SIDEE BAAN U SAMEEYAY $2,145 PROFIT| TRADING WEEK RECAP.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 30

  • @mohamudmahad4117
    @mohamudmahad4117 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a sirtu wa waxbarashada taya leh horay usocda bahda hagarlawe academy

  • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
    @abdinaasirmuhyadiinhassan6582 2 ปีที่แล้ว +1

    Wonderful Really
    Have a good week Teacher

  • @faadumocarab3093
    @faadumocarab3093 9 หลายเดือนก่อน

    Sidaan oo kalee noo soo sameey macalin

  • @abdihakim7491
    @abdihakim7491 ปีที่แล้ว

    lix bilood ka dib mcalin noo soo badi muuqalada noocan ah 3/25/2023

  • @abdimajidadannor5824
    @abdimajidadannor5824 ปีที่แล้ว

    Sual ayaan wataa hada sharcigii uyaalay mff waad jabaisay isla markaana profit ayaad sameeysay markaa lacagtaan ma xaqbaad uleedhy oo maqaadaneey

  • @hagarlawefans527
    @hagarlawefans527 2 ปีที่แล้ว +3

    WALAAHAY WAA AQOON SAAFI AH. CAR MACALIMIINTA KALE INTAA HA NA TUSEEN. AQOONTI KALSOONI BAY KUU YEESHAA M.A

    • @maxamedaxmedcabdi7892
      @maxamedaxmedcabdi7892 2 ปีที่แล้ว

      somali waligeed intaas dhaafi mayso suuqu intaas wuu ka baladhan yahay waliba adigu si qaldan bad ufahsinaysa ardayda high risk bad ku dhirgalaynasaa arday yar oo an waxba garanyn si aad lacag uga hesho eomtion kodana u kiciso

    • @hagarlawefans527
      @hagarlawefans527 2 ปีที่แล้ว

      @@maxamedaxmedcabdi7892 Walal anigu meshan macalin kama ihi waa kow. Tan labaad Somalida kale ee aan HIGH risk isticmaalin ee aqoon badan haysaa maxay noo tusi waayeen guushooda. Bal car iisoo hel. Runtaa ka gabataan oo wan idin aqnaa.
      Macalin saki intuu u qabtay somali wli macalin kle uma qaban iskuwada dar waxa macalin joga e.

    • @maxamedaxmedcabdi7892
      @maxamedaxmedcabdi7892 2 ปีที่แล้ว

      @@hagarlawefans527 local nimadii oo qofa waxan islahaa intaas in ka fican buu ku oranaya lkn afkii 2018 bilowga Somali forex baad igula hadshay sorry wllo

    • @kawakawa4726
      @kawakawa4726 2 ปีที่แล้ว

      @@maxamedaxmedcabdi7892 ardaydiisa kama mid ihi waxaana uhaaya xushmad mida ugu fiican coz waa qofka kaliya ee xaqiiqda ka sheega forex m.a Allaha u barakeeyo.
      Adiga TH-camr iyo dadka laga digaaye ayaa thy hadalkaada wax qabasho malaha

    • @maxamedaxmedcabdi7892
      @maxamedaxmedcabdi7892 2 ปีที่แล้ว

      @@kawakawa4726 forex wax secrect ah malaha adeer only probality baa lagaga shaqaystaaa xushmadu waa mesheeda lkn yaan laydin qaldin afkii 2018kiina igadaya please

  • @kingbiriq
    @kingbiriq 2 ปีที่แล้ว

    Wll accountigaga islaamic ma ahn bee

  • @abdimaliksheikh7376
    @abdimaliksheikh7376 2 ปีที่แล้ว +1

    One two trade a day U can Kill market!

  • @sadioahmed4435
    @sadioahmed4435 2 ปีที่แล้ว

    asc ustaad m.a hosha ad hayso allah haka awal maryo ustaad sida an noo dhiro galinayso lkn ustaad hadi ad noo sameykarto codsigan group telegram chat all tagera yasha hagarlawe ay ku wada xariraa hadi ay macqul tahay m.a good day ustaad

  • @maxamedcawilciise8280
    @maxamedcawilciise8280 2 ปีที่แล้ว +1

    lagaa yaab waleee ustaadkeygiyow

  • @gacal-soorgarabey7755
    @gacal-soorgarabey7755 2 ปีที่แล้ว

    Aqoon iyo waayo aragnimo badan baa lagaa faa.iidayaa ustaadii

  • @hilawe12hilawe31
    @hilawe12hilawe31 2 ปีที่แล้ว +1

    m.a
    wa wax lagu farxo

  • @abdirisakmohamed4376
    @abdirisakmohamed4376 2 ปีที่แล้ว

    Appreciate feed us more
    Regards

  • @saadaqxadaari7513
    @saadaqxadaari7513 2 ปีที่แล้ว

    Keep on coach.🥰👏👏

  • @drshafsa6847
    @drshafsa6847 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha ❤

  • @mahadcabdicali4966
    @mahadcabdicali4966 2 ปีที่แล้ว

    Tnx ustad

  • @cismaanshawaali4423
    @cismaanshawaali4423 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @libanasad8838
    @libanasad8838 2 ปีที่แล้ว +1

    M.A

  • @abdirahimdhassan1020
    @abdirahimdhassan1020 2 ปีที่แล้ว

    Manage your risks bro😮😮

  • @caalinentertainment8874
    @caalinentertainment8874 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @ForxTrader
    @ForxTrader 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah❤