkii isugu tagtay jeestan.
A.S.bidde
Ilbir
Tubeec
Maandeeq
Cajiib inta dhimatay allah ha u naxariisto inta noolna cimri iyo caafimaad iyo cibaado suubban.
Geedi shaambow waan ku taageer sanahey, sida wanaagsan ee aad heesaha ugu dadaashey ayagoo macaanaa malab uga sii dhigtey
Mahadsanid wll dhiiri galin ayaan u qaadanayaa
Jaaliyadii Abu Dhabi
Baad ka joogtaa
@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
Hees wixii hees lagu yaqiinay oo dhan koobsatay allah ha u naxariisto maxamed saleebaan tubeec iyo laxamiistihii heesta laxameeyay maxamed cige "ilbir "
Cimri dheer iyo caafimaad taam ah ayaan u rajaynay sameeyaha midhaha heesta axmed saleebaan bide " iyo faadumo c/laahi maandeeq oo heesta wax ka qaaday
Waa riwaayadii "Alle aamin ma iinsho" oo alifey Axmed S Bidde. Waxa heestan markan qaadaya AHUN Maxamed Saleebaan Tubeec, iyo Faadumo Cabdilaahi Kaahin (Maandeeq) oo ku nool cariga ingiriiska.
Sxip labaduba way dhinteen.. abwaanka unba nool axmed saleban bide
@@mohamedsead3390maandeeq nololbaan ku ogaaye ma dhimatay iyaduna 😢😢😢
@@suldaanwarsame7762may dhiman maandeeq hargaysa ayayna degan tahay oo jaar baanu nahayba
Miraha heesta waxa lahaa Axmed saleeban bidde Riwaayadii Alle aamin Ma iisho Codka Maandeeq Ft MS Tubeec
Horraanti Lixdameeyadi 1964kii alla yaraxma tubeec iyo maandeeq abwaankana alle cimriga iyo caqliga ha u barakeeyo 23/1/2023
Maandeeq way nooshay
Waxaa kale oo heestan qaaday markii ugu horaysay sidaan filayo Saynab X. Cali - Baxsan iyo Maxamed Yusuf oo metelay ruwaayadda Alla Aamin Ma iisho markii ugu horaysay ee ay soo baxday.
wan kaa diiday Tubeec iyo Maandeeq aaleh Orijinalkeeda waaba tana mahanoo
@@maxamedxasan9882 Isagaa kaa saxan kuluc iyo baxsan ayaa markii hore wada QAADAY
@@maxamedxasan9882 Mya sxp Original waxa leh Aun maxamed Yusuf iyo Aun baxsan 1964 marki dambe ee riwaayada wadanka la wareejinayey 1970aadki ayey ku caanbaxen maandeeq iyo tubeec waana codkan imika
Waa runtaa originally heestu waa saynab x cabdlihi baxsan iyi maxamed yuusuf areyadu waa ka duwayihiin sidan waliba baydadka maxamed yusuf oo 3 bayd ahaa lakiin qaafiyada heesta iyo hab dhaceeduba waa isku imid ilaa markii tubeec soo cusboonaiiyey
Wah waaaah ahmed saleban bide ereyada caadi ma ahan waxkale
Maya adeer. Faaduma C/laahi Kaahin (Maandeeq) wey nooshahay, cimriga Allaha u barakeeyee.
Midhahan cajiibka ah ee Culan waxa inoo reebay Abwaan Axmed saleebaan bide.
Waxa inoo soo talaabiyay dhuumahii tolmoonaa e Faadumo Cabdilaahi maandeeq iyo maxamed saleebaan Tubeec AUN
Hadraawi ayaan moodaayey midhanan ,,
Axmed saleman bidde cimriga allha ubarkeyo
laxankani waa duni kale alle u naxaristo ilbir
Toogo maaha ee waa TOOKO : oo ah markaagii ama markaygii .
Calaashan abaal markaaga ii dhigo.
Waan kuslamay saxiib nio malahelayaa iyadoo kaban macaan ah oo faseexa
@@ApOmar-gf2cg waan kaa qaaday sxb
May ayaan filayaa sxb oo amba inbadan ayaan doonay.
#Hezkan Waa Hezka Aan Ugu Jecelhy MANDEEQ!!💯💞❤💞❤💞
❤❤💯❤❤💯❤❤
Eesh calaa hees❤
Mirqaanka iyadaa ii saxday maanta heestan😂
Legend sidookale xiliyada kala miiranka waliba 😂
Hees wax ku ool ah❤❤❤
2024 Abwaan Ahmed saleeban bide cimriga raag ❤️
2024 lama gaadhin
@@jonasmk8231waala gaadhey
Heestan waxa lahaa axmad saleban bide sanadu waa 1962 goobto waa hargaysa
IN LA II TALIHAAYOO....
TAA MIYAANAD OGEYNBA...?
Sidaas ayaa sax ah...
Gacmo waa talantaali
Tamartoodu ileene
Hadaad ii tuhmayso
Taagay maan hamranaynee
Bayd noocaas ayaa heesta hore ku jiray oo wada qaadayeen maxamed yuusub iyi baxsan waxaan haya cajilad cassette ah oo ay kuwasa heesayaan
Beydkasas waan ubaahnayn qoraalkiisa saaxib thanks
Xasuuus heestan dooxada nugaal anoo geel kuhaya dhagaysan jiray ayadooo kolkaas gu iyo dayrba la waayay dabayl darina dhacayso biya la aana intaas noo dheertahay biyahii nugaal eed eedacarta ahaan NAFTA kusasaybayna si aanu dhuunta ugu qoyno aduun maantana garowe Joogaa😢😂❤
Waa tabaalo Aduune
Rabi haynala tiirsho 🥲
Mirihii a.s.bide laxankii m.cige ilbir codka maandeeq iyo m.s.tubeec
Axyaa laxan iyo midho iyo luuqba fro god🎉
Sidaan Maqlay heestani waxay ku jirtay Ruwaayaddii " Alla Aamin Ma Iisho" ee uu lahaa Axmed Saleban Bide oo soo baxday horraantii LIXDAMAADKII 1962-1964.
