XANUN WAA LA I AFDUUBAY WA LA IXUMEYEY STRESS IGU DHACAY

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @khaalittofficial1916
    @khaalittofficial1916 2 ปีที่แล้ว +309

    Ma soo marin dunida cid kafiican ka naxariis badan Nabi Maxamed scw 😘❤❤

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 2 ปีที่แล้ว +819

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

    • @farhanyare771
      @farhanyare771 2 ปีที่แล้ว +4

      Scw scw scw scw

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 2 ปีที่แล้ว

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @xaawaluulaa4299
      @xaawaluulaa4299 2 ปีที่แล้ว +4

      Salallahu caleyhi wasalam

    • @foosshiikh9711
      @foosshiikh9711 2 ปีที่แล้ว +3

      Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam

    • @ashauprahim1230
      @ashauprahim1230 2 ปีที่แล้ว +2

      Salalaahu calayhi wasalam

  • @raudhaabdi8518
    @raudhaabdi8518 2 ปีที่แล้ว +424

    Abaayo dhibaato markay kusoo gaarto ama ad murugooto salaliga nabiga badso iyo tasbiixda inshallah illahay irid qeyrabta hakuufuro

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 2 ปีที่แล้ว +323

    Dunida ma Soo Marin qof lamid ah Nabi Mohamed صلي الله عليه و سلم

  • @JeeMisBoy
    @JeeMisBoy 2 ปีที่แล้ว +500

    Allahuma Salli cala muhammad 😭Scw kusali nawigena scw 😭😭

    • @inasheikhdahir6647
      @inasheikhdahir6647 2 ปีที่แล้ว +3

      Salallahu caleyhi wasalim 🥰❤️💯

    • @faridaxaji6821
      @faridaxaji6821 2 ปีที่แล้ว +2

      Allhuma sali wasalim caleyhi ❤❤❤

    • @yusromaxamed5123
      @yusromaxamed5123 2 ปีที่แล้ว +2

      Salalahu caleyhi wasalam

    • @hodankadolkadol1143
      @hodankadolkadol1143 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw

    • @rayaanqueen9053
      @rayaanqueen9053 2 ปีที่แล้ว +2

      Salalahu caleyhi wasalim 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💗 💛 ♥ ❤ 💖 💖 😍 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💛 ♥

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 ปีที่แล้ว +364

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞🕋

    • @MaxamedCabdi-ue4bg
      @MaxamedCabdi-ue4bg 2 ปีที่แล้ว +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

    • @amiinsosman8161
      @amiinsosman8161 2 ปีที่แล้ว

      Csw csw csw

    • @rayaanqueen9053
      @rayaanqueen9053 2 ปีที่แล้ว +1

      Salalahu caleyhi wasalim 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 😍 💗 💛 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 💖 😍 😍 💗 💗 💛 ♥ ♥ ❤ 💖 😍 😍 💗 💛 💛 ♥ ♥ ❤ 💖 💖 😍 💗 💛 ♥ ❤ 💖 😍 💗 💗 💛 ♥ ❤ ❤ 💖 😍 💗 💛 ♥ ♥ ❤ 💖 😍 💗 💛 💛 ♥ ❤ ❤ 💖 😍 💗

    • @rayaanqueen9053
      @rayaanqueen9053 2 ปีที่แล้ว +1

      Allahu akbar 😍 💗 💛 💓 ♥ 💖 😍 😍 💗 💛 💓 ♥ 💖 😍 😍 💗 💛 💓 💓 ♥ 💖 😍 💗 💛 💓 ♥ 💖 😍 💗 💛 💓 ♥ 💖 😍 💗 💛 💓 ♥ 💖 😍 💗 💛 💓 ♥ 💖 😍 💗 💛 💓 ♥ 💖 😍 💗 💛 💓 ♥ 💖 😍 💗 💛 💓 ♥ 💖 😍 💗 💛 💓 ♥ 💖 😍 💗 💛 💓 ♥ 💖 😍 💗 💛 💓 ♥ 💖 😍 💗 💛 💓 ♥ 💖 😍 💗 💛 💓 ♥ 💖 😍 💗 💛 💓 ♥ 💖 😍

    • @nimcocabdiraxman5269
      @nimcocabdiraxman5269 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @muhanadupdul3554
    @muhanadupdul3554 2 ปีที่แล้ว +106

    Farxad waxaa lagahelaa Quranka Rabbi iyo Istiqfaarta InshaAllah

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +490

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

  • @Amiira96
    @Amiira96 2 ปีที่แล้ว +289

    Team single away hee waxbarashada aan ku dadaalno hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo wax walbo indhaha aan ka dawano cashar hanoo ahato OK ma isku racnay viva waxbarasho iyo shaqo

    • @nuurshaafici4417
      @nuurshaafici4417 2 ปีที่แล้ว +1

      Legend

    • @mohamedsheikh9382
      @mohamedsheikh9382 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh wax halabarto

