hooyadis qabiilkeda iyo meeshay kaso jeedo ileen inta badan dadka lawaayo reer abtigod bay kumaqanyihine oo soomalidu wixi dayacma reer abti ba korsada
RUNTA IYO BEENTA أنجى الله من أنجاه إلا بالصدق، ولا أهلك من أهلكه إلا بالكذب QOFKUU ILAAHAY BAD BAADIYEY WAXUU KU BAD BAADIYEY RUNTIISA QOFKUU ILAAHAY MUSIIBO KU RIDO WAXUU MUSIIBA DAAS UGU RIDAY BEENTIISII ADEER XUSEEN
❤❤❤ cabdicaziz kalarka tifiga bedel dadka iyo adigaba waxad ku jirtaan mugti ee kalarkii cagaarka soo celi qurux ayuu ahay ❤❤❤❤❤
ALLAHA USAHLO ADEERKIIS OO NABADQABA
Ilahay hakuu soo fududeeyo adeerka insha allaah ❤
Wll wey dhacadaa subhanallh ❤❤❤
Alle ha ku so dhaweeyo adeerka insh allaah
ALLAHUMMA aamiin yaarabbi Aalamiin
Allha u sahlo aderkiis
Ninkaasi waa faqashtii waqooyi dagaalka loo keenay kaa haduu dagaalkii ka badbaaday waxa laga yaabaa inuu geeriyoodayba
hooyadis qabiilkeda iyo meeshay kaso jeedo ileen inta badan dadka lawaayo reer abtigod bay kumaqanyihine oo soomalidu wixi dayacma reer abti ba korsada
RUNTA IYO BEENTA
أنجى الله من أنجاه إلا بالصدق، ولا أهلك من أهلكه إلا بالكذب
QOFKUU ILAAHAY BAD BAADIYEY
WAXUU KU BAD BAADIYEY RUNTIISA
QOFKUU ILAAHAY MUSIIBO KU RIDO WAXUU
MUSIIBA DAAS UGU RIDAY BEENTIISII
ADEER XUSEEN