War turkigu badiisa ha siyo itiobianka, anaga ma hayno bad cadowgeena la gacaan geeliyo. MASAR iyo ERYTRIA waa in la so dhaweeyo dawlad adag an yeelano somaliyeey 👊🤲💪
ASC runtii looma baahna heshiiska kaa waxuu ahaa dhibaato,kenya iyo Ethiopia dhibaatada wadanka ka jirta ayaan qeyb ka yihiin ciidanadoodu ee wadanka ha laga saaro,wadamada deriska ah oo dhibatada doloow Somalia ka dhacday sameyay,runti dawladu waa in ay talaabo ka qaada,ciidamada kenya iyo kuwa Etophia oo ay wadanka ka saarta ooay ka dibna wadanka xusuudahiisa xirta Thanks ❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴
Jabuuti maamulka xukumo wax Ka Cadar San ma jiro waxaana ku talin lahaa xasan sh ha isugu yeero Masar iyo turkiga iyo ereteriya hana Mideeyo cali bal cad oo xasan lugooynayo ayaana war aan Ka fiirsasho la hayn hana la cay riyo ayaan dhihi la haa
Subxanalah midkaan warka shegayo waaba ethopian. Waxu lee yhy waaba qalad warki Turkey in loo tabamaro, War waxaan gumeysiga ku hoos dhashay ee qalbiga. Jaban ha follow kareynina nacalaa dhashee. Ma qasab ba ethopia injireey bad siin meyno ilaahey ba ma siinin Masar waa walalahen
Taliye Shiqaalow waa astaan u taagan wadaniyada iyo daacadnimada dalkaaga iyo dadkaaga. Haddi la heli lahaa Somali badan oo sidaas ah cadowgu waddanka ma qabsadeen.
Waa qasab in laga baxo qiyanadii garguurte loo maleegay ee talo xumadii looga saxiixay bada soomaaliya ee ay qiyameen ordogan iyo dulli dhiig yacab abiye waa in ciidamada masar dhaqso loo keenaa lana geey iyo bakool iyo kismasyo waa in soomaaliya raadsataa saaxiibo kale sida eratareeya iyo kuwa aan qaainiin eheyn ee sida itoobiya ugaandha iyo burundi oo aan rabin in soomaskiya lugaheeda ku istaagto ayagoo raba kaliya kacagta ay ka helasn Eu iyo UNka waa maagoyo dalja qabsatay waa in layska ilasluyaa turkiga oi garab istasgay xabadhida soomasli qiyaanay. 1:10
Waxaad qarsato wey ku qurun sadaan WASIIR FIQI AYAA RUNTA OG mida kale heshiisyada la gelaayo o aan waxba laga ogeyn dhibkaas ayey leyihiin caku xaan cunaa dhibkaas laga dhexlaa
khasab maahan in bad aan siino itoobiya, waa khiyaano qaran.waa fulaynimo.turkiya itoobiya ayeey lasafan tahay soomaaliya rag difaaca ayeey ubaahantahay.
Fiqi waaninwaxgarada laakiin lugtaa lajiidayaa xabashi maya maya maya
War turkigu badiisa ha siyo itiobianka, anaga ma hayno bad cadowgeena la gacaan geeliyo.
MASAR iyo ERYTRIA waa in la so dhaweeyo dawlad adag an yeelano somaliyeey 👊🤲💪
Suldan ka Asc Baralaman ku Hajooliyan Heshis kusihega itobiya wa cadaga umada Soomali
ASC runtii looma baahna heshiiska kaa waxuu ahaa dhibaato,kenya iyo Ethiopia dhibaatada wadanka ka jirta ayaan qeyb ka yihiin ciidanadoodu ee wadanka ha laga saaro,wadamada deriska ah oo dhibatada doloow Somalia ka dhacday sameyay,runti dawladu waa in ay talaabo ka qaada,ciidamada kenya iyo kuwa Etophia oo ay wadanka ka saarta ooay ka dibna wadanka xusuudahiisa xirta Thanks ❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴
Dhiiga haku karo illahey idinkiis kuwa wadankoda xarashaayo Aamiin Aamiin
War madaxweynuhu waa xanuunsanayaa hala geeyo dhakhter waa xanuunsanayaaye
mw bacada shar xasan maxanuusanayo ee shicbkaa xun oo lugta haya oo bahdilaya mawaaxaa la arkay umada caayaya madaxdooda midkasda oo uu yimaado waa inagaa bugna ee isfiirsha somaaliyey uf uf
Waanku faraxsanahey inlaceeyriyo itoobiya
Turki xiriirka haloo jaro
Guul dowlada qaranka Soomaaliyeed. Guul ciidanka qaranka Soomaaliyeed. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wazir Ahmed maalin fiqi wa halyey qaran wlhi guuul Somaalia 🇸🇴🇸🇴
asc ha ilaliyu heshika masar iyo eriteria danta Somalia
Subxaanallaah, waar waxan kataliya xamar waa niman waalan Aduunku waxaan waalida xasan dhiiqo iyo tiimkiisa ahayn kama hadlayaan, maalinba wax buu lasaxiixayaa madax weyne berina midkale isaga oo leh kiihore waanu kabaxnay! Subxaanallaah
Jabuuti maamulka xukumo wax Ka Cadar San ma jiro waxaana ku talin lahaa xasan sh ha isugu yeero
Masar iyo turkiga iyo ereteriya hana
Mideeyo cali bal cad oo xasan lugooynayo ayaana war aan Ka fiirsasho la hayn hana la cay riyo ayaan dhihi la haa
Anagu ithopia laheshin meyno waligeen😮
Soomaaliyey dalka halabadbaadiyo
kalaabo heshiiska itoobiya ee turkiga .inta soomaali katashanayso ,xassanow kajoog.ilaahay raaligali oo amaanada soomaaliya ilaali yaab lagu nacdalin adi iyo awoowayaashaa iyo ilmahaaga.