    • @maryanabdiaziiz9126
      @maryanabdiaziiz9126 2 ปีที่แล้ว +5

      Viva waxbarasho iyo shaqo❤❤❤

    • @Amiira96
      @Amiira96 2 ปีที่แล้ว +2

      @@maryanabdiaziiz9126 wlshy saas waye

    • @feysalismailjama9623
      @feysalismailjama9623 2 ปีที่แล้ว

      kenyadumarkì.waakubaabeen
      waarmeeshusharmuutobadanaaa.....kuwiibaabaay.oodhanbaa.isugu.tegey
      s

  • @NastehaMudei
    @NastehaMudei 2 ปีที่แล้ว +74

    Abaayo depression ayaa kugu dhacay ee saliga nabiga iyo istiqfaarto badso Salaadane ilaali.💔😭🤲

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 ปีที่แล้ว +51

    Talo: Hadii dhibaato kuqabsato ama murug iyo qalbi jab, ama xanuun kale, wadada ugu fiican waa inaad ka haajirto magaalada markaas aad kunooshahay oo wadankale, magaalo kale ama ugu yaraan xaafad kafog aagii hore uguurtid, si aad ubilaabato baal cusub oo nolashaada ah.
    Dadkii hore xiriirkooda jar,lamabaradaada badalo, ciwaanada badalo, dad cusub, hawo cusub iyo bey'ad cusub✔👌

    • @quruxbadan4333
      @quruxbadan4333 ปีที่แล้ว +1

      Sidas wa xal wanagsan hno

    • @yasirqarni
      @yasirqarni ปีที่แล้ว

      Wlhi waxad tahay qof isbedelka nolosha xog fcn ka haysta

  • @aaliyahasad5989
    @aaliyahasad5989 ปีที่แล้ว +10

    The best person and the most knowledgeable and the most shy of all Allah created is prophet Muhammad scw❤️❤️❤️❤️❤️

  • @qyhealthybeauty
    @qyhealthybeauty ปีที่แล้ว +38

    Depression ka waa halis lkn kaliya ku dadaal salada sunnada quraanka iyo illahay bariga badso insha Allah illahay ka qadayo waligaana farxad si aad u hesho sharaftada meel ha ugu dhicin

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 2 ปีที่แล้ว +147

    Arinta walasheen 3 Arin o halisteeda leh ayaan ka dareemay oo ay tahy in aan iska ilaalino
    1: Saaxibo in la noolaano in aan iska ilaalino
    2; Nin in aad lacag waydiisato xitaa hadii ay naftu ka baxeyso xitaa hadu isagu kula soo doonto
    3: Nin aan lagula aqoon in aan ku shukaaansan kii kasto ku soco uun ha iskala shekeysan ee ka fiiso
    Cida bar maalinta raacee sheeg

    • @abdiwahid80
      @abdiwahid80 2 ปีที่แล้ว +8

      Gob baa tahay Masha Allah. Anigoo Nin rag ah fikirkaa waa kula qabaa, Qof walba waxuu Qiima Leeyahay markuu Qiimahiisa dhowra.

    • @fartuunmohammadmohamud249
      @fartuunmohammadmohamud249 2 ปีที่แล้ว +6

      walahi waa sax xaqiiq ayaad kadashay

    • @nasruunipea7355
      @nasruunipea7355 2 ปีที่แล้ว +10

      Waligey gbr lama sxbin alx nina waligey lacag kama qadan alx 🙌

    • @koos1302
      @koos1302 2 ปีที่แล้ว +3

      aad iyo aad

    • @haboonabdi5218
      @haboonabdi5218 2 ปีที่แล้ว +2

      Sax wlhi m a wll qli

  • @ahmedofficial1451
    @ahmedofficial1451 2 ปีที่แล้ว +126

    Ku sali xapipkeena scw❤❤❤❤❤❤

    • @cawo1207
      @cawo1207 2 ปีที่แล้ว +4

      Scw

    • @abdikheir7380
      @abdikheir7380 2 ปีที่แล้ว

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @fardosa9749
      @fardosa9749 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw scw

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 ปีที่แล้ว +2

      Scw Scw Scw ❤️❤️❤️🌹🌷🌸😍😍😍💕💕💕

    • @munomuumin5133
      @munomuumin5133 ปีที่แล้ว

      Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤

  • @anzalfaarax2376
    @anzalfaarax2376 2 ปีที่แล้ว +47

    Xaqiiqatan farxada xaka rabiya laga helle iyo inaad quraank dhakeysato saladana aad ilaaliso mark allah hakuso hanuuniyo wll

  • @abdiqaniqudka2827
    @abdiqaniqudka2827 2 ปีที่แล้ว +128

    Subxanallah war dumarka ha la ilaaliyo ❤

  • @cadniabshir3636
    @cadniabshir3636 ปีที่แล้ว +19

    Qofku wuxuu farxad ka helaa cibaadada Alle,Astaqfaarta iyo kitaabka ilaahay. Qof intaa ka fogaaday ayaa stress ka warama.

