Daahirow waxaad ciishay wa nin boqolow kula mid ah ogow inu ka aarsan doono oohintuna marwalba maaha Doqonimo ama fuleynimo ee waa ciil bax sharma boy guul garabkaaga nahay💪❤️ team Sharma 💪 is muujiya ❤️✊
Walhi waa daawan kari waayey aniga oo aan ilmeyn Sharma boy waa nin raganimo leh oo aan qabiil aqoon Allaha cadowga ha ka qabto dambiilahaas Allaha ka qabto dhalinyarada iyo gabdhaha 😢
Daahir calisow cagaarishow allah kugu rido ya rabii kan masiibo allah ku rido 😭😭😭 sharma boy manta waa ka oysiisey adna allah kaa oysiinayaa inshllH🤲🤲🤲🤲
Wlhi ma u malenayo ina qabyalada ka baxeno sababta ne waxay tahay dadka naga weyn ayaa kuwa yar ee hada soo korayo barayo qabyalada kkii yarana meshasu ka bilabaya
Daahir calisow wxuu adegsanay WAA QPIIL LKN ALLE AYA KULA XISAP TAMI WYO WXAN UU CIILAYO WAA NIN POQOLE AH LKN NPSIGU KUMA DAYNAYO PLSE WUU RAGAA WDNA DHA DHAMIN CIILKA UH LAE YHY MARKA NIN POQLO LE AH AD CIISHO 😥😥 SHRMA ALLE AYAA KULA JIRA PRO 😍
The Only Man Who Stood Up 4 Justice Suxufi Channel ..... Keep Going MaN . I Only Fear 4 Yourself Bcz Cadhoow Bdhn Baa Kugasoo Wajahan Oo Uskudeyi Doona In Aay Fooda Kuudaran Blse Never Give A Siit f**king Fool , So Keep Supporting The Justice Every Now & Then bro
Sharma boy wlhi wuu ciishoday ala yaa daahir dameer uga ashtakoonaa alaaha naga qabto caawa haduu dhinto geeridiisa dhalin yarada way ku farxaayaan 😭😭😭😭😭😭😭😥waligaa qof bini aadan ah ama wlkaa ah awood ha usheegen ilaahay bay awood usugnaatay😭😰😭😭
Daahirow waxaad ciishay wa nin boqolow kula mid ah ogow inu ka aarsan doono oohintuna marwalba maaha Doqonimo ama fuleynimo ee waa ciil bax sharma boy guul garabkaaga nahay💪❤️ team Sharma 💪 is muujiya ❤️✊
Waaa kugarbtaaganhy marwalbo Sharma byo 💪💪💪💕
Qof qalbi fcn wllo
Magaca H,G xitaa waa kutaageersanyhiin wall sharma boy🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅somalia maxamad ayaa kugarab taagan 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭🙏🙏🙏✌
Dahir waa 50+ Sharma waa 20 jir maanta see tahay xaalka masii ahaan doono warhooy ka joog. Dayax Dalnuurshe wuu iska sabray laakiin Sharma mid harayo uma eko.
