Maxay ku kala duwan yihiin habka waxbarashada Somalida iyo ta Denmark.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
    Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

ความคิดเห็น • 47

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 ปีที่แล้ว +4

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @sooraanwaysacade
    @sooraanwaysacade 2 ปีที่แล้ว +6

    Hereri media hore usoco saxafi👏

  • @hassanabdullaahitahliil6432
    @hassanabdullaahitahliil6432 2 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamijyadan oo kale waa Muhiim ee soo Badj Abdisalaanow, Mahadsanid ustaad Maxamed.

  • @hassanxariif9831
    @hassanxariif9831 2 ปีที่แล้ว +1

    Mr.Hareeri Shaqo wanaagsan baad haysaa horay u soco ,,noona soo badi Baraamijta noocaan oo kale .Mahadsanid

  • @hassanguled3341
    @hassanguled3341 2 ปีที่แล้ว +2

    pedagogy is the philosophy of teaching. it is all about how you deliver the content you teach. for example: methods you teach math.

  • @shaaydaanwase1695
    @shaaydaanwase1695 2 ปีที่แล้ว +7

    Salaada Hala ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 ปีที่แล้ว +5

    Highly fabulous performance
    Hereri.👊👊

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว

      OMG calamkah sadaxad iyo calamkah horumaray waxaa u dhaxeyah faraq weyn somalidah waa umadaha ugu hoseyah

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว +2

    Very interesting interview soomaaliya waxbarashada waa in Gabi ahaan la badalo oo manhajka lagasoo qaado sida Finlande ama Holland oo ilmuhu 12years old waa fluent English,

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 2 ปีที่แล้ว +7

    Dawlad nimadu macaanaa😭

  • @farahkayseh.dirieshide6985
    @farahkayseh.dirieshide6985 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ubaahanay ciwaanka macalinka fadlan nala wadaaga

  • @munajama4208
    @munajama4208 2 ปีที่แล้ว +2

    First comment and like 👍

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 2 ปีที่แล้ว +1

    Soomaaliya Caruurtu 5 saac keli ah ayuu iskuulka joogaa Laybareeri(Liberary) iyo buugaag iyo meelo kale oo uu resources wax barasho ka helayoa jirto

  • @hooyoqalbi6007
    @hooyoqalbi6007 2 ปีที่แล้ว

    Waa run macallinkan sida uu sheegaayo qabka waxbarashada, makala lahan dad waaweyn iyo kuwa yarayar, waxbarashadu waa isku mid

  • @kaadsoofe4989
    @kaadsoofe4989 ปีที่แล้ว

    Excellent news

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 2 ปีที่แล้ว +2

    Yurub ayanu joogna, macalinka ayaa maalin walba ardayda soo erya, oo waliba ku soo erya macalin ayuu maqli waayay, bal hadaba ninkanu Waxan uu sheegaayo xagay ka jiraan, waxan filaya inuu caruurta yar yar wax u dhigo, waayo caruurta yar yar iyo marka ay gaadhaan dugsiga dhexe ama sare,

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 2 ปีที่แล้ว

      Dee ilmuhu waa inuu wax dhagaysan karaa ilmo car cararaya oo dadkii kale dhib ku ah lama ogola. Waalidku ilmo nadaamsan waa inay usoo diraan bananaka

    • @abdullahinur6380
      @abdullahinur6380 2 ปีที่แล้ว

      Fiiri yurub rules ayay leedahay iskooladeeda marka laga yaabaa iskoolkaa dhigatid lkn yurub wax barashadeeda waa sikale sababto ah macalinka hadaa dhahdid ma rabo xiisadaada kuma qasbaayo balse adiga ayay kaa jaran tahay

  • @dalsansportsclub1081
    @dalsansportsclub1081 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc hareeriyo dalka muzambique kasoo hadal iyo somaalida Ku nool iyo ganacsiga somaalida ee dalkaas thanks

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 2 ปีที่แล้ว +2

    Haaye haaye haaye kkkkk c/salaan haayeda 2 ka dhig sadexda naga daayoo

  • @seynababdi292
    @seynababdi292 9 หลายเดือนก่อน

    Please halabedelo waxbarashada waxa asaageen inaka reebay waa waxbarasho xumee

  • @happyfam5180
    @happyfam5180 ปีที่แล้ว

    You are a great person

  • @abdiyareomar4066
    @abdiyareomar4066 2 ปีที่แล้ว +4

    Very interesting interview... waan aragnay ilmahaas la soo celinayo oo jahwareersan oo laba garba- seegga uu ku dhacay... Marka ay leeyihiin waan dhaqan celineynaa, waaba danish maxay dhaqan celiyaan ... waxaan is-weydiinayaa su'aasha ah maxaa diidaya in waalidka uu guriga uu ugu yaraan Af-soomaaliga u dhigo ( maadaama luqada ay inbadan oo dhaqanka ah ay xambaarsantahay)... Homework ay raadinayaa waa tii masuuliyadoodii ahayd oo ay dayaceen... Ha dhawdii markuu danish noqdo ayey la waashaan oo hadba meel u dhigayaan....

