SİYAASADİİ SABABTAY BURBURKA SOOMAALİYA FULL MUUQAAL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 103

  •  7 หลายเดือนก่อน +26

    Muuqalkani waa qayba taxanihi hore oo dhameystiran. Xogta muuqaalka waxaa looso diyaariyey si ka madax banaan qabiil gaar ah, İyada oo indhaha xaqiiqada taariikhda wax lagu qiimeynaayo. Haddii qayb kamid ah muuqaalka aad u sawirato in ay EEX KU JİRTO, Waa fikrad maskaxdaadii uun ay kuu sawirtay. xogta muuqaalkani xigashooyin ayey leedahay.

    • @shaqalecabdikariim9233
      @shaqalecabdikariim9233 7 หลายเดือนก่อน

      Nio bal soomaaliya adoo qiimaynaya hadii sidan wax kusii socdaan aduunka goormaa gaadhana aragtidaada ?
      Tusaale qabyaalad,faragalin shisheeye, arintaan dadkii lagu madhquuliyey ee shababka,
      Madaxdaan wax qabad la,aanta ah,

    • @mosababdi5233
      @mosababdi5233 7 หลายเดือนก่อน +1

      Wllhi hadaa dhageysanaayey qeywihii ka horeeyey ustaad mahadsanid

    • @zakiyare1675
      @zakiyare1675 7 หลายเดือนก่อน

      Ilahay ka baaq oo xaqiiqda sheeg oo kaso hadal kuwa miidnimada didan ila iyo hada iyo xiita dulaankii uk iyo italiya france

    • @Mubashirqamus
      @Mubashirqamus 7 หลายเดือนก่อน

      Marka hore alle ha,unaxariiste madtirahdid halmar
      1990 wixii kadanbeyey maxaa iskabadalay yey ahaayeen hogamiye kooxeed yadii maxay fad,iido keenen

    • @updenacerhassan4474
      @updenacerhassan4474 7 หลายเดือนก่อน

      @@Mubashirqamusadiga u ducey sxb umada ha qasbin

  • @khadradalal2695
    @khadradalal2695 7 หลายเดือนก่อน +2

    Maanshaa Allah caqliga iyo cilmigaba Allah hakuu barakeeyo 3000 kun oo adigoo kale ah hadii soomaali laga helo way soo kaban.

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 7 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ha u naxariisto siyaad Barre we miss him, afka ka bixi siyaad

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 7 หลายเดือนก่อน +5

    He was the best president we didn’t had nothing after him no government no police no justice

  • @Nuurilkacase-j2k
    @Nuurilkacase-j2k 7 หลายเดือนก่อน +1

    allah ha unaxariisto halyaygii somaliyed
    jaale siyaad

  • @halganch123
    @halganch123 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dagaalka 77 wuxu ahaa buburka ugu horeyey Somalia 🇸🇴.

  • @Suldaanhasanise
    @Suldaanhasanise 7 หลายเดือนก่อน +1

    Siyaad barre Allah ha u naxaristo

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 7 หลายเดือนก่อน

      dawladii mareexaan ayaa loo yaqaaney waa dad kaligood ineey noolaadan bis dawlad nooga dhigay

  • @shaqalemediaproductions
    @shaqalemediaproductions 7 หลายเดือนก่อน

    taariikh jirtey ayaaf faafisay guulayso

  • @siraajimohamed9848
    @siraajimohamed9848 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad run baad sheegtay

  • @amerpoh9694
    @amerpoh9694 7 หลายเดือนก่อน

    Walalkey annaga production waxa tahay janalka kaliya een si joogto ah ugi taxanahay dhanka siyasadaha umada lagu dhaqo kuwa ugu wanagsan noso samee sido kale siyadaha xun ee burburka umada uhorseda sidano kale noso samee

  • @DaahirAli-zl2rk
    @DaahirAli-zl2rk 7 หลายเดือนก่อน +3

    Reer ba dhibsado hadi nidaamkaas laga hadlo ayago is leh reerkina lagu dhagan yahy horta maanu siyaad somalia mw ka ahayn mise qabil bu u ahaa

