Maansha Allah Illahay ayaa qawlka wanaagsan ku toosiyay Illahay ayaana badbaadiya qofkii uu badbaado u qoray dhib walba oo soo food saara Illahay ayaana ku mahadsan mar waliba
“Asalaamu Calaykum “ Lacala in uu khayr u ahaa inta badabaaday. Oo baryida wakhtiga adag ee dhibtu taagantahay uu Alle Si dhab ah u baryay uu Allena ugu badbaadiyay asaga iyo inta kale ee Nool; waana Qisadii Nabi yuunis SCW markii uu liqay malayga hadii uusan Alle Xusi lahayn waa ku Jiri lahaa ilaa Qiyaamada. ( Al Ayah)
Allaaha u siyaadiyi iimaan kiisa .allaah ayaa waa fajiyay alxmdulillaah dad badana waa ku soo muslimidonana mucjizadan insha allaaha inti ku dhimatay oo muslin ah allaaha u naxaristo .inta dhaawaca ah oo musliminta ahna allaaha u booga dhayo .allaahuma aammiin
Waa arrin aad ay muslimiintu Ugu farxeen waxay tuseeysaa in uu ahaa nin allaah ku xuran mar walba taas OO uu ku waafajiyay allaah in uu xuso xaalada dhibaatadu ay qabsatay waxaana mahadleh allaah marwalba
Mahadsanid HBN Online TV Cajiib Waaye Qisadan Waa In Qatarta Allah Isku Xirtaa Masha Allah Ducadiisa Allah Wuu Badbaadiyey Waa Cibra Qaadasho Ashahadu An laailaha illahi Wa Ashahdu Ana Mohamed Rasuulalaa Salalahu Caleyhi Wasalim ❤❤
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده استغفر الله العظيم واتبه إليه لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Awooda allah Mar kasta goob kasta ,habeen maalin ,cir ,dhul hadaad yaqiinsan tahay waad ku bad baadaysaa Wayo ilaahay ma Lil moodo kuma Mogana ,waa ku og yahay xaalad kasta oo aad ku jirto sidaasi daraadeed ha ilaawin adiguna xuska ilaahay
Scw qofka maka uu dhib ku jiro uu xusuusto Rabigii abuurey uuna ka qaadiko dhibka iyo shidada jito uu yeerto Alaah cazawajala uu bad badbaadaa ilaahey hana Washington exams daliil u ah ومن يتق الله يجعل له مخرجا ama decade Nabi Yuunis عليه الصلاة والسلام لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
ما هو ذكر الله الذي تطمئن به القلوب؟ { أَلَا بِذِكْرِ اللَّهِ تَطْمَئِنُّ الْقُلُوبُ } أي: حقيق بها وحريٌّ أن لا تطمئن لشيء سوى ذكره، فإنه لا شيء ألذ للقلوب ولا أشهى ولا أحلى من محبة خالقها، والأنس به ومعرفته، وعلى قدر معرفتها بالله ومحبتها له، يكون ذكرها له، هذا على القول بأن ذكر الله، ذكر العبد لربه، من تسبيح وتهليل وتكبير وغير ذلك.
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
تعرف إلى الله في الرخاء يعرفك في الشدة
Waa mid kamida Xikmadaha Alle.Waxaa ka muuqata xaaladiisa inuu yahey qof Allah ku xidhan.Xuska Alle waa lagama maarmaan.Xus leh Allahna waa ku xusiye.
Marhaduu qofku Muslim yahay waqti kasta allaah haku xidhnaado
Xasuusnoow ilaaheey markaad nabada iyo barwaaqada ku jirtid allana wuxuu ku xanuusan doonaa markaad dhibaaatada ku jirtid. Waa xadiith.
Maansha Allah Illahay ayaa qawlka wanaagsan ku toosiyay Illahay ayaana badbaadiya qofkii uu badbaado u qoray dhib walba oo soo food saara Illahay ayaana ku mahadsan mar waliba
Ilaahay ayaa wayn oo Awoodle qofkasta oo ilaahay talo saarta isagaa kufilan Alxamdulilaah
“Asalaamu Calaykum “
Lacala in uu khayr u ahaa inta badabaaday. Oo baryida wakhtiga adag ee dhibtu taagantahay uu Alle Si dhab ah u baryay uu Allena ugu badbaadiyay asaga iyo inta kale ee Nool; waana Qisadii Nabi yuunis SCW markii uu liqay malayga hadii uusan Alle Xusi lahayn waa ku Jiri lahaa ilaa Qiyaamada.