  • @ladanuk2920
    @ladanuk2920 2 ปีที่แล้ว +17

    Qofka markey cabsidas nafsadisa ku Aburanto laasim Wuxu noqda qof fudud oo simple ka dhigto waxwalba. Kaliya waxa loga bixikara cabsidas kalamka rabi. Gabadhan cilaajka Ha aado InshaAllah. Ana waan kaso hadli dona

  • @ladanuk2920
    @ladanuk2920 2 ปีที่แล้ว +34

    Calamadaha sixirka waaye. Cilaaj quran aad Sister InshaAllah Allah wuku shafina

  • @nastehoabdirahman9693
    @nastehoabdirahman9693 2 ปีที่แล้ว +39

    Aduunkani waa daarul imtixaan qof aan wax dhiba aragna ma jiro oo dhibtu waa furaha nolosha aduunka laakiin dhibka iyo warwarka waxa lagaga baxaa xuska rabi alle bari oo xidhiidh fican la yeelo saladaha iyo dikriga rabi badi wax dhib ah ma dareemi doontid Alle ha kusoo hanuuniyo wllo 🤲🤲

  • @naimaqurux2660
    @naimaqurux2660 2 ปีที่แล้ว +40

    Waligaa gabar sxp Hala noqon hda lanoqoto neh Ha aaminin😏waxba kuuma quurto tan kale Nimanka waa cadow Qarsoon😡 baahal eh oo baahan allow naga bad baadi Dadka xun🥺sharftenana noo dhowrn yaa rabbi🤲🤲

    • @khadijahassan7130
      @khadijahassan7130 2 ปีที่แล้ว +4

      Ameen yarab abayo 🤲

    • @ismailmohamedyusufalonepoi3190
      @ismailmohamedyusufalonepoi3190 ปีที่แล้ว +3

      Ani hada bahal maa ahay alle unoqo abayo RAGA wllhi iskumid ma ahan

    • @khadijahassan7130
      @khadijahassan7130 ปีที่แล้ว +4

      @@ismailmohamedyusufalonepoi3190 saas kama wado lakiin see u badan yihiin waa Cabsi Cabsi abowe. Inta wanaagsan allaha dhowro inta xuna ilaah hasoo hanuuniyo 🤲🥰🥰

    • @naimaqurux2660
      @naimaqurux2660 ปีที่แล้ว +3

      @@ismailmohamedyusufalonepoi3190 abwe rali noqono ragga dhan kama wadin ee kuwa qaar uun allah nawada hanuuniYo dhamnteen😌✋

    • @ismailmohamedyusufalonepoi3190
      @ismailmohamedyusufalonepoi3190 ปีที่แล้ว

      @@khadijahassan7130 dadka alle masimin wllshy mcn anago dhan ayey natiri ma idin kamudanahay

  • @soomaneidow8060
    @soomaneidow8060 2 ปีที่แล้ว +105

    سبحان الله سبحان الله سبحان الله اعلموا يا إخواني أن المعاصي هي سبب المآسي،ألا بذكر الله تطمئن القلوب،

    • @haredayunis1022
      @haredayunis1022 ปีที่แล้ว

      يا أخي أخبرني معني المئاسي؟؟ أتعني اليأس؟؟..من فضللك tell me

    • @soomaneidow8060
      @soomaneidow8060 ปีที่แล้ว

      @@haredayunis1022 حياك ربي ويسعدك: المآسي هي فاجعة أو مصيبة،كما في لسان العرب، والمقصود منها أن المعاصي سبب المصائب،

    • @haredayunis1022
      @haredayunis1022 ปีที่แล้ว +1

      @@soomaneidow8060 نعم...جزاك خير الجزاء وجعل الجنة مثواك....نعم أن الحقيقة أن لإيمان تنقص بالمعصيه ...وأن المعاصي سبب المصائب

    • @ibnucarees1673
      @ibnucarees1673 ปีที่แล้ว

      Mel xun ayad ka radisay farxada wll alah u tobadkeen

  • @nastehasheikh8454
    @nastehasheikh8454 ปีที่แล้ว +10

    Subhanallah sister if you are depressed make sure you pray and rely on Allah coz he is the only one who can help you

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je 2 ปีที่แล้ว +35

    Abaayo shaqayso oo xoogaaga cun, dadka kakaaftoon Farxad baad heli , xuska ilaahay badi iyo soonka farxad baad heli insha'Allah,

  • @ridwanhassan9370
    @ridwanhassan9370 2 ปีที่แล้ว +75

    SubxanaAllah wlshy rabigada u labo ooo garida wa in la xasusta xasatee maxad shaqaysty wye wshly sas ha ku dhiman Runti aduunyo weeyi faraxda rabiga u labo

    • @qoranemaxamuudmataan6467
      @qoranemaxamuudmataan6467 ปีที่แล้ว +3

      Sax wllhi hada murugsan thy xita allah xagiisa aya farxada laga radiya oo quranka aya la akhiriataa mhne ina xubnhaga muujiso waa laga fcn yhy😢😣

    • @ridwanhassan9370
      @ridwanhassan9370 ปีที่แล้ว

      @@qoranemaxamuudmataan6467 ha wll dadkii shaydan ba ka fa idaysty Allaha so hanunsho dhalintena amin

