Tani Waa Gabadh Somaaliyed oo diyarada Ethiopian Airline laga soo Tuuray😔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

ความคิดเห็น • 433

  • @abdulljama783
    @abdulljama783 2 หลายเดือนก่อน +73

    Fadlan,
    Gaarsii big massage all Somalia
    Maalin walba Ayaan iraahdaa ha racinina stop Etopian airlines

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 หลายเดือนก่อน +1

      Akhyaarta Soomaaliyeedow Allaah aynu utowbadkeeno oo Astaqfaarta aynu Badino. Gabadhaas iyo Umadda Soomaaliyeed oo idil Allaha Subxaanahu Watacaalaa haxifdiyo fiddaarayn...Allaha nabadbaadiyo.
      أللهم اللف بين قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 2 หลายเดือนก่อน +1

      Asc.soomaaliyeey dhugleey diyaaradacithopian airlinnas yaan la raacin haddii qof walba uu bilaabo waan ka guulaysanaynaa qof walba qofka kale hagaarsoiyo inaan la raacin diyaaradaa laa raacin ithopian airlin

    • @heywet
      @heywet 2 หลายเดือนก่อน

      @@abdulljama783 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 please don't????

    • @ayuubapdi-gd5xb
      @ayuubapdi-gd5xb 2 หลายเดือนก่อน

      @@yusufabdille3448 haa waa in la joojiyaa raacitaankeeda

  • @daudsalad1313
    @daudsalad1313 2 หลายเดือนก่อน +45

    Somalida waa dhiig laawe yaal
    Diyaradaan racideeda halajoojoyo simply.

    • @LaylaHilowle-j1u
      @LaylaHilowle-j1u 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waligey ma raaciin waana nacbanaa walahi uk ayan jogaa

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 2 หลายเดือนก่อน +23

    Waa,in loodaayo, itoobiya diyaaradeeda, iyagaa, ugubaahi badan rakaabka, ugubadan eeraacaayi waa soomaali.

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 2 หลายเดือนก่อน +35

    Boycott Ethiopian Airlines .

    • @heywet
      @heywet 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂 any observations??

  • @mohamedhassanabdillahi-i6u
    @mohamedhassanabdillahi-i6u 2 หลายเดือนก่อน +37

    Loyar ha qabsato
    Diyarada yan laraciin somaliyey

    • @abmoh9216
      @abmoh9216 2 หลายเดือนก่อน +2

      Kuwii amxaarada jeclaa ka hadhi maayaan

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@abmoh9216waxaa madaxweyne u ah hasan munaafaq 😂😂

    • @abakorian
      @abakorian 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@MohamedAli-nm8oe
      Maxaa isaga shaqo ah ma xassan baa tikidka ujaray?

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน

      TIKIDH LAGAMA HADALE WAXAA LAGU YIDHI MW MUNAFAQ AH AYAA SOMALI UAN MW MADAXA ALAHA KA JAREE ​@@abakorian

    • @Mohamed-qt7ql
      @Mohamed-qt7ql 2 หลายเดือนก่อน

      British passport wee wadataa . Chance fiican ayee haysataa

  • @AbdulahiAbdi-ns8eg
    @AbdulahiAbdi-ns8eg 2 หลายเดือนก่อน +22

    Diyaraada itobiyaa halasaro cunaa qabatayn hoorlee

    • @FadumaAbdullahi-j9s
      @FadumaAbdullahi-j9s 2 หลายเดือนก่อน

      Xasan ma rabo in la Saro cunaqabaten 😭💔🇸🇴

    • @abakorian
      @abakorian 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@FadumaAbdullahi-j9s dadkaan hassan uun qafiifay maxaa daaray? War soo farmaajo ma ahayn kii shakay geedaha u beerayay isaga ito xaaskìsu oo iyaagoo fooraro xagga dambe intay kanareen aduunka usoo sawirwen. Waxay kaqaybqaateen dabaal dagii 77kii madaxweyne qaran ayui sidaa ku ahaa farmaajo War waxa kada ceebi waa dhaaftay

    • @saja9892
      @saja9892 2 หลายเดือนก่อน

      Hada xasan oo moodaya inuu xiligii usc inuu joogo baa dalka haysta difaaciisana laga rabaa dhul iyo dadba laakiin weli nasiibdaro wuxuu dawladnimo moodayaa bililiqada iyo dilka iyo isku dirka qabiilada soomaaliyeed

    • @fadumoiman7821
      @fadumoiman7821 2 หลายเดือนก่อน +1

      Maxa xassan mesha kenay wixi kuwi ka horeyey ahayen bu yahaye gabadhan ka hadla for get xassan wutagi mid ka qeer badan insha Allah

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 หลายเดือนก่อน +18

    Adunka waxa aan u dhecebahay waalhi diyarad itoopiyan dowlad malihin ka falcelisa laakiin please shacabku ha ka dhiidhiyo washamsi ku qaada haraacina

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 2 หลายเดือนก่อน +31

    Itopiya wa cadowga somaalida iska jira.

