Sidee Coin u iibsan karaysaa ama coinska kale ee jira? Binance Af:Somali bitcoin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • qaabka aad cripto u iibsan karaysid adigoon cidna kaaga wakiil ahayn
    www.binance.co...
    www.coinbase.com/
    wixii su`aal ah igala soo xidhiidh
    / awale_abdirahmaan
    / cawaale12
    casharo advanced ah sombinary.com/

ความคิดเห็น • 50

  • @ceelbuur607
    @ceelbuur607 2 ปีที่แล้ว +2

    Mowduuca ama titleka aad muuqaalka u bixisay oo ahaay sdee coins loo iibsadaa naguma aadan tusin waadse mahadsanthy

  • @AhmedAdam-p5j
    @AhmedAdam-p5j 11 หลายเดือนก่อน

    Asc ostaad sxb waxaad ii sheegtaa cryptomania sidee lagu kala garta feka iyo ka saxda ah

  • @ikram9043
    @ikram9043 3 ปีที่แล้ว +3

    BitCoin, ether and Binance kuwan waawayn way tageen somaliyeey iska daaya kama faaidaysaan coin ka haduu market cap kiisu gaadho billion waxab lagama faaiido. Coin ka yar yar ee million ka maraya ee imika soo baxay ee mustaqbalka leh kuwaa investment ku samaysta waa hubaal inad ka faaidayso lacag badan hayska galinina.

    • @hanadmohamed7989
      @hanadmohamed7989 3 ปีที่แล้ว

      Waa run wll

    • @amiirapdalla6892
      @amiirapdalla6892 2 ปีที่แล้ว

      Wll coins ugu wngsn ma isheegi kartaa 🥰

    • @hanadmohamed7989
      @hanadmohamed7989 2 ปีที่แล้ว

      @@amiirapdalla6892 telegram soo dagso wlal somali cryptocurrency ku qor groupkaas gal

  • @Hayaansaree
    @Hayaansaree 3 ปีที่แล้ว +1

    ustaad mahadsanid halis baad atahay hadalkaagu waa cadyahay bitcion waa gadanaynaa

  • @Cirshiida
    @Cirshiida 2 หลายเดือนก่อน

    Kaspa zxb sidee u baadhaa Binance dhexdiisa

  • @abdihakiim9470
    @abdihakiim9470 3 ปีที่แล้ว

    Hadii aanad garanayn wll oo aad dadka fahansiinayn dadka ha waalin wayo lacagtooda aya kga dhax lumaysa hadii ayna holding noqonayn zp

  • @knowlegekid4009
    @knowlegekid4009 3 ปีที่แล้ว

    Asc! Hadaa acount binance laga sameysto soomlia macneheedo ma waxay tahay inad annan u baahnanyn inad bixisid cashuur?

  • @osmanabdihashi351
    @osmanabdihashi351 3 ปีที่แล้ว

    Ustadoow ado mhdsan waxan ku weydinaaa marka aan marayo qeybta varification waxoo i weydinaa (This QR code currently only supports scanning via Binance app) maxa laka wadaaa

  • @canbro-umfuaad3614
    @canbro-umfuaad3614 3 ปีที่แล้ว

    Asc walalo inan gaar kula so xidhiidho ban raba meel an kala so xidhiidho reply igu reeb mahadsanid

  • @yaasiinjaamac7643
    @yaasiinjaamac7643 11 หลายเดือนก่อน

    Asc wll shirkada War wll lacagti aad iga qaden iso celiya imika bil iyo dheerad way iga maqan tahay waxana itadhahden malgaasho laki se ma Helen faaiid ama lacagtiba marka ma dadkad dhacaysan miya

    • @cawaalecalawaash2332
      @cawaalecalawaash2332  11 หลายเดือนก่อน

      malha waxaa ku helay qolyaha muqaladayada daka ku dhaca ee FB ee scamka ah marka iyaga la xidhidhileen iyaha ayaad amintay e

    • @yaasiinjaamac7643
      @yaasiinjaamac7643 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@cawaalecalawaash2332 may wll kuwa aad xaysinaysay ee la dhaaho somali investment group way idhacen wlhy 2500dolar bay iga dhacen

    • @yaasiinjaamac7643
      @yaasiinjaamac7643 10 หลายเดือนก่อน +1

      May maha kuwad shekayso ee waxa weeye somali investment group wadiga xaysinyeye ee laha malgaasho lacag marka aana sida Baan yeelay marki danbena ma helayn lacag

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@yaasiinjaamac7643adigu is eerso sxb hadaa qof lacag soo tuur ku dhahay aad u tuurtay imika soo tuur aan degdeg kugu shaqeeye hhh 😂

    • @queenliza596
      @queenliza596 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@yaasiinjaamac7643meqa bexisay

  • @cabdulaahimaxamedibrahim5549
    @cabdulaahimaxamedibrahim5549 2 ปีที่แล้ว

    Sxbow kuwo tuugo ah baa lacag dhacdy adiga muqaal kaada beey soo galiyeen aqoon ma u leedahy

  • @mohamedshire2940
    @mohamedshire2940 2 ปีที่แล้ว

    Sxb adigo mahadsan anigo verify gareynin ma ibsan karaa coins

  • @zackniolka6se201
    @zackniolka6se201 3 ปีที่แล้ว

    Zxb somaliya mayka shaqeyneysa Binance
    Hadey ka shaqeyneyso master card natus

  • @diinishariifrashiid9038
    @diinishariifrashiid9038 2 ปีที่แล้ว

    Mubarak hadi walala ma tihiin Sxbow

  • @abdalleali3286
    @abdalleali3286 3 ปีที่แล้ว

    Eebow Meel walbo maku jirtaa, Horey usoco.