sharmo guul wll
Your are the only you tube in Malaysia who speaks up for the victims, well done man,👍
i agree sis
waa wada afaara qabiilestayal intooda badan
Heeees wax lagu ooyo ma aha bro Alle ha Ku soo hanuuuniyo
Dahir alasow anfollow madhihii karnaa intaas an ku caawino sharma
Ani wan idhi ba ee 5 ta somali ha ka noqdan ninka wllhi hadi kle carurtu inaga dilayaaa kasi
Ana waan iri
Waan irih
Selo dhahaaa an dhahee
Marhore dawanfarka unfollow garey
Rag la ciilay lkn ogow guusha asaga ayay ku danbeyndontaa i a guul sharma boy
somaliyey aan wada report gareyno dameer calasow 👏
Őķ
Ok
Ok
Wan ogolahy wlhi
Ok diyaar dameer calasow allaah ka qabto @sharma_boy006 waad ka guuley san Nacab ku😢
Walhi waa daawan kari waayey aniga oo aan ilmeyn Sharma boy waa nin raganimo leh oo aan qabiil aqoon Allaha cadowga ha ka qabto dambiilahaas Allaha ka qabto dhalinyarada iyo gabdhaha 😢
Wlhi ana ka kow ah oo La Ooyay sharma boy waa wiil qalbi wngsn😭
Daahir calisow cagaarishow allah kugu rido ya rabii kan masiibo allah ku rido 😭😭😭 sharma boy manta waa ka oysiisey adna allah kaa oysiinayaa inshllH🤲🤲🤲🤲
Amin
Aamiin balayo allah kurido wiilka wuu ciilay wlhi
Amiin😭
Aamiin Aamiin
Amiin amiin
Sorry wllky ciilkaa dareemysid waan dareemynaa hdanahy Team sharma😭😭😭😭
soriy sharma walhi wan kaxumahy
Sorry 😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲
Sorry sharma keep going ❤💘🙏🙏
😞 sorry sharma boya wlhi raga lama ciilo
Allah iyo waliba somali mohamedaya garab taagan wllken sharma cadowkaaga unolow
Waxy u tahy ceeb somali weyn in malin kasta lagu babiyoh qabiil wiil dhalinyaroh ah oo aan iska fiirsanoh 😭😭😭
I'm sorry my brother I can't stop crying I feel bad😭😭😭😭😭😭😭😭
Heeees. Qiiimo ma laha wax loo ooyo ma aha
@@hamdiharago9145 hees ma aha ee qabyaalada loo isticmaalayo iyo awooda🥲🥲🥲
Thnzx siz
Walaal qabiilka uu sheeganaayo anaga ah adiga ayaana ehel nala ah sharma boy adaana mogdishu diiq ka ah keep going 🙏🏽
Saxiix dear
Wlhi wan ka xumahay ninka raga laga oohiyo sharma boy fananankeena am jiboutiyan🇩🇯🇩🇯wlhi qalbiga nagaga talalaa
Sharma boy waan xunnahy sxb hadaan nhy dhalinyarada soomaaliyeed😭
I'm sorry l can t stop crying l feel bad
Zaki iska amus abahaa was adaa kaliito dameer calasaw kir kir kir
Farmaajo guul guul
😭😭😭wiilka waa la cilay wlhi sharma waan kula ooynay😭😭😭😭😭 never give up sharma boy somali garabkiisa ah
Allaha kuxafido saxaf keep going kuleeyahay
sharma boy waa legend wlhi karti leh nolow 🥰🥰
Soori Sharma boy soori 😭😭😭😭😭😭
DAANYEER CALASOW WAA NACAS mana aha HABARGIDIR WAA SHEEGATO.😭😭😭😭
Run wllhi 😭😭
Ciil😥😥😥
qof manta dhan qabil shegaya hadaad aragto waa sheegad
💔 no words 😶 so sad Wllhi
Ano habar gidir ka dhashe am your no.1 fan sharma boy. Nin nacas ah ha u joojinin waxa tahay lagend somaliyed aboowe. We love you♥️
Walhi wan la oyay miskiin sharma waa boqor alleh cadawga haka qabato
Ax ax ax walahay waxa wiilka yar odeygu ugeystay wa xaaraan subxanalaah
Habeenkii you dahir calasow kasoo dhex hadlay TH-cam kii sharma hurdo xitaa wey iga imaani weyday ciil dartii kwrn markaa asiga siduu dareemay ma arki karo qof la ciilciilaayo 😭😢
Team sharma boy wllhi cawa qiiro iguma yra fadlan aan is garab istaagno😭🙏
Wlaahi dhoor mar ayaan daawaday ilin ayaa iga dhamaatay
Ax ax wlhi waan la ooyay sharma boy ha ooyin wall anagaa kula jirno wlhi waan ku dareemaya waana kula ooyayaa eeygaa calasow ilaahay umada haka qabto aamus sharmaboy wan ku jecelnhy wall murugtada iyo ciil kaaga uma dul qaadan karno geesi ayaa tahy saaxiibtinimada wax ka yaqaan oo nin rageeda legend adoo kala ubaahanyhy dalka 😭😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Dadooow hadaad karaamo lee dihiin caawo kusii daaya habaaarka aduuna ugu weyn in ilahay ka abaalmariyo ninkaas dadka ka dhawacay quluubta , jidhka iyo waliba nafaha uu dilaya kani waa kani waa fircoone Allaha haligo
Ilaaheey aya ka awalmarinaayo cadaw oo isku daad eheen aya gacanta ugalinayo asigane malinboo kasoo ooydonaa yutuumka
😭😭😭😭 walahi aqiro war ayaa yaalo maxaa ilmaha yar yar loo han jabaa. Ninkaas dadkiisa ma ceshen waayee.
