XIKMADIHII QARNIGA EE QURUXDA LOODAAYEY | YASIR MUKHTAR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • WAA XIKMADO AAN SOO ARUURSHEY OO AAN HOREY UDUUBEY 2018 / 2019 / 2020
    Hadaad nagu cusubtahay nagu soo biir oo ha ilaabin inaad subscribe tiraahdo kanaalka
    Sojediye Yasir Mukhtar
    Kanaalka DHIIRIGELIYE 2020
    Instagram DHIIRIGELIYE
    EREYADA RAADINTA :
    Xikmado Cusub 2020
    Xikmado cajiib ah
    Xikmadihii Yasir Mukhtar
    Ixtiraamka
    Xikmado xul ah
    Xulka xikmadaha
    Yasir Mukhtar
    Dhiiri Galiye
    Waano muhiim ah
    Talooyin
    Qalbiyada
    Aamusnaanta
    Hadalka
    Daganaanta
    Deganaanta
    Somali Motivational Speaker

ความคิดเห็น • 528

  • @munocabdi1847
    @munocabdi1847 4 ปีที่แล้ว +19

    Allow qalpiyadena quran kaga ku Nuri
    Oo qashinkiyo xumantiyo quruno dhan kadhowr 🤲🤲Ya rabi🤲😭😭

  • @amiirahjama5057
    @amiirahjama5057 4 ปีที่แล้ว +127

    🥰🥰🥰🥰 ALLE WIILASHA OODHAN HAYNOGA DHIGO DAACIYAAL ALLE INA XASUUSIYA

  • @simbamohamed7390
    @simbamohamed7390 4 ปีที่แล้ว +31

    Yasir Muqtar Tageero dhab ah kuu ahay wllkey Hore Usoco

  • @fardowsafilsan1280
    @fardowsafilsan1280 4 ปีที่แล้ว +37

    Mashallah Allah idiin xafido dhamaanteena thanks brothers

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 ปีที่แล้ว +1

      #Fardowsa Filsan ,wlashy waligay wxba kama codsan pls subscribe igu caawi wll😍😍

    • @mohameddekisackadam7900
      @mohameddekisackadam7900 4 ปีที่แล้ว

      Thanks abaayo

  • @cabdirashidcali5071
    @cabdirashidcali5071 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah yasir mukhtar inta ad no ducaysay iyo inta ad no mahcelisay iyo inta ad na sharftayaba in leeg sare Alle ha ku qado huno

  • @xaawodiini992
    @xaawodiini992 4 ปีที่แล้ว +20

    Mash allh wll waan ka helay😍😍 ogoow markii aad maqasho adaan ka in uu rabikaa ku wacayo😍😍ereykaas ayaan jeceladay

    • @xafsabooss6865
      @xafsabooss6865 3 ปีที่แล้ว

      Mansha allah allow xifti yaasir

  • @fikirkeyga5615
    @fikirkeyga5615 4 ปีที่แล้ว +13

    الله يدخلك الجنة الفردوس الأعلي يارب اخي مختار ياسر جزاك الله خير

  • @fartunhussein7902
    @fartunhussein7902 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah wll qali sida adigoo kale marki anku maqlo waxan rajeeyaa inaan kula kulmo
    Wll Yasir Muqtaar jazaakumu allaahu kheyr

  • @abdinorsom8441
    @abdinorsom8441 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wll yaasir Mukhtar

  • @salmahussein1539
    @salmahussein1539 4 ปีที่แล้ว +11

    Aad ayan u shecelahay dhiirigelintaada wax badana waan ka faa’iiday bal iskaba dhaafe sxbadey ayan u diraa oon waliba dhahaa ila wadaaga oo maxa ka fahanteen kadibna wan u sii sharaxaa, bini’aadanka isku fahmad iyo aragti ma ahan oo Allaah kama dhigin isku maskax qofba si ayuu wax u fahmaa, ilaahow na fahan sii kuli qeyr yaa Rabi.
    Jizaakallaahu kheyran

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah illaahey ha kuu siyaadiyo cilmiga aamiin yaa allaah

