TEAM 27 / HEERKA AQOONTA FITNESKA / TERMINOLOGY OF FITNESS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024
  • marabtaa training prgarmkayga iyo cuntada linkiga hoose iska diwan gali
    / @shuayb8pack
    waad kumahadsantahay daawashada muqaalkan !!
    fadlan channelka subscribe saar / shuayb8pack
    i can not wait 200k
    iguso darso instagram shuayb_8pack
    IG / shuayb_8pack

ความคิดเห็น • 144

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack  10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +97

    Imisa ayaad adigu sixi kartaa ?
    Buuga ka dalbo halkaan shuayb8pack.com

    • @safiyocabdalla
      @safiyocabdalla 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

      Amiiro qurux maxee uga soomuuqa weedy meeshaan😢

    • @Msswaaleyyy
      @Msswaaleyyy 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

      @@safiyocabdallaasi maa dhalay 😂😂

    • @safiyocabdalla
      @safiyocabdalla 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      @@Msswaaleyyy haaaa nooh

    • @nasromuumin6612
      @nasromuumin6612 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adeerkeey waaye lkn adeernimo ma qoree😂amiiradeena meeshaan wey ka dhanthy😊​@@safiyocabdalla

    • @CabdiqaniDaahir-l8w
      @CabdiqaniDaahir-l8w 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Cutting waa jarid
      Bulking waa isku biiri o fat ah

  • @Bf23lucho
    @Bf23lucho 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +100

    Gacantaada ugu raaxe xabiibkeena mohamed scw💓igula salli💋

    • @djDeeqsi
      @djDeeqsi 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Scw scw scw scw scw

    • @AfNanAxmed-t7z
      @AfNanAxmed-t7z 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Scw❤

    • @AnisoApdrixmaan
      @AnisoApdrixmaan 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw scw❤

    • @AasiyaMaxamuud-dp1in
      @AasiyaMaxamuud-dp1in 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      صلى الله عليه وسلم

    • @DeeqaIsmail-mn3je
      @DeeqaIsmail-mn3je 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Salalaahu calayhi wasalam

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +50

    Team koko one like 👍

  • @hireykaire8667
    @hireykaire8667 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Asad🗣️:Ma Fadhiisaty
    Shuceeb🗣️:Waa Ku Qasbanahy❤

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    aan kuwada salino nabiga muxammad scw scw scw scw ❤❤❤😢🎉🎉

    • @djDeeqsi
      @djDeeqsi 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@somali_shorts-m scw scw scw scw scw scw

  • @Kikiafcad-tk4bs
    @Kikiafcad-tk4bs 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed scw scw ❤❤❤

  • @fahiimarooble4390
    @fahiimarooble4390 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    An kuwadasalino nabikena Mohamed scw

  • @AbdiweliHussein-dy4qy
    @AbdiweliHussein-dy4qy 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    First comment from Garissa ❤

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Koko meel an ku arkey maba kajogi karo koko iyo asad ayan ogujecla hadana sheuceyb ayan kudarsadey❤❤❤🎉keep forward brother ♥️

    • @NawalFarahali
      @NawalFarahali 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Koko aan arkay waa soo cararay

  • @AbdiazizMohamed-dt9yt
    @AbdiazizMohamed-dt9yt 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    bulking- weight gain cutting- muruq lajarayo BMR - BASIC METABOLIC RATE

  • @AdontiiAllle
    @AdontiiAllle 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +37

    TDEE (Total Daily Energy Expenditure) waa qiyaasta guud ee kalooriyada ama tamarta jidhku isticmaalo maalin kasta si uu u shaqeeyo. Waxay ka kooban tahay tamarta uu jidhku u baahan yahay hawlaha aasaasiga ah sida neefsashada, dheefshiidka, iyo shaqada qalbiga (oo loo yaqaan Basal Metabolic Rate ama BMR), iyo tamarta lagu kharash gareeyo hawlaha kale ee firfircoonida sida jimicsiga iyo socodka.
    TDEE-gaaga waxaa loo xisaabin karaa iyadoo la isku daro:
    Shuceyb sax miyaa😂❤🎉

    • @marruunali8600
      @marruunali8600 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      walaley ani wa ilaway sanad waxkayar ano jamacada kaso maqan masha allah ilahay maskaxda haku siyadiyo😂❤🎉

    • @AdontiiAllle
      @AdontiiAllle 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@marruunali8600 ku celcelii waa bare i.a abyo wax wlabo lagu celceliyo guul ka gaare I.a❤🎉

  • @QueenShukri-l9r
    @QueenShukri-l9r 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +33