  • @JuSeed
    @JuSeed 7 หลายเดือนก่อน

    Ilhaay ha u naxariisto maxmed siyaad bare

  • @Axmeddahir2025
    @Axmeddahir2025 7 หลายเดือนก่อน

    Dadku xaqiiqada marka la sheego way ka xanaaqaan. Yeelko lkn run waa run

  • @abdikariimdhagayste1470
    @abdikariimdhagayste1470 7 หลายเดือนก่อน

    Diinta noo banaynaysa inan qof kale hantidiisa lawadaagno xagay kajirtaa, Siyaad bare alle ha unaxariisto ee waa qofka Somali oodhan dhibkaas ukeenay ee ilaa maanta dadku isku aamini laayin, Siyaad waxkasta oo uuqabtay wuxuu kuqabtay deyn uusoo amaahday isagaana dib ubaabiyay wixii uu dhisay

  • @liibancartan8591
    @liibancartan8591 7 หลายเดือนก่อน +3

    Dadku runta ma ogola ama wayba dhibsanayàan .
    Markuu ustaadku hogaamiyaay kale oo fashilmay sheegayo waa loo riyaaqaa hada maxaa loo dhibsanayaa

  • @Nadiir2024
    @Nadiir2024 7 หลายเดือนก่อน +1

    Brothet hada waxaad leytahay mohamed siad barre tuug ayuu ahaa oo beeraha shacabka dhacay ? hadalkaaga cadaalad kuma saleysano

    • @DaahirAli-zl2rk
      @DaahirAli-zl2rk 7 หลายเดือนก่อน

      Ma ogtahay in xiligas wiilka gabadha siyaad bare qabo inu u xirnaa ganacsigu oo wax walbo dalka ka baxayo sona galayo u asaga maamuli jiray ganacsi xorana ma ahayn

    • @aamiinduraan9988
      @aamiinduraan9988 7 หลายเดือนก่อน

      @@DaahirAli-zl2rk maya wll MW siyaad dictator ayuu ahaa lkn nin xoolo tabcada ma ahayn ganacsigu dawladda ayuu uxirnaa siyaad barre guri xataa kumalahayn dalka lkn nidaamka dawladda ayaa qaldanaa oo ummada ayaan cadaalad heli jirin sidaas uu ustaadku sheegay dad ayaa beerohoodii laga qaaaday wixii kasoo baxayna laamiyo iyo waxbarasho ayaa lagu bixiyay waana qalad oo qofku xoogiisa iyo tacabkiisa isagaa leh sidaas ayayna dulmi ku tahay

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@aamiinduraan9988 war zxp , dalka suuq furan ma ahayn. Dalka dhan gumaysi hal qabiil ku hoos jiray

  • @captainaser8085
    @captainaser8085 7 หลายเดือนก่อน +1

    Bro reer beraley mad ahed🤔

  • @mukhtarmohamed4364
    @mukhtarmohamed4364 7 หลายเดือนก่อน

    Asc wll awey tariikhdi Abu cubeyda

  • @footballonly7180
    @footballonly7180 7 หลายเดือนก่อน

    Bro Taariikhda sii saxan usoo gudbi

  • @Bkr730
    @Bkr730 7 หลายเดือนก่อน

    Ninyaho caruurta quuq badna qofka wanaagisa iyo xumaantisa hadi la sheego ma dambi baa mida kale mohamed siyad diinta na waan ognhy culumadi sidu u galay

  • @Gucur
    @Gucur 7 หลายเดือนก่อน

    Xalqada full ka ah markastana noosoo hormari iyada.

  • @FootShorts12
    @FootShorts12 7 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu waxaan aamin sanahay dawladi faqashtii tii abid ugu xumayd aduunka weeye

    • @captainaser8085
      @captainaser8085 7 หลายเดือนก่อน +1

      Allah Ku cafiyo wll

  • @qassimyussuf3074
    @qassimyussuf3074 7 หลายเดือนก่อน

    Illah intii ku waano qaadato hanaga dhigo aduunka waxa jiraaan dad munaaafiqiin ah oo aan doonaynin dadka kaleed fadliga illahey siyeye.

  • @dfamily9999
    @dfamily9999 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wayahaye kabado qaad waad saxan tahay maxaa badaley wax dhamo mala heley dabadi maxaan dhaxalney tasna kasoi shekey

  • @ahmedtaleex6087
    @ahmedtaleex6087 7 หลายเดือนก่อน

    Qoladayadu diinta xataa wxnu ka jecelahay qabiilkayaga qof xumina naguma jiro ee somaliyeey sidaa ula socda tariikh ma fahano ee siyaad ayaanu garanaynaa.........