  • @noahD1636
    @noahD1636 2 หลายเดือนก่อน +1

    JAMAC THANK YOU. WAA GABADH SOMALIYEED OO FARIIDA WAY DUUBTAY DHACDADII,🛑

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 2 หลายเดือนก่อน +12

    Ha raacina Ethiopian Airlines

  • @snw9257
    @snw9257 2 หลายเดือนก่อน +10

    ASC Jaamacow aniga oo 4 ciiyaal ah wata ayey igu dhacday sidas okale

  • @ismDirir
    @ismDirir 2 หลายเดือนก่อน +10

    Asc Dale,jiraw gabadhaa somaaliyeed ee laga soo tuuray waa nacaybka xabashida ay u nacabyihiin somaalida سبحان اللهالعظيم لا حول ولا قوة اءلا با لله🎉

  • @faqiabdullahi9304
    @faqiabdullahi9304 2 หลายเดือนก่อน +10

    Ethiopia airlines manta kadib qof somali damiir le yusan raacin gabadha xaqeda aan u so dhicino haba ugu badnadane dadka America ka yimada

    • @assiaali2371
      @assiaali2371 2 หลายเดือนก่อน

      Walahi ano jibutiana diyarada itiopia waan jojiyey qatar airways anba turkey ayan raaca

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c 2 หลายเดือนก่อน +10

    Diyaarad baad ka hadlaysaa, aaway gabadhii Jijiga Amxaarku ku dili jiray? Dad waa hore la sahansadaad nooga sheekaynaysaa

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 2 หลายเดือนก่อน

      Ader gabadhan iyo tii jigjiga way kala duwanyihin. Tan diyarada waa business oo waa diidi kartaa inad raacdo

    • @KUSOWQAWDHAN-f6c
      @KUSOWQAWDHAN-f6c 2 หลายเดือนก่อน

      "Dhankaan ka hadlay wakaa Qamaan dhaafay hadalkii," Cali dhuux Aadan

  • @SaciidcabdullahiRooble
    @SaciidcabdullahiRooble 2 หลายเดือนก่อน +8

    Waa runtaa maanta gadib iguma ogid dayaaradaan shaydaanta ah

  • @samatar1025
    @samatar1025 2 หลายเดือนก่อน +3

    Even Amhara and Tigray avoid using Ethiopian Airlines to boycott the current regime in Ethiopia .

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 2 หลายเดือนก่อน

      This is Amahara and tigray airline

  • @AishaAli-ck3zc
    @AishaAli-ck3zc 2 หลายเดือนก่อน +5

    💙💙💙💙💙💙💙 SOOMAALIDU DIYAARADAAS CAYNKA IYO BAYDA HAW JARAAN ( YAYSAN RAACIN EE DIYAARADAHA WADAMADA KALE HAKU SAFRAAN MAXAA QADHMUUNKOODA LAGA RABAA)

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 2 หลายเดือนก่อน +9

    Dadka diyaarada Itoobiya Airline raacaya waa dad aan damiir lahayn. Weligiin ha raacinina diyaaradaas haday dhiig iyo damiir Soomaalinimo idinkugu jiro dadoow

    • @FadumaAbdullahi-j9s
      @FadumaAbdullahi-j9s 2 หลายเดือนก่อน

      👍 runta 👍

    • @fadumoiman7821
      @fadumoiman7821 2 หลายเดือนก่อน +1

      I agree waligey ma racin wan necbayah waxa raca damir lawayal

    • @heywet
      @heywet 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 2 หลายเดือนก่อน +8

    Aad iyo aad baan uga xumahay in gabad somaliyed ay mudato cill xumadan. Waxaana ugu wacan Mudane Xasan Sheeq.