  • @ahmednb4108
    @ahmednb4108 4 ปีที่แล้ว +10

    Masha'Allah Tabarakallah, Walaalayaal Guuleysta Dhamaantiinba, Waad Mahadsantihiin%

  • @caish3987
    @caish3987 3 ปีที่แล้ว +3

    Allow Qalbiyadeena ku Nuuuri qur Ankaaga oo Qashiniyo xumaniyo qurunoo dhan ka dhowr

  • @hanalastqueenhanafashion6077
    @hanalastqueenhanafashion6077 4 ปีที่แล้ว +8

    Thanks brother dear 😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤

  • @salmahussein1539
    @salmahussein1539 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc wrt walal Yasir Muqtar, Allaah Subxaana Watacalaa ha ku saaro miisanka xasanaadka anagana Allaah ha naga dhigo kuwo qaato kuna dhaqma insha Allaah, Allaah ha ku xifdiyo walal , Barakallaahu fiik Akhi.

  • @katrinahaji5620
    @katrinahaji5620 4 ปีที่แล้ว +8

    Mansha Allah
    Allaw darenkan iyo xigmadahan nagu arsaq nagayell kuwii kugu shukriyaa marwaliba shaydanka wa cadowgena Allaw adaa nodaxeyaa Allahuma amin yarabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zuhuurademabdirahman7034
    @zuhuurademabdirahman7034 4 ปีที่แล้ว +1

    Illahy ha idin xifdiyo walalhygow waxan Illahy idiinkaga baryaya inuu cilmigiina idiin ziyaadiyo wa xikmado aad u qaliya 👍👍👍👍👍👍waa mahadsan tihiin sida wangsan ee ad inoo xususiy wanaga Illahy ha idiin barakeeyo 😘😘😘🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @tasnimkulle
    @tasnimkulle 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah wad mahadsanthy mcln yasir muqtar⚘👍✅✅

  • @simraanmaxamad150
    @simraanmaxamad150 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalah wll qaliyah allh kudhowro

  • @qaalicabdullahiaxmed5672
    @qaalicabdullahiaxmed5672 4 ปีที่แล้ว +28

    Masha Allah my brother thank you❤️❤️🙏

  • @saynabaadan4607
    @saynabaadan4607 4 ปีที่แล้ว +8

    Mashaallah waa xikmado saameyn leh

  • @ridwaanahmed1231
    @ridwaanahmed1231 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah yasir muqtar allAAH HAKU BARKEEYO WALL

  • @fadumomaxamed8450
    @fadumomaxamed8450 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allah tabarakaal illaahay cimri sheer iyo caafimaad ha idin siiyo aaqirana jano fardowso allaha idin galiyo

  • @miimicali4503
    @miimicali4503 4 ปีที่แล้ว +8

    Allah idin xafido dhamaantiin ❤reer DHERIGILE

  • @dayib5maxamed
    @dayib5maxamed 4 ปีที่แล้ว +5

    waxaan dhagaystay 2018 laakiin waan hilmaamay walaalo ilaahay adna ha ku xasuusiyo wanaaga iyo khayrka

  • @najmaaxmedcali6545
    @najmaaxmedcali6545 ปีที่แล้ว +3

    جزاكم الله خيرا و احسن الجزء

  • @fatxiyoonisyoonis5191
    @fatxiyoonisyoonis5191 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a walll yasir muqtaar ilaahay qeeeer badan hakusiiiyo walll markasto waaakuduceyaaaaaaa walll ilaahay qeeeer haidinsiiiyo adinka dhan

  • @nuurcabdiraxmansayid7185
    @nuurcabdiraxmansayid7185 4 ปีที่แล้ว +2

    Xikmadahan qalbigayga ayu dhaqaajiyey 😍😍 illaho qalbiga ino deji

  • @fast1channel570
    @fast1channel570 4 ปีที่แล้ว +12

    جزاك الله خيرا

  • @mawliidofficialchannel6040
    @mawliidofficialchannel6040 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah walaalo yasir mukhtar wax tahay dhiirigeliye naftada

  • @mahiigaanproducts3370
    @mahiigaanproducts3370 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay hamigagaaga hakuu rumeeyo aakharo iyo aduunba runtii channelkan waa midka kaliya ee somaliyed hadana hal daqiiqo oo wakhtigiisa kamida aad kafaa,iidayso xikmad badan

