ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Daawo Darawalkii ugu Da,da Yaraa somali oo dhan 12 Jir Gaari Booyad ah ku shaqeysta Masha Allah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2017
  • MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR DAILY VIDEOS!
    Waad ku Mahadsantahay Daawashadaada,
    For Bussiness Please Contact me my Facebook Page!!!!
    Fallow Me On Facebook / garaadfilms

ความคิดเห็น • 202

  • @xamsebaashe816
    @xamsebaashe816 4 ปีที่แล้ว +40

    Illahahaw yaanu shil galin ama wax kanaxiya hatusin yaa allah yaa rabi yaa raxmaanu raxiim

    • @yusragabow
      @yusragabow 4 ปีที่แล้ว +1

      Xamse Baashe asxaabta isoo booqda subscrib like igu dhiiragaliya thanks

    • @shaficibashe5151
      @shaficibashe5151 4 ปีที่แล้ว

      Aamin wll

    • @saracisman3308
      @saracisman3308 4 ปีที่แล้ว

      Amin wllo

  • @mukhtaarsaeed2233
    @mukhtaarsaeed2233 5 ปีที่แล้ว +171

    Qof walpa lama dhaho waxbarasho haloo diro
    Hadaad udirto qof aan waxbarashada ku fiicnayn waad ku khasaartey lkn qofba meezhu ku fiican yahay ayaa loo diraa
    InTa fikirkayga igu raaczan like isaara
    Wixii dood ka qapa reply hazo galan

  • @siciidmaxamedaxmedbiixi6452
    @siciidmaxamedaxmedbiixi6452 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa qof caqli badan mashalah balse abihi oo cafimad qaba hadiba u jiro waa khalad inu wiil aan qan gadhin wado babur masulyada inta leeg qaado mana fcn.

  • @a.rahmansimba77
    @a.rahmansimba77 5 ปีที่แล้ว +19

    Cunugaan haduu ahaan lahaa cadaan ama wadamada galbeed the world will say it to him he have a talent amazing wow! And such question but us we say child abuse

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa dhibaatooyinka dawlad la aantu keentay aduunka 12 waaka mamnuuc inuu baabuur kexeeyo somalia waxaa shilalka badan ugu wacan waa arinkan oo kale wiilkan yari wuu dadaalay maansha allaah laakiin waa riski inuu da daa baabuur waliba wayn ku kexeeyo

  • @xafsaxubi2872
    @xafsaxubi2872 5 ปีที่แล้ว +15

    Mashallh I'll xun kuma arakto yarisow

  • @munatansani985
    @munatansani985 4 ปีที่แล้ว +3

    Dhamanteen aynu nidhaahno maansha allaa. Somali waxaa ina dhibay maansha allaa odhanmaayno

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 4 ปีที่แล้ว

    Soo bar baar adeer oo ilaahay kaa dhigo kii anfaca dalkiisa iyo dadkiisa iya waaridiintii ku dhalayba in sha alaah waa libaax soo bar baar in sha alaah

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 4 ปีที่แล้ว

    Maan sha alaah waxaa jirta maah maah somaaliyeed oo oran naysa wiil hadii uu labo iyo toban jiro haduu lali ahaan waayo marti layl sare timid haduu luunka ka rogi waayo raganimo lidiisa kuma jirtee kaasi liicyee ogaada waa wiil maah maah deenii somaaliyeed ka dha beeyay maan sha alaah

  • @ahmedyasin6254
    @ahmedyasin6254 4 ปีที่แล้ว +5

    Waaw nice boy manshaa allah nin raga iga dheh 💪💪❣️🖐

    • @Jaouvn
      @Jaouvn 4 ปีที่แล้ว

      Waa aabo duliya aawadaye masuliyadii inuu waxaba quaanka

  • @sooraanyare8961
    @sooraanyare8961 5 ปีที่แล้ว +4

    Illaahay hausiyaadiyo dareewalnimada aamiin ammiin

  • @cabdixasan2596
    @cabdixasan2596 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alla masha Alla aaabo ilahay ha kudhowro wilkaga

  • @halimaismail4530
    @halimaismail4530 6 ปีที่แล้ว +3

    masha allha Wiilka y are ale hakubarkeyo

  • @woowe2
    @woowe2 2 ปีที่แล้ว +1

    Man sha allah masuuliyadda ayuu dhabarka uritay isagoon qaangaarin

  • @mahimahi1278
    @mahimahi1278 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey hakuu deysto wiilkaaga maashaalaah

