KU RAAXEYSO HAL SAAC OO XIKMADAHA NOLOSHA UGU MACAAN AH KUWAASI OO DEGANAASHO AAD KU DAREEMEYSO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 84

  • @suleeqasiman6367
    @suleeqasiman6367 2 ปีที่แล้ว +16

    Asc wll mcn waan ku salaamy salaan kadib waxan ahay qof aad kuugu xirin masha Allah codkaaga Allah kuu barakeeyo wll guuleyso in bdn 🥰🥰🙏🙏🙏🤲🤲

    • @OgaalkaDunidaa
      @OgaalkaDunidaa  2 ปีที่แล้ว +11

      WCS WALAASHEY AAAMIIN ADNA ALLE HAKU BARAKEEYO

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 2 ปีที่แล้ว +22

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲

  • @SaMiiRMoHaMeD12
    @SaMiiRMoHaMeD12 2 ปีที่แล้ว +6

    The best person ever the most knowledge able and the most created prophet Muhammad { hdaa argto mgaca nabigeena Muhammad [ scw ]❤

  • @MuunimoCabdullahi
    @MuunimoCabdullahi 26 วันที่ผ่านมา

    Wall runti waxan kabaxay xabsi aan mudo an kujiray runti waxan gartay nolasa iyo waxay tahay sxb qisoyinka Daa der noso badi wall rabi haku xafido waa muxudin aweys maxamad guusa waa waxad fahantay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdallayoonis5823
    @abdallayoonis5823 2 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib wallaahi “hadaad dooneyso in aad laduusho galleyrka waqtigaaga ha ku dayicin digaaga ”.
    Asxaabey yaa si weyn u fahmay hadalkan gaaban.

  • @amaalmakhtal8588
    @amaalmakhtal8588 2 ปีที่แล้ว +6

    wan soo tukadey Alxm🖤mhdsnid

  • @haniadan9950
    @haniadan9950 2 ปีที่แล้ว +8

    Khyr Allh kaa siiyo wll
    Codkga quruxda badan io xikmado qurux bdn dhagaheena ugu raaxysy I like it.❤️🔥

  • @zaximas9430
    @zaximas9430 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wll qiimo bdn Ani xigmadahaaga weheshadaaa ilaaah hakuxafido adun iyo aakhiro wlllky

  • @sahlahassan4159
    @sahlahassan4159 ปีที่แล้ว +1

    Walal waxad so bandhigta wax wanagsano dhaxlgale iyo wano diinteena ku sslaysan ilahay haku barakeeyow

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 ปีที่แล้ว +6

    Ku sali nabigaaga scw 🙏

  • @Ismaaciilmahamed-ql7kk
    @Ismaaciilmahamed-ql7kk ปีที่แล้ว +1

    Waa ---top--- xikmad--- aad ii an faceyso
    Wll wad--- mhdsn thy--- allha --ku- cafiyo----

  • @nimcomahamed8549
    @nimcomahamed8549 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waad mahadsan tahay 1000 1000 ❤❤❤❤

  • @sahlahassan4159
    @sahlahassan4159 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walakay waxd so bandhigta wax aad iyo aad u wacan o ku salaysan diinteena suban ❤ilahay haku barakeeyow

  • @mohamedhaji6802
    @mohamedhaji6802 ปีที่แล้ว +1

    Waligaa haku dadaalin in aad dadkoo dhan raali galiso ogowna waajib kugu ma aha in aad qof ka farxiso balse waxaa waajib kugu ah qofne in aadan dhibin

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 2 ปีที่แล้ว +2

    guuuleyso wll insha allah aad ban kaga fa.idesan macluumaadkag quruda badan guuuulyso markale wllo

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa xigamadihi ugu wanagsanay ee aan ku raaxeestay maqalkoda masha allah qeer allaha kaa siiyo wall

  • @xaawaxasan3043
    @xaawaxasan3043 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaah akhi allah haaku xifdiyo aakhiro iyo aduunyab

  • @abdinasiraliaweysmahdi9926
    @abdinasiraliaweysmahdi9926 ปีที่แล้ว +1

    Aad baan ugu helas xikmadaha inoo soo badi mahadsanid🤗🤗

  • @IsmaciilIsmo-w4p
    @IsmaciilIsmo-w4p ปีที่แล้ว +1

    Keep going sxb Talowyinkada Waa mid dhiri gilin leh 👍👍

  • @saciidaladan8548
    @saciidaladan8548 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashallah waa kumahadsantahay muuqaalkan quruxda badan

