BEESHA CAWLYAHAN OO AXMED AMDOOBE EEDAYSAY BAAQNA UU DIRTAY DOWLADA KENYA IYO ITOOBIYA ...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 63

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Reysalwasare Hamza Waa Nin Xishooda oo wanaagsan wana Jeclahay❤ Waxaan Ahayeen Gabadh H BR❤

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Dhamaantood waa wada calooshooda u shaqaystayaal.

    • @Zhangzhi123
      @Zhangzhi123 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Langaab ciilsan

    • @qanaatuqurtubah
      @qanaatuqurtubah 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @
      فستذكرون ما أقول لكم

    • @NazuuJr
      @NazuuJr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hooyadaa usheeg dhiladii kudhashe wasee 14sano buu fadhiyaa Axmed mujrim muxuu xoreeye muxuuse qabte

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adigane kuwa mooryanta kismaayo heesta ma futo u shaqeestayal baa tihiin oroodo oroma iska celi dhulkeeni la wareegtay

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan shiikh maaha kii horey idiin wadi lahaa ee iska suga madaxweynaha daarood ee soo socda kenya iyo Ethiopia tageero u weydiiya !!

  • @daimentraymi7962
    @daimentraymi7962 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashallah 😢Xaq aa ku hadasheen Allah idin xafido 🤲🏼

  • @shamsonuur9781
    @shamsonuur9781 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MUDANE MADAX WEYNE DAL XOREEYE DR HASSAN SHEEKH MOHSMUUD IYO HAMZA XABDI GUUL GUULL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dheeman1-d9e
    @Dheeman1-d9e 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guuuuuuuuuuuuul hadaad u kacdeen dhulkiisa iyo dadkiina Waa in lasoo qabtaa mujrimka Qalbi Madobe

  • @shamsonuur9781
    @shamsonuur9781 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    SHARAF BAAD LEEDIHIIN XAQA AYAAD KA HADASHEEN❤❤❤

    • @QadarAbdiyussuf
      @QadarAbdiyussuf 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Xaq bay ku hadleen lkn ogow xasan sheikh inu xorayn wayay moqokori iyo masagawaa galcad iyo gal hareeri o 10 km u jirta muqdisho abgal marka laga tago jifada hoose u ka dhashay aya dagan marka haba sugin taas

    • @salebanmohamedmahmoud2483
      @salebanmohamedmahmoud2483 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@QadarAbdiyussuf waaruntaa qadarow maxay fahmi oo ay ka ogyahiin waa wada kolboxes waa uun 1 kg oosokor ah isii ha ,ha ceebi madhibto

    • @Soofehirre11Maxamed
      @Soofehirre11Maxamed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kuwanu waa caada qaatayaal

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul Cowliyan Axmed Madoowe waa mujrim umada ilaah haa ka qa

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sheekh waa madax weyne soomasliyeed waana nin wax lala wadaagi karo ee reer wax iskuma quura waa dadka aad u jeedaan qsbiil waan ka xishoonaa

  • @jeeeeyah
    @jeeeeyah ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali markaan oo kalad amineesa in ay is raacday, oo qabiil ka gudubtay. lakiin nasiib daro kuwo cadawga soo direen oo diin kuugu ganbanaya iyo kuwo la sheeqesata ayaa mooryanimo qabiil ku heesta Kismaayo. Madoobe waa Shabaab toos ugu amar qaata xabasho iyo kuwa noo diidan kor in aan u kacno.

