ADAA CILMI LEH OO SHAQO HELAYEE ISAGA U DAA MUSHARAXNIMADA CARUURTA HAKU KORSADEE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • 🔴 🔴 SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT🔴 🔴
    ★ Sooraan And Jawaan Film Production ★
    ★★www.sooraanjawa...★★

ความคิดเห็น • 128

  • @xamseahmed5889
    @xamseahmed5889 4 ปีที่แล้ว +65

    Sooraan iyo jawaan waxaan taageere u ahaa illaa 2011 waagi yaasiin balbalaadhshe iyo imakaba
    Inta ila midka ah

  • @souzadela3087
    @souzadela3087 4 ปีที่แล้ว +7

    cilmii + qaran = horamaar
    jahrii + qabyalad = dib u socood
    👍👍👍 soran iyo jawan

  • @AbdirahmanDestivano1011
    @AbdirahmanDestivano1011 4 ปีที่แล้ว +9

    Jilaayada soomalida sooraan iyo jawaaan idin wataa legends 👏👏

  • @z012y
    @z012y 4 ปีที่แล้ว +27

    *Haldoorkii Jamhuuriyadda Somaliland*
    *Sooraan IYO Jawaan & Heello*

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase 4 ปีที่แล้ว +13

    i.m from D.jabuti walalahay somaliyed qofki akhriya farintan waxan si naxaris leh kaga codsanaya inad susbcripe igu dhaftid chanelkayga mahad sanidiin walalahayowm

  • @mo4logic530
    @mo4logic530 4 ปีที่แล้ว +4

    Wanku faraxsanahey sooran iyo jawaan ine noso laabtan waxbadan ayaan idinka sugeyna bogaadintiina m.a ❤💯

  • @samafalesahal7847
    @samafalesahal7847 4 ปีที่แล้ว +52

    Sxbow meeshaan caruurtaan ku korsadaaye SUBSCRIBE ii saara adinka waa heleysaane 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @manka0968
    @manka0968 4 ปีที่แล้ว +9

    Riwadi soorta isku dagaleyn hada xasuusato like isaar

  • @suheebmohamed8128
    @suheebmohamed8128 4 ปีที่แล้ว +17

    From aadan yabaal hadaa taqano degmadaas like ii saar

    • @mohedosman5662
      @mohedosman5662 4 ปีที่แล้ว +1

      Usoo aroor adan yabaal.
      Abaalna kuma ergano.

    • @ayaanaadan5341
      @ayaanaadan5341 4 ปีที่แล้ว

      Muse is.acil qalinle

  • @yaasiin70
    @yaasiin70 4 ปีที่แล้ว +7

    Caruurta ha ku korsado adeer kheyr hele uga hadh😂😂😂😂sooraan nin daran.

  • @mukhtarhassan4964
    @mukhtarhassan4964 4 ปีที่แล้ว +14

    Waa arin manta gayigu somalidu tagto ka jiro in nin wax bartay laga doorto mid aan xitaa school soo marin
    KUYE Adiga shaqo helayee udaa caruurta ayuu ku korsanayaaye 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdikanisaed
      @abdikanisaed 4 ปีที่แล้ว

      Mukhtaar Hassan zhp qli aad aya ku salaamy legend

  • @mohommeddahir876
    @mohommeddahir876 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaqica dhabta ah ee kajirada deegaanada soomaalida

  • @masimyare4453
    @masimyare4453 4 ปีที่แล้ว +2

    wlhi sooran markan arko meshu ku jiro anoon daawn ayan like saara video ader alle haku xafido😂

