Side tiktok gift udiri karta ama u iibsan karta so labasho wanagsan

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 152

  • @yasminchannel2214
    @yasminchannel2214 2 ปีที่แล้ว +12

    Asc walalkey gobeey Geedi waaye masha allaah horay u soco thank you for your support 🙏

  • @caaqilkachanel6609
    @caaqilkachanel6609 2 ปีที่แล้ว +6

    Walaal noosoo samee marke giftiga 0 yahey sida loo bilaabo

  • @user-qt6qz3cs2u
    @user-qt6qz3cs2u 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll sida looge xerto simcardka Taleefanka haddii gift aan helo side looga xeran karaa?

  • @abwaanmaxamedxaamudnuur7431
    @abwaanmaxamedxaamudnuur7431 2 ปีที่แล้ว

    Wll ku saliya nebi maxamed scw

  • @user-lt9ul1wg3c
    @user-lt9ul1wg3c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walalkey wuu dii day blance inoo soo forto

  • @djaliiko4752
    @djaliiko4752 ปีที่แล้ว +1

    Card banki ma heysti simcard ayaa qadka ku isticmalaa side ugu xere karaa simcard cons ku ibsan karo

  • @hamdoujdiamond3990
    @hamdoujdiamond3990 2 ปีที่แล้ว +2

    Card number gali bu leyahy inaa kayga galiyana wu didaya mxaa sameya wll iso jawaab plz

  • @Daauuddabeyl
    @Daauuddabeyl 3 หลายเดือนก่อน

    Asc walal sideen usameysan karaa adeega giryitifiti boragarm mahadsanid walal

  • @rawdajamal6189
    @rawdajamal6189 2 ปีที่แล้ว

    ilahay haku sharfo wllkay wlhy aad van ugu bahnaa video gan thanks pro

  • @dhalinsanmedia3043
    @dhalinsanmedia3043 ปีที่แล้ว

    Sim car hurmuud ma ku xiran kara sidaa coonis udiro ama uhelo❤

  • @saciidomukhtarmustafsaciid6780
    @saciidomukhtarmustafsaciid6780 ปีที่แล้ว +2

    Asc my bro plz waxa iga cawine side qof request tiktik lagu so qabto plz

  • @reerjowhar7122
    @reerjowhar7122 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll live seloo qabsadaa adoo mahadsan🙏🙏

  • @yutayza3266
    @yutayza3266 2 ปีที่แล้ว

    M.A horey usoco pro

  • @nimcocabdilaahi9249
    @nimcocabdilaahi9249 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @user-hc3ew2et9k
    @user-hc3ew2et9k 6 หลายเดือนก่อน

    Sxp Ethiopian jooga seen ugadan karaa please 🙏

  • @abdirachidaboubaker2917
    @abdirachidaboubaker2917 7 หลายเดือนก่อน

    Wll waxaad ii sheegtaa lambarkii magaca raacsaday tiktok xaguu ka ahaa 23 ayuu 231 tegey

  • @maxamedgavi7664
    @maxamedgavi7664 ปีที่แล้ว

    Zxp account box sidee loosameeyaa icaawi wll

  • @kingmoha.
    @kingmoha. 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahasantahy lkn card sida loogu samesto video nogaso samee

  • @asmacismaanaxmed438
    @asmacismaanaxmed438 2 ปีที่แล้ว +1

    Sida card bangiga laagu xirta wll

  • @zhucaybguray8758
    @zhucaybguray8758 ปีที่แล้ว

    Zhp qofka aan luuqa tiktok Kala hadlo calaamad ayaa Isa saaraya

  • @ISLAAMIC.CHANNEL
    @ISLAAMIC.CHANNEL 2 ปีที่แล้ว

    Zhp waxad iga cawisaa sida loodubo stream live gaming tiktok
    Waan kasugaa zhp

  • @xasanabdullahi7114
    @xasanabdullahi7114 ปีที่แล้ว

    Bro. Adiga. Mahadsan. Sidee. Lafta. Simcard. Loogu. Xirtaa

  • @MuxiyadiinClrixmaan
    @MuxiyadiinClrixmaan ปีที่แล้ว

    waad mahan santahay wll

  • @aziizayusuf2783
    @aziizayusuf2783 ปีที่แล้ว

    Wll gifti dad udir markaa dhaho ma Dori karo lambar ayuu iweydiin blse isoo jwb❤

  • @user-em2qj3ik3d
    @user-em2qj3ik3d 4 หลายเดือนก่อน

    Wll ani leve marka galo ani sanbuuqo ma arko

  • @cabdiqanisaleban3890
    @cabdiqanisaleban3890 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @cadeyoonis6270
    @cadeyoonis6270 2 ปีที่แล้ว