  • @MustafYareMustafYare-gq2dj
    @MustafYareMustafYare-gq2dj 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul somalia 🇸🇴

  • @SahroDheeraad
    @SahroDheeraad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War dadkan run badanaa. Mashallah

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guull

  • @Ibrahimmuxumed-u1h
    @Ibrahimmuxumed-u1h 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    walal waxa tihiin dadwaalan ee malaha hawaye jubalan hadii adtihin reygaris ee buala ayaa idin xaran axmed madowe ogolan buala axmed

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    alla absamuhu qarkiis qaabdaranaa oo xayawaansanaa d5 waa ninka kaliya ee jaajuus ah ceeb kuumadaw kiilo sokor ah maa kudilaysaa walaalkaa cawlyahan ceeb uf ,uf waa,wada marxuumiin

  • @calijey7518
    @calijey7518 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Besha wardeyna maxanlasafanahay wlalahayn oulahaan

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waan kaxumahay in ay ogaden doqmotahiin , anoo ogadeeen ah baa sidaalee

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gudh

  • @daimentraymi7962
    @daimentraymi7962 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ahmed tuug ha ka baxo 😢dhulkii dadkii xasuuqeen

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa Runtaa a a Rabno Qab Qable Afku Dhiiigle Ma Rabno Argagaxiso Ma Raabno Dagaal Waxaan Rabnaa Dawladd

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 56 นาทีที่ผ่านมา

    Cawlyaahan waa dad iska masakiin ah ilaa jijiga waa isaaga dulmaanyehiin

  • @deeqowduwane4196
    @deeqowduwane4196 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    war dowlada somali kursi ka rabtaan kuligen kenyan baa tihiin maxaaa idika galay sonalia qoxotigina iska jooga

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axmed Madoowe qof hortaagan hormarka dadka kasoo jeedo jubooyinka

  • @MowlidKhayre
    @MowlidKhayre 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reerkan baarinimadiisa ayaa dulaysay kulkiisina waa laqaatay mareexaan ayaana haysta laan dheere aan hogaamin lahayn waxaan dantooda ahayn iyo axmed madoobe maxaakagalay kafaa iidaysta jaaniskaan intuu xanaaqsanyahay xasan sheekh lilaahi kamay ehee waanacaybka axmed madoobe inta ay iskudhacsanyihiin xoraysta wadan kiina oo is abaabula samaysta gudiyo abaabula ciidan qabiil dhaqaalana uruuriya ilaahayna isku xidha cajab

  • @CabdiRazaaq-hs5qe
    @CabdiRazaaq-hs5qe 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aragtida axmed madoobe dadka aaminsan waxayku leeyihiin qofkaan axmed madoobe taageerin ogaadeenba ma ahaan

  • @samir7657
    @samir7657 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan u malayn akhyaartan way ka hoos baxday, xogogaal nimana mesha in ay jirin aya ka muuqata

  • @YuusufMaxamed-g3e
    @YuusufMaxamed-g3e 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ogaadenow.leeysaan.ta.dabaraha.macalin.weynaha.geelidlaha.garjinTadashi.oormalaha.eelega.yanraarta.hubeerka.intaba.iskukaashada

  • @CabdiShugri-q5s
    @CabdiShugri-q5s ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waligiinb cadaw ogaaden baad ahaydeen wadna kujabi jirteedn soraca hawiye bal inaad wax u tartaan

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cawlyahan faarax macalin ayaa ugu caqli badan waxan iska hadaaqaya

    • @QadarAbdiyussuf
      @QadarAbdiyussuf 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Niman wax og maha xasan shekh dhulki abgaal bu xorayn wayay jifadiisa hose moqokori iyo masagawaa o muqdisho wax yar u jira ninkaas aya dhul ii xorayn riyo cad weeye

  • @YusufYusuf-z9i
    @YusufYusuf-z9i 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @abdisamadm.halane6733
    @abdisamadm.halane6733 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saxweye

  • @kaasimqsm3203
    @kaasimqsm3203 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul iyo gobanimo dadka jubada dhaxe argagixisada ku haaya waa somaalilandi o kaxun insomaalia dowlad yeelato

  • @abdimowlidmowlid454
    @abdimowlidmowlid454 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cowlahan ogen waye sax ogadenka shekatka eh yawaye.

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Marba hadii Hassan Shikh Madaxwaayne fiican in uu yahay aad u aragtaan wax rajo ah oo aad leedihiin majirto Odayaaloow.