    • @fadumoaxmed8661
      @fadumoaxmed8661 ปีที่แล้ว

      Haa wllhi

  • @nuurcool
    @nuurcool 2 ปีที่แล้ว +23

    Subhan Allah waar ilaahy halag baaqo oo dumarka dahab ka ah ka daay dhibta

  • @yaasmabeauty2261
    @yaasmabeauty2261 2 ปีที่แล้ว +43

    waxaso dhan waxa ku kenay Allah umadan dhoweyn hada salada si saxa u tukan laheyd ciriri dhan madan daremen adunyada dhibka wanla nol nahy lkn marka culeys darento quranka aqri saladana badi allah dambi dhaf weydiso gbdhan hacayina pls hala waniyo waliba ridwan kaliya video haka duban e u nastexeey masulbaka saran dacwada

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 2 ปีที่แล้ว +94

    Gabadhaas waxaan kula talin lahaa ineey allaah u laabato oo aysan sharafteeda mar dambe meel uga dhicin,farxadi asturnaan iyo qawrsanaan laga waayeyna fadeexad iyo dhaqan xumo lagama helo

  • @faadumoabdulle1126
    @faadumoabdulle1126 2 ปีที่แล้ว +37

    Depression baa kudhacay gabadha yarta allaha ku caafiyo habo mcn mardanbe qalbigaaga qof bini aadana ha wada siin

  • @princesszapnaa9575
    @princesszapnaa9575 2 ปีที่แล้ว +22

    Walaaley ilaahay hakuu dhib dhaamo hana kucaafiyo hana kuu ceeb asturo😭🤲

  • @idontcare1983
    @idontcare1983 2 ปีที่แล้ว +149

    Ridhwan waa xishoodki oo qof ah msha allah🥰

  • @bilanmuse5698
    @bilanmuse5698 2 ปีที่แล้ว +17

    Alle ha na xafido ha na hanuuniyo dhamaan teen Aamiin aamiin aamiin yaa Allaah 🇸🇴🇸🇴🕋🕋🐪🐪💯💯😍👍

  • @farhiyoabdi7015
    @farhiyoabdi7015 2 ปีที่แล้ว +18

    Ilahay Qalbiga hakuu dajiyo stress waxa fiican maha Ilahay naguma rido ayna haka saaro

  • @xaalimomaxamed1143
    @xaalimomaxamed1143 2 ปีที่แล้ว +68

    abaayo isbadal samay waxbarsho shaqo ama xirfado kale abayo nolosha bedelo waxan kawadaa dhaqanka belel allah isku xir cibaada kudadaal anaa huba waad farxidoontaa waan jeclasna lahaa inaan kula hadlo si aan waxa murugada kula qaybsado

    • @abdiyare8196
      @abdiyare8196 2 ปีที่แล้ว +5

      Allaha haa ku barakeeyo

    • @deqamuse7996
      @deqamuse7996 ปีที่แล้ว

      Ridhwaan wll gabadhaa igu soo xer nabar keeda allah baan uwaydiin in uu maskaxda udajiyo quraanka allah baa lagu dagaa ee wllo gabadhaa igu soo xer

    • @maryamadaud8856
      @maryamadaud8856 ปีที่แล้ว

      Xaliimo abay qoralkaag wey arki dontaa mahadsanid abyo

  • @bashiircabdi8519
    @bashiircabdi8519 ปีที่แล้ว +8

    Allaaah u laabo abayo mar walba aad murug dareento qur aanka igo saliga nabiga scw aqriso naftaada kalsooni gali alle aaamin asagaa wax dila waxna nooleeya

  • @sacdiyobusuri2286
    @sacdiyobusuri2286 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha allaah ridwaan walalkay iimaan ayaa leedahay ilaahay hakuu siyaadiyo

  • @mumtazmuhumedahmedtazy4552
    @mumtazmuhumedahmedtazy4552 ปีที่แล้ว +17

    I love the way Ridhwan is advising her, wonderful brother.keep going

  • @abdiweliibrahim8868
    @abdiweliibrahim8868 2 ปีที่แล้ว +15

    Hada waxay naga dhaadhicin rabta videoyada ay so dhigtay inay farxad kuhelyso.....waxa farxada lagu helo waxa ugu wangsan kitabka qur'anka karimka uu allah swc no so dajiyay❤️

    • @umuadnaan6410
      @umuadnaan6410 ปีที่แล้ว +2

      Walaahi qof runta kahadlayo adaka arkay

    • @abdiweliibrahim8868
      @abdiweliibrahim8868 ปีที่แล้ว +1

      @@umuadnaan6410 mahdsanid sxb runta rabbi ba jecel

    • @dagancali754
      @dagancali754 ปีที่แล้ว

      Wlle mcn qofku marku murugo dareymayo ogow nafis bu rabaa

    • @abdiweliibrahim8868
      @abdiweliibrahim8868 ปีที่แล้ว +1

      @@dagancali754 wll nafiska ma fuxshiga lagu hela wan ogahy in nafta ay jeceshahy xumanta lkn qalbiga waxa lagu dajiya alle rali galintisa❤️