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilmo wareersan Hadaad aragto waa ilmo waalidkiisu wareersanyihin yurub maca dadka cadaanka ah ee aan waalidkoodu waxbarasho fiican laheyn caruurtoodu sida soomaalida si ka daran bay u wareeraan oo waashaan, yurub qofka waalidkiisu waxbarasho iyo dhaqaale dhisanyihiin baa nolosha 98% ku guleysta inkastoo qof nolol adag kuso koray horumar gaadhi karo,

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 2 ปีที่แล้ว

    👋 Hereri&Macalin Maxamed Qaabkan Waxbarasho Ee Uu Sheegayo Macalinka Uu Weriye Cabdisalaan Waraysanayo Qaar Ka Mid Ah Macalimiinta Soomaaliya Joogaa Sida Uu Sheegayo Ayay U Tabiyaan Waxbarashada, Waa Nidaam Casri Ah Oo Laga Bartey Siminaarada Ay Bixiyaan Ha,aydaha Qarmada Midoobey United Nation.

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 2 ปีที่แล้ว

    Hereri media ✅✅✅✅✅✅

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    War sax ayaa shegtey

  • @AdmiringCheckers-bk7zv
    @AdmiringCheckers-bk7zv 6 หลายเดือนก่อน

    ✅️✅️✅️✅️✅️✅️✳️✳️

  • @boqordaqruxda3390
    @boqordaqruxda3390 2 ปีที่แล้ว +1

    Firsy

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 2 ปีที่แล้ว

    Majiro keligi hadle ama keligi xarif

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 2 ปีที่แล้ว

    Class role students work together waa sidaas waraabe ha ka dhigin ka soomaalida sidaad u shaqayso ayaan u shaqaynaa kaalay halkan

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 2 ปีที่แล้ว

    Halkan Waalidka wax Bara caruurtooda oo ah dad wax soo bartay laakiin aabe iyo hooyo aan waxba baran ayaa wax u baraya caruurta hadaan iskuulkii wax loogu soo dhigin

  • @axmedkafieke5930
    @axmedkafieke5930 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi aderka waxa oo ka hadlaya waa sax wlhi

  • @adamgabriyel3414
    @adamgabriyel3414 ปีที่แล้ว

    👍👍

  • @cabdisamedsuldaanyuusuf8186
    @cabdisamedsuldaanyuusuf8186 2 ปีที่แล้ว

    Maalintii aan jaamacda bilaabay waxaan ka baxay nidaamkii (spoon feeding)ee macalinku wax kasta kuuu sgeegaayay kuuna sharaxaayay
    Welli ma ilaawain cashardii mcalkii adkee ee aniga iga soo guray sharaxaadii iyo fahankii casharaka

  • @hassanguled3341
    @hassanguled3341 2 ปีที่แล้ว

    macalinka warkiisu waa xaqiiq. dhulka reer galbeedka caruurta somalida ama ajnabiga degan meelaha ama xaafadaha ay ku badan yihiin quruumaha soo galootiga ah ayaa waxbarashadoodu liita taa oo saaqid nimo iyo mustaqbal la'aan ku dhacdaa maxaa yeelay schoolada ku yaal meelaha ama degmooyinka danyarta ah dowladu sifiican uma meel geliso waxbarashada iyo nolosha meelaha soo galootigya iyo dadka minoritiga ahi ku badan yihin. Maraykanka waxaa sidani ka jirtaa meelaha dadk madowga iyo dadka south america sid mexican ku ku badan yihiin. in caruurtu saaqidaan oo wax barashad iyo mustaqbalku ka xumaado waxaa keena waalidiinta oo aan waxbarasho lahayn ama aan aqoon sida systemka waxbarashada maraykanku ushaqeeyo iyo isfurka iyo kala maqnaashaha waalidingta.

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 2 ปีที่แล้ว +1

    Lesson is child centered iyo group kooxaynta child friend waanu shaqaynaa ee TII 196OTH BAAD SHEEGAYSAA SORRY

  • @yusufahmed-re9vh
    @yusufahmed-re9vh 2 ปีที่แล้ว

    2dan warkooda kuwajahan caruurta lageynayo afrika waxba kamajiraan weeyaan been ayeey isugu sheekeynayaan

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 2 ปีที่แล้ว

    Hereri barmaamij ka samee qadiyada lgbtq ee wadamadan reer galbeedka ka socota Schooladana lagu soo daray.
    Arintas babarujin weyn bay uu bahantahay.

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 2 ปีที่แล้ว

    Ninkanu wa kuwa caruurta yar yar wax I dhiga, waana sida uu sheegay , Laakin kuwa wa wayn maha kuwa uu ka hadlaayo

  • @haboon180
    @haboon180 2 ปีที่แล้ว

    Markani waa markii waxabarashada la baabiyey. Waxan wax ay ka shaqeeyaan kaliya school ka dawalada. Waa xero caruurta lagu waalo. School ka gaarka loo leeyahay waxaasi kama jiraan. Dadku caruurtooda ma geeyan school ka dawalada. Somalidu waa dad brain wash ku jira. Dadka yuhudu school ugaara ayey leeyahiin, mana lumaan.

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 2 ปีที่แล้ว

      Wadamadan markaad joogtid iskuul kuu gooni ah xitaa hadaad samaysatid shuruucda wadanka u yaala iyo waxa caruurta loogu dhigo marnaba kama hoos bixi kartid. Wadankoo dhan isku manhaj weeye caruur kasta da’da loogu talagalay waa inaad buugaagta wadanka laga dhiganayo uun loo dhigaa. Dowladu iskuulada privat ka ah siday kontroll ugu hayaan kuwa dowlada oo kale ayuunbaa iyagana kontroll loogu hayaa.