  • @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
    @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo 7 หลายเดือนก่อน

    Nin dhintay maxaa kudaba dhigay

  • @Maankab
    @Maankab 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb macluumaadkaan xageen uuga laaban karnaa waxaad inoo sheegtaa masdar!?
    Sidoo kale bugaagta kacaanka xageen ka heli karnaa.

  • @samehachannel7443
    @samehachannel7443 7 หลายเดือนก่อน

    Allihuu bur buriyay dowladaas baaa Mahad leg alxm.

  • @hakumashquulin9158
    @hakumashquulin9158 7 หลายเดือนก่อน

    Dadkan dhamaan bogon ku xidhan ee la qabin aragtida mayd cayga iyo nacaybka fadlan kala noqda flow ga please

    • @KHAALED_AHMED
      @KHAALED_AHMED 7 หลายเดือนก่อน +1

      Adigu lanoqo runtaa ku dhibaysa waan ku arkaaye qoraalkana iska hagaaji 😏

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 7 หลายเดือนก่อน

      Siyad barre waxa xun uu sameeyay in laga hadlo ceeb miyaa

  • @Dalmar-h8i
    @Dalmar-h8i 7 หลายเดือนก่อน

    Tasi wa waxi laga faiday qof kolihiisa inuu qof ku fa iido waa qalad

  • @BOXER.K233
    @BOXER.K233 7 หลายเดือนก่อน +2

    Next madaxwaynayaasha hawiye kasoo sheekee ee dowlada somalia dhisay oo hormarka wayn garsiiyay👍😂♥️

    • @qassimyussuf3074
      @qassimyussuf3074 7 หลายเดือนก่อน

      Dadka waay kala mufakir badan yihiin xaqiiqdi oo hawiye ma dalbaa mise waa qof Shaqsi ah 😢

    • @BOXER.K233
      @BOXER.K233 7 หลายเดือนก่อน

      @@qassimyussuf3074 mayee waa ari

  • @mahadtaleex841
    @mahadtaleex841 7 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad waxaan ku nool ahay magalada jabuuti waana kula qaaba hab maamulka scientific socialismka iin u ahaa sabaababihi ugu weyna ee burburka soomaaliya hadi u ahayn taa ugu weyn.Markaan suashaydu waaxa ay tahay wa maxay sababahaa burburka iyo kala tagsanaantay daba dheeratay keenay?
    Mahadsanid ustaad!!!

    • @hufanmedia7986
      @hufanmedia7986 7 หลายเดือนก่อน

      waa iyada oon daacad laga aheen lagana leexday jidkii la isku heshiin lahaa
      kooxo maafiyo ah oo qaar diin ay ku gabanayan iyo kuwo Dano kalahaa ayaa sababay
      si daacad ah ayaana loo fariisanin

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 7 หลายเดือนก่อน +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @zakiyare1675
    @zakiyare1675 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad markaan waad so walaataay xaqiiqada kama hadleeysiid

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 7 หลายเดือนก่อน +2

      Qabyaalad ayaa ku dishay ma dikteetar ayaa taageersantahay qabiiL iyo qurunbaa kaa buuxa ee umada ka xishood

    • @faarax1965
      @faarax1965 7 หลายเดือนก่อน

      in xukun umad dhan ka dhexeeya aad aad xoog ku qaadato dulmi ka wayn ma jiro
      teeda kale waa wax iskacad in aragtida socialism ka iyo diin islaam aysan isku meel galayn

  • @somalitiktok2878
    @somalitiktok2878 7 หลายเดือนก่อน +7

    Siyaad dabadi dab lama shidan

  • @HashimKhan-qt9ph
    @HashimKhan-qt9ph 6 หลายเดือนก่อน

    Taasi wanag ayey ahyd waayo mida hada tagan way dhaanta 99%

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 7 หลายเดือนก่อน

    Runtii dawlada afwayne wanag iyo xumaanba wa wadatay waxna waa qabatay iyada oo dadka cadaadinaysa , meeshana kama maqnayn dabeecdaha kalitaliska laguyaqaano.