  • @FadumoCadet-q4o
    @FadumoCadet-q4o ปีที่แล้ว +1

    Mashaallahwaxbadanayaakafaiday❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedcusmanxamud6470
    @axmedcusmanxamud6470 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllkeen Allah ha Ku xafida

  • @abdirahmanalidirie186
    @abdirahmanalidirie186 ปีที่แล้ว +1

    Inoo soo badi walaal
    Mahadi hakaa gaarte🙏

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey Kheyr hakusiiyo Huno😍❤🙌🙌🙏🌷👌🌷👍❤❤🤔

  • @qaalidumar269
    @qaalidumar269 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabarakallah wll Allah ku barakeeyo 😻

  • @AdannuurMaxamed-xx3lw
    @AdannuurMaxamed-xx3lw ปีที่แล้ว +1

    Mashalalah🎉. Wall❤. Qali. ❤qof fican❤

  • @AhmedYuusuf-rf1pv
    @AhmedYuusuf-rf1pv 10 หลายเดือนก่อน

    Alle hainalasoosaaro khayrukhalqillaah🎉 ❤❤

  • @MohamedAli-ok6tb
    @MohamedAli-ok6tb 2 ปีที่แล้ว +2

    MAHADSANID SAAXIIB

  • @ناره-و4ث
    @ناره-و4ث 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a allha ku xifdhiyo wll

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g 2 ปีที่แล้ว +2

    Shukran ❤

  • @AishaBadal1998
    @AishaBadal1998 ปีที่แล้ว +1

    MANSHA Allah 💙🤎guuleso 🎉

  • @haawamuuse9970
    @haawamuuse9970 2 ปีที่แล้ว +1

    Ogaalka dunida Mahadsanid wlo

  • @MunomuseIsmaan
    @MunomuseIsmaan 9 หลายเดือนก่อน

    25:21 ❤❤❤❤❤aamiin ❤ok

  • @aysarstudio4758
    @aysarstudio4758 ปีที่แล้ว +1

    Bro waa barnaamij aad iyo aad ufiican plz noo soo badi barnaamijyda noocan ah

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 2 ปีที่แล้ว +1

    wa bilawday wana dhameestay lakiin waxa nagu dheeraday cajalada lakiin xigmadaha qurux dabadan wa kahelay xigmadah fican

  • @caaliyabella3177
    @caaliyabella3177 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahy wll ❤️❤️❤️

  • @XamdaMaxamed-t5v
    @XamdaMaxamed-t5v 25 วันที่ผ่านมา

    M...awll. hore. Usoco🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmukter7256
    @ahmedmukter7256 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks for posting the good videos i like it wllhi

  • @yahyamahad9007
    @yahyamahad9007 ปีที่แล้ว +1

    alhamdoullilah

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 2 ปีที่แล้ว +1

    taageerahaaka kowaad ku jiraa ani wllhi 😳😳😳🥰

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 ปีที่แล้ว +1

    Asc wallaalkey alaha ku barakeeyo Mahan rukucsan ee waa soo godan waayo rukuucdo waxay ku leeday agtana qiima badan mahadsanid

  • @maxamadcabdinuur9782
    @maxamadcabdinuur9782 2 ปีที่แล้ว

    Sxp noo soo badi xikmadaha

  • @nastehodek6115
    @nastehodek6115 10 หลายเดือนก่อน

    Midkamid aha wax yaalaha ugu murugta badan ee nolashaada soo mara ayaa aha
    Marka aad lakulanto qof micno wayn kuugu fadhiyay qiimo wayna agtaada kulahaa oo aad ugu dambayn ogaato in aad adiga agtiisa wax qiimo aha kulahayn uuna jecelyhy in aad iskaga dhaqaaqdo ama aad katagto😢
    Soo arin xanuunbadan ma.aha😢

  • @qadroaadan1251
    @qadroaadan1251 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal please waxaad kaso hadashaa area 51 waa meel yar oo America ku taalo meeshaas kasoo hadal please

  • @abdirashiidhuseinaxmed8503
    @abdirashiidhuseinaxmed8503 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks pro