    Wllo qof makawada shekaysn kran tiktok

  • @MuxiyadiinClrixmaan
    @MuxiyadiinClrixmaan ปีที่แล้ว

    sxp balancega wuuigadiidayaa inana galo eseeloohagaajiyaa

  • @newchanel-fp4pv
    @newchanel-fp4pv 10 หลายเดือนก่อน

    Asc wll wuu idiidanyaha

  • @sahroali6124
    @sahroali6124 ปีที่แล้ว

    Abowe sida loogaxiro dadka kucaaynayo iso sheeg

  • @cabdinajiibcabdilaahi9961
    @cabdinajiibcabdilaahi9961 ปีที่แล้ว

    Shp see magacaa loo badshaa

  • @farduuusaomane9505
    @farduuusaomane9505 ปีที่แล้ว

    Wlll sidee ug xidhan karaa

  • @user-id1is8pl2x
    @user-id1is8pl2x 5 หลายเดือนก่อน

    Walal aniga gift lay soo diro dib uma diro karoo ama ma sarifi karo

  • @daacadboy6109
    @daacadboy6109 2 ปีที่แล้ว

    Ma dhigi karo video ka badan 1m

  • @mustafesiciid2934
    @mustafesiciid2934 2 ปีที่แล้ว +1

    Haa

  • @roodojamaaadan167
    @roodojamaaadan167 9 หลายเดือนก่อน

    Pls walal iku cawi side wadanka loga badala

  • @xuseenabdi7454
    @xuseenabdi7454 2 ปีที่แล้ว

    Sxp giftigasideeloo badsadaa

  • @WALAALOSKA33
    @WALAALOSKA33 ปีที่แล้ว +1

    Iisoo cili wll oska yare chenel

  • @cayniaxmed8637
    @cayniaxmed8637 2 ปีที่แล้ว

    Sxb creedit card sideen ufuran karaa

  • @shukrihassanyusuf6693
    @shukrihassanyusuf6693 ปีที่แล้ว

    Wll imisa ayukakoban yahay giftiga markan samaysanyo lanbar korka

  • @OmarXasan112-bo8xu
    @OmarXasan112-bo8xu 7 หลายเดือนก่อน

    Sidee ayaan u sameeyaa chanal

  • @marishbeautychannel9808
    @marishbeautychannel9808 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlloo gifti ma ibsan karoo maxa jiraa

  • @Yaasir-w9v
    @Yaasir-w9v ปีที่แล้ว

    M.a

  • @abdrahman230
    @abdrahman230 ปีที่แล้ว

    Ballace malihiba maxaa

  • @mariaibnuibraahim9090
    @mariaibnuibraahim9090 ปีที่แล้ว

    See loogu xirtaa

  • @cabdifitaaxyare4191
    @cabdifitaaxyare4191 ปีที่แล้ว

    Zhb TikTok qof kamasooqabakaro woo igaxiranyahay sidaa aan ufuraa

  • @sakariyeaxmedfaarax3418
    @sakariyeaxmedfaarax3418 ปีที่แล้ว

    Saxib cardka se loo samaystaa wllo plz plz somalia joga iga caawi se cardka usamaysankaraa

  • @user-dg7jd5zi8z
    @user-dg7jd5zi8z 10 หลายเดือนก่อน

    Sidee sim karka ugu xeran

  • @MaxamedAliAadan-tp1ck
    @MaxamedAliAadan-tp1ck 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @SalahAhmed-le8sp
    @SalahAhmed-le8sp ปีที่แล้ว

    Sideeh loogu xiran karaa

  • @zharmakeofficial977
    @zharmakeofficial977 ปีที่แล้ว

    Wllky aniga live maso gaLi karo max qaldan 😥

  • @cocomale
    @cocomale ปีที่แล้ว

    Sidee banki usameeyaa wall

  • @saalimaxmed4739
    @saalimaxmed4739 ปีที่แล้ว

    Wall TikTok iyo Twitter side lokalasaraa

  • @FarxaanIsmaaciilxuseen-ef8xl
    @FarxaanIsmaaciilxuseen-ef8xl 11 หลายเดือนก่อน