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ahmed madoobe kahor xaggeed jirteen, illen ahmed madoobe 20 sano ka hor muusan joogin jubbaland.
    1998 - 2006 Barre hiraale baa haystay jubbooyinka, idinku mxaad ka ahaydeen jubbooyinka?
    Ahmed madoobe ka hor, miyu idinku jiray nin han lahaa oo ku dhiiran karay inu jubbooyinka wax ka noqdo?
    Anigu midbaan hubaa, nin ogaaden oo jubbooyinka madaxweyna ka noqdo, Ahmed ugu horeeysay ahmed baana ugu danbeyn doonta.
    Waxaan aan idin sheegayo waad soo xasuusan doontaan

  • @QadarAbdiyussuf
    @QadarAbdiyussuf 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninka gurigiisi xorayn wayay walahi dhul kuu xorayn mahayo aqon la aan haday jirto wan idiin cudur darayaa xasan shekh moqokori iyo masagawaa bu xorayn wayay galcad iyo gal hareeri bu xorayn wayay o 10 kun ciidan geeyay

  • @Abdullahidekowkossar
    @Abdullahidekowkossar 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cawliyahan mel kasto mucurad buahaa...bardheere degan koda ahaa wa kii aysiyen marexan dowladi hore kacanka sidan tarikhda kuhayo bulla haj
    ama celwaq nagalo cawliyahan ayay ahanjirte wataas ay siyeen marexaan....cawliyahan haisweydiyo somaliya 4.5 ama qabiil ayay dowld kuyihiine "maxay kudhacday qabailado somaliya oo dhan deganododa way haystane maxa kudhacday aya keli deganado maxay u haysan8n..ayandarana?

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidas aya idiinka raba cowlahanow

  • @YuusufMaxamed-g3e
    @YuusufMaxamed-g3e 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aloo.shiisa.ushaqeeste.axmad.madoowe.hala.iska.dhiciyo

  • @suleimanabdillechannel
    @suleimanabdillechannel 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Uuf

  • @AbdirahmanKilaas
    @AbdirahmanKilaas 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cowliyahan waad iskuxaarten gaarisna madhaafi Rabtaan

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwani waa curyaan ee waliba waa doqon

  • @hajiabdo1116
    @hajiabdo1116 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xolayall waxba aan fanning iska amisa

  • @AbdirizakHassan-d7l
    @AbdirizakHassan-d7l 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GUUL IYO GOWO NIMO SULDAAN BEELWEENTA OWLYAXAN

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cawlahanow waad ceebaysan tihiin.
    Maxaad u qori waydeen 2kun oo wiil oo xoreeya buaale
    Maxaad ugu khamaarteen magaalada Gaarissa oo aad ugu wareejiseen Raxanwayn, mukaambi, garre, dagoodiye iwm?
    Maxaad Axmad geeda Naar boqorkiinna u taageeray maalin dhowayd.
    Bakool sare inteed gayseen

  • @FarxanCabdi-nr4gs
    @FarxanCabdi-nr4gs 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    kkkkk awalba sayidka idin shegay

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale, qaxoontiga xeryaha degan yaa soo qixiyey! Soo mooryaan calooshiiste adiga oo kale ah uu garab u yahay masoo qixin

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Rashiid, jeebka miyaa laguu soo buuxiyey! Maxaad ka dheefi doontaan shisheeyaha aad u habar wacanaysaan. Shaley baad gobollo la’aydeen, maantey Soomaali baa jiri jirtay armaa lays warsadaa!

  • @sacdiyaxuseen-cb1oe
    @sacdiyaxuseen-cb1oe 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caqlimaqabatan

  • @CabdulaahiBaaruud-v2g
    @CabdulaahiBaaruud-v2g ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tuugan.tuugan

  • @KadroCabdi
    @KadroCabdi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ahmed waa Manila

  • @xajigaboobe989
    @xajigaboobe989 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Awalba cawlyahan 0gadeen ma aheen

  • @CabdulaahiBaaruud-v2g
    @CabdulaahiBaaruud-v2g ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tuugan.tuugan