( Al Ayah)
Allaaha u siyaadiyi iimaan kiisa .allaah ayaa waa fajiyay alxmdulillaah dad badana waa ku soo muslimidonana mucjizadan insha allaaha inti ku dhimatay oo muslin ah allaaha u naxaristo .inta dhaawaca ah oo musliminta ahna allaaha u booga dhayo .allaahuma aammiin
waa run Alhamdulilah cala nicmati Islam wal imaan♥️♥️
Allah aya ku duway kalmadiisa Allah ayana kabadbaaiyay shilkas talada xaalada walbo Allah u dhiibo
Marka hore ayuu ahaa qof xadhigga Alle haysta aaminsan wax aan Alle qadarin in aanay dhacayn marnaba
Allaahu akbar allaahu akbar mar kasta alle ha inaga dhigo kuwii tasbiixda markasta carabkooda ku haya
Mashaa Allaah waa nin qaaliya Erayo aduunka ugu qaalisan kudhawaaqaya Allaahu Akbar
Allaha Raxmanka ayaa wafajiyey qawqlka wanaagsan kuna badbadiyey
Tani waxey nosiicadey neysaa sida uuna u hongobin qofkii xuska ilaahay swc carabka kuhaya markasta iyo xaalad kasta o lasodarista ilaahayna hainaga dhigo kuwii xuska ilaahay swc aanka daalin marwalba insha alaah
Ducada xabiibkenii subanaa scw scw scw inabarey alaahu ma inii xusnalkhatima waa tan ookale ilaahey ha ina waafajiyo aamiin aamiin
Allow ada kaliya weyn
Walhi waa arin cajiib ah Allaahu akbar 🙏🏻 Alaah ayaa dhahay faman tawakall calallaahi fahuwa xasbuhu
Allahu akbar illahey ruxi tala sarta wa ku filanyahay mashallah alxamdulillah cala nicmatil islam
Waa arrin aad ay muslimiintu Ugu farxeen waxay tuseeysaa in uu ahaa nin allaah ku xuran mar walba taas OO uu ku waafajiyay allaah in uu xuso xaalada dhibaatadu ay qabsatay waxaana mahadleh allaah marwalba
Masha allaha illaaha ayaa ninkii uu doona dila midkuu doonana badbaadiya inallaaha XUYIIHI WA YUMIITU❤
Mahadsanid HBN Online TV Cajiib Waaye Qisadan Waa In Qatarta Allah Isku Xirtaa Masha Allah Ducadiisa Allah Wuu Badbaadiyey Waa Cibra Qaadasho Ashahadu An laailaha illahi Wa Ashahdu Ana Mohamed Rasuulalaa Salalahu Caleyhi Wasalim ❤❤
ومن يتق الله يجعل له مخرجا
Allaahu ak bar allaahu ak bar allaahu ak bar allaahu ak bar
Al xamduli laah yaqiin buulahaa ,,,,,,,,,, markiinabada ayuu illaahay xidhiin lalaaha
Allaahu akbar laaxawla walaaquwata illaah bilaah allaahu akbar ALLAAHU akbar
Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allow nawaafaji😭😭Ameen🤲
Allah Akbar ❤❤❤
Subxaalalahay alle ayan badbadiyaya markasta qataar derenta ashahodo anigaba shiil babur kalay wanaa ashadanayay allena waa ee ga badbadiyay will dhenecegya fadhiyay somalia ah iyo wiilkalee etobayaan weeydheenten alle dila dheenta
Allahu akhbar alxamdullilah
Allh akbar allh akbar
Allahu Albar
Allahu Akbar
Ash hadu a laa ilaah ilalaah wa ana Muhamada Rasuulu laah ❤❤❤❤
Wuxuu ilaahay dilo uumabaa
dhinta isagana tiisaa baaqiya
Maansha alaah alaah ayaa haleelsiiyay alaahu akbar alaahu akbar ❤❤❤
Alahu akbar alahu akbar alahu akbar
Allah awoodiisa waa weyntahay markasta baryaha allah waa muhim
Alahu Akbar Awooda Alle wataas
Qofkii Allaah kabaqa albaab ayuu u furaa
Waman yataqillaaha yaj callahuu makhrajaa
Xasuusta alle mar walba xasusnow alx to be muslim❤
Qofka muslinka ee ilaahay yaqiintiisa ku xidhan marna qadi maayo xigtaa hadduu dhinto waxaana wanaagsan inaad ducaysato oo tasbiixsato oo takbiirsato
Allahu akbar allaahu akbar tani waa awooda alle
Allah hanagu dilo towxiidka wake ninki gaalnimo ku dhinta warer aya heesto ilahow qatumada nagu dil
Ilaahay ayaa garad siiyay
Ninnkaan marka horey illaah bakuduway asna afkiisa ayaa ubadnaa markii horey .waxaan qabaa dadbadan vaa islaanka kusogalaa afkiisa waxa usamayaya
ALXAMDULILAAH ILAAHA KuTOSIYEY TOWXIIDKA. ALAAHU AKBAR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxaana laahilcaliyul cadiim.subxaan laah.wa.bi xamdi ❤
Allaah akbr
Alle talasarashada waa arin mahiim ah. hada kahor walalkey aya baburkiisa asago saaran waxana usocdey salaad jumbo afkana waxa ukuhayey allahuakbar babuurkii inta uu gadomey ayu sidii koobo ama dasad noqdey jidkiina kabxey.