  • @mohamedmohamoud1696
    @mohamedmohamoud1696 4 ปีที่แล้ว +3

    Sooran iyo jawan ragg markasta xaqiiqda kahadla😍

  • @gardaasemedia9712
    @gardaasemedia9712 4 ปีที่แล้ว +8

    Aleh dartii subscribe iigu saara inta uu soo gaaro qoralkan mhdsnidiin 💚❤

  • @engcabdiraxiimxasan
    @engcabdiraxiimxasan 5 หลายเดือนก่อน

    soraan alaa ilaahow ku naaxariso nin qaaliya ayuu ahaa ENG $$

  • @KaatunMedia
    @KaatunMedia 4 ปีที่แล้ว +9

    Sooraan iyo jawaan taagere baan u ahay aad u xiiseya hadad xiiseyso subcribe ha ila dhaafin isaar wll

  • @Hamze.01
    @Hamze.01 4 ปีที่แล้ว +5

    Haldoorka bulshada jilaysaha somalida waa nimaka kaliya iga qosliya

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 ปีที่แล้ว +17

    Sooraan iyo jawaan laba nin oo fanni ah oo gayiga somalida laga wada jecelyahay inta igu fikirka ah fadlan subscribe ii saara chennalkan ani from xamar

  • @deqadegan
    @deqadegan 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi Sooraan iyo Jawaan waa la heleen dhaqan xumada odoyaasha soomaaliyeed iyo ineey caqabo ku yihiin horemarka dalka iyo dadkaba. Illaheey oday dhaqameed calooshisa u shaqeeysaa naga qabo.

  • @m3skills967
    @m3skills967 4 ปีที่แล้ว +4

    Jilayaasha somalilanderka viva somaliland

  • @cabdiraxmanwacdaro633
    @cabdiraxmanwacdaro633 4 ปีที่แล้ว +5

    Love dadka hallosaro sababto waano dhiirigalin inanu comment idinka pixiNe 😂

  • @agtube4871
    @agtube4871 4 ปีที่แล้ว +3

    legends sooraan And jawan

  • @hassanandroid2628
    @hassanandroid2628 4 ปีที่แล้ว +9

    Sooraan: waa ku ducaynaynaa adeer
    Jawaan: waxba hana ducaynina😂😂😂😂
    0dayga noo BBC ah baa lagu soo gaba-gabeeyay😁😂

  • @somproduction427
    @somproduction427 4 ปีที่แล้ว +1

    Soraan iyo jawaan jilayasha somalida ugu wacan

  • @yahyoosgym9726
    @yahyoosgym9726 4 ปีที่แล้ว +1

    Sooraan iyo jawaan waa wacyi galin iyo qaraxo iswatu caadi maaha

  • @Somvevo101
    @Somvevo101 4 ปีที่แล้ว +6

    legends for ever

  • @xikmadaysane6927
    @xikmadaysane6927 4 ปีที่แล้ว +1

    sooraan iyo jawaan soobadiya riwaayadaha ...

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x 3 หลายเดือนก่อน

    ilaahow u naxsriiso abwaan sooraan

  • @apdiweli9276
    @apdiweli9276 4 ปีที่แล้ว +2

    Sooran and jawan come back

  • @abdirahambashe7009
    @abdirahambashe7009 4 ปีที่แล้ว +1

    Adigaa Shaqo helaayee udaa caruurta haku korsadee udaa 🤣🤣🤣

  • @khaalitahmet8078
    @khaalitahmet8078 4 ปีที่แล้ว +1

    sooraan io jawaan 🙏

  • @waanochannel6124
    @waanochannel6124 4 ปีที่แล้ว +3

    Legends S&J salaaam✋

  • @Darwiishsakariyehareer1381
    @Darwiishsakariyehareer1381 4 ปีที่แล้ว +1

    Team sooraan iyo jawaan isoo booqda🥰👈

  • @AbdilahiJiinje
    @AbdilahiJiinje 4 ปีที่แล้ว +2

    Lafba lafta xigtaa lagu kabaa🤩

  • @abuukarabdiqaasim1698
    @abuukarabdiqaasim1698 4 ปีที่แล้ว

    Soran iyojawan wa dad aan taageero. U ahaa ilaaaaaà 20 11 2020

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 4 ปีที่แล้ว +3

    Riwaayadda magaceeda laba jeer ayaa labadalay 30daqiiqo gudahood yaa garankara magici u horreyay