    • @FadumaAbdullahi-j9s
      @FadumaAbdullahi-j9s 2 หลายเดือนก่อน

      😭💔🇸🇴 Waa runta 👍

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 หลายเดือนก่อน

      MD Xasan Sheekh Waxaa kadaran oo Colaadaan iyo Ciilkaan Umadda Soomaaliyeed lugaha ugaliyey Muuse Biixi iyo Inta ku heestay Amxaaraan jecelnahay. Bal fiiriya imtixaankan, gabadhaas waxaa dhici karta inay tahay Isaaq, marka yaa qaadaya Mas'uuliyadaas.
      Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa baanu dacwo ooga nahay Cadowga Umadda Soomaaliyeed.
      أللهم اللف بين قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين

  • @AnissaOmar-hh2si
    @AnissaOmar-hh2si 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tu as raison mon journaliste 😢😢

  • @abdulganihajidaud1423
    @abdulganihajidaud1423 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid, this is showing us where we are, walala yaal somaliyey,really this is serious matter, qof walbo oo somali ahow, I will say to you cry for the future of your children and children of your children.

  • @wiilgarasho8362
    @wiilgarasho8362 2 หลายเดือนก่อน +5

    Awoowyaasheena wexee ahaayeen caaqilin balse jiikeena waxaa noqonay maangaabyo
    Soomaaliyeey ha raacina diyaarada itoobiya iwm ah wax aan fahano , shacabka markee cadawgooda gartaan ayeey madaxduna hagaagayaan

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ha loo sheego muuse shaani in uu gabdhaas in uu adeer u yahay waa gabar isaaq ah

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 หลายเดือนก่อน +1

      Isagaaba lahaa oromaynu nahay iyo Amxaare waaba suu yeeli lahaa showe

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 2 หลายเดือนก่อน +9

    Walaahi Somaali iyaga halkaas is dhigay. Bal may qaadadhacaan Ethiopian Airlines

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 2 หลายเดือนก่อน

      Somali laandheer😂😂😂

  • @halimab5796
    @halimab5796 2 หลายเดือนก่อน +7

    Waa tuug, walaakay waxay ka xadeen Lagguage kiisii. Sidaad buuna ku maqan yahay.

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wax kasta waxaa ino keenay Waa waxaan madaxwene ku sheega ah 😭😭😭💔

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 2 หลายเดือนก่อน

      @@FadumaAbdullahi-j9s maha wa qabyald Ka faeidiya Amxarko iyo Oromoko

  • @daauudcaliMaxamed
    @daauudcaliMaxamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Haladido diiyarada itobiya

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaalia allahamideeyo cadawgagana allahanagaqabto inshaa'allaah guul guul soomaaliweyn inshaa'allaah aamiin aamiin jaarabi

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waa ka xumahay gabadha lkn dhibaatada waa dadka raacaya ee soomaalida ah nasiib daro. Canshuur bixiyaan ahay kaama saareyso. Soomaalidi itoobiya indhahooda iney eegto bey aheyd. Cirka iyadoo ku jirta iney ka tuuraan waa macquul xitaa

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 หลายเดือนก่อน

      Wey katuuri lahaayeene ma awoodaan. Diyaaradda hadii Hawo yar ay soo gasho waa Khatar. Subxaanallaah.

  • @abduljaama1111
    @abduljaama1111 2 หลายเดือนก่อน +6

    Waxaan ku talin lahaa in aan fahmo sharciga. Shirkadan caalimka bey ka shaqayisa lacag hala urursho looyer fiican aan qabsano dacawad ka xerayno hadal waxna ma taro.
    Waa qaabka aan igu hiilin karo gabadha

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 2 หลายเดือนก่อน

      HAA (IATA ) HALAGU DACAWEYO

    • @Mohamed-qt7ql
      @Mohamed-qt7ql 2 หลายเดือนก่อน

      Arintaan oo kale looyaro ayaa sheekadaan Gali doono oo waa wayn malaayiin dollarKa Heli doono

  • @SiraNo-z9f
    @SiraNo-z9f 2 หลายเดือนก่อน +1

    iska daya diyaarada itobia iyo damir xumada

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 หลายเดือนก่อน +1

    DAdka soomaaliyeed way ku fiican tahay in lagu sameyo waxaas iyo wax ka daran may raacan diyaradah kale oo may dhistaan dalkood waa kuwa dhulshisheye dhisanay oo ka cararayo dalkoodii oo nacay walalkood soomaaliyeed oo ka shaqeeyaan nabada dalkood si aan u helno diyaradeenii somali airline

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 หลายเดือนก่อน +1

    Siyaasiyiinta soomaaliyi. Iyagaa Is bahdishay shacabkoodiina dayaca baday

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 2 หลายเดือนก่อน +1

    Way innagu fiicantahay waxay ethiopia inagu samayso.Soomaalida waxaa halkaafhigay is nacay aan cilmi ku dhisnayn iyoqabiil caabud, taaso waxay keentay ina cadawgeenu inaga faaiidaysto. Waxa ugu yar ee aynu samaynkarnaa in dadka soomasliyeed iska mamnuucaan ethiopia airline.

