Sidee Baan U Sameeyay $7,737.47 Hal Usbuuc Oo Trading Forex Ah?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 43

  • @drzakii6185
    @drzakii6185 ปีที่แล้ว +2

    wlhy hagarlaawe aqoon ba taala anigaa makhaati ka ah alle ka sakow guulaysa ustaaad

  • @ForxTrader
    @ForxTrader ปีที่แล้ว +2

    Msha allah ustaat ilahey cilmiga hakuu barakeeyo ❤

  • @cabdiqaadirmaxamuud1550
    @cabdiqaadirmaxamuud1550 ปีที่แล้ว +1

    masha allah macalin allaha ku barakeyo cilmigaga iyo caqligaga iyo lacagtada ❤✌

  • @wardabibtucabdirahmaaan8532
    @wardabibtucabdirahmaaan8532 ปีที่แล้ว +2

    Ustad saki wax badn aya ka faidy allhe haku barekyo maclin

  • @mahamedbileyusuf
    @mahamedbileyusuf 2 หลายเดือนก่อน

    M.a ustaad /2024

  • @zekiamiin6437
    @zekiamiin6437 ปีที่แล้ว +6

    Addunka waxaan u jecalahay WEEK RECAPKA. Waayo si wacan ayaan isugu dayaa in aan sidaada oo kale o manage gareeyo Riskgayga.
    6 biloow kadib heerkaa in aan gaadho baan rajayn.
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Ilaahay ha ku daayo. Wax walba waad noo hurtay.

    • @abdilaahi_mahamuud
      @abdilaahi_mahamuud ปีที่แล้ว

      inshlah shp sidoo kle all ha ina guuleeyo dhamaanteen

    • @hiirale2042
      @hiirale2042 ปีที่แล้ว

      Ma gaartay after 6 months

  • @Hurusocod
    @Hurusocod ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah waaye Ustaad

  • @abnash6836
    @abnash6836 ปีที่แล้ว +3

    Sxb waa ok strategy ugu fican aya ku trade garanesa. Kaliya positions-ka kordhi

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 ปีที่แล้ว +1

      Zhp strategy gee ayu isticmalaya hada

  • @nuhahmed9813
    @nuhahmed9813 ปีที่แล้ว +2

    Seki Zxp
    go forward

  • @abdifatahmohamed6810
    @abdifatahmohamed6810 ปีที่แล้ว +2

    congratulation wllo

  • @ciisecalasow4160
    @ciisecalasow4160 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustaad zaki

  • @shaafifaysal9638
    @shaafifaysal9638 ปีที่แล้ว +2

    Mnshlha maclin

  • @legi6907
    @legi6907 ปีที่แล้ว +1

    Inta badan forex macalimiintoda ma aaminsani lacagaha ay sameeyaan ha ahaado ajanabi ama ha ahaado Somali.
    Laakiin midaan waa ku qancay waliba waxba ka faaiday sxb

  • @World1307
    @World1307 ปีที่แล้ว +2

    Thanks mcln 💥

  • @HOREYE
    @HOREYE ปีที่แล้ว +3

    M.a wa ku faraxsanahe inaad 7k Easy ku sameese Waxaa Tahe Tusaale lagu daydo. Guuleyso 🌸

  • @sahamiyemedia6174
    @sahamiyemedia6174 ปีที่แล้ว +1

    Risk baa u badheedhay zxb
    Kaliya dhalinta acountiyada yaryar ku dhiiri gali

  • @abdilaahi_mahamuud
    @abdilaahi_mahamuud ปีที่แล้ว +3

    ustaad saki goat baa thay alle ha ku dayo clmigana ha ku barakeeyo inaan maalin inshlah profitable trader noqon dono wan ogahay lkiin xiliga ay tahay ma garanayo role model aan kaga daydo forex iyo movatatiopn gulaysoh one advice in replay ustaad thanks love you

  • @abdallerabaax7675
    @abdallerabaax7675 ปีที่แล้ว +1

    Ustaaad zaki waxaad na barty forex wuxu yhy aad baaa u mahadsanthy

  • @abdirisakosman9061
    @abdirisakosman9061 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allahi

  • @mohadmahad5826
    @mohadmahad5826 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waxaan ha,la,iga daba geeyo 🤒

  • @safaxuseen8816
    @safaxuseen8816 ปีที่แล้ว +1

    Si wacan baad usoo duubtay

  • @Showkaanifx
    @Showkaanifx ปีที่แล้ว

    Ustad play station ma ii baxee

  • @abdalleyare8590
    @abdalleyare8590 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk ustaad caadi matihid hadii 7% aad weak kusameyneysid ani 10% ayaan 4tii bilood kutashtaa, inkastoo aad scalper tahay