  • @Hodan7812
    @Hodan7812 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa labo jila oo aan aad ujeclahy kuna han waynahay ina malin un la kulmo salaan sare oo qalbiga ka timi from lascanod runti ilhay ha idin xifdiyo guulesta labada daroodba adeerayaal 😍🤤😍

  • @sicidadan7382
    @sicidadan7382 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa maxmaed kaahin iyo maxmuud xaashi ķkkkkkkkkkk

  • @xamsexalane7079
    @xamsexalane7079 4 ปีที่แล้ว +2

    Aflagaado qaran ninkii loo xidhay waaye kulahaa sooraan hhhhhh

  • @civilengineer2316
    @civilengineer2316 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah waa xaqiiqda jirta

  • @honeyteam8695
    @honeyteam8695 4 ปีที่แล้ว +2

    first one tageeradaydy cadynsa

  • @hasnoomar9499
    @hasnoomar9499 4 ปีที่แล้ว

    Alla runbadanaa qarankii dhamaa waa caruurta hakukorsado ilaahow nabadbaadi

  • @azinpazinrazinofficial2556
    @azinpazinrazinofficial2556 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh zoranow wlhi talent leday dadkan kale ha iska yacyaacaane

  • @abdullahmohammed6721
    @abdullahmohammed6721 4 ปีที่แล้ว +1

    Sooran.waa.maadayste.somaliyed

  • @ziiyechannel6164
    @ziiyechannel6164 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going zxp keep going

  • @axmedfarax3284
    @axmedfarax3284 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah waad asiibteen

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 ปีที่แล้ว +5

    Ruwaayad ka tarjumayso waaqica deegaanada soomaalida oo idil Allah ha idiin daayo Hal abuurayaasha waaweyn sooraan iyo jawaaan

  • @adarjama9560
    @adarjama9560 4 ปีที่แล้ว +4

    Markuu caroodho waa dadka xun kulahaa sooran

  • @sugulefatax9749
    @sugulefatax9749 4 ปีที่แล้ว +1

    Isagaa no bbcya

  • @ahmedhassan129
    @ahmedhassan129 4 ปีที่แล้ว +3

    Walahi tani waa wixii Soomaali Oo dhan aduunka uga hartay.

    • @hanadyareofficial6068
      @hanadyareofficial6068 4 ปีที่แล้ว +3

      Haa waa lugu waydiin sababtoo ah aduu wakiil kaa yahay maadaama aad dooratay.
      Sidaas oo kale haduu khayr dalka dadka iyo diinta u keenana dee aakhiro ajar baa ku leedahay

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 4 ปีที่แล้ว +3

    Wax jira baad ka hadasheen

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 3 ปีที่แล้ว

    Waa waxa ay inugu hayo qabilku waa aafo la hadhay dadka soomaaliyeed meel kasta ha joogee haduu soomaaliyahay waxaad ugu tegeysaa oo jeebka ugu jira waxa la yidhaahdo qabiil

  • @diyowjr8908
    @diyowjr8908 4 ปีที่แล้ว +1

    Professor tagay kulaha😂😂😂

  • @mahiigaanchannel9367
    @mahiigaanchannel9367 4 ปีที่แล้ว +4

    Islantayda igu tidhi 2013 inta xasuusata subscribe saara

  • @vansahal2286
    @vansahal2286 4 ปีที่แล้ว +1

    Haldooradii soomaaliyed soo laabten

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 11 หลายเดือนก่อน

    Wa sida maanta aan u doorano magalootiyasha aan madax moodney

  • @xusenyusuf9361
    @xusenyusuf9361 4 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂Qosol iguana hadhin, teeda kle wxan ku jeclay sidan & maqan ayaa ah riwaayad walba wxay ku saleeyaan dhibaato umadad haysta Qosol kaliya ma sameeyay sida Guru barwaqo lkn wxay saleeyaan Qosol io xigmad anigu intaan daawanayay maan arag riwaayad aan xigmad ku fadhiyin ilaahay ayaa igu og...😂