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 7 หลายเดือนก่อน

    Dimuquraadiyada waxaalaga keenay dibada dimuquraadiyadana waxaa dhaanta hanti wadaaga

    • @Joseph_abukar
      @Joseph_abukar 7 หลายเดือนก่อน

      Shareecada islaamka Dhaanta labadaba

    • @CABDIRAXMAANYAASIINGADIID
      @CABDIRAXMAANYAASIINGADIID 5 หลายเดือนก่อน

      Hadaa ma hanti wadaagaa laga keenay guydaha wadanka, labadaba gaalunbaa kuu keentay

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 7 หลายเดือนก่อน

    Waryaabeenaale jooji waxaad wado waayo siyaad bare dadka xoolohooda maxoogijirin

  • @najeepjabriil5262
    @najeepjabriil5262 7 หลายเดือนก่อน

    Somalia wixi burburiye waxey ahayen waqoyi iyo bari

  • @Bkr730
    @Bkr730 7 หลายเดือนก่อน

    Xaaax runta waa xanuun meesha ma yaalo maxamed siyad bare tuug miya mise waa daacd ee sheekada fahma kacaanki marki la dhaho siyaad kaligiis ma ahyn ee kursiga ragg kale aya ku haaye

  • @CabdilaahiYuusuf-c1s
    @CabdilaahiYuusuf-c1s 7 หลายเดือนก่อน

    Maxmd siyaad diinta ayuu kugafay culimadina uulaayay

    • @BOXER.K233
      @BOXER.K233 7 หลายเดือนก่อน +1

      Diinta democratic qabta waa tee ?
      Shiyuuci and democratic
      Hantiwadaag iyo ra'sul maal
      Wa same diinta intaba ma qabto

    • @Subeer-v7u
      @Subeer-v7u 7 หลายเดือนก่อน

      @@BOXER.K233 Ninka culumadii layay ee ayada quranka kariimka ka hur imaaday ee aheed ninka iyo gabadho dhaxalka ma sina ee ka hor yimaaday culumadiina layay ayaad wali QABIIL AHAAN KU DIFAACAYSAA QABIILKII KU QAADAY KUNA DHIGO

    • @BOXER.K233
      @BOXER.K233 7 หลายเดือนก่อน

      @@Subeer-v7u ok
      In gaal loo rakuuca diinta qabto waa tee
      In gabdho muslimina la gato diinta qabto waatee?
      In bad soomaali dhan ka dhaxaysa in aad kaligaa maamushid oo dadka muslinka xoolahooda ku xad gudubtid diinta qabta waatee ?
      Ninkaan aad wax ka sheegaysid madaxda dalkoo dhan waa ka fiican yahay *

    • @BOXER.K233
      @BOXER.K233 7 หลายเดือนก่อน

      @@Subeer-v7u ok
      In gaal loo rakuuca diinta qabto waa tee
      In gabdho muslimina la gato diinta qabto waatee?
      In bad soomaali dhan ka dhaxaysa in aad kaligaa maamushid oo dadka muslinka xoolahooda ku xad gudubtid diinta qabta waatee ?
      Ninkaan aad wax ka sheegaysid madaxda dalkoo dhan waa ka fiican yahay *

  • @GxltdyldlyxylFkzztkstootsdtlzf
    @GxltdyldlyxylFkzztkstootsdtlzf 7 หลายเดือนก่อน

    Afkaga caano dhaya lagu qabay run baad ka sheegtay

  • @wadanihuubaysan1142
    @wadanihuubaysan1142 7 หลายเดือนก่อน

    Allahmdlah ilahy aya mahadle na dhafashy murtad maxamd siyad bare kuwan xata hada joga wa isku miid wad murtdin diinta la wada dagalmay

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 7 หลายเดือนก่อน

    How about since 1991 to 2024 Somalia ?

  • @AffectionateOldTypewrite-gx8og
    @AffectionateOldTypewrite-gx8og 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @somfrp
    @somfrp 7 หลายเดือนก่อน

    SIYAAD BARE WUXU LAAYAY CULAMAA UDIIN SHACABKI HOSJOOGAYNA WEY USACBIYEEN😢

    • @hakumashquulin9158
      @hakumashquulin9158 7 หลายเดือนก่อน

      Siyaad ma jooge aduunka eh adigu maxaad haysaa mays xisaabisay aad na wacdidi de isagu waa shaqsi dhintay marhore laakiin adigoo qabiil ah deer na nool maxaad ku jirtaa aakhiro se maleedahay adigu laaakiin amay kaa horeeyaan dad kaad wax u sheegayso dhibaatada hada soconaysa yaa ilaa 91 yaaa wada ma qofka nool ee caqligiisu shaqaynayo baaa wada mise qof qabriga ku jira oo wuxu ahaaba geeriyooday oo xisaabtiisii aduunka la xidhay wa ga su aale dad kan ma miyir qabaan mise waali baaa haysa