anbalastii markay timid laysma dhihin qofnol aya halkan kujirya ama jajabey lkn waxba magarin alxamdulilah alle waa naxariis badane hadan cafisbadane allow dadka dalka diinta nohagaji.
Allahu Akbar walilaahil xamdi masha Allah alxamdulilaah
Adiga Mudan brother 👍
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده استغفر الله العظيم واتبه إليه لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Alx ilahay ayaa awoodiisa kubadvaadiyay
Allaahu AKBAR Allaahu AKBAR Allaahu AKBAR
اللّه أكبر والحمد للّه
Allahu Akbar Allahu Akbar!!!
Subxaanalaahi wabixamdihi cadada khalqihii warida'a nafsihii waziinta carshihii wamidaada kalimaatihii
Subxanallah allhu Akbar alla weyn ❤
❤Macha allah
Love you Allah Allah ❤❤❤❤❤ Allah Akbar Allah Akbar ❤❤
Allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤.
Awooda allah Mar kasta goob kasta ,habeen maalin ,cir ,dhul hadaad yaqiinsan tahay waad ku bad baadaysaa
Wayo ilaahay ma Lil moodo kuma Mogana ,waa ku og yahay xaalad kasta oo aad ku jirto sidaasi daraadeed ha ilaawin adiguna xuska ilaahay
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر
Allahu Akbar❤
Allahu ak baar❤❤❤❤❤❤
Allu akbar alla awood leh
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar
Thanks brother 👍👍👍
Alahu Akber kebira
لا إله الا الله
Allaahu Akbar
Masha Allah❤
Waa quwad alle ninka waxa badbashay ee talada alle saarta dadow
Allaha Akabar rabiyo adiga awooda leha
Scw qofka maka uu dhib ku jiro uu xusuusto Rabigii abuurey uuna ka qaadiko dhibka iyo shidada jito uu yeerto Alaah cazawajala uu bad badbaadaa ilaahey hana Washington exams daliil u ah ومن يتق الله يجعل له مخرجا ama decade Nabi Yuunis عليه الصلاة والسلام لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله
Masham allah mashaa aallah
Allahu akabar ☝️
حسبنا الله ونعم الوكيل
Allow xaga carabkeena ku sug xaalad walbo
Allhu akbar kabiiraa wal xamdulullhi kasiiraa
Allaahu akbar walilaahilxamdu
Awoodo ale wan aaminsabahy ilahybaku mahadsan waxwalba
Allaahu. Akbar allaahu akbar alaahu akbar
Waa.ale.aaminsx.alxamdilelaah🎉
Subxaan allah allahu akbar
Asc 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Mansha Allah
Allah akbar 😢
الله اكبر😢😢
Allaaahu Akbar
Waana bad baaday ninkaas, illaahay mahadii
Allahu Akbar
Subxanaallah
Allahu Akbar
الله أكبر الله أكبر
Allahu Akbar 🤲♥️🤲♥️🤲👍
الله اكبر الله اكبر الله اكبر
Markey diyarada aad ku safreysid marwalba waxaad aqrisaa adkaartan weligey kama tegin alxamdulillah ( SUBXANSLADII SAQARALANAA HAADAA WAMA KUNNA LAHU MUQRINIIN WA INA ILAA RABINAA LA MUNQALIBUUN) DAABADKASTOOD RAACEYSID WAA IN AAD AQRISATAA XABIIBKEENII MUXAMED SCW WELIGII KAMA UUSAN TEGIN SRWC
Alle wuu awood badanyahy
ما هو ذكر الله الذي تطمئن به القلوب؟
{ أَلَا بِذِكْرِ اللَّهِ تَطْمَئِنُّ الْقُلُوبُ } أي: حقيق بها وحريٌّ أن لا تطمئن لشيء سوى ذكره، فإنه لا شيء ألذ للقلوب ولا أشهى ولا أحلى من محبة خالقها، والأنس به ومعرفته، وعلى قدر معرفتها بالله ومحبتها له، يكون ذكرها له، هذا على القول بأن ذكر الله، ذكر العبد لربه، من تسبيح وتهليل وتكبير وغير ذلك.
Subxan allah
AALLAHU AKBAR