    Sundus iyo amiiro soo qabo janaalkaan

  • @IqraCadeey
    @IqraCadeey 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Macalinkeena gymka amiira iyo ceyda soo qawo

  • @cabdiali5372
    @cabdiali5372 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    BMR=BESAL METABOLIC RATE
    cloric deficit= waa clorie-ga aad u baahantahay maalinti xoogaa wax ka yar in aad cuntid it is same means cutting.
    bulking= waa is weyneyn ama cloriga aad u baahantahay in aad xoogaa wax kabadan cuntid
    TDEE= total daily energy expenditure

  • @IsmahaanBashiir
    @IsmahaanBashiir 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    From team koko❤❤❤

  • @fatimaomar7809
    @fatimaomar7809 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    team koko🎉❤❤❤❤

  • @HodanMohamed-gb5ij
    @HodanMohamed-gb5ij 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Koko Lee ujeeda❤

  • @AdontiiAllle
    @AdontiiAllle 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    PMR waxay u taagan tahay Polymyalgia Rheumatica, oo ah cudur dabadheeraada oo keena xanuun iyo barar ku dhaca muruqyada, gaar ahaan kuwa garbaha iyo miskaha. PMR waxay inta badan saameysaa dadka waayeelka ah (inta badan ka badan 50 jirka) waxaana lala xiriiriyaa in habdhiska difaaca jidhka uu weeraro unugyada caafimaadka qaba, taas oo keenta barar iyo xanuun.

    • @RayanGurey
      @RayanGurey 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ma aha waaBMR, or Basal Metabolic Rate, is the number of calories your

    • @naimanalka9240
      @naimanalka9240 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      True is basal metabolic rate

    • @AdontiiAllle
      @AdontiiAllle 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haa mhdsnid ❤

  • @ahludinbinyunis8102
    @ahludinbinyunis8102 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    M.a my brother, from wajir kenya 🇰🇪
    Gym lover❤

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Zizu he's legend ❤❤feom kenya

  • @hodanibrahim-tr6lx
    @hodanibrahim-tr6lx 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Colory deficit :decreasing amount colory
    BMR _body metabolic rate

    • @mohamedjozeph7203
      @mohamedjozeph7203 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Calories legend iga sax

    • @shukriabdikadir1204
      @shukriabdikadir1204 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Bulking is increasing weight
      Cutting is reducing weight
      BMR is Basal metabolic rate
      Calorie defeciet is decreasing calorie intake
      Calorie surplus is increasing calorie intake

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Koko meel ay joogto ma ka maari mkraaaaa wlhi gabdhn waaan isk jeclhy❤❤❤

  • @MaandeeqInamacalin
    @MaandeeqInamacalin 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Koko wan sax ❤❤❤❤❤

  • @Queennouran336
    @Queennouran336 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Bulking is a phase in the bodybuilding cycle that involves consuming excess calories to build muscle.

    • @AinleAidrous
      @AinleAidrous 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Dammmn!! Hey gabar wax baratey❤️

  • @BoyMan-cg9uq
    @BoyMan-cg9uq 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    BMR
    B. Basal
    M. Metabolic
    R. Rate

  • @Ikranqaali9663
    @Ikranqaali9663 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    BMR stands for Basal Metabolic Rate. It's the number of calories your body needs to maintain basic physiological functions like breathing, circulation, and cell production while at rest.

  • @SaacidClaahi-mr1if
    @SaacidClaahi-mr1if 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Team27 like igu sharfa❤

  • @sacdiyoahmed5569
    @sacdiyoahmed5569 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Manta dhan ban laha ninka mu muqalso dhigo 😊❤❤❤

  • @asmocokone3852
    @asmocokone3852 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Wllkaye wan kutager ❤

  • @AbdirahmanYusuf-fb8hv
    @AbdirahmanYusuf-fb8hv 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    team Kooko❤

  • @HiboHussein-u3i
    @HiboHussein-u3i 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    From koko bulle kokoey ii soo dirtay

  • @Shakz999s
    @Shakz999s 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Calorie deficit-calorie decrease
    Bmi- body mass index
    Bulking-increasing the rate of ur heaviness/increasing weight
    From Kenya ✌️

  • @SHUKRIAXMED-bs5zi
    @SHUKRIAXMED-bs5zi 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    m.a aboowe mcn mahad sanid❤❤❤

  • @cabdicasiscaligeedicaligee9609
    @cabdicasiscaligeedicaligee9609 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Ninkan marku yimid ninki cayda ahaa wuu soowada baxay kkkk

    • @amranMaan-m7k
      @amranMaan-m7k 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂

    • @ShamsoMaxamed-y7m
      @ShamsoMaxamed-y7m 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qal qal baa lagu beray😂