  • @mohamedhiir7657
    @mohamedhiir7657 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa aqaan wiilkn xaqiiqdii waa wiil maskx furan first wuu imaan jiray nio game buuburta i gay buu i oran jiray waa u dhiibi jiray hami buu lhaa ilaahay haku xifdiyo

  • @noloshacusubchannel8544
    @noloshacusubchannel8544 4 ปีที่แล้ว +2

    *M.a wa wiil yar o isku kalson ana waxan leyahy ilahey shil ma tuso iyo wax dhibo guuleyso wa darawal wanagsan*

  • @qadarabdulahi4418
    @qadarabdulahi4418 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Alla yaxfadhak adunya wal akhira

  • @Shimba-uh2lx
    @Shimba-uh2lx 6 ปีที่แล้ว +22

    Dowladla'aan mise maqnaanshiyaha taraafikada ayee tusaale utahay. War guul maahine ee waa kuu guuldarro. Iskuulka udir. Dugsiga udir. Mustaqbal xumo hadhigi.0

    • @samriyeabdi6724
      @samriyeabdi6724 6 ปีที่แล้ว

      Haddi ischool loodiro muxuu kafaadida koloy somalia shaqo miyaa taala

    • @muslimmansomali3168
      @muslimmansomali3168 4 ปีที่แล้ว

      Dadkoo dhan iskul kuma fiicna waan waxa soomali halkaa dhigay in caruurtoo dhan iskuul lagu qasbo qof walba wuxuu ku fcnyhy ha lo diro

    • @abdisamadabdullahi198
      @abdisamadabdullahi198 4 ปีที่แล้ว

      Xqqdaa saas ah ayunka haday waxan kale inagu arkan way inagu qoskayaan mm

    • @rashkapoyofficials6919
      @rashkapoyofficials6919 4 ปีที่แล้ว

      Hada ma asigaa eh qof aan wax paranin war wax kama taqanid nolosha
      School in lo awoowdo ma ogid
      Xolaa tahee wilka hampalyo dheh🤷‍♀️🤷‍♀️

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 4 ปีที่แล้ว

    Aabaha Dhalay ilmaha iyo ka waraysanayaana waa xoolo .

  • @Duale2005
    @Duale2005 7 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah ilaahey ha u barakeeyo hana xifdiyo wiilka yar

  • @abdiraufabdullahi8844
    @abdiraufabdullahi8844 4 ปีที่แล้ว +7

    Wariyaha: "luuq marka galeeno mxa kugaleena"
    Cunuga yar: "4 ba ku galeena luuqa" 😂🤣

  • @Ukash-hf9ck
    @Ukash-hf9ck 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah waa will lagunastay,

  • @nuuriyecali7274
    @nuuriyecali7274 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh ilamahaan madiidiin xirfadiisa balse waxaa masuuliyd daro ah in gaadhiga itaaleeg lagu siidaayo waayo carruurt waa qalbi jilcantay waxyaabaha qaarna maxakamayn karaan

  • @rashiddiif3109
    @rashiddiif3109 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah everybody has God gift talents

    • @jerichocarl5507
      @jerichocarl5507 3 ปีที่แล้ว

      I realize I am kinda off topic but does anyone know of a good place to stream new movies online?

    • @graysonelijah5979
      @graysonelijah5979 3 ปีที่แล้ว

      @Jericho Carl Ehh try Flixportal. You can find it if you google :) -grayson

    • @jerichocarl5507
      @jerichocarl5507 3 ปีที่แล้ว

      @Grayson Elijah thanks, I signed up and it seems like they got a lot of movies there :D I really appreciate it !

    • @graysonelijah5979
      @graysonelijah5979 3 ปีที่แล้ว

      @Jericho Carl You are welcome xD

  • @maxamuudafcase9443
    @maxamuudafcase9443 5 ปีที่แล้ว +3

    MASHA ALLH

  • @yusragabow
    @yusragabow 4 ปีที่แล้ว +1

    asxaabta isoo booqda subscrib like igu dhiiragaliya thanks

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaaa allaaah weeye kuwo kayaryarna waa arkay

  • @abdihayehansshi5188
    @abdihayehansshi5188 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax aabuhu inuu wiilkiisa baro dirawalnimo lkn waa tahluuko iyo war iska tuur nimo inuu ku aamino xilka intaa la eg wuu lulmoon karaa dad kalaa gaadhiga damci Kara haduu khasaaro geysto aabahaa u qoolan wax baradho her wiilka ratiga waxaa la raraa markuu qaan gaadho wiilka curdanka haku cunin

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 4 ปีที่แล้ว +1

    alaha u barakeyo wilkisa mashallah

  • @ibnuabdidahir3169
    @ibnuabdidahir3169 6 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah

  • @mohammedjamaal8725
    @mohammedjamaal8725 3 ปีที่แล้ว

    Wow iyaronba ka wanehay anba wan kaxeeya mutugmatiga.

