MAR HADI XUUTIGA OO JABHAD AH ILA IYO HALSANO AY U TAAG LA,A YIHIIN QUWADIHI WAAWEYNAAYE CAALAMKA SOW BEEN MA NOQON AWOODI LEYSKU WAABSAN JIRAY . MA GARTAAN INEY NABADEY CEELKA KU RIDEEN QUWADAHAAS DIB USO CELIYAAN MA GARTAAN INEY TABARTODA GARTAAN.
Diyaarada soo tii aan arkeyney ilaa ay dhulka ku dhaceysey oo Markey dhacdey un ay gubatey hadii lasoo ridey ayadoo hawada ku jirta la arki lahaa ayadoo gubaneysa
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
Cadowga muslimiinta Allaha jabiyo. Aamiin, aamiin, aamiin.
Guul musliminta
Aragtidayda waxaan qabaa burburka srael inuu kujiro gacmaha dawlada cusub ee suuriya iyo xuutiyiinta falastiiniyiinta oo islajaanqaada mustaqbalka dhaw
الله اكبر
ولله العزة ولرسوله وللمؤمنين
Allahajibiyomunnaafi
Asc alla xamideeyo quliubta falastiiniyiinta
Asc
HBN
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
ASC BISHAR. YUHUDA. XARIR. LAHAA. WAR. KALANA. WAA. KAA. SUGEYNAA. SHEKEYE
Yuhuudu iyagoo dunida ku nool ayay cadaaban yihiin tii waynaydna way u laaban tahay
Ayaa carabta ka sumeeya maxamuud cabàas sidoo kale siisiga masar reer aala sacuud reer aala nahyaanka imaaràadka yuhuudiga morooko ka taliya iyo boqor cabadaha urdun ee yuhuudiyadu dhashay aabihii iyo awawgina basaasiin ahaayeen
Ma munaafaqiintà imaaraadka ayaa u dhaxeeyey yuhuuda iyo bishaar waayo kuwaasi ayaa ah basaasiinta dabadhilfka iyo.ayda yuhuuda
Yaab markii iyaga lasoo weeraro maxaa loogusoo hiiliyaa oo ay la cabaadaan ilaa hada muslinka la dagaalaya waa xuuti iyo falastiin carabta ceebtooda waa soo baxday awalba wax diracyo xiran ayay ahaayeen insha Allah ilaahey ayaa wax aan la aqoonin usoo diraya
MAR HADI XUUTIGA OO JABHAD AH ILA IYO HALSANO AY U TAAG LA,A YIHIIN QUWADIHI WAAWEYNAAYE CAALAMKA SOW BEEN MA NOQON AWOODI LEYSKU WAABSAN JIRAY .
MA GARTAAN INEY NABADEY CEELKA KU RIDEEN QUWADAHAAS DIB USO CELIYAAN
MA GARTAAN INEY TABARTODA GARTAAN.
Diyaarada soo tii aan arkeyney ilaa ay dhulka ku dhaceysey oo Markey dhacdey un ay gubatey hadii lasoo ridey ayadoo hawada ku jirta la arki lahaa ayadoo gubaneysa
Eedayn waxaa ka mida in shucaac lagu so riday ee gantaal maaha
Asc