asc aad baan ku salamaya walalo runtii waan dhamaystay clip kan waxan doonaya inaan barto luuqada carabiga laakiin fursada igu yar galinka hore waan shaqeeya ka danbena waan shaqeeya habeenkii jamacad baan dhigta sideen what is your advice how to learn arabic language and do you give me any tips to learn
First thank you for the motivation coach maryama keeping. I wanna to learning English waliba wa mid iga go'an Lissenes wahy said waliba 😢 You are my consultant❤
Waxaan rbaa inaan iskajoojiyo hurdada aan kulaabto saalada subax kadib ee booskeeda aan kubedelo Quran akhrisa iyo barashad 'TYPING' lkn way igu adagtahy
Yididiila igashay insha Allaha waan ka dhaban doona himilooyinkayga Kolay taargad waan leeyahay lakiin waxay ubaahan tahay Go'aan qaadasho Adag Dantaada mooye waxa kale ku mashquulin Aanad Ahamiyada siin
Wax bdn waxaa dawanayay muqaladada waxaa daremay ina u bahantahay qof video editor ah uu kala shaqeya qeybta muqaal qurxinta si professional ah marka aniga ayaa diyaar ku ah
Waxbarashada china marka naloo dhigayo 40min baan waxbaranaa kadib na breaktime hadana 40min kadib break time hadana 40min kadib off galnaa oo 2saac kadib xisada dib u bilona sidii si leeg ban hadhow na sameena
thanks Wlashey mcn wehsiga waa waxa naga reebay asaageyna lkn maanta wixii ka dambeeyo waa ka takhalusi dona insha Allaah
Salaam Alaykuma masha Allaha qofkii 463 Ee casharkan daawada million thanks my dear teacher 🎉🎉🎉🎉🎉😊
Aad baad umahadsantahay walal waxaan kamid ahay dadka aadka ku gu xiran oo lasocdaa barnaamijkaaga ibadan 🎉
asc aad baan ku salamaya walalo runtii waan dhamaystay clip kan waxan doonaya inaan barto luuqada carabiga laakiin fursada igu yar galinka hore waan shaqeeya ka danbena waan shaqeeya habeenkii jamacad baan dhigta sideen what is your advice how to learn arabic language and do you give me any tips to learn
Kuwa igu horeye muuqaalka wasidaa saaid waye in sha facay kamahero wallshay mcne ❤❤ waan kahelay muuqaalka m.a
You are so productive masha Allah ❤❤❤❤❤
Wehasigu waa waxa nala Haray haddaan Somali nahay
❤❤❤ isku deyga ayaa muhiim ah
Macalin mahadsanid waxaan ku jiraa dadka caajiska kaalinta 1aad hayst waxaa ugu wayna waa dib u dhigashada hawlaha iyo fudaydsiga talo fiican ayaan ka qaatay runtii
waxaan rajeynayaa inaan maalin si fluently ah ugu hadli doono luuqada englishta mahdsanid coach maryama
abayo mhdnsid hor soco guul mar walibo ❤❤ dhamtiina xafideyo
Human agency is the key to finding pathways to one's goals, nafta amin caqliga waa naftoo aminto
Dhibkey waa guul daro kacarar Comvertable zone ina jiro israba
Keep goin coach maryam❤
Maashaalllh coach maryn allh kubarakeeyo xigmadaaada
Wlashey mahadsanid wax badan kaa faa iday thanks abyo
Tallo fiican weeyi adigana allaha ku sharfo wll maryama
Mansha llah walal Alle haku barakeeyo .
Masha alah wllo waad mahadsantahay wll❤
Mahadsanid coach
Keep going my sister ❤❤❤❤❤
Msha allah wll qali ❤
Mahadsanid zister❤
Morrning routine Thank you so match ses
Keep going sister 💪
Mnshallah couch maryan
Thanks my coach
Aniga Wahsiga waan kaguulaystay ayaan oran karaa, waxa iga caawiyayna waxa weeye.
Waxaan qaban lahaa maantay shalay ayaan qorsheeyay, Marka qofku maantay Shaqooyinka Uyaala uu garanaayo inuu wahsado WEY ADAGTAHAY.
Talada 1aad een ka helay waa in aan samysto macalin ama qof role model ii ah sido hurdo badan in aan qaato mahadsanid wll❤❤❤❤❤
Maryama alla haku sharfo waxa aan dhagaystay adiga oo leh waxa aan jeclahay inaan qof la bilaabo english isaga oon aqoon whi waan jeclaan lahaa inaan helo watsabka saad ii tilmaanto ilaa aan dhameeyo barashada Englisha.
Nafta hadan la qasbin waxba suurta Gali Mayan wax ka simannahay I love you sis ha Naga caajisin
First thank you for the motivation coach maryama keeping.