    • @amranMaan-m7k
      @amranMaan-m7k 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@cabdicasiscaligeedicaligee9609 cirir buu dareemay lkn inaga sas baan rabnaa🥹🤣🤣

  • @sacdiyoahmed5569
    @sacdiyoahmed5569 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Amira iyo ceyda warsi kaso qaad so qarxi waxa ka dhaxeyo pilz😢😂❤

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Arimaheena is Funny partigiisa Rabaaa 😂😂

  • @SihaamCabdi-r6h
    @SihaamCabdi-r6h 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Abtigey mcn keep going❤❤❤

  • @MariyaAwes-f2u
    @MariyaAwes-f2u 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Hhhhhh wlhi samiyo iyo loosey weiga qosliyen said

  • @nastexaxaji3888
    @nastexaxaji3888 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    300k❤comn soon🎉🎉🎉🎉

  • @claahizhire1168
    @claahizhire1168 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Zxp buugaaga xgee ka iibasan karaa waa waayay si wakba sameyay iga caawi

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Xaga sare kqdalbo commentiga ayuu so dhigay

  • @fnw8688
    @fnw8688 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    300k haal garsiyo Mr 8 Pack

  • @ishaazaid
    @ishaazaid 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    BMI body mass indexes waxan lagu xisabiyaa misaanka qofka ma over weight or under weight or normal
    2:bulking waa marka muscle qofka ay koritaan samanayo ama mass kor ukaco weight kooduna siyaado
    *cutting waa in layareeyo fatka jirkaga kujira oo lajaro inta kale xafada dariska bay adeen😅

    • @Safa-xc9xs
      @Safa-xc9xs 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      BMI wa ta shegte

  • @Fattidiamond
    @Fattidiamond 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kofokofo. Io asad ujedaa. Keep hoing. Come soon. 300k. Noso badi. 2dan arimahe a kusoodar.

  • @bestrong5233
    @bestrong5233 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Imbow reer Mogadishu xageey buuga ka heli karaan

  • @FatimaYar-sh3pf
    @FatimaYar-sh3pf 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kokadena ❤😊

  • @abdulrahimshaaz5856
    @abdulrahimshaaz5856 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Our guy frm grsa reprst well those are very logic questions thou😊

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    300k comming soon

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (Arkaa milkiile)

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allha

  • @MaryanqaalidMaryanqaalid
    @MaryanqaalidMaryanqaalid 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Koko❤❤❤❤🎉🎉

  • @LuuzaDheeman
    @LuuzaDheeman 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ani iweydii jamacada muqdisho leygu soo gubeee 😂

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 23 นาทีที่ผ่านมา

    Samaia io Amiiira so qabo 😻

  • @mimi-ahmed55
    @mimi-ahmed55 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Markaa qof waxasa baarte ku dhahdo oo sualo kaw kaa ga siyo waxa is dhahee qofkaan exam ilahow i baaasi inaa ku mooode ma oga miyaaa oo for mad wax walba u diri jirte 😂😂

  • @c.casiisyuusuf9581
    @c.casiisyuusuf9581 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    First ❤

  • @Maariyo5364
    @Maariyo5364 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceyd kuudhimn❤

  • @asagaakaasol
    @asagaakaasol ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    TDM maxaa waaye

  • @Deqamohamud-bm2bz
    @Deqamohamud-bm2bz 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Ladan cidi maxumo lkn nutrionka malagu qataa talow koko wena so baratey nutrition I jawaba bal fitnesska nutrionka malagu qaataa ani ahan waxa is lahaa gymka wa xirfad mar wlibana xirfada wax lagu bartaa mise wa been

    • @Safa-xc9xs
      @Safa-xc9xs 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      May xoga way kala duwan yihin

    • @Deqamohamud-bm2bz
      @Deqamohamud-bm2bz 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Safa-xc9xs Haa saas idheh waba yaabey bee intu sbegey ma arkin madadaana waso qaatey xiligi jmcda

    • @asagaakaasol
      @asagaakaasol ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Nutrition =Nafaqo

  • @qibradyare4145
    @qibradyare4145 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Rer kenya english uga cabso eray eray ayaba lofasirtay kwrnn

    • @zeinababdullah7590
      @zeinababdullah7590 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Ha wale hadaba biology baranaya😂😂

  • @LovelyClock-tr2zw
    @LovelyClock-tr2zw ชั่วโมงที่ผ่านมา

    From koko bulle

  • @HawaahusseinHawaahussein
    @HawaahusseinHawaahussein 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤

  • @Amiira234
    @Amiira234 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    TDEE total daily energy expenditure.waa tamarta uu qofka isticmaalaayo malinkii

  • @IfraaxXaashi-m3t
    @IfraaxXaashi-m3t 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Team koko ismujiya ❤

  • @Baxrudiinismaaciil-cb7br
    @Baxrudiinismaaciil-cb7br 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Where is kiiki

  • @simanjamac7784
    @simanjamac7784 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bapiya chanalka

  • @KaltundaudCali
    @KaltundaudCali 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sundus sooqawo iyo amiirada❤

  • @Amiira234
    @Amiira234 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cutting:I think😂lowering your fat percentage by adhering to a strict diet plan.