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 4 ปีที่แล้ว +2

    *4:18** goolada four baan kugalaayaa🤣war abti kayar gaadhiga kaqaada waaxay goolada foorka lagugalayo oo saw dad kuhalaagimaayo goolada 1 ama 2 ayaa lagu galaa*

  • @maxamuudcabdiraxmaan9717
    @maxamuudcabdiraxmaan9717 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah cabdi fitaax direewal good job

  • @user-fy2wu2ez4m
    @user-fy2wu2ez4m 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashi alah

  • @JamaicansandSomalianOmar
    @JamaicansandSomalianOmar 11 หลายเดือนก่อน

    inankaagii baa somalia ku wata

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 4 ปีที่แล้ว

    Waa qeyra masul nimo abo fcn maa ahan wiilka 12 jir waayey wali aqligisa kuma filno wallahi wax haadu u dilo danbigisa yaa qadayo

  • @ashaapokor1880
    @ashaapokor1880 6 ปีที่แล้ว +4

    manzhalah

  • @Updirisak_Caano
    @Updirisak_Caano 4 ปีที่แล้ว +6

    Adunka Qof waLpa wxU Ku Viican YaHaY AYa Lo Dira
    SomaLidU Wc DhigO Uun BaY TaqanaHa reeer Mii Uus leH

  • @ibnuabdidahir3169
    @ibnuabdidahir3169 6 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha barakeyo wilkan

  • @BaxasanA
    @BaxasanA 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa mus'uuliyad darro inankaan xil maqaadi karo doqonomada Iska daay
    Weliba gaari wayn. Teedi kale geerka qaabka usheegay waa qalad gawladna 3 Laguma galo

    • @abdiwahabjama9112
      @abdiwahabjama9112 4 ปีที่แล้ว

      Maxaa loogu gali waayey wAryaa idhagayso noockasta anagaa kaxaynee goolada 567 iyo waxkastaba walagu galaa goolada mawaxaad u haysataa wax wayn laamiyada gooladahoodu maanay 5 iyo4 ba qaadan

  • @mustaferoble
    @mustaferoble 4 ปีที่แล้ว +1

    mansa Allah waa good waa xirfad wacan

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 ปีที่แล้ว +2

    Great kid Masha allah

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 4 ปีที่แล้ว

    Aabi hii baa ka dhigay iskilaaf ma 10 lagu nasto baa jira doqonimo wayna caruurbadan baa sidaa loo dhibay yaarabi

  • @munatansani985
    @munatansani985 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa dhib badanyihiin booyadahu .ilahay ha kugu xiftiyo

  • @abdirahmaanaxmed7351
    @abdirahmaanaxmed7351 2 ปีที่แล้ว

    manch allah keep going pro lipah legend 😊👍🦁

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah

  • @cawilshaakir1269
    @cawilshaakir1269 4 ปีที่แล้ว +1

    😃😍😍🤩🤩masha alllllaha

  • @abdiyousef2118
    @abdiyousef2118 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 4 ปีที่แล้ว

    Kadhalay waan ku nastay bal waxuu ku hadlaayo eeg bal haduu seexdo ilayn waa cunugyar daalijara wax aanu awood ulahayn hadii dowlad jirto cadaalada ilmaha aya lamarinlaha

  • @sahracaliabdilaahi537
    @sahracaliabdilaahi537 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 4 ปีที่แล้ว

    𝐦𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 12𝐣𝐢𝐫 𝐀𝐚𝐛𝐨 𝐡𝐢𝐬𝐢𝐢 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐧𝐚𝐬𝐭𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐬𝐡𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐫𝐚𝐛𝐨𝐰 𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐞𝐞

  • @cabdiraxmaandaahir2950
    @cabdiraxmaandaahir2950 5 ปีที่แล้ว +3

    Macalin baan u ahaan jiray weligiis saasaa u jeclaa daba ka fuulka.

