20 Riyo Waligaa Hasheegin Xitaa Kuwa Riyada Fasiro Hadii Kale Waxaa Dhacaayo ....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ค. 2021
  • ##sheekh#riimi#channel##

ความคิดเห็น • 634

  • @rahmaclaahi3492
    @rahmaclaahi3492 ปีที่แล้ว +37

    Subxanalah wali ma arkin allow haytusin aniga iyo inta Muslimka ah 😢 😭

  • @adoontiialle1605
    @adoontiialle1605 2 ปีที่แล้ว +69

    xasbunallaah wanixmal wakiil waligay riyooyinkaas kuma riyoon hadana ilaahay ima tuso insha alah aniga iyo intii islaam ahba insha alah

  • @rayaan9663
    @rayaan9663 2 ปีที่แล้ว +34

    Waciyaadu bilaah alaha naga koriyo intii muslin umada nabi maxamed scw alaha ka koriyo amiin

  • @nuuraahmed4488
    @nuuraahmed4488 3 ปีที่แล้ว +34

    Subxanllah ilaahay baan ka magan galneey Riyooyinka xunxun 🤲🤲🤲😥

  • @halimamusaali6851
    @halimamusaali6851 3 ปีที่แล้ว +88

    Waa riyooyin ayaga is fasirayo wada musiibo ah waligey kuma riyoon Alxamdulillaah hadana rabbi ima tuso

  • @sharmaarkeoficial9615
    @sharmaarkeoficial9615 3 ปีที่แล้ว +47

    Run tii waa cilmi aan kororsaday oon ogayn sheikh jasakallahu khayr

  • @MahmoudAhmed-fj6kl
    @MahmoudAhmed-fj6kl 3 ปีที่แล้ว +17

    Sheikh Reemi Channel waa channel kaliya ee riyo fasirada looga dambeeyo Masha Allah

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok 9 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahay baan ka magan galay riyooyinka xun-xun . Allaha na badbaadiyo .

  • @CabeeyShabaan
    @CabeeyShabaan หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahi Baan ka magan galay riyoyinka xunxun Allah na badbadiyo aamiin aamiin

  • @iqramahamoudhassan7811
    @iqramahamoudhassan7811 3 ปีที่แล้ว +19

    Waligey ma arag hada kadibna alle ima tuso🤲

  • @sahrolise5320
    @sahrolise5320 2 ปีที่แล้ว +4

    Wadaad labo riyo oo igu soo noq noqdeyi anigo dacaas laan ah iyo Anigo meel aan ku kaadiyo raadinayo 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻iso fasiir adigo mahadsan

  • @jannoduniya5931
    @jannoduniya5931 3 ปีที่แล้ว +18

    Waligay waxas ma arag ilaahow hana tusin waxan ka naxno😭😭

  • @ifrahmohamed4080
    @ifrahmohamed4080 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah jazahukallaah khayr shekh alle ha ku xiftiyo

  • @hamdayusuf4292
    @hamdayusuf4292 3 ปีที่แล้ว +22

    Subxanalaah waligay kuma riyoon ilahy uma tuso

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan1625 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah illaahay hakaa abaal mariyo mahadsanid sh

  • @ramastv3096
    @ramastv3096 2 ปีที่แล้ว +5

    Ok sheekh royo ayaa jirto inbdn ilaa yaraanteydii igu soo noqnoqotay meel aan udhigo iyo waxaan ku tilmaamana aan waayey hadaba in aan kula wadaago ayaan rabaaye inteen kaala sop xidhiidhaa adigoo raali ah illahay haku barakeeyee sheikh insha allah 🤲🤲

  • @heplahepla9224
    @heplahepla9224 3 ปีที่แล้ว +14

    Illahay imah tuuso riyoyinka insha Allah

  • @sacdiyoyuusuf6891
    @sacdiyoyuusuf6891 2 ปีที่แล้ว +5

    Salaamaad min kuli aafaat Allow adigan kaa magan galay waligeyna kuma riyon hadana alle ima tuso subxanallah yaa rabi iga xijaab wixii xun 🤲🤲🤲🤲

  • @bakaraden6826
    @bakaraden6826 2 ปีที่แล้ว +8

    اللهم يامقلب القلوب ثبت قابى على دينك

  • @sadiyaali1607
    @sadiyaali1607 3 ปีที่แล้ว +6

    Jazakallah khayr shiekh mashallah

  • @haboonabdi1618
    @haboonabdi1618 2 ปีที่แล้ว +2

    aamiin sheekh riimi adigane alaha ku xafido

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 ปีที่แล้ว +81

    Ilaahow waxaan kaa magan galayaa riyooyinka xun xun

  • @abdiali6334
    @abdiali6334 3 ปีที่แล้ว +7

    Jasaka lah khayr Sheekh wan ka faiidaysanaynaa

  • @milgocaress7879
    @milgocaress7879 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah jazakumulahu kheyr sheikh

