Shey Mire Dacar Heestii | Bishaaradii Naftayday | Hees Kaban Xul ah With Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 85

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 10 วันที่ผ่านมา +5

    0:35 Bishaaraddii Naftaydaay
    0:40 Bugta waxaan kusoo maray
    0:44 Batalaalihii Oo
    0:48 Boodhari Ku Aasnaa
    0:56 ILaa buurtii daallood
    1:01 Booramiyo Hadaaftimo
    1:05 Ceergaabo iyo Badhan
    1:09 Belladaddii Kalgacalada
    1:17 Iyadoo Barwaaqo ah
    1:22 Biyuhuna qulqulayaan
    1:25 Balliyaduna Buuxaan
    1:28 Soo booqday Awggaa
    1:34 Sidadaan ahay bukaan socod
    1:37 Markii Baanta Lays yidhi
    1:41 Billaneey La'aantaa
    1:44 Lay baxnaanin kari waa
    1:50 Bini 'aadam baad Tahay
    1:54 Bashar kula midaan ahay
    1:58 Aa Bini aadam baad Tahay
    2:03 Bashar kula midaan ahay
    2:08 Naf kuu baahan baan ee
    2:12 Barbarkaaga ILa qabbo
    2:21 Bini aadam baad Tahay
    2:24 Bashar kula midaan ahay
    2:38 Naf kuu baahan baan ee
    2:42 Barbarkaaga ILa qabbo.
    ------------------------------
    3:32 Bishaaraddii Naftaydaay
    3:37 Ballan aan axdiyoo Gallay
    3:42 Weligay ma beenayn
    3:45 Kuma Labba Boglayn ruux
    3:53 Belbelka iyo naartani
    3:57 Bixisadan Ku haysiyo
    4:02 Waa maxay badwayntani
    4:05 IYO Baaxad Soorruhu
    4:14 Ku boqraye ha baayicin
    4:18 Hayska Dhigin biraan Jabbin
    4:21 Buur aan La marri Karrin
    4:24 Beenna hayska Dhaadhicin
    4:30 Baxsantaan JecLaayeey
    4:33 Baaddiyoobay Awggaaa
    4:38 I Badbaadi maantaad
    4:41 Siddii Baal I siddataa
    4:46 Bini aadam baad Tahay
    4:51 Bashar kula midaan ahay
    4:54 Aa Bini aadam baad Tahay
    4:59 Bashar kula midaan ahay
    5:03 Naf kuu baahan baan ee
    5:08 Barbarkaaga ILa qabbo
    5:18 Bini aadam baad Tahay
    5:21 Bashar kula midaan ahay
    5:26 Naf kuu baahan baan ee
    5:30 Barbarkaaga ILa qabbo
    #WQCabdisalaanqaarey.TH-cam.com

  • @ahmedahmed-e6r
    @ahmedahmed-e6r 3 หลายเดือนก่อน +51

    hestan qalbiga ayay tabanaysa runti like me inta dawanayso please

  • @abdiqaniismaciil2414
    @abdiqaniismaciil2414 2 หลายเดือนก่อน +29

    Wa haben khamiza sacaduna 12:03 tarikhdi 01/8/2024ban sobaqday nafkubahan ban ahe barbartada ila qabo😭💔👏

    • @DeeqaXuseen-f2e
      @DeeqaXuseen-f2e หลายเดือนก่อน

      😢😢 sorry 😞

    • @HmazeSaka
      @HmazeSaka หลายเดือนก่อน

      Sorry sxp mcn 😭🙏

  • @mohamedadawe5866
    @mohamedadawe5866 หลายเดือนก่อน +11

    9/9/2024 hadii aad halkan timado fadlan liketa ii sar si aan uso xasusto ugu yaraan

  • @abdirihmaanjuniorfred47
    @abdirihmaanjuniorfred47 3 หลายเดือนก่อน +13

    Shay mire dacar ilhy naxariistii jno hka waraabiyo axsan fanaaan

  • @mohaaeuropeo3302
    @mohaaeuropeo3302 2 หลายเดือนก่อน +4

    🎉🎉🎉Heeso waaa Heesihii hore waleeee😮😮😮

  • @najmacadeey182
    @najmacadeey182 2 หลายเดือนก่อน +18

    Shay mire Dacaar Alahyaraxma 😢😊

  • @SundusNadiif
    @SundusNadiif 2 หลายเดือนก่อน +6

    fanaankan ma dhintay❤❤😢😢

    • @AnuuPpe-w8c
      @AnuuPpe-w8c หลายเดือนก่อน

      Haa alle haw nxristo

  • @KhaalidAbdirahman-y2w
    @KhaalidAbdirahman-y2w หลายเดือนก่อน +8

    Still I watching 2024 September 17😮

  • @mohaaeuropeo3302
    @mohaaeuropeo3302 2 หลายเดือนก่อน +4

    Qaraami weligeey baan Dhageysan jiray Fanaan Qaran
    Sheey Mire Dacar
    Allow Naxariistii Jano kusii💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Xusuus maalin Khamiis soo galayso 07:30 15/08/2024🔥🔥🔥🔥🔥🔥

