DEG DEG: CIIDAN BADAN OO BUUX DHAAFIYEY GURIGA SHEEKH SHARIIF~AMARKA UU BIXIYEY MD X/SHEEKH+JAWAABTA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน +5

    Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ ku waan waa nadhibeen dhulka allha lagooyee

  • @zahrasaleh396
    @zahrasaleh396 หลายเดือนก่อน +3

    Well said. The country needs qualified military men and not street gangster.

  • @user-wo8ku3cp2g
    @user-wo8ku3cp2g หลายเดือนก่อน

    ASC VIVA 7UP XASSAN MA KU DHACCDAAAAAAAAAA

  • @hassanawad7344
    @hassanawad7344 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir Gaashaandhig kani ma istaahilo waa ciyaal weero wuxuu ku jiraa Qaraw wuxuu ka hadlayaa waxaan jirin Allow na badbaadi danaystayaal baa noo heshiiyay

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h หลายเดือนก่อน +1

    war wadanka hala badbadiyo

  • @mahadmahmoud4619
    @mahadmahmoud4619 หลายเดือนก่อน +1

    waxa magard oo dhaan ayuu xassn arurasaday wadaremi karata hhhh

  • @idil8429
    @idil8429 หลายเดือนก่อน

    Shariif Sheekh Axmad waa nin waddani ah wuxuu sheegayna waa run, nin la handadi karana ma aha. Xasan Gurguurte waddanka kansar ayuu ku yahay waxaan rajaynayaa in xilka uu ka dago inta aan la gaarin muddo xileedkiisa.

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 หลายเดือนก่อน +1

    Waar Qofku been badànaa waana munaafaq wasakh tigtok tolow ma wuxuu u sheekaynayaa dad aan dalka la joogin shacabka somaliyed waa wada ogyiin waxa ka jira ciidan la dhisayna ma jiro ciidankii dalku lahaa ee dowladii #FARMAAJO dhisayna waa la baabi'iyey hubkiina uu ka tagay mw #FARMAAJONA wuxuu u qaybiuey abgaal iyo habargidir bal markaa beenaalow halkee aad xorayseen xabaalihii iskuul bolisiya miyaad ka xorayseen al shabaab . Duufaani ku qaaday oo meel daran alle ku gee god madow miyaanu sugayn .
    ❤❤VIVA SH SHARIIF❤❤
    Sh shariif run buu sheegayaa waxa jirana wuu taabtay ama ka gubta ama ciilkiisa u dhinta Run sheeg waa ceeb sheeg damul jadiidna waa ay ka gubanayaan Runta uu sheegay sh shariif .

  • @cabdiqaaliqcarabXaajical-dd8bk
    @cabdiqaaliqcarabXaajical-dd8bk หลายเดือนก่อน

    Shariifka runbuu sheegay

  • @mahadmahmoud4619
    @mahadmahmoud4619 หลายเดือนก่อน +1

    awaay sadaki cidanak hhhh

  • @zahrasaleh396
    @zahrasaleh396 หลายเดือนก่อน +1

    Been baad Ilahay u sheegtay. Ciidmo dhisan oo nadamsan waxaa ugu danbeeysey malintii Farmaajo dalka ka baxay. Imisa qofo oo military ayaa dhintay intaad wasairka hayad.

  • @BeelaHassan
    @BeelaHassan หลายเดือนก่อน +1

    Beenta intaas la eg intee ka keentey walaahi cidan. Ma taqaanid hada u nasgey berina ayaaga ku dhameynayo xayawan

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 หลายเดือนก่อน +1

    Hala ii sheego wasiirkan waa mid beeni ka buuxdee waa ayo kilay halkuu ka soo jeeday ceebee cado qaate

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkk kan iladilo maahee wadanka wxuu ka dagi layahay reer baadiyahaan oo ahaay alshaab walee dadkaat shi qooshay waa ku ugnahay ÷÷÷÷÷>

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh หลายเดือนก่อน

    He said, she said ?

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h หลายเดือนก่อน +1

    amus khain wa bentas

  • @user-ry4oi4xj6o
    @user-ry4oi4xj6o หลายเดือนก่อน

    Saraakiishii iyo ciidankaad shiraqooshay waalagula xisaabtamin dadbaa dhalay dadkaad shirqooshay

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 หลายเดือนก่อน

    Mooriyaan ciidan qaran ma noqon karaan! Dowladna Xamar kama jirto. Wuxuu ka hadlayo ma yaqaano ninkan, amniga uu ka hadlaayo muxuu yahay?

  • @AsadAli-hx1wv
    @AsadAli-hx1wv หลายเดือนก่อน +1

    KADAAB TUUG BEENAWAAS ADIGAA WLHY AL SHABAAB AH WAA BEEN ADUUN RABO INUU IDIN MAALGASHTO WLHY MAJIRO WHY WAY OGAADEEN KROPTION IYO SABOTAGE DRUGDEALLING AND MANY OTHER TRAFFICKING SO MR TIKTOK YOU ARE A LYER.

  • @user-wo8ku3cp2g
    @user-wo8ku3cp2g หลายเดือนก่อน

    ASC VIVA 7UP HORA BA WAAA LO JOGGAY MELLAHA AAAAD SHEEEEGAYSO
    HADDI DAWLAD TIHIIN
    WAXAD SHEGAYSO HADAY HAYSTA MAXAAAA DIB DHACA U KEEENNAY DAGGALKII ALSHBAB
    2 KA DIB DALKU WAXUU MARRAA QOYS KU QATAR QOYS
    MAXAAAA
    MACNO LEH
    DAWLADU QABTAY
    2VSANNO KA HOR YES BALSE WAX WALBA GAAAAABINA KU TIMID
    TALIYII NABAD SUGIDA ETHOBIYA ISKA DHAX MUSHAXAAAAAAA MUQDISHO
    WAXAAAAAAD TIHIN DAWLAD RABTO MAAAAAALLL RADIN KU JIRTA
    MA TIHIIN DAWLAD DAD ISKA DAYE DUUNYADA
    LAYDINKU AMINUN KARRRIIN
    GUYS
    DIGGTOR DOON AYAD U EKATEN
    OGOW BALLAN KA BAX = DIIN KA BAX

  • @user-vh2ok1jb9d
    @user-vh2ok1jb9d หลายเดือนก่อน +1

    Waa beentiis cidamada mushaharkooda aaway yaa qaatay xasan shiikh iyo kooxdiisa ayaa cunay

  • @user-lt4bl6fz2x
    @user-lt4bl6fz2x หลายเดือนก่อน

    Beenaale.aan.waxba.ogeyn.laayaktub.walaa.yaqrib.ee.kahortag.dadka.tuuganimo.iyo.been.baad.ku.hadleysaa

  • @bashiirahmedhalane2967
    @bashiirahmedhalane2967 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiq kadaa faaska laanta aad geedka uga taagantahay beentana naga dhaaf caruur la hadli mayside

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 หลายเดือนก่อน

    Been badnaa