bada cas waa lamataabtaan.
Kadhaxbaxa arimaha siyasadaiyo
Arimaha dowlada hadii adan cadowga soomaliya adan Aheyn
Warkaagu macado suldaan fiqi warqad bartiisa digay
GOL 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
adigu laftigaagu hakhaldamin.bada cas waa lamataabtaan, waa cunaha halaguqabto.waa boqnaha isgooy.xasan sheekhi. uu ismirjiyo ayaa udhiman.
Xasn shiiq iyo hawiye waddankay iibsayaan.
Xageed kashay warkaas fiqi yiri anagu mamqale been badinaa😂😂😂😂😂
Somali hanolato
Subxanalah midkaan warka shegayo waaba ethopian. Waxu lee yhy waaba qalad warki Turkey in loo tabamaro, War waxaan gumeysiga ku hoos dhashay ee qalbiga. Jaban ha follow kareynina nacalaa dhashee. Ma qasab ba ethopia injireey bad siin meyno ilaahey ba ma siinin Masar waa walalahen
Ok
Itobiya iyo wixilasocdoo
Oo ah Turkish
Ayan kabaxaynaa
isma khilaafin dawladdu ee qaaqla yaasha ayaa bulshada iyo nidaamka iska hor keenaayaa
Hey
Ithopia waa cadawgeena doqonyahaw ethiopia badlooma hayo
Dowlada soomaali waxaa u dan ah iney hishiiska Ankara iney ka baxdo
Taliye Shiqaalow waa astaan u taagan wadaniyada iyo daacadnimada dalkaaga iyo dadkaaga. Haddi la heli lahaa Somali badan oo sidaas ah cadowgu waddanka ma qabsadeen.
Waakhalaas0oy0mashaaki
Waa qasab in laga baxo qiyanadii garguurte loo maleegay ee talo xumadii looga saxiixay bada soomaaliya ee ay qiyameen ordogan iyo dulli dhiig yacab abiye waa in ciidamada masar dhaqso loo keenaa lana geey iyo bakool iyo kismasyo waa in soomaaliya raadsataa saaxiibo kale sida eratareeya iyo kuwa aan qaainiin eheyn ee sida itoobiya ugaandha iyo burundi oo aan rabin in soomaskiya lugaheeda ku istaagto ayagoo raba kaliya kacagta ay ka helasn Eu iyo UNka waa maagoyo dalja qabsatay waa in layska ilasluyaa turkiga oi garab istasgay xabadhida soomasli qiyaanay. 1:10
Masaarida dhulkaaga geeso Hawiye mooryaan. Dhulka sheegeysid dad baa leh
Badda cas waa bad carbeed markii nalaku darayey midowga carabta somali lama carbeeneynin ee difaaca badda ayaan xalaleynay !!
Xasan sheeq dawladnimo waxba kama yaqaane haddii aad qarannimo rabtaan xafiiska ka erya .