    Balance tiktok kayga kuma taalo sxb

  • @AlizeRomatic
    @AlizeRomatic 9 หลายเดือนก่อน

    Wll wuu diidaya ina an dadka follow back dhaho

  • @sakariyexasan571
    @sakariyexasan571 2 ปีที่แล้ว

    Wll requested see layska xidhaa

  • @princessjohan2251
    @princessjohan2251 ปีที่แล้ว +7

    wll sidee gogle ugu xiri kara oo lacagtana iiga gosan karta igu caawi waa ubahanahay 🥺

  • @quenxanaanofficiall
    @quenxanaanofficiall ปีที่แล้ว

    Sidee simikaarkeyga ugu xirikaraa wll plz ii sheeg

  • @mowliidcabdisalaanxajicabd4001
    @mowliidcabdisalaanxajicabd4001 2 ปีที่แล้ว

    Sxb TikTok labada ciwan liskugo daro noshek sxb laba TikTok Ayan isticmalaa manaisku darikaro

  • @istaahiljama1059
    @istaahiljama1059 2 ปีที่แล้ว

    Sidee loogu xidhi karaa shirkada WiFi geeda aad isticmaalaysid noosoo gali bal ku sugaynaye

  • @mascudmaxamed8334
    @mascudmaxamed8334 2 ปีที่แล้ว +1

    Zxp wxn rabaa in aad isheegto qabka aad usamaysan karto kaar bank zxp video ga wan ka sugayaa

    • @CAofficialVlogs
      @CAofficialVlogs  2 ปีที่แล้ว

      Card banki qofna ma samaysan karo ina Account bank furato weeye ama qof dibada jooga oo aad qarabi tihiin ama aad ku kalsoon tahay waydiiso bro ina kiisa ku xirato lacagta kugu so dhacana isaga ku so dirayo

  • @cabdinasiraxmed3069
    @cabdinasiraxmed3069 ปีที่แล้ว

    Sidee uguxirtaa simka

  • @abdiahmed7070
    @abdiahmed7070 ปีที่แล้ว

    sxp tiktok iga baxay seen usoo ceshan karaa

  • @hanad31
    @hanad31 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahad nid

  • @user-jb3kx4ee5u
    @user-jb3kx4ee5u หลายเดือนก่อน

    Sxb side kula so xariira

  • @MaxamedcabdirshidMaxamed-mp3sh
    @MaxamedcabdirshidMaxamed-mp3sh 9 หลายเดือนก่อน

    Saaxiiba lacka loola baxaa saaxiiba

  • @kitabaaleyare2773
    @kitabaaleyare2773 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @user-rg7fs8uh7m
    @user-rg7fs8uh7m 6 หลายเดือนก่อน

    Abowe kar bankiga sida logu xiro vid kaso samee blz

  • @cawilcr7282
    @cawilcr7282 2 ปีที่แล้ว +1

    Acs wlll qali 25k iyo kabadan wad u qalanta insha allh lkn aniga waxan wata tik tok lacagta selofurta ishek

    • @CAofficialVlogs
      @CAofficialVlogs  2 ปีที่แล้ว

      Sxb waan ka so hadlay videoyada aan so dhigay ka dhax eeeg

    • @cawilcr7282
      @cawilcr7282 2 ปีที่แล้ว

      Zxb wankawayat

    • @cawilcr7282
      @cawilcr7282 2 ปีที่แล้ว

      Zxb wankawayat

  • @MohamedSalah-rw5vt
    @MohamedSalah-rw5vt ปีที่แล้ว

    Sxp maluugakaroo

  • @sacdoofficial808
    @sacdoofficial808 ปีที่แล้ว

  • @JawaahirCabeyXasan
    @JawaahirCabeyXasan 10 วันที่ผ่านมา

    Karka lafta side ugu xirta seugu xirta

  • @aishaismail704
    @aishaismail704 2 ปีที่แล้ว

    Sidee Card Bank Loo Furtaa

  • @NajmaAhmed-lf6pm
    @NajmaAhmed-lf6pm 9 หลายเดือนก่อน

  • @xidiganaji3809
    @xidiganaji3809 2 ปีที่แล้ว

    Side lofurtaa gift xirmay

  • @aishaismail704
    @aishaismail704 2 ปีที่แล้ว +1

    SIDEE GIFT GA LOO FURAA

  • @user-ik5xj5es1f
    @user-ik5xj5es1f 11 หลายเดือนก่อน

    7:11

  • @-sadiiqbalmaani
    @-sadiiqbalmaani 6 หลายเดือนก่อน

    3:14

  • @DeeqsanShaafi-zm3nr
    @DeeqsanShaafi-zm3nr ปีที่แล้ว

    Aconite ma samysan karo

  • @s.o.m.a.l.i.a5800
    @s.o.m.a.l.i.a5800 2 ปีที่แล้ว +1

    Sidee u xaliyaa post code ka somalia 🇸🇴

  • @AnisaChanel-uh1pp
    @AnisaChanel-uh1pp 2 ปีที่แล้ว

    Inteernedka se logu xirana

  • @kingmoha.
    @kingmoha. 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc masuul credit card sidee loosameyaana intaas iga jahil bixi adoo mahadsan