Waah waah
Ereyada toogo io taamilo micnahoda ii faaideya😊
Waa rubuc iyo faladh
Toogo=wanaag tarid
Taamilo=wax ku qaadasho,
Taamilo :tusaale weeyi
Toogo:markaaga
Toogo ma aha ee waa Tooko= markaada, Kalkaada
Ruwaayadii Alla aamin ma iisho 1964 ee uu curiyay Abuwaan Axmed saleebaan bidde ilaahay cimriga ha u dheereeyee.
Erayadi axmed saleeban bude iyo luuqdi maxamed slbn tbc iyo maandeq
Heesi waa laxan!
❤❤❤❤❤❤axya heeso
Ilove you tubeec ❤❤❤❤❤ ilahaw u naxariiso
Shaqo wacan Geedi Shaambow sida aad erayada u qortay. Dad yar baa erayadaas garan kara xilligan uu sii bukoonayo afka Soomaligu.Mahadsanid
Adaa sxb
Hees iyo bar waye
Waberi Mogadishu 19th of MAY 2024
Kooxdii riwaayada cadan ka dhigtay oo markay cadan u anbabaxayeen la xafid siiyey tubeec iyo maandeeq ayaa ay hogaaminayeen halka wadanka gudihiisa ay riwaayada u heesayeen maxamed yuusuf iyo baxsan 1964 kii markii danbe ee 1977 waxa riwaayada dhigaayey maxamed yuusuf iyo baxsan origanal waa maxamed yuusuf iyo baxsan.
Heestan qalcadda faadumo c/lahi kaahin, ayaan aad uula dhacey. Waxaanan u aqaan sawta raxmada xiligeedii.
Taamilo. Waayo aragnimo
waad ugu talo gashay kolay walale😢
Waxaan away sadaamcali heestaan xusuus badan ayeey iguleedahay
Asaxn hees
Ninkan caashu taabay
Utalaabo u diiday
Waxan uu tabanayoo
Caadiga u saari waayey
Inta aad jar ka tuurtay
Sow j
waa 1964kii riwaaydda alla aamin ma iisho markii hargeysa laga dhigay wax heesta qaaday maxamed yuusuf iyo baxsan, isla 1964kii ayaa cadan laga dhigay naadigii soomaalida ee macalla ,wax dhigay oo heesta wada qaaday maxamed saleebaan iyo maandeeq, taasaana markii ay soo noqdeen radio hargeysa lagu duubay. waxa dib looga dhigay golaha madaadalad muqdisho 1974kii waxa haddana dhigay heestana qaaday kuwii hore, maxamed yuusuf iyo baxsan.
ifku waa talantaali ruuxba maalin tashaaye ❤❤❤
Ninkan caashaqu taabay
uu talaabo u diiday
Wuxuu tabanaayo
Adiguu tari laaye💔
❤
Heestan music haloo cusayb halaga dhigo
sidan Yaa uqaadi karaa
waayo waayo xasuus gaar ah
😮
🎉
Ninyaw caashaq kuraagay ee tabaalada sheegtay
Hadaad caashaq la tiicday talo ta ilaahe
In la ii talinaayo taa miyaanad ogaynba
Maandeeq miyeey dhimatey ?nolol iyo london baa ku ogaa?
Way nooshay waxay degantay Hargsysa iyo London
@jonasmk8231 way dhimatay sxip ahun
@@mohamedsead3390 goorma 2020 aaakhirkiisa wy noolayd ee
@@mohamedsead3390dhimo adiga horteeda🤔😏adduun iyo aakhiroba Allah ha u naxariisto lkn london ayey dagantahy aydoo sheikhad ah 😍
@@ubeydyarre757 nio aduun War uma haysid dhakhtarka aan kashaqeeyo ayayba ku dhimate oo mudo talye... 2023 bilawgiisii
KAQORAAL KA SODHIGAYOOW DALBUU AF SOOMALIGU KAA LEYAHAY SAX AF SOOMAALIGA WAA SOO QORAHA
😂
Miraha heestan waxaa leh Ahmed Saleebaaan bidde Riwaayadu waa alle aamin ma iisho codadka waa maandeeq ft ms tubeec horaa tii lixdameeyadii 1964 kii
MAANDEEQ
"niyow taaha ku raagay
Ee tabaalada sheegay
Hadaad cahaqa la tiicday
Talo waa tan Illaahe
In la ii Talinaayo
Taa miyaanad ogayn"
MS TUBEEC
"Ifku waa taalantaali
Ruuxbaa maalin tashaye
Haddan taabka ku haysto
Amba kaama tageene
Tooga waa ma guraane
Maad ka toosisid mesha"
Laxanka saaran Kabanka, asaga yaaba qaadaya heesta.
Cajiib Cajiib?
Ninkaan caashaqu taabay,
Uu tallaaho u diiday,
Waxaan uu tabanaayo,
Adigow tari laaye,
Inta aad jar ka tuurtay
Sow u maad tudhi waayin.