  • @cambesaciidaxmed5957
    @cambesaciidaxmed5957 5 ปีที่แล้ว +1

    ninkan wax barasho bu ubahaynayay

  • @bigshowyare3143
    @bigshowyare3143 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah ilaa heey hakuu dhaafo

  • @abdikarimyusufofficial3371
    @abdikarimyusufofficial3371 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah

  • @zamratofficialchannel996
    @zamratofficialchannel996 4 ปีที่แล้ว +2

    wa runtaada fadlan subscribe isaar

  • @hodanmaxamad5964
    @hodanmaxamad5964 3 ปีที่แล้ว

    mansha allah ilahay ha ku xafido

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 3 ปีที่แล้ว

    Waa khalad wayn 12 jir gaari noocaas ah

  • @adenalidahir5240
    @adenalidahir5240 4 ปีที่แล้ว

    Waa nasasho lahaane ilmaha waxbarasho u dir.

  • @faraxmohamed7255
    @faraxmohamed7255 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allh

  • @mohamedaminofficial9212
    @mohamedaminofficial9212 4 ปีที่แล้ว +1

    Wilka lugoyada kadaya masulida intas la eg midakale sharciga adunka uyalo 18sano marku garo wauwadi Kara lakin 12 waa qalad wadis waubarankara lakin waa in u waqtigesa suga

    • @duuliyekastamtv3017
      @duuliyekastamtv3017 4 ปีที่แล้ว

      Sharciga aduunku muxuu ahaa sxb sharciga wada mafista inagaba waynu iska samaysan

  • @yahyeabdi629
    @yahyeabdi629 6 ปีที่แล้ว +3

    مشاالله

  • @abdullahiibrahim1755
    @abdullahiibrahim1755 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah young boy drive with big car

  • @manhasa832
    @manhasa832 5 ปีที่แล้ว +1

    Mash allaah walo ,allaah hakudu xafido

  • @user-ho5wy1yh8b
    @user-ho5wy1yh8b 5 ปีที่แล้ว +5

    Waxa muhiim ah in lagu darro
    Wax barasho Darawal micno maleh

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 9 หลายเดือนก่อน

      Abihi muxu ku biila?? Ma buugag bu cunsiiya mise lacag oo cunto uu ku iibsankaro?

  • @umaaofficiall6338
    @umaaofficiall6338 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah

  • @ramlaali1409
    @ramlaali1409 6 ปีที่แล้ว +8

    Kulaha abihi aya ku nastay intu nasanayo miyu isagu wado gariga cunugana wax baro. Bal somaliyey dawlad la anti dhibataday nokentay firiya 12 jir side buu gari dhan u wadi kara balse abuhu muxu qabanaya waxa kadaran kan waraysiga kaqadaya 😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲 anagu idin aragnaye bal calamka yan loo fasirin arintan🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐

    • @roblesaeed565
      @roblesaeed565 5 ปีที่แล้ว +1

      Fikrad qaldan oo gadaal usocod ayad qabta, heybad in la yelan karo ma aminsanit.. shit fuqul shit

  • @feysal445
    @feysal445 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha,allah

  • @mohaadm
    @mohaadm 4 ปีที่แล้ว

    beeraaa mesha iiga muqdee bariga ma meeruuu leyahay

  • @khaalidcraxmaanmaxamedcrax7549
    @khaalidcraxmaanmaxamedcrax7549 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh

  • @rumanhassan9114
    @rumanhassan9114 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaha

  • @raisdj2145
    @raisdj2145 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah rag Waa Shaqo

  • @ajabnino9577
    @ajabnino9577 4 ปีที่แล้ว +2

    Boqol ka yar yar baa aragnay

    • @fosiyacali4333
      @fosiyacali4333 4 ปีที่แล้ว

      12 yaa kayaree gaadhi wadilaa waar hinaasa lafadhiiso

  • @faadumoraage3111
    @faadumoraage3111 6 ปีที่แล้ว +7

    Wiilku koley waa Somaliye hala taageero LKN waxas waxaan ugu yeera qeyru masuul (aabaha) muu cunuga waxbarasho geeyo

  • @fadumoali6391
    @fadumoali6391 6 ปีที่แล้ว +1

    masha alah

  • @shiineyarecali9783
    @shiineyarecali9783 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wiil wacan♥️♥️

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa sharci daro

  • @ahmedsheik744
    @ahmedsheik744 5 ปีที่แล้ว +1

    wararka dire dhagay.