Sorry bro hada nahay dhalinyarta somaliyed 😥😥😥😥
Sorry wa
😭😭😭😭😫😫😭😭😭💔
Never give up wll sharma boy iyo deeq darajo insha Allah walalayal xaqa ayaa nii hiilin doona
Sharma boy io dhalintu waa dulman yihiin ilaahay haka qabto dadka dulminayey dhalinta 😥😥😥
Adna ilhyy dhipaatada haka qaato ziztry🥺😭😂
Sharma boy wil qabiil ma ahan
qabilow maxaa na bur burisay hadaa nahy dhalintii somaliyeed🥺🥺🥺
Wlhi ma u malenayo ina qabyalada ka baxeno sababta ne waxay tahay dadka naga weyn ayaa kuwa yar ee hada soo korayo barayo qabyalada kkii yarana meshasu ka bilabaya
xaqiiqdii wuxuu kahadalay arin deer leh waana wax laga xumaado in dhalinyarada somaliyeed dhibaato intaan le eg lugu hayo lakiin sorry sharma ama shrmake c/nasir waxaan nahay garabkada ha walwalin horay u soco keep going mida kale wariye waa saxaafe waxaad tahay mid garab istaga dhanta somaliyeed adigana keep going waxaan kuu ahay tagerre mahad sanid bro waligaa haka xishoon xaqiiqda jirta dhalintana garabkooda ahoow waa iga codsi
Waa dhalinyaro la ciilay 😭😭😭😭walahay Viowgaa markaan daawaday walahay waan ilmeeyey😭 sorry shamb boy
Team sharma poy hadan nahay waan ka xunahay waxana qireynaa inuu sharma geesi halyeey qaran somaalinimo jecel weeyna cebeysan yihiin nimanka waaweyn oo shaqada ka dhigtey wiilasha yar abowe sharma hore u soco waa lagu jecel yahay yar iyo weyn garabkaga baa nahay
Oday wax cesha aan qabin diinkaa celineesana an laheen ,cunugaan uu 5jer dhali karo maxaa daba dhigay Allh qabto inshlh 😥
Waan ogeen taas in ee tahay waxa lagu sameeyay waxaan leeyahay Sharma boy walaal waxaan kuleyahay guuleeso alla hakula jiro keep going.
Never give up sharma boy
🇸🇴😭😭😭😭😭
🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭
ALLAH KEEP YOU SHARMA BOY GEEZI AYAA THY RABI HA KU XIFDIYEE
Daahir jugeystee Hadiii muslim La yahay Ha laga qabto fananita somaliyeed Plz plz Qabilka Iska Dayaa somLinimo Xitaaa Ha wax ugu qBta❤❤❤❤
Dadka wada bukan qabiil ayaa ku washan wlhi
Sharma naga badan wllhi🥺😭😭
@@sacdiyogood1640 haa qabil Waa Waxaa Somali Cadowgaa Iskugu Tahay
@@maidacabdalla2497 Aad iyo aad Sharma Naga Badan Wixiii Dulmana Ilaahay Ha Uu Hiliyoo
Saxaaf wll qalbi fcn Sharma never give up bro😰🥰🥰🙏
Heblayo clasow waa musiibo illhy umada hka qabto😥😥
Aamin Alle hakaqabto
Amin amin
AAMIIN AAMIIN ILAAHAY CADOW AAN DILIN NOOLAYNINA ILAAHAY GACANTA HOW GALIYO
Sharma boy wlh he is real king bro haciilonin Allah qof uu lajiro wax magaaro Adgane qof alle wado ayaa tahay nolow sxb qaali
Ax ax 😭😭wanka xumahay Sharma boy wlhi
Wiilkan maxuu ka rabaa sharma boy wuxuu u canadaa subxanallah umada somaliyed daa sharma boy anaga jecel waa legend somaliyed runti iska dhaafa
Waa runtiis Sharma boy raga xamar jooga waalaheestaa
Walhi ninkaan waa LA ciilay shit cawada aniga waa LA ooy sharma team marnaba majabaan hadaa sharma taagero utahay like ha ila dhaafin❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Qof damiirkiisii noolbaa ooya' Mooyee qof daciifa oo damiirkiisiina dhintay ma.ooyo😪 🤴💯🙏😊
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..