    • @waadistudio3782
      @waadistudio3782 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin zxb anne wxan dhageysanaya habeen sabti so galayo 00:13 17/08/2024 Dalka Uganda🇺🇬 casimadisa Kampala😢

  • @teakook6520
    @teakook6520 หลายเดือนก่อน +1

    Ha iska dhigin biran jabin Ismailoww😊😢❤

  • @Xariir77
    @Xariir77 21 วันที่ผ่านมา

    Waa habeen sabti so galyso bishuna thy 28.9 24🎉😮 waxban tabsyaa

  • @KawsarIsmaaciil
    @KawsarIsmaaciil 6 วันที่ผ่านมา +1

    10/10/ 2024 Galab 60:05 so booqsho✋😊

  • @SamiraAbdi-zn9ph
    @SamiraAbdi-zn9ph 29 วันที่ผ่านมา +2

    2024 bishi 9 19 ban dhagesanaya lkn 2008 ban jeclaa xasuus ban gala markan maqlo ano dhalinyaro ah ban dhagesan jiray o xirir jacel leh o noloshu imacantahay sxbo wanagsan leh nolol wacan hesto lkn mantay noloshayda wax badan ba iska badalay murug iyo farxadba wan ku arkay lkn heestan hadan maqlo ilmo iga imatato waqti tagay tiim 2008 rer galkacyo wa idin salamaya hada imaqlaysan😢😢😊

  • @YuukeOsmaan-j8y
    @YuukeOsmaan-j8y หลายเดือนก่อน +2

    Bini Aadaan Baad Taahay
    Bashar Kula Midaan Ahay
    Naf Kuu Baahan Baanee
    Bar Barkaaga ila Qawoo

  • @ClrisaaqAxmed-x8j
    @ClrisaaqAxmed-x8j 2 หลายเดือนก่อน +6

    03/08/2024 nafta ku maawelinayab12=20

  • @JuweriyaCismaan
    @JuweriyaCismaan 3 หลายเดือนก่อน +6

    Waawareey❤❤🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @XafsaOsman-z4r
    @XafsaOsman-z4r หลายเดือนก่อน +1