  • @saynabcali485
    @saynabcali485 3 ปีที่แล้ว +1

    wallhy wllky waan ku raaxaysta xikmadahaga 😘😍

  • @IMCCHANNEL9448
    @IMCCHANNEL9448 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallh mahadsanid walal yaasir mukhtar adi iyo sxbadaada kale

  • @kaafisoamiin215
    @kaafisoamiin215 4 ปีที่แล้ว +4

    Yaasir muqtar 👍👍👍❤❤❤❤ 👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @fjmagan5655
    @fjmagan5655 4 ปีที่แล้ว +1

    m.sh.llh ilahy hanagu anfaco xikmadaha xulka ah ❤❤❤

  • @salmalajecleey129
    @salmalajecleey129 4 ปีที่แล้ว +7

    Maasha allah wll mahadsanthy

  • @queenayaaniitaofficial7929
    @queenayaaniitaofficial7929 4 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah

  • @deeqdarajoofficial5321
    @deeqdarajoofficial5321 4 ปีที่แล้ว +1

    Kheer malesta waad heeli Doontane. Sax Wll yasir muqtar Shukran

  • @axlaamabokorcumar7097
    @axlaamabokorcumar7097 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah alleh ha idin xiftiyo aamiin🤲

  • @dhemanbooz4177
    @dhemanbooz4177 4 ปีที่แล้ว +17

    Wcs wlly M ahadsanid dhamaan 💖❤💚💙💓

    • @ubaxsalax4461
      @ubaxsalax4461 4 ปีที่แล้ว

      Maanshlh wllky yaasir mukhtaar jasakalaahu khayran

  • @prettyhalla2950
    @prettyhalla2950 4 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallah wllo wng bad nala jeceshahye rabbi haku jeclaado Aamin Aamiin Aamin ya rabbi

  • @gudoonmaxamed6150
    @gudoonmaxamed6150 4 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah
    Here usoco
    Insha Allah
    Waad guulaysan

  • @enoosemohamed7054
    @enoosemohamed7054 4 ปีที่แล้ว +7

    Thank you very much my dear brother

  • @maryamaahmed8517
    @maryamaahmed8517 4 ปีที่แล้ว +2

    adiga iyo wiilashabo waad wanaagsantihiin waana mahad santihiin wll ilaahay ha idin naxariisto hanii xifdiyo masha allaah wll qali

  • @nasraabdeeq6048
    @nasraabdeeq6048 4 ปีที่แล้ว +3

    maasha Allah Alle haku xafido wll Yasir

  • @maxamedsolution7518
    @maxamedsolution7518 4 ปีที่แล้ว +6

    Hore u soco walaal yaasir muqtaar

  • @najmocqadir3189
    @najmocqadir3189 4 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh jezekallh qeran wllayaal niyada iqabojiseen

  • @saidamohammedhassan6414
    @saidamohammedhassan6414 4 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله الف خير يا ياسر عني وعن المسلمين ويحفظك من كل سوء ووالديك ااااامين

    • @drsaaminoyuusufmacalin5979
      @drsaaminoyuusufmacalin5979 3 ปีที่แล้ว

      ما شاء اجزاك الله خيرا الله يحفظك أخي كريم

  • @bilanguuleeste5781
    @bilanguuleeste5781 4 ปีที่แล้ว +10

    M.a wllyal allaha idin xafido

  • @sallamkhan9214
    @sallamkhan9214 4 ปีที่แล้ว +1

    Maan shallh wllhy waxbadan ban ka akhristay wllky alle haku xifdo

  • @rashkaofficial8175
    @rashkaofficial8175 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah wll qaLi alle haku barakeeyo wllalkeY

  • @ubahsalahhashi9447
    @ubahsalahhashi9447 4 ปีที่แล้ว +1

    Alah haku sharfo walaal yaasir

  • @fathiyahussein666
    @fathiyahussein666 3 ปีที่แล้ว

    Mashe alle Alleh ha ku xiftiyo qlidaydii yasir mukhtar qof igu Qaaliya

  • @najmoomar6973
    @najmoomar6973 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walal illah haka ajar siyo dhirigalinta mar waliba aad I oo dhiri galisid illah kher hakugu badalo🤲🥰💯

  • @abdifatah5862
    @abdifatah5862 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma wll wad idhirigilisay alle Amurahada hakusahlo, !