  • @HooyoSacdiyo-kr4en
    @HooyoSacdiyo-kr4en 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fʀsᴛ😂❤

  • @MohaaMohaa-e7r
    @MohaaMohaa-e7r 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkk saamia kaas kaniini.weeye kulhaa

  • @AyaanAbdulahi-n7s
    @AyaanAbdulahi-n7s 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    2

  • @anfacamaal9742
    @anfacamaal9742 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    From 27 bro keep going🎉

  • @Msssuuro-o2p
    @Msssuuro-o2p 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Koko damiin sanida Away waxa baratay 😂😂

  • @AsiyaDaud-p6n
    @AsiyaDaud-p6n 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma garanaye maxan ku soo qora😂

  • @AbdallaAhmed-l8p
    @AbdallaAhmed-l8p 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muxu yiri TDM aaa 😂🎉

  • @elyahyelaaskawi1814
    @elyahyelaaskawi1814 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asad Tdm Buu Modeyy Illahey Hanaga Madoobeeyo😭😂

    • @Aarka_boyy
      @Aarka_boyy 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂

  • @FatimahusseinAbdulle
    @FatimahusseinAbdulle 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BMR body mass rate😂

  • @SaabirDhaqane
    @SaabirDhaqane 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Third comment😂

  • @Kanadshiikh
    @Kanadshiikh 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    From asad hajio

  • @AlvaanoYare
    @AlvaanoYare 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Pish

  • @WxakstaWaxwalba
    @WxakstaWaxwalba 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wah koko damiin wax bartay miyaa see camal hee .away kuwii ku hayn jiray naag wx baraty koko😂😂 awagay wx barashdii asalba kuligiin saa u ceytameysiin marka araky damino ina tihiin ii cadaty 😂😂 teamkeygii kalay ila qosla.

    • @Msssuuro-o2p
      @Msssuuro-o2p 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      damiin cadi eh waye😂😂

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Ku niyad dhiso ileyn koko computer bad u qabtaye key tiktok kaga jawabeysey muxu aha qofku ma malakba so bini adam mha

    • @WxakstaWaxwalba
      @WxakstaWaxwalba 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @FatimaYar-sh3pf 🤣🤣waxaan soo baraty hadan ka jawabi karin wxaan ahy damiin🤣 dee niyad dhis maxa kenayo waan ku shaqeya bey ku tiri wxaad ku sheqeysid sideed ku aqoon weysy suallh xotaa 2 kamida mey sixin umleyna kulha🤣 idhaaf

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@WxakstaWaxwalba nacala la qalbad jaban thy koko nutrition wey baratey kuma shaqeyso public relations bey ka shaqeysa naag wax walba barata weye adne ku mashquul hee key tiktok uga jawabtey kuma muqdo kan ku muqda awalba islan walano masersan ahyd

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sundus iyo amiiro lee haweydinin 😂😂 garobo dalan oo nin le hormar umaleyan 😭😂

    • @ikraaniitabea2365
      @ikraaniitabea2365 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ceeb isku xishoo abyo

    • @mulki926
      @mulki926 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      uff adoo gabar ah saas uhadlaayo mida kle garoob ceeb maa umalesaa hormarkoda inaa ka xun thy waa macquul

    • @Kiki_afcad-m7c
      @Kiki_afcad-m7c 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@mulki926 yaa kula Hadley..?!

    • @SadiyaKadiye
      @SadiyaKadiye 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wlhi niyada kuhayay kuwa😂

    • @MuhiiimMuhiiimmohamet
      @MuhiiimMuhiiimmohamet 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Dad kale magacooda ku qarabanaysa ayad dadka wax ka shegaysa isku xishood

  • @SumayoAbdulaahi-ut8nb
    @SumayoAbdulaahi-ut8nb 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    give it go
    tdee
    total
    daily
    energy
    expenditure ❤

  • @maryamodaahir9377
    @maryamodaahir9377 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @NuuraGaaruf-lb2qx
    @NuuraGaaruf-lb2qx 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