    • @haredayunis1022
      @haredayunis1022 ปีที่แล้ว

      @@dagancali754 sax ..ama quranka hakunafiso ama Mel kale...inkasto Qofka quranka kinafiso uu yahay qof xoran ilahi kuxirnaa

  • @zakirakoub
    @zakirakoub ปีที่แล้ว +4

    The best TH-camr of somali TH-camr's ridwaan isaak bruh keep going in aad tahy nin saxaafada so bartay sidad u dagantahay iyo sidaad su'aalaha u waydiiso iyo barnaamuujyada aad keento bulshada dhexdeeda barnaamujyo tayo leh aan ahayn copy. Bruh you're the best I just wana tell you keep goin .from hargeisa live's now in United States of America 🇺🇸

  • @mariamahusein9679
    @mariamahusein9679 2 ปีที่แล้ว +18

    Gabadhas wllshaya waxn leeyaha Rabiga isku xir xagesay farxadu talaaye meel kale haka raadin abayo

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 ปีที่แล้ว +13

    Ku salliya nabiga scw

  • @umcasuus894
    @umcasuus894 2 ปีที่แล้ว +25

    Gabadhu astuurey ku qurxan tahay allah raali kaga yahay abaayo xijaabo mid qeyr qaba allah ku siiyo

    • @hodenmehamed5560
      @hodenmehamed5560 ปีที่แล้ว +1

      Xabad kama fahmin aniga xitaa ilahay ha caafiyo miskiinta

  • @golden___girl7840
    @golden___girl7840 2 ปีที่แล้ว +72

    More respect for ridhwan for telling the girl is astur

  • @shanaana
    @shanaana ปีที่แล้ว +6

    Walahi waa gabar fican ee hala quraan saaro aad ayan uga helay kalsoonida ka muuqato sister keep going you are so beautiful 😍 mashalah

  • @raymabintuwarsame8583
    @raymabintuwarsame8583 2 ปีที่แล้ว +37

    Maansha allah ridwaan waa fariid waa walaashaa ookale bagaad u asturtay

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 2 ปีที่แล้ว +21

    Ilaheey cafimaad taam ha siiyo iyo nolol qeyr qabta 🥺

  • @riwandeboy7229
    @riwandeboy7229 2 ปีที่แล้ว +64

    Manta wxn ahy qofka ugu horeyy fadlan like ha ila dhafin

  • @abdirahman8954
    @abdirahman8954 2 ปีที่แล้ว +26

    8:53❤😰🥰🥰🥰
    RESPECTFUL-Ridwan❤🥺
    Dumarka Qaawan Hadn Arko
    Wn Ka Naxaaa wlhi Ani&Ridwan❤🥺

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 2 ปีที่แล้ว +10

    Maskiin allaha ku qaboojiyo qalbiga gabadhaan walidked lama jogto gabdhaha allaha no asturo abayo calamadahaas wa sixir e ayatulkursi aqri salada badi ha aminin qofne naftada amin

  • @farhiyomohamed7332
    @farhiyomohamed7332 2 ปีที่แล้ว +6

    Maashaa allaah waa gabar qalbi wanaagsan allaha xafido

  • @hodancabduqaadircabduqaadi1486
    @hodancabduqaadircabduqaadi1486 2 ปีที่แล้ว +4

    Wlh aadbaan UGA naxay gabadhaan. Wllshay markaad murugootit ilaaahay baa loolaabtaa salaada iyo quraan aqriskaa labadiyaaa ilaahay hakusoihanuuniyo🤲

  • @xilkasabuukar9275
    @xilkasabuukar9275 2 ปีที่แล้ว +6

    Subxanallah Allow na hanuuni oo wada xaqa ah naku sug wlh waa dhib qof lunsan oo hadane meshi uu ka towbad keni lahaa u alla ulaban lahaa horay dimbi usii galayo
    wllo hadii aad farxad donayso aduun iyo aakhiro ulaabo rabigi ku aburay kusiiye cafimadka manta aad ku hadlayso
    wlh hadi dambi kusii socotid farxad maka halaysid
    Allaha xaqa haku tuso

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 ปีที่แล้ว +7

    Qayr Qabto Hadaa Murugootay Ama Nairobi Ku Dhiban Tahay Dhoof Oo Waalidkaa Aad Quraane Haku Saaraano Allaha Ku Caafiyo

  • @abdullahisheikh1096
    @abdullahisheikh1096 2 ปีที่แล้ว +39

    Gabdhoow qofkad lasaaxiibeysan ama aamineysan iska ilaaliya oo iska hubiya qaasatan magaaloyinka waawen waayo manta dadki lama aamini karayo waxay yihin lamaogo

    • @ilhaanaadin5587
      @ilhaanaadin5587 2 ปีที่แล้ว +2

      Saxiix wllkey

    • @abdullahisheikh1096
      @abdullahisheikh1096 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ilhaanaadin5587 is ilaali walashey

