TOLA'YAY MAREEXAN IYO HAWIYE SOO SOCDA AYUU AXMED MADOOBE KISMANYO KU HAYSTA - DR DAAHIYE.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ahmed Madowe maxuu tartanka doorashada Madaxwenaha Jubaland uga cabsaday oo kaligiis isugu caano shubay?

  • @Aisha23-d1e
    @Aisha23-d1e 32 นาทีที่ผ่านมา

    🦁👍♥️👌🇸🇴🇸🇴💪💕🦁guulesta geesiyasha somaliya

  • @guleit89
    @guleit89 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Cagdheer axmed axmaar dhamo keena mesha

    • @aniwaaye484
      @aniwaaye484 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂hayeh

  • @moa.9902
    @moa.9902 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axmed madoobe meelna ugama socdo Kismaayo iyo Jubaland, marka xigta, haddii raggiinnii Marreexaan ee shalay hor boodayeen Axmed madoobe ay hadda idin la qaraaraatay, waa Ilaahay mahaddii. Axmed-na waa khawaarijkiisii, adinkuna waxaad ahaydeen dhuuni raacyo iyo daqomo.

  • @CamelBoyPro
    @CamelBoyPro 22 นาทีที่ผ่านมา

    Dr daahiye miyaad afkasoo dhigatay maalmahan waad dhuumatay ee xageed aaday ina adeer

  • @saedaden9722
    @saedaden9722 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan kenya ku burursan muxuu ahaa

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkan waa caada qaata Hassan sheekh lacag ka soo qaatay

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aggah

  • @saidbarkatle6767
    @saidbarkatle6767 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daqtar daahiye xushmad ayaan u haynaa soo reebo

  • @moa.9902
    @moa.9902 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxba ha barooranina, adinka oo ah Marreexaankii daba ordayey khawaarij Axmed madoobe, oo lahaayeen madaxweyne, madaxweyne iwm iyo isaga oo dhinacna aan uga socon Kismaayo illaa in mawtku wado mooyaane, waxaan idin leenahay, ma jirto cid isagu kiin tagaysa, ee isla bood-booda.

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Seeraar ninkan damiinka dab shidka ah meel ha saaro

  • @samir7657
    @samir7657 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bil Xaqiiga hadu ahmed madoobe ahayn walaalaha galgaduud ninki yaqaan aya yaqaane maalin cad ayay qabsan lahayd Jubaland. Odayaal laso khalday oon xog ogaal ahayn aya laga faiidaystay. Mana soconayso in xasan gurgurte ( ciil qabe) jubaland lugaha la so galo. Horayna cashar aya lasiiyay hadana wa loogu celin

  • @umm123
    @umm123 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doqon cawlyahn oo iska hadlay,xasan gurguurte miyaa dhul ogaadeen kuu xoranaya, axamed madoobe waxa idiin dhaama ma imanayo, hawiye dhulkiina ayuu ku socdaa doqonkii ogaadeen doolo laga qaaday loodiid haduu dagi laa ii, tii ayaa maanta taagan, tashada ogaadeeno kolba jilib ha u soo fadhiisanina idaacadaha , isla yaaba, eaxaad ogaataan in aanu xasan sheekh dhul kuu xoraynayn ee uu kaa jareejinayo dhulka ilaahay ku siiyay ee wabiyada iyo bada kidmaayo taa ogow, ka fiirso waxaad ku hadalyso adiga oo nin wayen ah iyo ku kula socda.

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma xishoode, xaggee amnaan ah, ma xamar ayaa amni ah. Si fiican ayaa loo abaabulay.

  • @AbdiMathobe-k6l
    @AbdiMathobe-k6l 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    axmad wa madaxweyne dacad ah ee wax kale mano haysa een ka dhagaysano xolo ayad tahay xoolo. hadan dhagaysanaynana wali Alan dhaqalaysana

  • @Test-ui4ee
    @Test-ui4ee 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxba ha is daalin boqol jeer oo soo socoata Axmed ayaa isku caano shubaya , Jaq jaqda faraha badan iska daaya hubkiina soo qaata oo xasan dabada ha idinka soo riixo,waxaad kala kulantaan waan arki doonaa, tii hore ku cibro qaadan weyseen.

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan hadaad u shaqaynaysaan buushaa tihiin buushahana fuuf baa ku filan fuuf fuuf fuuf

    • @abdikarimabdi9674
      @abdikarimabdi9674 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mxd shegtayna imika Ku daba fayl dadkan hormudkaga ah o maqal taladoda aabaha io qabiilka Ku qadaypa wase dhulkina somalida kle odhan Ayy Ka danbeyane dadka so gadha

  • @abdifatahomarhussein95
    @abdifatahomarhussein95 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hada ninkan yu u hadlaya yu Ka hadlaya asaga wa ba rer Kenya ma iskaga ekado meshisa mida kale cowlahan ma waxey rawan Ahmed in u buale u qabto adeer dhulkada xoreyso Cowlahan cidan ah ma wa arkin Jubaland kkkkkkk

  • @farahabdi6978
    @farahabdi6978 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadhoow baa lagu oran wariyaa lawaayey!! War maa ka joogtid Sayid Axmed.BG kan waa ku daayey.

  • @CabdiRazaaq-hs5qe
    @CabdiRazaaq-hs5qe 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doctor dahiye runtuu shegay dhuni qate ma ahan

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haduu dahiye run shegey xabada buale ha ka bilaabo inta rerkisa soo kaxesto .

  • @shukrimohamed3088
    @shukrimohamed3088 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Neef yahaw ka aamo dadka

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wall orodo qabri dahara aad heer jubalan weey is xureeyan axmed madoobe ha ina dhaafo ogadeen Waa ku dulman yahey jubalan

    • @guleit89
      @guleit89 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adiga bilcaan aya ka tahay dhaxdaa ka kadisaa 😂😂