Cadaadis mise qaladka Ethiopia ee k dhanka ankara declaration
Ethiopia cid bad siinkarto majirto turkina hortiis waan nooleeyn wanna noolaan doona bada cas waxay rabaan in ay kacbada kaweeraraan sidii abiilahab
Ilaa arinta somalia iyo somaliland arintedaxallagagaadho somalia silickabiximayso
Waxa xaqiqada la ogan dona 1/1/2025 waxa umalena in ee balanta ka baxday Ethiopia madama ee wali kawado faragalin somaliya
Waxaad qarsato wey ku qurun sadaan WASIIR FIQI AYAA RUNTA OG mida kale heshiisyada la gelaayo o aan waxba laga ogeyn dhibkaas ayey leyihiin caku xaan cunaa dhibkaas laga dhexlaa
Waalida asagaa isgarsiitet
,asc itoobiya 5 malmod aya uharay mandhedkoda xoogna naguma laho
Soomaaliya cidwalba waylaheshiinkartaa waynadiidi karta waa dawlad iyo dabaceega cidna boqolkiibaboqol umaxidhnaanayso
Ethiopia ayaaba ka baxday heshiiska oo dagaal nagu soo qaaday maxaa la isku indha tirayaa.
Shimber dùulidbadanaw adaad digi aqoonwaydo mar,unbaad libaaxladiidaan dalaqtiraahdaaye
Hady xasuuq kawadaa dalka see loosiiyaa halsaaaro gaald itooobiya
HASSAN DHOQO AQOON LAN QABILISTE IYO FARMAAJO WA MAREXAN. DAROOD BAN GUMEYNAYA MAXAY DHASHAY? 😆 Rer yar oo Ciilan Marka ay ka taliyan Masiirka Umadeed waxay dhashay Waxan oo kale. MAFIA GAJAYSAN ANAN DAWLADNIMO WAXBA KA AQONIN
Farmaajo ayaa etiobiya u saxiixay, 4 dekadood. Etiobiya iyo soomaaliya waxaa wax isugu daray farmaajo
Dawlada som. Markan go aan maleh way isku dhexyaacday
War bad.mahaayno.haladhinto.ayadaba.weeydhiman.ayadoo.gaala.ah
Waxaa yaa sababey rer somalilnd weydey 😂😂
Somaliya waxay gacanta ugashay xukun aan lahay tayo goan taso kutusaysa fudaydka safaradan ee ad modo inay yihin dad dalka inay bobanun moye kursigan dankaleba ujogin kursig
Haraco masar torgiga waatok taan waa fursad oo heeli xasan itobiya lama soo dhawisan kaaro xataa damir oo dhaan waay cunayan
khasab maahan in bad aan siino itoobiya, waa khiyaano qaran.waa fulaynimo.turkiya itoobiya ayeey lasafan tahay soomaaliya rag difaaca ayeey ubaahantahay.
,kuuli madaxdeena waa ku kalsonahay lakin cago juugalen kayeli meeno heeshisyada hadi wadamada naixtiramen wadan madax banan aya nahaye hala kansalo heshisyada kuligod marabno qasab kuyela kuwa xalane fadhiyan hanga bexen
llaba wajileynta Turkish ga kabaxdhe Turkigu sowmo odhon itobiya iimihimsan sidas damaged heshiska Turkishka aanla laheyn
MADAXDENA WARKODU WAA WAR CIYAL. MEL LORACANA MALE WAR DAD.WALWALAN AYAD MODA DALKA HALA BADBADIYO SOOMALIYEY
Adigu warran bas matihid taliye weriye waxwalba ka talinaya waayaab
Waxaas oo DHAN waxaa sababay siyaasada xumo
Asagaa iswalayo wa arin sahlan.dhopkoo dhan waa etopia haduusan iskaxirin arimaha etopia weligis xasan wuu isku dhax yaacayaa.turkina waa sef labo afle ah!!somalia in DHA hafuran
Huwanaay yaa wareer kaa dhabta idiin saaray somaliland dee. Iska yeela waxaanu doonayno waa ku khasbantihiine
Cadawga koobaad ee smliya waa carab
Markii uu turkiga u ordayey in tano kale iman karto sow ma ogeyn
turkiya iyo ardogaan maleh soomaaliya, adigu itoobiya ayaad hada uhadlaysaa warkaagu waa cadyahay.
madaxdeena tuurki haduu kashaqenayo danta itoobiya hanga baxo qoor qabad maka yeeleno itoobiya wax uma hayno habexen
DrAhmed AdamAli Crop Protection++No*no Too Ethopian Police(Reform At Home &Imperialism At Abroad)+++Burao
Wuu ku saxan yahay adigu cadaw baatay
,tuurki masar ilatareya itoobiya kuli hadey danteena ahen waa diidnay itoobiyana hanaga baxdo hadey dagal rabto wan iska ceelena gabar yeey naga harin
Been haka sheegin Ma uusan dhihin beeenaaale
Ha ha ha failer state Somalia
Somaliland Haanolatoo Republic of Somaliland