    • @xaliimomahamuud3692
      @xaliimomahamuud3692 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha allh wllo dhamanten alle hayna ilaaliyo walalka kula dhashay iyo waalidka oo keliya la saaxiib waxkasta iyaga la wadag markas wax kama xumanayan

    • @feysalismailjama9623
      @feysalismailjama9623 2 ปีที่แล้ว

      iyagiibaasuuwa.sixun.ugujireee.dhaqankaiyodiinteenakusoonoqo.xadhkahay.wadagoosteen.....Waterstones.kayaabtay.dumarkakenya.jooga...allehainoosahlo...d.halaabeee

    • @abdullahisheikh1096
      @abdullahisheikh1096 2 ปีที่แล้ว

      @@xaliimomahamuud3692 ameen walalo waa xaqiiqda jirta

  • @miss-niiha5170
    @miss-niiha5170 2 ปีที่แล้ว +45

    wllhi waa xanuun marka dad aad ku kalsoonayd ku khiyaaman abaayo i.a cafimaad tam ah ku rajaynayaaa 🥰

  • @ARRALLE14
    @ARRALLE14 2 ปีที่แล้ว +53

    Inta kuxiran ridwan issack gabrtan in uu allah sohaniniyo sababto ah hada eymesha fadhiso jirkeeda aya banan sifi😭

  • @aishayariisey3769
    @aishayariisey3769 ปีที่แล้ว +8

    Allaha kaa cafiyo wall xumaan baad soo gud bisay Subxanalaah (Tankale markey arkan dadkii xumeeyay iyadoo sidaan ah waa farxadooda maxaa raqiis isaga dhigee wallo Tobad keen wllo)

  • @farhiyohassan6102
    @farhiyohassan6102 2 ปีที่แล้ว +14

    ascw habaryar waan kuu duceeyay ee iskadhaaf waxaas faraxad makeeno teeda kale habaryar adiga isdhis oo naftaada baro allah u dhawoow shaqayso isku kalsoonaw waqtigaan xaadirkana nin habaran ilaa aad qalbiyan isdaawayso gabaryar ooqurux badan ayaa tahay lasaaxiib quranka iyo adkarta nolol khayr qabta ayaan allah kaaga baryay aamiin

    • @ustaadhmoshalichannel2321
      @ustaadhmoshalichannel2321 ปีที่แล้ว

      Abayo habaryartaa Laxmi Miya ??
      Wallahi Waa Qof Wanagsan Balse Wax Kaxogbadan Aya Jiidanaayo Runtii Waxayna Ubahantahay Daryeel Qaas Ah Ee Abayo Gabarta Haladaryeelo Quran Halasaaro Hoyaded iyo Abahed iyo Dhaman Qarabadeda Hausowada Duceyan
      Walal Mideda kale Waxan Aminsanahay Gabartan in Wax Lagaqaban Karo Waayo Dhibkeda Mafogaanin ee Walal Gabartan Halagu Dadaalo

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +7

    keep going insha allah brother 👍👍👍

  • @istarabdulrahmaan3303
    @istarabdulrahmaan3303 2 ปีที่แล้ว +32

    Gabdha stress ku furmay Allah caafiyo wlhi xanunka niyad jab kudhacay wax waaniyo latacaalo meysan helin Allah udhib dhaamo maskiinta

  • @ssmunna3140
    @ssmunna3140 ปีที่แล้ว +7

    Subxanallah🥺😥Murugada waxa lagudaweeya Quranka maxa quran uaqrisan weyde oo salada ubadsan weyde inta aad TikTok farxad karadineese💔😏

  • @ayaannur4433
    @ayaannur4433 ปีที่แล้ว +6

    Subxaana laah xabibati bilaah calaykum dintii meday walal adnah ilaah ka cabso oo barnamijyadan camal haku dhiiri galin dhalinyarada abayo adnah hadaad masaajidka ku carari lahayd miyaad qawnan ku badashay xabibati qaladqalad Laguma saxo waad xanusatay xanuunkas nah dad badan buu ku dhacaa Marka ilaah ha ku so hanuuniyo

  • @mohamedofficial3505
    @mohamedofficial3505 2 ปีที่แล้ว +10

    Ridwan isack keep going pro🥰

  • @mohamedhussein6863
    @mohamedhussein6863 2 ปีที่แล้ว +5

    الدين ءامنو وتطمأن قلوبهم بذكرالله الا بذكرالله تطمأن قلوب

  • @liibaancabdi2174
    @liibaancabdi2174 ปีที่แล้ว +29

    Talo walaalnimo:abayo is astur dhar quman xiro walaalo gacalo 😭🙏🏼

  • @hotheinnazeir8808
    @hotheinnazeir8808 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhan waxan kula talin laha in ay ilahay u labato oo bahideda dhipatadeeda ha u bandhigato sbbto ah sidan cadho ilahay mooye farxad iyo qurux iyo maamus midna ku heli myso anaguna waan usoo duceyn insha Allah

  • @casiisocadeey8565
    @casiisocadeey8565 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanaallaah yaaab waayey wlhi qof Muslim eh oo dhahaayo waan murugooday farxad aan xumaan karaadayey waa mucjiso iyo musiibo wlhi somaaliyeey ilaaheey halaga baqo aduun iyo aakhiro dhib arkimeeysaaneh...subxaanaallaah Subxaanaallaah

  • @tartaraayepoi5760
    @tartaraayepoi5760 2 ปีที่แล้ว +7

    Allow Gabdhaheena Nooastur 👸🥰

  • @fatmahassan9102
    @fatmahassan9102 2 ปีที่แล้ว +3

    Acuudu bilaahi mina sheydaani Rajiim. Ilaahow Hana waalin.