  • @canabmohamed6213
    @canabmohamed6213 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallaah Subxanallaah Subxanallaah

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa in aan iibsanaa diyaarad aan anga leenahay inta Xabashi eed wadanka joogtana laga soo masaafuriyo iyaga oo kabala aan ah sida ugu dhakhsaha badan leh.

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 หลายเดือนก่อน +2

    Jama galad scw

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 2 หลายเดือนก่อน +6

    Somalida iyagaa dad ahayn maxaa saaray dayaarad etoobiyaanka waa xaaramiyiin neceb dadka somalida

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 หลายเดือนก่อน +3

    Haye Jaamac uraag Inankii Itoobiya
    Sawaaxili lagu daray inanta Rageedaa
    Gabay Dal dhanoo aan Diyaarad la
    Hayen

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 หลายเดือนก่อน

      Muuse Biixi ayaa Keenay in Itoobiya sidaa ugasho Umadda Soomaaliyeed. Saasey tahay buu rabay inuu siiyo dhul iyo bad. Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa baa nagasoo gaaray.
      Waxa Cadowga ku ah Umadda Soomaaliyeed ee dhibka ladaba jooga Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa sharkooda hanaga qabto

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 2 หลายเดือนก่อน +5

    Where is somali loyers
    They can make lot of money
    For this case !!•

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 2 หลายเดือนก่อน

    Machallah inchallah guulastay midnimo somalies states sitte

  • @SumayaElmi10
    @SumayaElmi10 2 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah waan ka qiiroday aad baana uga xumahay dhibta soo gaadhay gabadheena💔💔 Allah Swt howga, Aaro Diyaradodana yaan laracin Lacagtiinad ku raacoyseen uma baah idiin raaca kuwa kale Muslimiinta sida Qadar Turkey iyo Masaarida bilaa caleyk dhiig isku yeela Somaliyeey jasad ama midooba midnoqda

  • @xamralive
    @xamralive 2 หลายเดือนก่อน +1

    aax waa miskiinad yar markaasay isugu Tageen

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 2 หลายเดือนก่อน

    Tii idhaa la tooganaayey maad u hiilisaan guul itoobiya ❤❤🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴guul guul

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน

    Waan dhown hay jaamac wallo
    From Qardho

  • @AbdelazizAbdirahman
    @AbdelazizAbdirahman 2 หลายเดือนก่อน

    Ok hadii aan la raacin mogdisho airport ma ka soo degeysa wa suaal?

  • @mellowyellojello6520
    @mellowyellojello6520 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhagey far somaliyeey wallahi I feel so bad for her 😢😢😢😢

  • @teatime6853
    @teatime6853 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xassan sheikh wa inu somaliya kajojiya Ethiopian airlines iyo qaadka Ethiopian ka keenaan 🤬🥵

    • @Mohamedjama-zt7zl
      @Mohamedjama-zt7zl 2 หลายเดือนก่อน

      Waad khaldantahay sxb. Annaga amxaarada lugahaan u dhaqnaa waan u Kala tartanaa. Sidee ayaa loo joojiyaa sxb gef baad gashey Ethiopia waxaan ilaalinaa sharafkooda, Halka teenna lagu bahdilo. Waxaan filayaa ujeedkeyga in aad fahantey. Damiirkaaga noolna waad ku mahadsantahay

    • @Naisa641
      @Naisa641 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Mohamedjama-zt7zl aad iyo aad
      Yaa Rabbi damiirka noo hagaaji
      Oo madax caadil nagu irzaaq 😢😢

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 2 หลายเดือนก่อน +1

    Away kuwii lahaa Amxaar ayaan walalo nahay, ka xaabxabiya inta ayaa ugu yar inay gabdhahenii xuruncinta ahaa ka turan diyaradoda uraysa, waxa kalena ka siidaran.
    Somaliyey ku qusta oo ha racina diyarada Ithopia
    Uff baqti urbadan.

