#Gabayada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 57

  • @faysalsanifaaye
    @faysalsanifaaye ปีที่แล้ว +10

    Taar tv yaa ehelu xigma rag wax badan u faa,iideeya umada hore u socda sxbayaal

  • @axmedcabdiraxmaan8145
    @axmedcabdiraxmaan8145 10 หลายเดือนก่อน +2

    Nin wanaag ku ceshaba marbuu wayir xidhayaaye
    Ana yaan waxyeeladu i dhibin waaxid igu keenay
    adna hay wadeecayn intaan waadhka kula joogo 7:23

  • @abdiosman6678
    @abdiosman6678 ปีที่แล้ว +3

    Wuxuu I xasuusiyey waayo waayo markii af soomaliga lagu faani jiray lagu xaragoon jiray. Good job. Allaha ku daayo.

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI ปีที่แล้ว +7

    Abwaan gadhle gabaygiisu run run maaha riwaayad ayuu ku dhigay.... Kaydka ka eeg..... Nabaadiino🎉🎉🎉🎉

  • @hanadcaska2343
    @hanadcaska2343 ปีที่แล้ว +8

    Allahayow miyaad doc nageed igu dambeysiisey jah

  • @abdiosman6678
    @abdiosman6678 ปีที่แล้ว +2

    Quus baan ahaa laakiin ninkani rajo ayuu I galiyey. Maasha’allah iyo Mahad badan ayaan ku leeyahay.

    • @larsmartinjohanssonjohanss115
      @larsmartinjohanssonjohanss115 ปีที่แล้ว

      ”Rajadu waa waxa u danbeeya ee qofka ka duula” ha quusan wax kastaba waxay isbeddeli karaan mar aanad filayn!

  • @mohakabadhe3142
    @mohakabadhe3142 ปีที่แล้ว +5

    gabayga.ay dhextaalka u tahay dhaama ama dhaanta waxaa tiriyay dirir warsame.alle hownaxariistee.wuxuu ahaa habarjeclo gaar ahaan yeefis lakin kacaankii ayaa cali jaamac haabiil kuqoray

    • @ohsaragfii137
      @ohsaragfii137 ปีที่แล้ว

      Dirirr Warsame wuxu ahaa nin Adaraxmaan Yeesifa maha (yeefis) Ina Cabdullah Xassan gabaygii u aad uga cadhooday bu tiriyey kuna amray askartiisa cida qabata inay helbihiisa kariyaan. Caynaba ya lagu qabtay Dirirr. Cida gabaygan Cali J. Habiil ku sheegtay wuxu aha nin Ciise Muuse aha oo la odhan jiray (Lamumbe), waxana ka duubay Cawke barnaamijka sugaanta xiligii kacaanka. Gabayga ina Cabdullah Xassan ka jeefi kariwaayey hor dhiciisu wuxu ahaa "Muslimnimo ninkaan kugula socon Muuminimo khaasa gaal maxasta ku dhowro aad magansata dhaama". Sidaas ayaan u malaynaya.

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 ปีที่แล้ว +4

    Dumarku markay madobyen
    Qurux badnayeen❤

  • @weliiyowaaqchannel4066
    @weliiyowaaqchannel4066 ปีที่แล้ว +7

    Alahayaw doc naageed miyaad igu danbaysiisay
    Hada belo ku degtay

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 ปีที่แล้ว +9

    Kal Adhi-qad =Todobaad

    • @khayrhesho4463
      @khayrhesho4463 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid wll waan kaa faa'iday

    • @maxamecabdicilmi6706
      @maxamecabdicilmi6706 ปีที่แล้ว

      No saaxiib adhigu todobaad maqadikaro markaanu qoyaan cunayn

    • @MahamedCabdi-p5h
      @MahamedCabdi-p5h 2 หลายเดือนก่อน

      Kal adhi sida caadiga ah waa maalmood

    • @MahamedCabdi-p5h
      @MahamedCabdi-p5h 2 หลายเดือนก่อน

      Sadexmaalmood

  • @xabiibaxmed9316
    @xabiibaxmed9316 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂
    Mashlh taar tv horay usocda

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550
    @maxamadmaracademaxamadmara9550 ปีที่แล้ว +1

    Gabay hadduu micna lahaay waa kii gu yaal here

  • @seryu8204
    @seryu8204 ปีที่แล้ว +4

    Sorey saxiib wararkii xiisah lahaa ayaanu ka sugeyney mahadsanid

  • @axmedcabdiraxmaan8145
    @axmedcabdiraxmaan8145 10 หลายเดือนก่อน +1

    Doqon dharagtay duhurki miyay igu dinaahyaysay
    Gabalki marku dumay ilaa dalalacdii waaga
    anigoo darbiga yuururoo dibada gaadheynin
    miyuu sheekhu ii daakiroo diigu igu heesay
    Anigoon wakhtiga diidanayn doorba waxa jooga
    Anigoon damaciyin ninkale dahabka uu haysto
    siduu doona yeelow adaan talada kuu daayay 11:13