  • @cabdialaale2467
    @cabdialaale2467 3 ปีที่แล้ว +11

    Alxamdulilaah ilaahay Inama tuso wax xun

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 ปีที่แล้ว +78

    Salaamaad min kuli aafaat 😭😭😭😭

    • @asmamaxamud8435
      @asmamaxamud8435 3 ปีที่แล้ว

      Miyaad hore igu riyooty😢😢

    • @cashocali269
      @cashocali269 2 ปีที่แล้ว

      Sheekh asc anigo buwayo ayan kuarkey

    • @happyali7232
      @happyali7232 2 ปีที่แล้ว

      Allaah hakuxafido

    • @hanifaysal8306
      @hanifaysal8306 2 ปีที่แล้ว

      Sheikh wiil aan sxbo nahay baa ii sheegay in uu kuu riiyooday asagoo tiimaha iska jarayaa maxay noqoon kartaa

  • @haange
    @haange 3 ปีที่แล้ว +11

    Subxanallah
    Allahumanijinaa
    Xasbunallah wanicmal wakiil
    Allah ban ka magan galay

    • @aswaanyasiin8225
      @aswaanyasiin8225 10 หลายเดือนก่อน

      Sheekh waxan ku riyoday anigo nin laygu qasbayo waliba sadex haben habenki kobad wuxu ahaa nin ajaniba habenki labad nin somaliyed habenki sedexad Aabahy idhalay please iso fasir😢

  • @hibaahmed6991
    @hibaahmed6991 3 ปีที่แล้ว +16

    Allah ayaan ka Magangaley amiin amiin yaa rabi

  • @naimawehliye5489
    @naimawehliye5489 3 ปีที่แล้ว +8

    Subxaanallah alle aya ka magan galne 🤲

  • @saciidqaliifa8290
    @saciidqaliifa8290 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a shiikh channel kaga shalay ayaa ku sobiray waxana fiirsada ducadii aheed aqri hada aqrisana wax walbo oo aad jeceshahay waad heleysa ducadii aheed alla huma bismikal jabar aladii qadhacat lahu jababira macalin in aad fahantay aan umaleyna m.a ajir iyo xasanaad aan dhamaneynin allaha haku siyo

  • @maria_mohaamed9581
    @maria_mohaamed9581 3 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خيرا

  • @yaasmiinmaxamed1309
    @yaasmiinmaxamed1309 3 ปีที่แล้ว +6

    Jasaakalaahu qeer sheeq

  • @Ismahankhalif
    @Ismahankhalif 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allaah walaalkay Mahadsanid

  • @ayaancumar9192
    @ayaancumar9192 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah jasaakalaah kheyr

  • @queenxayaati9503
    @queenxayaati9503 3 ปีที่แล้ว +6

    Amiin shiqoow ilahey hanaga wada dhigo🤲😥😣

  • @cabdibaasidxajiaweys8070
    @cabdibaasidxajiaweys8070 3 ปีที่แล้ว +4

    Shukran walal mahadsanid

  • @shukriahmed6063
    @shukriahmed6063 3 ปีที่แล้ว +2

    JazakaAllah sheikhow

  • @zainash675
    @zainash675 6 วันที่ผ่านมา

    سبحان الله العظيم
    اللهم نجا
    اللهم أغفر لنا ذنوبنا وكفر عنا سيآتنا وتوفنا مع الأبرار
    اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة
    اللهم إنا نسألك الجنة الفردوس الأعلى ونعوذ بك من النار
    اللهم امين يارب العالمين