  • @khalidnour2732
    @khalidnour2732 4 ปีที่แล้ว

    Nacalaye darawal iga dheh masha allah

  • @fatimadool4962
    @fatimadool4962 6 ปีที่แล้ว +3

    Anagaa waxas manalosheykayee gedaha usheka mayelay walalkayga waa 14 jir waxana ladahay malagu barikaro maxayelay lugahada magarayan markas waxa ledihin boyad ayu wadaaa

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 5 ปีที่แล้ว +1

      Walaalkaa wuu jiranyahay wuxuu qabaa dwarfism " wuu gaabanyahay"

  • @dhalxacubaydillah8850
    @dhalxacubaydillah8850 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah

  • @user-zx2bz3fz2c
    @user-zx2bz3fz2c ปีที่แล้ว

    Allah unaxristo wu dhintay😢

  • @abuhachimi
    @abuhachimi 4 ปีที่แล้ว

    Mzh allh alle hakugu anfaco

  • @Nabadoon1000
    @Nabadoon1000 4 ปีที่แล้ว

    Way qaldaan yihiin dadkanii

  • @sadiiqibrahim4825
    @sadiiqibrahim4825 4 ปีที่แล้ว +1

    War wiilka dadka haa ku laynina
    Mida kale been bay u eegtahay sheekadu

  • @dangerman1613
    @dangerman1613 4 ปีที่แล้ว +1

    Horta masha Allah weeyaan wuulasookorayaa xirfadiisa lkn waa qayral masuulnimo waayo ilmahayar wuu nixikaraa qalbigiisu ma afkaysankaro markaa intuu qaangaarayo halaka illaaliyo

  • @mohameddheere7998
    @mohameddheere7998 4 ปีที่แล้ว

    Waà sax lkn sharciga haku tumanina
    Dherer kisa wax ba ka dhiman caqligisana sidokale marka ugu yaraan cunug kale kudar
    Sidee buu gaariga lugtisa ubanjarinaya

  • @abdidakka4779
    @abdidakka4779 5 ปีที่แล้ว +1

    !nasha allah

  • @cabdiraxmaandaahir2950
    @cabdiraxmaandaahir2950 4 ปีที่แล้ว

    Degmada Ufayn ee gobolka Bari ayuu ku nool yahay waxayna laamiga ujirtaa 60km.

  • @anascabdiasiismaahir7411
    @anascabdiasiismaahir7411 4 ปีที่แล้ว

    masha allah c/fitaax😘😘

  • @hassanabdirahmanabdi2501
    @hassanabdirahmanabdi2501 6 ปีที่แล้ว +2

    Child labour case aaway qoladii child protectionka. Case kaan clusterka halooga hadlo.

    • @faisoomarmuhumed2987
      @faisoomarmuhumed2987 5 ปีที่แล้ว

      Hassan Daad kkkk

    • @gkofficial3630
      @gkofficial3630 4 ปีที่แล้ว

      Heheeheheh meshan jogna waa afrika child labour lagama yaqana sorry ee allow dawlad suban nasii dheh waayo kuwa isqarxiya mise aqligoda qaba wuu dhama wlhi 100/

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 5 ปีที่แล้ว +1

    Asw ilmaha wax barasho udir Inshalah

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 ปีที่แล้ว

    Way isku agyihin Lkn cuniga yar e mustaqbal kisi wad ku ciyartay runti asago intan Laag ayad Darawal iyo xugsi ad galisay mustabal kala malahan asagana wuba ku fanaya

  • @moamin6064
    @moamin6064 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa hubaal inuu dhalay aabe qayrul masuula.

  • @ahmedgaroonalichannel2427
    @ahmedgaroonalichannel2427 4 ปีที่แล้ว

    masha allh

  • @abdiyousef2118
    @abdiyousef2118 3 ปีที่แล้ว

    Alaha dhawro

  • @cabdirisaaqmaxamuud9452
    @cabdirisaaqmaxamuud9452 3 ปีที่แล้ว

    Sharciga caalamiga ah ayaaa diidaayo arinkaas

  • @nooriidle3554
    @nooriidle3554 4 ปีที่แล้ว +1

    waa arin qatarteeda leh lkn adiga hormar ayaa u malaysaa

  • @abdirahmantargetofficial901
    @abdirahmantargetofficial901 4 ปีที่แล้ว

    M.a keep going pro