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia markasta shirkadaha diyaradaha sithaas bay rakaab yeelan.

  • @rahh4137
    @rahh4137 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤ waan ka xumahay dhibaatada ku gaadhay ee mar kale ha isku raacin. waxaad tahay geesiyad garab wayday ❤

  • @HoodaMohamed-s3x
    @HoodaMohamed-s3x 2 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa cunsurnimo ee gunimo maahin

  • @et9055
    @et9055 2 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭Subxanallah subxanallah laxkastaba halkaye isdhigtoba laagu goraca somali wa maroodigi xogisa an arkene

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 2 หลายเดือนก่อน +1

    All African people should use South African Airline 100% and their service is the best!!!!

  • @SomaaliyaStar
    @SomaaliyaStar 2 หลายเดือนก่อน +1

    👍👍👍👍

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xabaashada waa Caadow.

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waa Gabadhaa Rag Kama Dambeeyo
    Dawolad namale

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 2 หลายเดือนก่อน +1

    War ayaga xagoda wet Ka dhimatay gabadhas cadabta alahabku fugeyo qofka raca aheydan airlains

  • @ahado3116
    @ahado3116 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc dowlad Malah gabadhu

  • @dudef6438
    @dudef6438 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa inaysan Ethiopian airlines wadankeena xataa hawadiisa isticmaalin inay imaato daaye

  • @cumarcoomircaroog4505
    @cumarcoomircaroog4505 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wasiirka magiciisa ma la ogaankara si LOO ceebeyo

  • @SacidAdaan
    @SacidAdaan 2 หลายเดือนก่อน +3

    Kahari weysaye weykuhaysataa😭😭😭

  • @aminahussein9450
    @aminahussein9450 2 หลายเดือนก่อน +1

    ASC. Kenya ayaa ka daran 24 saac ayaey dib iga reebeen diyaradii oo taagan lacag laaluush ah weynaga qasbeen aniga & gabar Somali ah anigu waxan watay passpor Norwiji ah.???!!!!

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 2 หลายเดือนก่อน

    SomLidu ha joojiso racida diyarada Ethopianka hala raaco diyaradaha kale

  • @bintusalah5449
    @bintusalah5449 2 หลายเดือนก่อน

    Dhiibkaa. Iyo. Xushmaad. Darada kaa. Haysata. Waxkasta. Oo. Dhiib. Ah. Baa kahaysta. Diyarada iyo. Garoonka. Somali. Haa. Tashatao 🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳

  • @abdirahmanabdi4634
    @abdirahmanabdi4634 2 หลายเดือนก่อน

    Waa dadnimo xumadeena hadaan soomaalinahay,
    Lkn wariyaha Waxaan xasuusinaa inuusan gabadha aflagaafayn asagoo isleh umada baraaruji

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 หลายเดือนก่อน

    Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @dahirjimale8978
    @dahirjimale8978 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mar hore ayaan joojiyay in aan raaco anigaba si xun ayay iila dhaqmeen walayaal cadowga dhaqaalahaaga ha ku caawin

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 2 หลายเดือนก่อน +1

    Marka hore Maxaa saaray diyaarada cadowga Somaliyeed qashin qofkii lacagtiisa kushuba qurun ayuu fishaa

  • @ashahassanrobleh7711
    @ashahassanrobleh7711 2 หลายเดือนก่อน +1

    WAA TUUGIIN AMXAARAU WAA RUNTAA

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa duli ruuxa raaca Diyaarada Ethiopia ee sidaas u la dhaqatay Gabadhas tigadhkeeda ka gatay

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fadlan haraacina itobiya diyaaradeeda raaca turki almiina

  • @phprince5153
    @phprince5153 2 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaali waa sharaf beeshay damiir maleh

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh 2 หลายเดือนก่อน +1

    2016 ayaan soo raacay diyaarad ayleedahay itoobiya anigoo ka imid USA waxaan u socday hargaysa waxay iga xadeen alaabo ku fadhida $ 700 waa tuuga itoobiyaanku

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia Soon it will have their own airline and we should build Wajaale Airport so the Jigjiga people could use!!!!

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 2 หลายเดือนก่อน +1

    Laxkasta meeshey isdhigtaa lagugowracaa anaguna badeenaan siineynaa

  • @AbdullahiFarah-w1f
    @AbdullahiFarah-w1f 2 หลายเดือนก่อน +1

    Itoobia iyo Kenya kumeeraysta.
    Maxaa idiin diiday wadankiina.