I wanna to learning English waliba wa mid iga go'an Lissenes wahy said waliba 😢
You are my consultant❤
Ma isla bilownaa abaayo
Podcast talooyinka bixiya linkigooda plz ama waxa ugu qoran isheeg❤
Keep going sis❤
Waa tala fiican runtii
Waxaan kahelay shaqada lakala yar yareeyay waa Nidaam aad ku khiyaamayso cajiskii kaa hortagnaa qabashada shaqada
Maashaa allaah mahadsanid xbty jasaa kallaah fil janah
M.a thanks dear 😘 😮
Thanks coach maryam. I’m one of your fans I really appreciate and love your content and calmness. Keep going ❤❤❤❤
Walashay mash Allah ❤❤❤❤❤❤
I wish inaad videoda inoo soo badiso
Keep going ❤
Keep going sis ❤❤❤
Thanks wllo casharkan wa kayga faiiday
Shukran wllo quruxeey
Coach maryama quruxleey waaye dhabti xaas miyaa horta❤
Thanks coach maryama ❤
Coach maryama casharkan waxaabaad moodaa inuu aniga ikheseeyo waatalo iyo tusaalayaal aan ubaahnaa aadbaan umahasan tahay choach👑
Shukran ❤❤
Waxaan rbaa inaan iskajoojiyo hurdada aan kulaabto saalada subax kadib ee booskeeda aan kubedelo Quran akhrisa iyo barashad 'TYPING' lkn way igu adagtahy
Ana kulamida wlhi kaly an isdhirigalino ana islabarano tafsirka
Sdkle iso qabta xppiyaal❤@@xalimocaliisxaaq9176
Wllshy maryam ❤❤
Coach maryam i love you
Ustd maryam English online arabaa
Shukran wll
Thanks coach
masha alah walal maryamey manta arkay youtube kaagani aadna uga helay content ga aad soo gudbinaysid so you earn my subscribe keep going dear
I am not but waa message fiican mesha allah
Yididiila igashay insha Allaha waan ka dhaban doona himilooyinkayga
Kolay taargad waan leeyahay lakiin waxay ubaahan tahay Go'aan qaadasho Adag Dantaada mooye waxa kale ku mashquulin Aanad Ahamiyada siin
Byo book pdf english xgee ka heli kraa
Aniga iyo wahsi wllo nahnay
Maxaad mooda inuu video gani Aniga iga hadalaayo insha Allaha Allaha haynagu guuleeyo himilooyin keena my dear teacher million thanks 🙏
Tnxz sis❤
I love you so much
Mahadsan
tahay❤
Hadan ayan kuguso birey 2024/10/Oct good morning 😊
anigo radinaya mar xaladeyda dhirigalin teda thank u 🎉❤😢
Qurux-badnida M.A. aniga Waxan Kaa faaiday "Guul daradada Hore inadan Bar-bar dhigin Guulahaga Waaweyn Ee soo socda" .
Wlshy alle hakusharfo
INTAA SHEEGTAYBA WAA WAX JIRA USTAAD ANIGA AHAANTEY CAAJISKA WAXA UGU WEYN OO IGU KEENA WAXA WEYE DIB UDHIGASHADA HOWSHA
Waxaan ka fihmin maba jiro abayo alle haku sharfo
Macalimad ma iisheegi kartaa podcastiyada aad dhagaysatid
Jazakallah Khayr @coachmaryama
Wax bdn waxaa dawanayay muqaladada waxaa daremay ina u bahantahay qof video editor ah uu kala shaqeya qeybta muqaal qurxinta si professional ah marka aniga ayaa diyaar ku ah
In waxksta tartiib loqabto❤
Cabsida aan kaqabo inaan ku guul dareysto arintaan qabanayo
Wll waad fiicantahy keep goin but still you need a profitional editor😊😊
Maryaney ma laba youtube ayaad ledahaya nosoo sheeg pls waxan arakay youtube kale oo maraya 1.08k 🥰
Talada ku dar Waliba tan ugu Muhiimsan waa in aad Liis ku Qorto Hawlaha ku sugaya.
Waxa aan kahelay qaabkaa fiican eed noogusoo gudbisay macluumaadka iyo qaabka aad u idiet. Garaysayba
Waxa u sabab ah caajiskayga waxa weeye sheekada asxaabta ayaan jeclahay sidaan asxaab ulafadhiyo ayaabu waqtigu iga lumayaaba
Only know you've been hight when you feeling low Only hate roads when you missed home Only know you love her when you let it go
(2789)
Only know you've been hight when you feeling low Only hate roads when you missed home Only know you love her when you let it go
(?)
Wll 5 sacadod hadan seehdo sowcadimaha mise iso jawab wll😊
Podcast gaas magaciis Ustd?
Qofki quraan online raba welcome waliba 6bil
Anigu subaxdii Halka aan fariisto qoraxda baa igu dhacda waxan daremaah xataa in ay murquhu ixanoonaan
TikTok saa u fiirsanayey waxaan marayaa inaan muqaal TH-cam Daa wan waayo
❤❤❤❤❤❤
Guul wacan garabkaga ayaa nahay,
❤❤❤❤
Waxyaalo badan wll
Telephone io ciyaaro ayaa sababa inaan shaqadii qaban waayo 😢
Fariidan alaha no xafido
Waxan ka faa iiday calayna soo tijaabiye inay hurdo yaridu keento caajis farabafan
Walalo halkee kaala soo xidhiidhaa?
m.a
Haa
Waxbarashada china marka naloo dhigayo 40min baan waxbaranaa kadib na breaktime hadana 40min kadib break time hadana 40min kadib off galnaa oo 2saac kadib xisada dib u bilona sidii si leeg ban hadhow na sameena
Abyo luqadda carabiga rbaa inaa brto tlo isii😢
Tiktoga maxaa ugu qoran gabadhaan
Wllo podcast talooyinka bixiya halke ka helayna
Casirigan cadowga leenhy waa dib udhiga ama bari bariyenta 🙂
Reverse psychology baa la dhaha SaaS markay dhahaan
Waxan ka fa iday
1=hawluhu siday ukala yar yihiin uqabo
2=waxa aniga wahsiga ii kena waxan u malenaya 2 mobile iyo dhafar iyo TDM😅😅
❤
Wahsiga waxa keena cibaada xumada iyo adkaarla'aanta iyo banii aadam waxba aan kugu kordhinayn inaad deegaan ladegto.