Sharma keep going
Wlhi waa qalad sidan war somaliyey kaca arinkan ka hadla wlhi wanla ooyay wllkey qofka sidan kuu ciilay aduun iyo aaqiro ilahey haku ciilo insha allah
Wlh ilmeyey hadi nahy hg damer alsow nama matalo🙄🤬😡
Wllhi saaid ayan ooga xumahy sharma waa laciilay saxaaf aqliga alle hakuu siyaadiyo wllky aan taageero u ahay
Dahir calasow umada Allah kaqabto🤲🤲🤲
Allah waxaan kabaryeeynaa in odayaasha asaasaqey ee guryaha qabriga ku caba ka qabto dhalin yaradua soomaaliyeed ee wadankooda horumarka ka sameeynaya
Naftu Kuma cisha sharma boy my brother💓💓
Waan ka xumahay wllky sharma boy waad ka gudbaysa in sha allah wlhi wuu ciilay caloosha ixanuujiyey
Qofkii qof biniaadan ah dhiibaateya oo u awood sheeganaya allaah ayaa ka awood badan ninkaas dhalin yarada wuu dhibaateyay
حسبي الله ونعم الوكيل
XaQiiQ
Ax wlhi it is so sad 😞 sidaan xaq maha sorry sharma 😭
Wlhi
Walahi waanaga wada oysiiyey taas been aheyn
Very sad story....... If you watched dis video u must carry 😭😭😭😭😭😭😭💪💯🇸🇴
Sharma boy guuuu, never give up brother ❤️❤️❤️💯👍
Keep going my brother you doing very good 👍
Sorry wll mcn sharma boy
Shalay ma horeeye waa danbeeya ayaa la dhahay awoodu mnta hysto biri ka maalin wxba uma tryso wlhii wa sugynaa mlintiiza😭😭😭😭😭😢😢😢😢
dahir dabeste ilaheey calama haka ifiyo ilaah an ku baryaye dhulka kula xadree
Team Sharma never give up 💯🔥💯💯💯
Wlhi blhi tlhi saan xaq maaha 😭😭😭😭😭 awood hadaan uleeyahy wiilkan dhalinyarada ah waan difaaci lahaa lkn ninkii nin rag ah ciila alle ha ciqaaabo😭😭😭😭😭😭
Soorry whi
Wankusalami walalkey saxaf keep going team saxaf iyo team Sharma boy
omg sorry sorry sorry i feel sad wllhi😭😭😰sharma never give upp apowe 😏💪
Masiibo alleh kugu rid waar ninku damiir xumaa maxa caruurta uu dhali karo ku saliday subxaanalaaah
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Dameer calasoow
Eyga lafta u tuura🐕🐕🐕🐕
Hadaan manta lagahadlin nah dadbadan ayee sameneesaa dhalnyaroow kaca kaca kaca dhalanyaro
Wlhi wan la oyay sharma never give up brother waan ku garab taganaha somaali o dhan wanaga wada ohisay wlhi 🥺
Waxaaa mudan in lagu mashquulo Wiilka dilka ka badbaadey hadana xaaskiisa ceeb iyo dilka loogu hanjabayo
Saxaf sharma boy muqdisho mu dhihin ee fananinta somaliya uudhahay wlhi wala ilmeye 😥😥
Sharma nin lugu daydo runty sxb keep goin
Shukran wll
اسف يااخي غالي
Wllhi dacadii wan dawawayay shamra poy guuleso zxp qliyah 😭😭
Cakuye ciil badanaa😥😥😭😭