  • @superburale5688
    @superburale5688 4 ปีที่แล้ว +1

    Ragaasi waa rag xigmadeysan qarankan ugh hiili kartidaada, waxay ina tusayan waqica dalkeena ka jira runtiiii

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 ปีที่แล้ว +1

    Riwaayad macne badan xanbaarsan

  • @maxamedhayow9733
    @maxamedhayow9733 4 ปีที่แล้ว +3

    wale waa mida naheysato hadanu Somaliween ilaho notali

  • @masimyare4453
    @masimyare4453 4 ปีที่แล้ว +1

    ilike caruurta haku korsado😂

  • @abdikafiahmed9832
    @abdikafiahmed9832 4 ปีที่แล้ว +2

    200 oo Subscribe ah basaa haystaa lkn 1k Subscribe Igaarsiiya

  • @samatermaxamed5841
    @samatermaxamed5841 4 ปีที่แล้ว +1

    Marka ad codkaga aad tug siiso danbiga ma laqaybsanaysa malin ba iman donta lagu waydiin codkaga

  • @gobonimoboy9336
    @gobonimoboy9336 4 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan subscriber noo saar

  • @farhangacmadhere4982
    @farhangacmadhere4982 4 ปีที่แล้ว +1

    Anigu waxan kaga kalsoonhy ka wax soo bartay mid an waxbaran oo caqli lyo wayo aragnimo leh

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiq da jirta ayuu film kaan matalayaa,,, jaahilin inay wadanka utaliyaan naceb qabiil kabuuxo.

    • @abshirmouse1636
      @abshirmouse1636 4 ปีที่แล้ว

      KKK DAMEER LASAARAN YHY WEEDHIIS

  • @AhmedMohamed-on8xq
    @AhmedMohamed-on8xq 4 ปีที่แล้ว +1

    😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂

  • @uzmaameburaale6890
    @uzmaameburaale6890 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa isku tanaasul duniduye

  • @abdimohamed7432
    @abdimohamed7432 4 ปีที่แล้ว

    Dee Waa run ku lahaa 😂😂

  • @عبدالرحمنمحمد-ض1ش
    @عبدالرحمنمحمد-ض1ش 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa riwaayad micna wyn ku fadhiya

  • @zirzuper3204
    @zirzuper3204 4 ปีที่แล้ว +3

    Camera manka qacantu uma fadhido isagoo duubaya ayuu zoom isticmalaya mida kle dhaq dhaqaaq bdn aya ku jira videoga edit xta lama jar jarin mrka camera man aqon ficn u leh shotska iyo angalada yaqan inaad heshan muuqalka ayay qurxinaysa talo kaliya weeye😊

    • @abdulaahiaxmed2279
      @abdulaahiaxmed2279 4 ปีที่แล้ว +2

      Isaga xitaa caruurtu ku korsanayaye dhaaf nio🤣🤣😅😂

    • @zirzuper3204
      @zirzuper3204 4 ปีที่แล้ว

      @@abdulaahiaxmed2279 hye😂😂

  • @damaltv8164
    @damaltv8164 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadkii labadan way kabaxeen wlhy lma saawado😂😂

  • @saabirpoiofficial2441
    @saabirpoiofficial2441 4 ปีที่แล้ว +3

    Soraan iyo jawaan Ayan taan ruwayad Ku qusloh ma idinka barigii horeetoh ayaad fiicneed adinka dhan siyaasad iyo waxan waxba ahen ayad waxan iyo xayaysiin calooshos ushaqeysata noqoteeen

    • @hanadyareofficial6068
      @hanadyareofficial6068 4 ปีที่แล้ว +3

      Qosol iyo shactaro dalka iyo dadka waxba u tarimayso.
      Waxaa loo bahanyahay in laga wada qaybaato sidii loo sixi lahaa waxa nagawada qaldan

  • @captainhaid2232
    @captainhaid2232 4 ปีที่แล้ว +1

    war niyaw wa ni ilawnee
    I nosoo badiya ruwaayadaha!