  • @maxamuudcabdirashiid5681
    @maxamuudcabdirashiid5681 3 ปีที่แล้ว +5

    Jasalakalaha sheeqow insha allah allah ayaana ka magangaley

  • @khadijaaxmed516
    @khadijaaxmed516 ปีที่แล้ว +4

    Jazaka allahu khairan sheikh

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 2 ปีที่แล้ว +6

    Subxana Allah ilaheyow maganta yaa rabi 😭😭😭😭سبحان الله

  • @faaraxxasan8870
    @faaraxxasan8870 3 ปีที่แล้ว +3

    Jazaka alaahu kher

  • @anisaabdilahi3748
    @anisaabdilahi3748 2 ปีที่แล้ว +1

    Barakallh barakallh sheikh Allaha ku xifdiyo m.a

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 ปีที่แล้ว +2

    Weligeykuma Riyoonin Bisinka Iyo Alifka

  • @najmacumar17
    @najmacumar17 5 หลายเดือนก่อน +1

    Xasbunalaaahu wa nicmal wakiil allow wax xun hana tusin ya rabi😢

  • @sadiyaali1607
    @sadiyaali1607 3 ปีที่แล้ว +5

    Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi

  • @mohamedabdullahiabdirahman288
    @mohamedabdullahiabdirahman288 3 ปีที่แล้ว +7

    Subxaanaallha ilaahay ayaan kamgankalay

  • @sujacodahir6014
    @sujacodahir6014 3 ปีที่แล้ว +2

    Jasakallah sheekh

  • @kheerdoonofficial5546
    @kheerdoonofficial5546 2 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير ا
    M.a

  • @sucadoxusen3241
    @sucadoxusen3241 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalaah wllo

  • @sidiiqtimo8527
    @sidiiqtimo8527 3 ปีที่แล้ว +2

    Jasaka Allah khayr

  • @khadraaadan9001
    @khadraaadan9001 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh jasakumulaah

  • @axlamqueennadapea7775
    @axlamqueennadapea7775 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah tabarkallah

  • @ayaansalim621
    @ayaansalim621 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allaah

  • @eilmimoha9142
    @eilmimoha9142 3 ปีที่แล้ว

    Jazakal sheeq

  • @aaminoladancadey3302
    @aaminoladancadey3302 3 ปีที่แล้ว +4

    Aamiin yaa allah

  • @siidali6292
    @siidali6292 3 ปีที่แล้ว +4

    jazaakalaah

  • @sahrafarahahmed8165
    @sahrafarahahmed8165 3 ปีที่แล้ว +3

    Subhanallah manijinaa rabiyow naga hay riyoyinka xun

  • @sahrafarahahmed8165
    @sahrafarahahmed8165 3 ปีที่แล้ว +24

    Inkastoo malakulmowt aan ku riyooday 2004tii ilaa hada waa xasuusta inkastoo uu wiilkaygoo 6bil jiro iga dhintay😭😭

    • @habsamegraphics6508
      @habsamegraphics6508 2 ปีที่แล้ว +2

      saqiir Aakhiro iLahy kii Ku shaFeca qaada Hakaga Dhigo

    • @sahrafarahahmed8165
      @sahrafarahahmed8165 2 ปีที่แล้ว

      @@habsamegraphics6508 amiin yaarabi thnkx wll 🙏

  • @anisabashirnur5891
    @anisabashirnur5891 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh ustaad

  • @ubaxciiseibraahim9373
    @ubaxciiseibraahim9373 2 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin aamiin allaha kubarakeeyo sheeikh

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan5536 2 ปีที่แล้ว +1

    حسبی الله و نعم الوکيل و کفي ilhay nama tuso waxad sheegaysid sheikhow hore uma arag hadana ilahy ayaan ka magan galay 😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @ruunabdullahi6736
    @ruunabdullahi6736 3 ปีที่แล้ว +5

    Mash Allah

  • @sahrac4678
    @sahrac4678 3 ปีที่แล้ว

    Jisakalaah khayr sheekh

  • @azharahmed2538
    @azharahmed2538 2 ปีที่แล้ว

    Jasaakallah khayr sheik

  • @xafsohussein9799
    @xafsohussein9799 2 ปีที่แล้ว +3

    Jasakallah sheikh ❤

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you 👍💐

  • @cabdirashiidmohamed7095
    @cabdirashiidmohamed7095 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh mel ankala xarira an rabaa qof igu caawinkaro hadu jira ha isogudbiyo Jazakallaah qayr

  • @Bashaashtech
    @Bashaashtech 3 ปีที่แล้ว +3

    Channnel kan wan ku cusbanahy manta shekh jazaakalahu kheyr. Wxna allah inama tuso.