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 7 หลายเดือนก่อน

    Doqon baad tahay waxa maantay aan kujirno waxaa janno noqonaya marxuun maxamad Siyaad Barre sidii waddank ahaa

    • @qassimyussuf3074
      @qassimyussuf3074 7 หลายเดือนก่อน

      Asc walaaal xishmada waa muhiim adigo qofka xishmideeya waxay la mid tahey adigo diinta suuban iyo dhaqankaga ilaa shadey. Hadi meel gaaban kaga soo qabto, geed yeraantiisa la toosin waaye wayn naanta laguma toosin karo, siyaad bare waa midkii qalooca iyo taxshuushka ku furey umad, umad isma barwaaqeysan ayuu baas ku furey waalid ayaa caruurtooda hortooda lagu diley, caruur ayaa agoon laga dhigey waagi kacaanka walaal

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 7 หลายเดือนก่อน +1

      Taariikhda dib u baadh malaa adeerkaa buu ahaayee.

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 7 หลายเดือนก่อน

      Qabyaalad iyo qurunbaa kaa buuxda umada ka xishood qof xanuunsanaa lama taageero haba kaa dhasho hadii la doonee

  • @King_royall
    @King_royall 7 หลายเดือนก่อน

    Qaladaad muu galine bulsho an waxba galabsan ayuu xasuuqay wana dadki ku dhaqnaa SOMALI LAND beemta joji runtana sheeg xag jir yahow

  • @Abdiyare17
    @Abdiyare17 7 หลายเดือนก่อน

    Dowladi kacanka haday xumeed ama ficneed maanta majogto marka cabashada badan inta iska daysan somaliyeey dowlad kaficaan tii kacanka dhista

  • @somalia568
    @somalia568 7 หลายเดือนก่อน

    Hanti wadag. Waxaa.kuguleeystay. China .ayaa kuhormariyaay. Dadkiisa

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 7 หลายเดือนก่อน

      Maya , Free market ayuu ku hormariyay dalkisa china

  • @khadradalal2695
    @khadradalal2695 7 หลายเดือนก่อน

    Sofiican ayuu wax u sharaxay oonu waxaba dhaafin.

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986 7 หลายเดือนก่อน

    mrkaa de ninkan siyaad bare ah sidii la moodayay maaha nin diinta la dagaalamay waa kaafir
    qofka haduu iimaan leeyahy wuu is oranayo kolay xisaab ayaa kaa dambaysa ma samaynayo wx isaga Haliga
    xagee illaahay aad ka gali qalbigiisa Kuma jirin
    wuxuu ahaaba shar buu la tagay

  • @MarshalHollande
    @MarshalHollande 7 หลายเดือนก่อน

    kan wa qoromo afsomaliga bartay ee iska ilaaliya wuxu sheego wa qurafaad iyo bufis

  • @ishduu
    @ishduu 7 หลายเดือนก่อน

    Beenaale waan kaala noqday in aan kuugu xirnaado

  • @mohamedabdi5590
    @mohamedabdi5590 7 หลายเดือนก่อน +2

    Been loow aya tahay ka dhaaf dadka beenta xad dhafka rabi ka baq

    • @mahadtaleex841
      @mahadtaleex841 7 หลายเดือนก่อน

      Sida ma ahaa wax yar is daaji Allah ha u naxaristo madax weyneh siyad barreh sida bini adamka ballad faro badan ayu laha

    • @BOXER.K233
      @BOXER.K233 7 หลายเดือนก่อน

      Views raadis weeye😂

    • @faarax1965
      @faarax1965 7 หลายเดือนก่อน +1

      marka xaqiiqda laga hadlayo dareennada qofku wax macnk ah ma sameeyaan

    • @meaktooni
      @meaktooni 7 หลายเดือนก่อน

      Runta hadii din😂

  • @Nadiir2024
    @Nadiir2024 7 หลายเดือนก่อน

    Too much been

    • @BOXER.K233
      @BOXER.K233 7 หลายเดือนก่อน +1

      Views raadis weeye

  • @ICTTraderStudent-qg3vk
    @ICTTraderStudent-qg3vk 7 หลายเดือนก่อน

    Beenaaale

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 7 หลายเดือนก่อน

      QabyaaLi xanuunsanbaa tahay oo somali ka takooran oo dikteetar taageersan

  • @amaanoproduction9747
    @amaanoproduction9747 7 หลายเดือนก่อน +1

    Been aan sal iyo raad laheen weeye waxaad sheegeyso