  • @mohamedmohamudsanei9734
    @mohamedmohamudsanei9734 ปีที่แล้ว +1

    GUULEYSO SXB

  • @bashiirdiinaari4684
    @bashiirdiinaari4684 ปีที่แล้ว +1

    GOAT KA 🐐 FOREXKA MY TEACHER GUL

    • @sakariyekhadarcabdi6637
      @sakariyekhadarcabdi6637 ปีที่แล้ว +1

      bro strategy yadan maxa layidhaa Adoo raaliya mahadsanid

    • @ayoub_1pb
      @ayoub_1pb 3 หลายเดือนก่อน

      Price action weeye​@@sakariyekhadarcabdi6637

  • @FaadumoCabdi-m7v
    @FaadumoCabdi-m7v 8 หลายเดือนก่อน

    Xagekalasoxirara😢😢

  • @caalinentertainment8874
    @caalinentertainment8874 ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @alihersi5974
    @alihersi5974 ปีที่แล้ว

    sidaani waa risk caadi ah qaabkaana looma trade gareeyo. 5 pips oo stop loss ah xagee ka jirtaa tani cilmi maahee candleskaad fiirsataa haduu buy yahay buy u gal haduu cell ku socda sii raac waxaas dadka haku waalin

    • @HagarlaaweAcademy
      @HagarlaaweAcademy  ปีที่แล้ว

      Ha na ka illaawin in aan $ EIGHT F*CKING KEY ku sameeyay.

    • @alihersi5974
      @alihersi5974 ปีที่แล้ว

      @@HagarlaaweAcademy adiga oo risk management samaynaya baad 500 pips suuqa ka qaban kartaa asbuuc gudihiis hal trade. suuqu ku nasiibso maahee waa aqoon iyo xeerar la raaco hadii aad khilaaftana maahid qof trader ah.

    • @HagarlaaweAcademy
      @HagarlaaweAcademy  ปีที่แล้ว

      @@alihersi5974 Lacag i tusi igaddaa Pips oo. Meesha wax la mow af qallalan ha i gu la hadlin e.

    • @alihersi5974
      @alihersi5974 ปีที่แล้ว

      @@HagarlaaweAcademy qof trader ah si public ah u sheegaya intaas oo lacag ah baan shaqeeyey oo accountiyadiisa soo bandhigaya waligaa ma arkaysid lkn marar badan waad arki kartaa in uu ku yiraahdo maanta 200 pips baan qabtay. asbuucaan 1500 pips baan qabtay lkn adiga waxaa kaa muuqata in aad suuqa ku cusubtahay

    • @HagarlaaweAcademy
      @HagarlaaweAcademy  ปีที่แล้ว

      @@alihersi5974 🤣🤣🤣🤣 Waayahy walaal.

  • @collineest9827
    @collineest9827 ปีที่แล้ว +1

    Dadka in profit lagu waalo maaahin
    Hagarlaawe wa nin 100k haysta
    Qofka 100k haysta hadu management gareeyo acounkiisa. Fa ido ficn u sameyn kara hadu cilmi leeyhy.
    100k ciyaar maaha wa acount quwad leh.
    Hagarlaawe ilhy ka baq bro dadka ha waalin. Hadikale acount 1k intaad la timaado dadka hor tooda ku tradegaree.
    Hadikale nacnac naga da inader
    Ilmi wad baratay lkn profitkan dhalinta yar yar way ku fashilmayaan.
    2% hadad sameyso acount100k ah
    Wa 2000$ . Wa lacag runti ficn lkn taas waxa sabab u ah acountka wayn ee 100k ah.

    • @abdalleawil8382
      @abdalleawil8382 ปีที่แล้ว +2

      waxano kala buuxa aduunka adi so qaado acount 100k o bal trade gare oo wax na tus hadi kale nac nacda jooji.

    • @abdullahkadar2940
      @abdullahkadar2940 ปีที่แล้ว

      Sxp sida jahilka ha u hadlin mihimadu mha acounka hysato e wa nidaamka ku socoto hda 1k mamuli kari wydo 100k mamuli kari maysid ta kle sakariye hal mar 100k kamu bilabin ee wkhti ku qadaty inu 100k gaadho isago 50$ sameya ku jirta yotube'kisa mrka qofba meel ayay u maraysaaye maangaabnimada dadka kla tag

  • @alaagiintech2165
    @alaagiintech2165 ปีที่แล้ว

    Kusoco Facebook Io TH-cam Waan Kula Socod