  • @umuabas8626
    @umuabas8626 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah jisakalah qeer yasir mukhtar

  • @zaahirfaradahab3811
    @zaahirfaradahab3811 4 ปีที่แล้ว +12

    commetigeena iyo u degdegida aan jecleesaneno inan qoral kula wadaagno bartada micnahedu wd dareemi kartaa oo wxn aad u xiiseynaa xikmadaha aad nala wadaagtid oo aan jeclaan laheenina ind naga jartid. alla dambigada ha cafio yaa xakim

  • @hamzemuuse6175
    @hamzemuuse6175 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah ka ajar siiyo waad mahad santahay wlloh dhiirgaliye 😘

  • @yousefabubakarahmed7107
    @yousefabubakarahmed7107 4 ปีที่แล้ว +5

    Wll Yaazir Mukhtaar Allah ku sharfo

  • @saynabmohamed9935
    @saynabmohamed9935 4 ปีที่แล้ว +1

    Walal yaasir mahadsanid allekubarakeyo

  • @abadallaseeraar9412
    @abadallaseeraar9412 3 ปีที่แล้ว

    Msha allah walaalkay yasir dhib badan baa naga fujisay illaahay haa kaa dhigo kii muslimiinto dhan hogaamiya markaste gusha nasoo gaarsiso adiga illaahay baa ugu xam dinaa wlle mcn alx

  • @AAAaaa-wl7jo
    @AAAaaa-wl7jo 3 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah...waa xaq waxa inosheegaysan ..Alle Swt hadinka abaal nariyo

  • @najwahussain642
    @najwahussain642 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll nasir akhli ixtiraansharafba Allah ayaa kusiyay ee allaha kudhfo

  • @shideyare3062
    @shideyare3062 4 ปีที่แล้ว +3

    Thanks yasir mukhtaar

  • @hodanlaki1836
    @hodanlaki1836 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah alleh waxan kaga baryayaa cafimad taama iyo cimri dheer iyo cibaado suuban wllkay yasir

  • @hooyomcn8573
    @hooyomcn8573 3 ปีที่แล้ว

    Jazak'Allah kheir shukran shekh yasir mukhtar

  • @maryamnuur5479
    @maryamnuur5479 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle ha idin barkeeyo

  • @zuzanomarofficials198
    @zuzanomarofficials198 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah bini adamka isku maskax alle kama dhigin qof walbo si ayuu wax uu fahma alle qeerka hana siiyo maskax deena mid wax fahamta alle haka dhiigo yarabi caqligina mid lamadaa alle hana siiyo🤲🤲🤲😢yarabi

  • @clsuuriyaa4943
    @clsuuriyaa4943 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah walaalaha dunida ilaahey haidinxafido walaalayaal

  • @atiinatiin4393
    @atiinatiin4393 4 ปีที่แล้ว +3

    Masah allan ❤thisks 😭

  • @aminayuusuf9624
    @aminayuusuf9624 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha ku xifdiyo walalkay yasir mukhtaar mahadsanid 😍😍😍😍

  • @hoodoahmed6249
    @hoodoahmed6249 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalah khair wll

  • @Ugbadareb123
    @Ugbadareb123 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah mahadsanid walal yasir 🙂🥰🎉🎉

  • @abdalleaddaani6129
    @abdalleaddaani6129 4 ปีที่แล้ว +2

    بارك الله فبك وجزاك الله خيرا.
    ماشاء الله

    • @hoyomcn8857
      @hoyomcn8857 4 ปีที่แล้ว +1

      Afsoomaali kusoo bixi conantiga

  • @farxiyamuuse645
    @farxiyamuuse645 4 ปีที่แล้ว +1

    Amin wll mcne ale haku xafido aniga waxan idin baxshey qalbi dajiyaal noso badsha nonaso duceya ❤❤❣