  • @aliabdullahisugow9968
    @aliabdullahisugow9968 ปีที่แล้ว +1

    رضوان إسحاق اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته ridhwan walahi in ta an shoshal midiya an dawanaye waa yarka kaliya ugu aqlaqdabada ugu nah caqliga badan marka u arkey gabadha cowrada

  • @edabsansedahooyaded3530
    @edabsansedahooyaded3530 ปีที่แล้ว +2

    Iyado muslim ah ayay ledahay farxad ayaan ka radeyay dhanto iyo TikTok subaxanllah 😢illhayki ku untay nafta ku kaliyay ayaad kaka doratay tiktok waxkasto ku garyo adunyada waa inad udulqadata oo illhay barida oo quranka arisa oo tukata oo
    sunta isninta iyo khamista wllhi waad qabowaysa illhayna xirir wangsan ayaa kala dhaxynayo tani waa adunyo wllhi waxaa na sugayso qabri madow iyo su.aalo iyo waxaad aduunyo kala tagtay 😭😭illhay Hana hanuniyo dhamantin illhay wada tusan rabi hana tuso Amin amiin 🤲🤲🤲🤲😭😭😭

  • @fartuuncali2953
    @fartuuncali2953 2 ปีที่แล้ว +8

    Asc abaayo xumaan iyo dhaqan xumo kuma heleeysid farxad oo kaliya waxaad ka heleeysaa alle ka fogaansho hadaad dhibtootay ama lagu dhibaateey alle ka bari in uu farxad ku siiyo saliga nabiga iyo istaqfaarta badso waad qaboobeysaa waa iga talo

  • @maankayare9634
    @maankayare9634 2 ปีที่แล้ว +4

    Murugada badan waxaa keena in uu daciif yahay xiriirka adiga iyo Allaah, ee xiriirka Allaah hala hagaajiyo , salaada kow ka tahay.

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 ปีที่แล้ว +1

    Ridwaan Thank you 🙏 sidaad qalbiga gabadhaan ugu dajisay 🌹🌺💋💖

  • @roodoabdi3664
    @roodoabdi3664 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah Ridwaan ixtiraan miiran naag kibir isu qaawinaysa ayuu yiri is astur

  • @fatumaibrahimabdi6405
    @fatumaibrahimabdi6405 2 ปีที่แล้ว +3

    subxallah Waxan wareysi Mahan ridwan

  • @mariahassan2472
    @mariahassan2472 2 ปีที่แล้ว +11

    Xishoodku waa muhiim gabary allahaaga ulaabo meshaas farxad haka raadin sharaftaada ayaa ku lumeyso adna waxaas kasii xun ayaa ku dhaqaaqee shedaanka meel daran ayuu ku gaarsinaa ee alle xagiisa ka raadi waxaa raadineyso shedanka yuu kaa faa'iideysan🥺

    • @samsamcnaasir5392
      @samsamcnaasir5392 2 ปีที่แล้ว +1

      Alle hakuhanuuniyo wllo mcnto digrigabadi iyo saliganabiga muxamed allehakusharfo allenahakuasturo xaga alexasuuso wllo

  • @hibonuura1036
    @hibonuura1036 ปีที่แล้ว +1

    Allh haku so hadiyeeyo abyo cafimaadnh Allh haku siyo sister

  • @fosiyasicid208
    @fosiyasicid208 2 ปีที่แล้ว +2

    dadka wax caayo ha ogaadan ineyba dhiragaliyan sidey gabadhan sheegtay marka ama uduceeya ama iska dhaafa illahay ha so hadeeyo oo ha caafiyo amiin ya Allah

  • @drsfatimamoha262
    @drsfatimamoha262 ปีที่แล้ว +9

    Alle ha ku caafiyo abaayo quraan akhriso salaada ku dadaal ducayso illahay u laabo 🤲🙏

  • @am6932
    @am6932 2 ปีที่แล้ว +6

    Stress ka aa ka tan bate sheydaana u sheekeye gabadha hadadan ilaah ku xirneen halis ku jirta sheydaanka waxa ukuu sheego un baad raaci
    Allah ku hadeeyo abayo