  • @laylacddey7440
    @laylacddey7440 2 ปีที่แล้ว

    Wll labarka HORMUUD malaguibsan karo miyaa

  • @emanyareh7021
    @emanyareh7021 11 หลายเดือนก่อน

    @Qaraami boy officiall wll marna sxb qli nio dee aniga wuxuu iwaydinayaa oo uu ileeyahay Add credit or debit card ee mxan sameyaa sxb adoo raaliya ball intaasi yarr ifahansii

  • @fadumohussein-on3yv
    @fadumohussein-on3yv ปีที่แล้ว

    🎉

  • @LuulMaxamed-us2qg
    @LuulMaxamed-us2qg 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ascwll

  • @Abdalle_Ab
    @Abdalle_Ab 2 ปีที่แล้ว +2

    Saaxiib aniga followdeyda hoos usocota maxaan sameeya

    • @CAofficialVlogs
      @CAofficialVlogs  8 หลายเดือนก่อน

      Isticmalka tiktokga siyaadiya oo malintii 3 video so dhig

  • @sumayoabubakar553
    @sumayoabubakar553 ปีที่แล้ว

    Aboowe markoo 0 ebar yahay sidee loo sameeyaa mada ma yeelaayo

  • @maaidocumar179
    @maaidocumar179 2 ปีที่แล้ว

    Wll markan tiktok video soo galiyo wuu isjarjaraya wll iga caawi blz

  • @ibrahimhusseinali3164
    @ibrahimhusseinali3164 2 ปีที่แล้ว

    Boss

  • @buurdhaabmedia
    @buurdhaabmedia 2 ปีที่แล้ว

    fadlan asxabey subscrib idheha

  • @sakshiahmad7158
    @sakshiahmad7158 ปีที่แล้ว

    Asc wallo Tiktok cilada aya ika haysato dad badan dawan jirey hada wey iga baxen marka senkuso ceshyta

    • @CAofficialVlogs
      @CAofficialVlogs  ปีที่แล้ว

      Video badan so gali waliba waqtiga ay fans kaga yihiin aktiv

  • @mzz__zonaa4469
    @mzz__zonaa4469 ปีที่แล้ว

    Abwe cons ma iibsan karo

  • @chnelnihalnalka364
    @chnelnihalnalka364 ปีที่แล้ว

    Xage ayn ka ibsada wllo aniga in an gefti diro ayan raba mana diri karo qabka lo ibsado noso same plze

    • @CAofficialVlogs
      @CAofficialVlogs  ปีที่แล้ว

      Videoga ayan kaga hadlay sida loo iibsado wllo videoga daawo

  • @nimcomaxamed7942
    @nimcomaxamed7942 ปีที่แล้ว

    Makabaxsankartaa nio

  • @aaminahmed8976
    @aaminahmed8976 2 ปีที่แล้ว

    Pls ila hadal wll card number ayuuu idhahayaa hadaan lambarkeyga ku qorana wuu idiidayaa ee iga jaahil saar sida uga dhakhso badan

    • @CAofficialVlogs
      @CAofficialVlogs  2 ปีที่แล้ว

      Card number bro waa card bank number hadan lahayn kuma shaqaynaayo

  • @feysalarif5188
    @feysalarif5188 ปีที่แล้ว

    Nio copyright tiktok sidee loosaraa/ logu xiraa

  • @marwamahameth1672
    @marwamahameth1672 ปีที่แล้ว

    Wll coins meshay ku qoranthy ee 70 ka ku tagani Ani 0 bu itaaganthy mana izoo saraayso lacagta ay kuso saartee mxaa qaldan

  • @cabdishakuuryusuurmf6853
    @cabdishakuuryusuurmf6853 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @marishbeautychannel9808
    @marishbeautychannel9808 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlloo bila acon gift maai aruurayaa Anigoo acoon iguu xidhayn