    Bini aadam baan ahy
    Bashar kula midaan ahay

  • @AyaanleAhmed-l1n
    @AyaanleAhmed-l1n หลายเดือนก่อน +2

    Caawa xanun saaid baan qalbiga kaderamaya heestana dhagesana

  • @Mursalhared
    @Mursalhared 2 หลายเดือนก่อน +2

    Legend ❤

  • @Shoocaar
    @Shoocaar 3 หลายเดือนก่อน +5

    Heestaaan xasus py iguleedahay waxbadan bndhagaystay

    • @ahmedahmed-e6r
      @ahmedahmed-e6r 3 หลายเดือนก่อน

      ana kulamid baan ahay zxp😊

  • @abdifatahomer6506
    @abdifatahomer6506 3 หลายเดือนก่อน +9

    Yaa dhagaysanayo 17/7/2024

  • @Ahmed-f8s7r
    @Ahmed-f8s7r หลายเดือนก่อน

    Best ❤

  • @SuhaybCumarmuuse
    @SuhaybCumarmuuse 2 หลายเดือนก่อน +6

    Xazuuz khamiis 8 .8.2024

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 19 วันที่ผ่านมา

    *Belbelkan iyo naartani*
    *Bixisan ku haysiyo*
    *Waa maxay bad wayntani?*

  • @NasraJama-k8x
    @NasraJama-k8x 28 วันที่ผ่านมา

    Heestan wax baa ku duugam😢

  • @adanhodhan9556
    @adanhodhan9556 8 วันที่ผ่านมา

    Am watching date thu 10-10_2024

  • @SakariyeQorane-v9i
    @SakariyeQorane-v9i 16 วันที่ผ่านมา +1

    Hees culus

  • @FaysalAbdullaahiali
    @FaysalAbdullaahiali 10 วันที่ผ่านมา

    8/10/2025 hadaii aad aragto like ii saar ❤❤❤❤❤

  • @nafisamahamed4559
    @nafisamahamed4559 2 หลายเดือนก่อน +23

    Have a good night sleep and sweet dream I 🙃🤣🤣🤣

    • @abdikanimohamodahmed9342
      @abdikanimohamodahmed9342 2 หลายเดือนก่อน +11

      What about Day dreaming? 😂

    • @ClrisaaqAxmed-x8j
      @ClrisaaqAxmed-x8j 2 หลายเดือนก่อน +4

      𝕒𝕡𝕒𝕪𝕠 𝕚𝕟𝕒 𝕤𝕖𝕖𝕩𝕚

    • @gacalomohamed4933
      @gacalomohamed4933 หลายเดือนก่อน +3

      Also you 😅

    • @sacdiaahmett-sx1gd
      @sacdiaahmett-sx1gd หลายเดือนก่อน

      Thank you 😅❤

    • @husseinyuufa8169
      @husseinyuufa8169 หลายเดือนก่อน

      Number kaaga what's app iisoo dir waan kaa helay sxby 😂

  • @AbokorAadan-bh2jp
    @AbokorAadan-bh2jp 3 หลายเดือนก่อน +4

    20/7/2024

  • @mucaadcarabo
    @mucaadcarabo หลายเดือนก่อน

    Still I am Whatching 2024 August 22 🥹

  • @JuweriaOsman-yz6gd
    @JuweriaOsman-yz6gd 2 หลายเดือนก่อน +4

    27/7/2024❤

  • @SulaymaadCabdifitaax
    @SulaymaadCabdifitaax 29 วันที่ผ่านมา

    Beena haskadhaadhicin😢

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 2 หลายเดือนก่อน

    Wow❤

  • @XamdicXamdicabdi
    @XamdicXamdicabdi 15 วันที่ผ่านมา

  • @Dayaxmaxamed-jn9od
    @Dayaxmaxamed-jn9od 2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤

  • @fatimaabdiqadir
    @fatimaabdiqadir 2 หลายเดือนก่อน +4

    2024 OUG 5

  • @MubaarakCabdi-vn2eb
    @MubaarakCabdi-vn2eb หลายเดือนก่อน +1

    Now 6:30 21-8-2024❤

  • @XasanTukri
    @XasanTukri 2 หลายเดือนก่อน +2

    um laba bugleyn ruux

  • @maxamedSaciid-d2o
    @maxamedSaciid-d2o 11 วันที่ผ่านมา

    Baliyabu buuxaan

  • @Hikmasheik
    @Hikmasheik 2 หลายเดือนก่อน +2

    23-July-2024 23:02 hrg

  • @SacdaXasan-z5g
    @SacdaXasan-z5g 3 หลายเดือนก่อน +4

    Maxamed mooge

  • @NasraJama-k8x
    @NasraJama-k8x 19 วันที่ผ่านมา

    Haaa 😢

  • @IsraBadal
    @IsraBadal 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤😢😢

  • @MawlidBadal
    @MawlidBadal 13 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😅😅😅😅

  • @adensaid4208
    @adensaid4208 17 วันที่ผ่านมา

    Bashara nafata

  • @UbaxAyanle-b7r
    @UbaxAyanle-b7r หลายเดือนก่อน

    ❤️😭

  • @AminoMohamed-be9pf
    @AminoMohamed-be9pf หลายเดือนก่อน

    2024😂

  • @cnaasirmuumin4549
    @cnaasirmuumin4549 หลายเดือนก่อน

    BARBarkaaga ila qabo❤❤

  • @fatimoadan6677
    @fatimoadan6677 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MubaarigMahamed-gb4lt
    @MubaarigMahamed-gb4lt หลายเดือนก่อน

    Weew

  • @suhaybdahirr3256
    @suhaybdahirr3256 หลายเดือนก่อน

    23/8/2024 12.40 pm

  • @MuuseMohamedSiciid
    @MuuseMohamedSiciid 2 หลายเดือนก่อน +2

    😅

  • @xafsacabdilaahi-wo2re
    @xafsacabdilaahi-wo2re 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @NasirNasey
    @NasirNasey 2 หลายเดือนก่อน +1

  • @awaesapdimose8519
    @awaesapdimose8519 หลายเดือนก่อน

    2024😂

  • @ExmanarovaExmanarova
    @ExmanarovaExmanarova หลายเดือนก่อน

    😂😂😂