  • @gobsanhpy4367
    @gobsanhpy4367 2 ปีที่แล้ว +2

    Miskin farxada ilhy haku so celiyo 😍

  • @wllcaska9689
    @wllcaska9689 2 ปีที่แล้ว

    Wll allaha ku caafiyo samir wll wd kabaxey saaye insha allaah

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +15

    Jacaylka beryahan danbe ma isaga waashay? mise dadka ka badbadiyay xadkiisa?😭😭😭

  • @anabali8078
    @anabali8078 2 ปีที่แล้ว +10

    Asc wr wb Walhi ridwaan waxa kugu duceyey sidaa gabadha jirka qaawan tiri marada saarso wallhi waa mahadsan tahay

  • @hodenmehamed5560
    @hodenmehamed5560 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah Ridwaan wll allaah kuxafido waa nin rageed wiilkan wlhi masha allaah

  • @abdifatahyarow1971
    @abdifatahyarow1971 ปีที่แล้ว

    Subhanallh,meshan xishod wuu kadamaday,Illahi ha laga cabsado waxam wa anshax xume,murug hadey kuheyso iskuday in aad Illahi raali galso,farxada lugumahelo inii sheydan la adeece.

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522 2 ปีที่แล้ว +4

    Single nimo waa bilaa xanuun waan ku faanayaa inaan single ahay.
    horaa loo soconayaa waala soconayaa. 💪💪💪💪🌹🌹👏👏👏👏

    • @haredayunis1022
      @haredayunis1022 ปีที่แล้ว

      Haa wlhii ..No stress ...am 20 yrs old....dib maqabno...niman fcn wakuwi hore oo tageen..waxan jogaan wa sheydamiin

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc wllo allaah dhibtakusoomartay allaah hakaadulqaado waxaankugulatilinhayaaa indiintabarato markaasfarxatbaatheli allaah utoobatkeeen

  • @anab4786
    @anab4786 ปีที่แล้ว

    Masha allllah
    Ridhwan
    Waa qof wanagsan wlhi m.a

  • @sucaadmukhtar2443
    @sucaadmukhtar2443 ปีที่แล้ว

    Kulatali gabdhaa adigaa hayaa tell in ay adkaarta iyo Qur'an haku mashquusha

  • @Nashaadalbakri
    @Nashaadalbakri ปีที่แล้ว +4

    Ridwan is a shy person, God forbid😊💯💯I would really like to see you someday 🥺

  • @shacnimaxmed8122
    @shacnimaxmed8122 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallah murugta waxa laiska ba,aya digriga alle lkn shaydaan ba san uqurxiyaey allah kuso hanuniyo

  • @rayaandaahir4906
    @rayaandaahir4906 ปีที่แล้ว +2

    Ayyy waa naqaan waa salama naaaas dheeeeeer🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sahrujahassansahrujahassan4849
    @sahrujahassansahrujahassan4849 ปีที่แล้ว

    Abyo farxdu lagama raadiyo in aad sheydaan udhawaato oo cowradaada banaanka keento ee farxadu digriga alle iyo xuska illaah iyo sunada rasuulka Sallalaahu caleyhi wasalam ❤Sallalaahu caleyhi wasalam ❤ayaa laga helaa alle ulaabo oo quruxdu kusiiyey iyo caafimaadka ugu xamdi hakufaanine wll

  • @luulismail5084
    @luulismail5084 ปีที่แล้ว +12

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد 🤲🤲💘 اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد 🤲🤲💘

  • @fatmahassan9102
    @fatmahassan9102 2 ปีที่แล้ว +11

    Ridhwaan dadka waalan wareysidooda iska daa PLZ. Wallahi wa masiibo qof faaxishada farxad ku helaayo.

    • @mohddakanovic2770
      @mohddakanovic2770 2 ปีที่แล้ว +4

      Macnaha gawada depression stress aya kudace maskinta wax garab istago oo lataliyo ayay wayse

    • @axmedtishmedia2087
      @axmedtishmedia2087 ปีที่แล้ว +2

      Wlshy qalad weyn ayaad gashey ok qoraalkad soo qoreyso ka fiirso adi gabara tahy xaladan inad la darento aya lo baahna ma aqaano sawabta xanunkeda udaremi weysey 😭😭😭

    • @fatmahassan9102
      @fatmahassan9102 ปีที่แล้ว

      @@axmedtishmedia2087 , wll wan darensanahy xanunkeda lakin qofka hadi diin iyo iman iyo xishood lagu koriyey waqtiga dhibatada Allah iyo kitabkisa ayu u carara. Bal ka waran qof ku leh inay cowradeda ruxruxdo farxad ku helaya tan iyo kuwo la mid ah wa kuwi ilah kitabkisa ku shegey kuwan oo kale qasarey ku sugan yihiin. Maskaxdi ba madobatey. Ilaahey haso hadeeyo.

  • @hodansulaymaan5284
    @hodansulaymaan5284 ปีที่แล้ว

    Wllky Ridwaan isaaq wllky somaliyed wll qalbi wanaaga iyo daadnimada kugu tagera Alle haku sharfo wll wll qaliya

  • @qadarcali9441
    @qadarcali9441 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah qofki oo xishod Aya tahay ridwana