  • @MohamedHasen-tv1ev
    @MohamedHasen-tv1ev 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somali ayaan daran 😢😢😢😢

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliyey hadii aad dhiig leedihiin ha raacin Ethiopia Air
    Waad ogtihiin in ay duulaan ku soo qaadayso dalkeena .
    Gsbadhaan somalida ah ha loo hiiliyo
    Fadlan raaca diyaaradaha kale

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ma amxaar baa madaxweene iyo wazir kala leh waa jiri iyo dugaag ee

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 หลายเดือนก่อน +1

    Miskiin waan ka xunahay

  • @xamralive
    @xamralive 2 หลายเดือนก่อน +1

    Anigay Shandad buuxdoo Dhara oo Hadiyado ay iigu jireen xitaa Saacado ma arki karo Diyaarada Itoobiya waa Tuugo

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 หลายเดือนก่อน

    Waa bahdil wayn oo somali oo dhan lagu sameeyey waxa gabadha lagu dameeyey laakiin haddi etobian airline raacaan waa dhiig laawayaal
    Intan anagu is laynaynay is xasdaynay baan adduunki mukulaslo la quirsado ka noqonay haddi etobian ina hawsysteen waani jabnay
    Fariinta waxa habadha lagu sameeyey waa dibiga gowtac wayshu ha quusate inay noo arkeen dad wixii la rabo lagu samayn karo oo ayagu isu xaasida

  • @Qeyrqabto124
    @Qeyrqabto124 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yaan laraaci plz Somaliyey aqli yeesha

  • @saeedisa9798
    @saeedisa9798 2 หลายเดือนก่อน +1

    Awal hore maxaay kadooneen itoobiyaan airlines.

  • @itzManha125
    @itzManha125 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkeena wax ma bartaan aduunka anaga dalkeena wasir iyo madax baa maalinkasta looga xoogah dadkeena dhulkooda ama hantidooda ma dowlad afrcan ah oo cadow asalaba ku argtaah asxaan ku sameenah in aan diyadaheena soo ceshano allah nagu duwo ama dadka lacag isku daran aan diyarod ku gadanoh hadii kale bahdilkaan suga maalinkata uu dhacah yaa ku maqan

  • @phprince5153
    @phprince5153 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hala Truro wixii tigid ka goosta

  • @yussufbishar8832
    @yussufbishar8832 2 หลายเดือนก่อน

    Waa nasibdaro walahi

  • @xamralive
    @xamralive 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaa Ciil waynaa Soomaali aaway Damiirkoodii Itoobiyaa Lacagtayadii Dhamaysatay oo waliba dadka yaga bah dilaya

  • @SuadMohammad-e2u
    @SuadMohammad-e2u 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wadhankee ayeey ka dhoofeysey

  • @AhmedAli-zw5kd
    @AhmedAli-zw5kd 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliya please stop Ethiopia airlines

  • @simbamkali1928
    @simbamkali1928 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somalii Odaan Haraaina Ethiopian Airlines

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cunaqabateeya daafileyda

  • @AbdulkarimFarah
    @AbdulkarimFarah 2 หลายเดือนก่อน

    Somalida waxan odhan,lahaa inaanay raacin Ethiopian airline waayo waay takooraan dadka somalida aniga ayaay igu dhacday inay si xun iila dhaqmeen

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa cadow ethopian

  • @somaliyeymidnimo8529
    @somaliyeymidnimo8529 2 หลายเดือนก่อน

    Waa in ayayan diyaadadoodu wadankeena ayan soo galin wadankeena.

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur7567 2 หลายเดือนก่อน

    Waatanaa gabadha somaliyeed ee Reer Canada kuna nool Hargeeysa,
    gabadhaa somaliyeey haloo kaco

  • @SaidAbdillhi
    @SaidAbdillhi 2 หลายเดือนก่อน

    Halajoojio ethiopia Airlines

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢
    Inay tahay gabar yar arken musibo allaha ku ridoe Aammmiiin
    Somali wa bila dhiig dalkena waxa haysta axmaaro tugsi ben qiyaano sixir iyo balayo ku aasa dalka xaar iyo qurun dolar iyo raashin lasiiyaa wayeeeèeèy
    Way walee ethopian dambe xataa 01 masiiyo