ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Hadii ninka maagtiisa uu furo marqaatina aan la heeyn......

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2022
  • hadii ninka naagtiisa uu dhaho waa ku furay mar labaad uu dhaho inta soo ceshto misana mar sedaxaad uu furo maxkamad la tago ninkana uu ku dbaarto jn uusan furin gabadhana cadedyso in uu sedax jeer furay maxkamadu waxeeu qaadan doontaa ninka warkiisa balse gabadha uma badannaana in ay ninka iskudhiibto yacnii weey diideysaa biil na kuma lahan hadii uu dhintana asaay uma qaadeyso ilaaheeyhorteesa ayeey na cadaad fiican ku heli doontaa.
    waxa sidaa loo yeelayo waa in la xoojiyaa warka ninka in gabdhaha qaar aysan kufududaan maxkamad iyo igu.a xirna

ความคิดเห็น •