  • @fatumaabdi6854
    @fatumaabdi6854 2 ปีที่แล้ว

    Coinbase neyrobi maka shaqeyaa wall

  • @fuadabdi5386
    @fuadabdi5386 2 ปีที่แล้ว

    Card hada hesanin ka wrn

  • @relaxshorts9991
    @relaxshorts9991 3 ปีที่แล้ว

    Fadlan hadaad aragto ii soo jawaab wll

  • @mohamednorolow514
    @mohamednorolow514 3 ปีที่แล้ว

    conbase ma ka samaysan karaa somalia

  • @buukax9475
    @buukax9475 3 ปีที่แล้ว

    Wll. Pleas sidee ubadan karaa
    Stocks kle

  • @mohamednasri8798
    @mohamednasri8798 3 ปีที่แล้ว

    Master card premier bank iguma shaqeynayo sxb wax sabab ah magaranaysaa?

    • @zackniolka6se201
      @zackniolka6se201 3 ปีที่แล้ว

      Haa zxb dhibatada waan kula qaba
      Locationka ayu didey

    • @AbdiazizAmjad
      @AbdiazizAmjad 3 ปีที่แล้ว

      Bank yada somaliya ma aqbalayo sxb yarka waxan Rajeynayaa in uu card kle isticmalayay

  • @adoonallle
    @adoonallle 3 ปีที่แล้ว

    Macalin ado mahadsan hadoo jiro group vip oo dadka wax ku bartid ilawadaag

  • @blackrooster6580
    @blackrooster6580 3 ปีที่แล้ว +1

    mastar card ka banks somalia malagu iibsan karo

  • @relaxshorts9991
    @relaxshorts9991 3 ปีที่แล้ว

    Sxb mahadsanid wxan rbaa inaan investment sameyo lkin ID card driver of licence ama passport ma haysto mrkaa mxaa sameeyaa inaan bitcoin iibsadaan rby Camuudna wad dhigataa ana dhigtaa sxb .

    • @cumarjaamaali2011
      @cumarjaamaali2011 2 ปีที่แล้ว

      Szb anaa verfy gareyay waxaad so scan garaysataa natioanl adcard dhalashada cadiga geli

  • @mohamedyusuf1208
    @mohamedyusuf1208 3 ปีที่แล้ว

    Passporta somali ma accept gareynyaa

  • @abdinasirmohamed1812
    @abdinasirmohamed1812 3 ปีที่แล้ว

    Rmadan kariim bro

  • @STREAMNXT01
    @STREAMNXT01 3 ปีที่แล้ว

    Bro halken kala soo xariiraa

  • @diinishariifrashiid9038
    @diinishariifrashiid9038 2 ปีที่แล้ว

    MasterCard sidee loo sameysataa libaax

  • @faysalyuusuf3457
    @faysalyuusuf3457 3 ปีที่แล้ว

    See lagugu aaminayaa

    • @hanadmohamed7989
      @hanadmohamed7989 3 ปีที่แล้ว

      War abti waa sida Bitcoin oo kale Bitcoin hadaaad 2011kii boqol dollar kaliya gashan lahayd maanta Taajir baad ahaan lahayde aduunku wuu is badalay ee fadhiga ka kac 50 dollar baa kugu filan aad ku maal gashato

    • @calixusen3815
      @calixusen3815 3 ปีที่แล้ว

      @@hanadmohamed7989 nio waxaan rawaa inaa wax Ka fahmo saxib adiga hadaa is ticmasho ILa soo xrir si aan wax kaaga barto👈

  • @fatimaibrahimmacow7139
    @fatimaibrahimmacow7139 3 ปีที่แล้ว

    Adoo Somali jogo ayaa samaysan kartaa waxne ku diposgareen kari

  • @rukiaaden651
    @rukiaaden651 3 ปีที่แล้ว

    Winry inu

  • @yaasirakinfenwa6781
    @yaasirakinfenwa6781 ปีที่แล้ว

    Please am finding a crypto vendor in Somalia I want to buy crypto currency from the vendor by bank transfer please sir help me

  • @calixusen3815
    @calixusen3815 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan rawaa ina bitcoin samesto wll ma iga caawin kartaa 🤔🤔si aan aan kugu la hadlo whatsapp am talagaraam wax ii reeb

  • @AhmedAdam-p5j
    @AhmedAdam-p5j 11 หลายเดือนก่อน

    Asc ostaad sxb waxaad ii sheegtaa cryptomania sidee lagu kala garta feka iyo ka saxda ah