Walahi xalada wey adtahay Allah idink qabto insha Allah hor usoco my brother saxaf
Daahir calisow wxuu adegsanay WAA QPIIL LKN ALLE AYA KULA XISAP TAMI WYO WXAN UU CIILAYO WAA NIN POQOLE AH LKN NPSIGU KUMA DAYNAYO PLSE WUU RAGAA WDNA DHA DHAMIN CIILKA UH LAE YHY MARKA NIN POQLO LE AH AD CIISHO 😥😥 SHRMA ALLE AYAA KULA JIRA PRO 😍
Ahmed Rashid wa Ogaden maha hawiye
Wll.sofia kma hdlayo ah med rashiid ee isagan ka hdlyaaa apyo mcn wxn wxuu usamynayo waa qapiil um
Mx loo cilayah zharmo poy 😢 ninkah ragah lama ciiloh umah qalantid qoomom ciil io qiiroh aan dhmn🙅♀️ never give up ✊
Daahir calasow ilaahay ka cabso kaleexo waa will yar oo soomaaliyeeed
Wallhi waan ooyay sharma boy marwaliba cadowgaaga in aad kasareysid kuu rajeynaaa inshaa allaaah
حسبي الله ونعم الوكيل 😭 😭
Sharmo boy waxa lagugu samaynooyo waa dareeemooynaa😢
Goorman cadaalad helynaa oon dhalinyaradeena garab istaagynaa
Markan xaqa u istagno oo gar darada aan kaso hor jesano markasan helena cadalad
Sharmo boy never give up waliga
Wihi wa Rag yaqaan cunugaan hadu saxibkis bad baadiyay sharma sxb ciyaal qabiil ma nihin adan ku taageer sanahay
The Only Man Who Stood Up 4 Justice Suxufi Channel ..... Keep Going MaN .
I Only Fear 4 Yourself Bcz Cadhoow Bdhn Baa Kugasoo Wajahan Oo Uskudeyi Doona In Aay Fooda Kuudaran Blse Never Give A Siit f**king Fool , So Keep Supporting The Justice Every Now & Then bro
Wllhi sxbtimada agtisa qaali ka tahay
Ax wilkan markasto mxa uga oysisa subxanlah 😭😭 dahir calisow wilkan wadalikartaaa wlllo iskadaf wilkan yaar iskahishow yaxu Sharma boy. Markasto wa wilkena Wana garabtaganahy Sharma boy guleso walig xaa u jabin cadogag wllkey mcn 💕💕💕💕💕💕❤️😘💞💞
geysi somali weyn ayaa kula jirto aniga wan ku raxasanahy
Sharma boy wlhi wuu ciishoday ala yaa daahir dameer uga ashtakoonaa alaaha naga qabto caawa haduu dhinto geeridiisa dhalin yarada way ku farxaayaan 😭😭😭😭😭😭😭😥waligaa qof bini aadan ah ama wlkaa ah awood ha usheegen ilaahay bay awood usugnaatay😭😰😭😭
😭😭😭😭😢😢😢😭😭😭Sory brother wlhi wn ka xumahy 😭😭😭😭😢😢😢😢 garb kaga somli tagn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭
Dislike ripot aan saarno muqalka dámer calasow
Dilkiyaa noqde waxa lagu fano allow naga qabo inta xun 🤲
WAA LEGEND SHARMA BOY GUULEYSO 👑👹⏲️🇸🇴🧠⏲️👽🏆💀
Walhi waan oyay markan maqly hadalkisa shrma ciil ayo daremay
Allaha naga qabto daahir calasow waa nagawada ooysiiyay caawana runta wa lawada ogaday
Sharma boy nin ragaa thy ha ciiishoow 😥 wxaa garabkaaagaa dhalintaaa zoomaaliyeeed🇸🇴🇸🇴