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 ปีที่แล้ว

    Alahayow raxmaanow siduu doona yeelow adaan ku baryey insha alaah qayr

  • @asadibrahim5596
    @asadibrahim5596 ปีที่แล้ว +4

    Asc walaal jumca mubarak guul iyo gobanimo somaliland ❤

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 ปีที่แล้ว +1

    Gabaygaa jir

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 หลายเดือนก่อน

    Gabaygan wuxuu ku jiray ruwaayadii uu sameeyay aun abwaankii reer jabuuti ee Ibrahim Saleemaan ( ibrahin Gadhle ) ee loogu macag daray raggoow aarsi haween u adkaysta markiina 1992 kii jabuuti lagu dhigay

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub ปีที่แล้ว +3

    Ada lagu qaniin waxbaa ka dhacay
    Nin yaraan ku loofaray wuxuu lumiyey raacdee

  • @sidiiqyousuf9491
    @sidiiqyousuf9491 ปีที่แล้ว +2

    Deeq lagama quustee muxuu dirirku ii hoorey

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 6 หลายเดือนก่อน

    Waa mahadsantay ina dirow soomaaliya iyo African ha.israacdo

  • @Abwaanhaariye
    @Abwaanhaariye ปีที่แล้ว

    Salan carabay ahn aamiiiiiin

  • @YuusufAadan-k4d
    @YuusufAadan-k4d ปีที่แล้ว +1

    Wargalo

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 ปีที่แล้ว +1

    TAAR TV
    Mar haduu aamuso ama Suugaan SARKADHABAN ku waasho was marka SNM jabto.
    Snm gabbalkeed waa dhacay.

  • @axmedcabdiraxmaan8145
    @axmedcabdiraxmaan8145 10 หลายเดือนก่อน +1

    Doqon dharagtay duhurki miyay igu dinaahyaysay
    Gabalki marku dumay ilaa dalalacdii waaga
    anigoo darbiga yuururoo dibada gaadheynin
    miyuu sheekhu ii daakiroo diigu igu heesay 11:05

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r ปีที่แล้ว +1

    Waar ninkan hadlayaa wuxuu baro dhaafiyey Idaajaa. Ninkii la yidhaa Idaajaa ee qabyaaladeeyey suugaantii Soomaaliyeed, qof beddela oo daacad ka ah suugaanta WAA LOO BAAHNAA. HALKAA KA WAD ADEER.

  • @KhadarKy
    @KhadarKy 5 หลายเดือนก่อน

    Gabayga Salaan Erayo Bdn Baa Ka Qaladay Ugaas Ku Noqo

  • @abdallahosman5823
    @abdallahosman5823 ปีที่แล้ว +2

    Reer ceerigaabo ma naxaan

  • @sumayayuusuf609
    @sumayayuusuf609 ปีที่แล้ว +2

    War maxa uso dhigi waday🤣

  • @CabdiwasacMuusecilmi
    @CabdiwasacMuusecilmi ปีที่แล้ว

    Alahayaw ma gabyay

  • @hilaacconstruction4229
    @hilaacconstruction4229 ปีที่แล้ว +1

    Ok

  • @hamseaadan6876
    @hamseaadan6876 ปีที่แล้ว +1

    War baanu sugayanay nio gabaygu muxu ahaa

  • @ShiilowIlqeyte
    @ShiilowIlqeyte 9 หลายเดือนก่อน +1

    Afsoomaligi saxda ahay buu ku tabinaya

  • @XayleCismaan
    @XayleCismaan ปีที่แล้ว +1

    😊

  • @AXMED-kj4mf
    @AXMED-kj4mf 6 หลายเดือนก่อน

    AXMED

  • @abdimaalig662
    @abdimaalig662 ปีที่แล้ว +2

    Taav waa munaaq faq

  • @dhuhulyarechannel6900
    @dhuhulyarechannel6900 ปีที่แล้ว +5

    NIO WARKI AWAY GABAYNA MA RABNEE WARKAANU KU HAYSANAAYE😂

  • @XuseenJaamac-cq3um
    @XuseenJaamac-cq3um 3 หลายเดือนก่อน

    😘💔💔💔💔💔💔

  • @Abwaanhaariye
    @Abwaanhaariye ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MuuseSiciid-x2v
    @MuuseSiciid-x2v 2 หลายเดือนก่อน

    walkomtuo

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 หลายเดือนก่อน

    SHARE

  • @mohakabadhe3142
    @mohakabadhe3142 ปีที่แล้ว

    hello

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 หลายเดือนก่อน

    LECEWIS

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 หลายเดือนก่อน

    LIVE

  • @guledwalqiye
    @guledwalqiye 5 หลายเดือนก่อน

  • @DayibxasanCumar-q8x
    @DayibxasanCumar-q8x 3 หลายเดือนก่อน