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @sihamiita4898
    @sihamiita4898 2 ปีที่แล้ว +7

    m.a golden voice🗣 and clear heart🫀
    Keep going every time abti😇✌

  • @sahlahassan4159
    @sahlahassan4159 ปีที่แล้ว +1

    Wad mahadsantahay
    Waxad so bandhigta waxa dhaxal gala dhiiga gelin ugu filan bulshada o ku salaysan diinteena suban

  • @usraosman6107
    @usraosman6107 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @lhamlaham432
    @lhamlaham432 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah 🇸🇴🤗alx

  • @fathiya5106
    @fathiya5106 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah

  • @shamsudiin6500
    @shamsudiin6500 2 ปีที่แล้ว +1

    Tha lagend

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 2 ปีที่แล้ว

    Wcs 🤲🤲🤲🤲☝

  • @JIROOW-sv7
    @JIROOW-sv7 9 หลายเดือนก่อน

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤

  • @habiibomumin
    @habiibomumin ปีที่แล้ว

    Tankis wll ❤️

  • @qadanahmed8656
    @qadanahmed8656 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤

  • @foosaadan3589
    @foosaadan3589 ปีที่แล้ว

    Xigmadaha qaar waaxdba umalaysaa in ay aniga iga hadlayaan siduu uga hadlay waxaan kusuganahy

  • @alfanaanusaame8148
    @alfanaanusaame8148 2 ปีที่แล้ว

    Lama abuurin qof aan khaldamayn.

  • @nimcoxuseen3449
    @nimcoxuseen3449 ปีที่แล้ว

    thanks

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 2 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍👍

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah

  • @abdirahmanadanibrahim
    @abdirahmanadanibrahim 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Shaqo xayawanada qaar eey qaban jireen oo melaha qaar markii iskuraran noqotay sooura dhulki sida lafaha kawanka oona lajajibin jiray oona lasiarki jirin haantooli asturaaya uu joga isagoo habenkii kaliya buuba meluu uhoyda rasada magaladana magalo uu usohoydo badaha uu udoonta isbadal badihi laba dhafay isagina uu magaladi kabaxay sida gedaha dheer dheer isbitaalada dib loodumiyay dhismo kale dacayado fikra adamiya figra cilmiya cilmiyaa iskuladi dugsi dhexe hadey kabaxeen cilmi iyo adabi kee rabtaan nala dhahaa lafaha ineey aad ogabaqaan jinaa joga yirahdan kulishey niya yakuqabad siyaa jin inlaga baqo marka wareeso kuwartiraa waxa qonsato bismilaahi ka adag anaga cakis shey kulul bisinka uqabo wixi kugubanay ujedin bajiro haba dadin kushub weel markey qabooban daadi sida biyaha baastada hadi lamiro kusifey alabta sida shanbadey shanbahda sugada wey sifeynkarta

  • @xafsaadoontiirabi2692
    @xafsaadoontiirabi2692 2 ปีที่แล้ว

    ♥️💕

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 2 ปีที่แล้ว

    Cudurka Asiiba cilmiga waa is la waynida cudurka ku dhaca cibadaddana waa is tustuska
    #ibnu_Taymiya

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 2 ปีที่แล้ว +1

    waxaan maqlay dadka caanka ah reply dad ma usoo galaan ee maxaa ka jira😳❤

  • @karaama9
    @karaama9 2 ปีที่แล้ว

    Wll Aad baad umahad-santhy
    Wll Ma video yadii hore oo isku keysay miyaa
    Mise waa kuwo cusub

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 2 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan magicii plz😥

  • @XaliimoCabdullahi-uu6ji
    @XaliimoCabdullahi-uu6ji ปีที่แล้ว

    😢😢

  • @nadiifoyalahow1735
    @nadiifoyalahow1735 10 หลายเดือนก่อน

    waaruntaa

  • @abdullahisaed10
    @abdullahisaed10 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan Rabaa inaan kula hadlo haday macquul tahay....

  • @abdikadirgaleef3966
    @abdikadirgaleef3966 ปีที่แล้ว

    Sax

  • @asli1087
    @asli1087 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah

  • @CabdiRaxmaan-ud1oz
    @CabdiRaxmaan-ud1oz ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @IsraNuur-s5d
    @IsraNuur-s5d ปีที่แล้ว

    Scw

  • @WaxsanTV
    @WaxsanTV 8 หลายเดือนก่อน