  • @rahmaroble8210
    @rahmaroble8210 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheeeg inta kale gorma noso daayn khyr allha ku siye

  • @daahirjv
    @daahirjv 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @maryanibrahimadan9103
    @maryanibrahimadan9103 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxana Allah aniga iyo intii muslim ah ba Allaha nama tuso

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq

  • @sundusmaha6485
    @sundusmaha6485 2 ปีที่แล้ว

    Subhanalaah ilaahay ayaan ka magan galay aniga iyo intii islaan ah

  • @shukrisulaymaan5671
    @shukrisulaymaan5671 3 ปีที่แล้ว +6

    ilahay kamagan kal nay subxanallah 😭😭😭

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 ปีที่แล้ว +7

    Jazaka’Allahu Khairan Sheikh 🤲🤲🤲🤲

  • @MR.DEBATE
    @MR.DEBATE 2 ปีที่แล้ว +13

    Jazakalahu kheyr🌻

  • @Mona_mohamoutt
    @Mona_mohamoutt 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @ismahaan2374
    @ismahaan2374 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran

  • @xaliomogobaad1333
    @xaliomogobaad1333 3 ปีที่แล้ว +2

    mashalah shiiq

  • @dimishiiqboqorkareerhajica1158
    @dimishiiqboqorkareerhajica1158 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekho waxan ku riyoodey anigo hal cilig oo iga lig ligeysa ayaan soo bixiyey kadibna waxan ku eliyey meesheedi hore mexey tahay sheekho ii sheek walalkey

  • @aaminoladancadey3302
    @aaminoladancadey3302 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh

  • @safwanabdi693
    @safwanabdi693 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh xld kwrm su al wadaa ina kuweydiyo maku weydikaraa alle hadow yirahdo insh allah

  • @fartunabdi4073
    @fartunabdi4073 3 ปีที่แล้ว +12

    Asc sheikh waxan ku riyoday dhulka oo mugdi ah waana maalin marka wax arki waayay wan Soo labatay allaha ku xifdiyo

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 ปีที่แล้ว

    Subxanallha allha kamagaley jizakallha qeern sheeq

  • @najmoabdalla5269
    @najmoabdalla5269 2 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulilaah makuriyon dhamantoda jazaka allah sheqena

  • @mustafmustaf5737
    @mustafmustaf5737 3 ปีที่แล้ว +3

    Mash alaah

  • @daahirjv
    @daahirjv 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc sheeqow lambarka ma iska bedeshey ma sheqeynaayo

  • @elmisafa7594
    @elmisafa7594 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shkh alaha haku barakeyo

  • @zamzamyackubhassan3838
    @zamzamyackubhassan3838 3 ปีที่แล้ว +5

    Subxana allah

  • @shukriahmed1026
    @shukriahmed1026 3 ปีที่แล้ว

    sheeqoow riyo baan rabaa inaad ii fasirto bal ii fasir ama talkaaga isoo qor qayr aan dhamaan allaha ku siiyo jazaakalaah

    • @laylonour3565
      @laylonour3565 2 ปีที่แล้ว

      Sheq allaha kubarageyo waxaan ku riyowda ader gey oo dhintay hadana ila jogo aniga iyo gaba dheysa oo nala dile rabo hadana aniga in uu ibadbaa dinayo

  • @hamidashequmar3772
    @hamidashequmar3772 3 ปีที่แล้ว +3

    Alhamdulilah ilahey imatusin 🤲🤲🤲

    • @adamamin9944
      @adamamin9944 3 ปีที่แล้ว

      Waad taajirysaa😂😂😂

  • @Hassannour14
    @Hassannour14 ปีที่แล้ว +1

    Asc Shekh waxan ku riyooday anigo si degdega ay iigu so dhacday inan guursado, oo si degdega meherki ugu diyaargarobaya enanta aan guursanaya si wacan ban u garanaya. Ii fasir hadii Allah idmo.

  • @xamdiadan8138
    @xamdiadan8138 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheek wan ku salamay salan kadi melan kalasoxiro ma aqan runti riyo markasta arko ama an ku riyodo walalkey mudo halsano iyo bar dhimashadisa laga joga haben hadan arkin habenkale wn ku riyoda a ago wada jogono marku u nola waxan qaban jirnay ama xafada wadajogono ku riyoda niyada ku hayo miya mise wariyo maxesa noqon karta hade royo tahay fadalan is job sheek qeyr illahay ha ku siyo

  • @Abokor_ahmeth_
    @Abokor_ahmeth_ 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh tabaarak Allh

  • @yahyecabdi2778
    @yahyecabdi2778 2 ปีที่แล้ว +4

    Msha allah✨

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walaal

  • @shamsahirsi1163
    @shamsahirsi1163 ปีที่แล้ว

    Rabi yasir walaa tucasir Ilaahey nama tuso aniga iyo intii islaam ah

  • @nadiifoyalahowe3471
    @nadiifoyalahowe3471 2 ปีที่แล้ว +2

    Amiin amiin yaallahaa amiin yaallahaa

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeqow mahadsnid ,♥️