  • @colaadtwodr3601
    @colaadtwodr3601 4 ปีที่แล้ว +1

    Jawaaan um eekA aqoon yahan maD ka daysaan

  • @mustafeab7311
    @mustafeab7311 4 ปีที่แล้ว

    Walahi siyasiyinta somaliland sidaysay ku yimadan markasa dawladnimo laga sugayaa.

  • @Qubanaha_Uurdoox
    @Qubanaha_Uurdoox 4 ปีที่แล้ว +1

    Xiniinyoow Xaal Qaado
    Xaalka Dalkeenoo Dhaba Ayay Ka Jileen

  • @cabdibarandari8757
    @cabdibarandari8757 4 ปีที่แล้ว

    Manshaa allah

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 4 ปีที่แล้ว

    Jawaan qab qabta lama yaqaano ninyow ,🔥

  • @mahhuraanmediaproduction9777
    @mahhuraanmediaproduction9777 4 ปีที่แล้ว +1

    Team sj subscribe Hala ii saaro

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 ปีที่แล้ว +1

    Odayga reerka hhhhhhhhhhh

  • @abwanxamse6187
    @abwanxamse6187 4 ปีที่แล้ว +1

    kkkk

  • @hamseabdisiraad6492
    @hamseabdisiraad6492 4 ปีที่แล้ว +1

    Adr caruurtuu ku korsanayaa kulahaa

  • @hayatabdi9205
    @hayatabdi9205 4 ปีที่แล้ว

    Ilmaha haku korsado 😂😅🤣

  • @ugaaskaceelka2849
    @ugaaskaceelka2849 4 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂

  • @sundusoffichlaabdifitah337
    @sundusoffichlaabdifitah337 3 ปีที่แล้ว

    Yukz

  • @xogsugan1842
    @xogsugan1842 4 ปีที่แล้ว

    Waa xalada ina kaahin iyo ina xaashi

  • @sharmakeabees4745
    @sharmakeabees4745 4 ปีที่แล้ว

    Jaaw igadaa ciyaarta

  • @Umuqanciye
    @Umuqanciye 4 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣😁😁😁

  • @ahmedshanta2962
    @ahmedshanta2962 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk I’m no one

  • @ridwaanfarxishka6108
    @ridwaanfarxishka6108 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep Goinf

  • @badrabintuxariir387
    @badrabintuxariir387 4 ปีที่แล้ว

    Kan ay xininyaha kagaga dhagtay waxay adero ragu makala xininyo roona dee

  • @xaawoqaranchannel5036
    @xaawoqaranchannel5036 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkķkk

  • @jabiraadan5093
    @jabiraadan5093 3 ปีที่แล้ว

    Waar wallee waxaasi waa waxa soomali baabiiyay e haysta niman yahaw

  • @HOYGA_HORMARKA
    @HOYGA_HORMARKA 4 ปีที่แล้ว +2

    Walalkay ama walashay waxan ahay wiil soomaaliyeed oo youtuber ah hadaa tahay qof horumarka jecel igu caawi wllo soomaalino 👎👎👎👎👎👎👎👎
    OO IISAAR SUBSCRIBE
    Mahadsanid

  • @aamiiking3278
    @aamiiking3278 4 ปีที่แล้ว +1

    Sooraan ma habarjeclaa mise was habar yoonis

  • @khadarbidixo2030
    @khadarbidixo2030 3 ปีที่แล้ว

    Kuwo reer daahir ah ayaa burco isku haystee makuwii ayey ku socotaa🤣🤣

  • @xogmaalchannel9022
    @xogmaalchannel9022 4 ปีที่แล้ว

    Xiiran xxxxxxx

  • @adurahmanabdulahihaile4839
    @adurahmanabdulahihaile4839 4 ปีที่แล้ว +1

    Riwayad cajiiba xaqiiiqda jirta