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 4 ปีที่แล้ว +4

    Walalayal qibo badan alle hidin barakeyo🙏❤

  • @samirdoon7131
    @samirdoon7131 4 ปีที่แล้ว +2

    thanks Wll mukhtaar aad ayad umahadsan tahay

  • @duniyomaxud
    @duniyomaxud ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah ❤️ xigmado macaan

  • @اممحسن-ج9ب
    @اممحسن-ج9ب 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle ha idin xifdiyo. Idinkoo kalane alle hanoo badiyo

  • @AhmedAadan-7743
    @AhmedAadan-7743 ปีที่แล้ว

    wiilkan yasiiR mukhtaar illahayba no so diiirayyy ❤😢

  • @deekabarre9804
    @deekabarre9804 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah akhii yasir wxaan ku rajena guul lawda darod ❤horay usocd wcn❤💯

  • @bishaarodaahir9628
    @bishaarodaahir9628 3 ปีที่แล้ว

    mashaa allaah allaah ku xafido wll xikmadooyi kaaga aad ayaan ujeclhy❤❤😍😍💟💟

  • @aaminoxasanyuusuf9587
    @aaminoxasanyuusuf9587 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh walal yasir allha kuxfdy oo allha kubarkeeyo walalo❤️❤️🙏🙏🙏🙏

  • @warfaaaadan9153
    @warfaaaadan9153 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah yasirmu

  • @asmamaxamed1501
    @asmamaxamed1501 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid alle haju sharsho wll

  • @deqalula2695
    @deqalula2695 3 ปีที่แล้ว

    Manshalh mahatsanit walalkey yasir muktar sidad intaa badan noguu aqliyeyse

  • @xamdamaxamed8369
    @xamdamaxamed8369 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallha walahi aamiin aamiin aamiin aamiin yaarbi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653
    @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653 4 ปีที่แล้ว +2

    Wll yasir Allah ha noo ka xifdiyo

  • @momaaxnour3063
    @momaaxnour3063 4 ปีที่แล้ว +1

    YAZIR MUKHTAAR wllhi waan ku tageraa proh

  • @sucaadabdi8354
    @sucaadabdi8354 2 ปีที่แล้ว

    Macha allah alle ha idin xafido walaalayaal dhamanteedba

  • @abdicisig.b.d7742
    @abdicisig.b.d7742 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah allh ka ajirsiiyo dhirgalita aad nasiisay wll yasir

  • @jawahirhassan265
    @jawahirhassan265 4 ปีที่แล้ว +13

    جزاك اللهُ‎

  • @queenladan4814
    @queenladan4814 4 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah ustaad mahadsanid Rabi hakuxafido

  • @axmednuur6208
    @axmednuur6208 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah,,, ilaahay ha idin xafido,,,,,

  • @munamohamedsharif3512
    @munamohamedsharif3512 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allllah illahey Hano indigo walalaha mar walbo na xasuusiya allle ka casi jazakalah kheyr walalaha alle haidin xafido akharo iyo adunyo 🥰🥰

  • @nasradeeqow828
    @nasradeeqow828 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khar mahadsanid walalha qiimaha iyo sharaftaleh🥰🥰🥰❤️❤️❤️

  • @hindahabi5538
    @hindahabi5538 ปีที่แล้ว

    Walal waad mahadsantahay alle janatul fardowsa aclaa hakugu amaal mariyo

  • @nasramohamud2610
    @nasramohamud2610 4 ปีที่แล้ว +4

    Keeq goiny wll qali ma jiro wanaaga wax ka wanaag san hore usoco ❤♥️♥️🥰🥰🥰♥️♥️🥰❤♥️❤❤👌

  • @cabdicasiismaxamed9562
    @cabdicasiismaxamed9562 4 ปีที่แล้ว +1

    Marsha Alah yasir mukhtar Alah kuxfido

    • @ifraaxjinow8846
      @ifraaxjinow8846 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah ni adeer yasir Mukhtar Alah ku xfido

    • @ifraaxjinow8846
      @ifraaxjinow8846 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah ni adeer yasir Mukhtar alah ku xafido

  • @abdilahiali4668
    @abdilahiali4668 4 ปีที่แล้ว +3

    مشا الله اخي
    الله يحفظك في الدنيا والآخرة