WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA RUUSHKA | UKRAINE | CAALAMKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • #SUBSCRIBE.
    FALANQAYNTA SIYAASADA CAALAMKA OO XIISA GAARA LEH, DAAWASHO WACAN
    A former British soldier has been killed fighting for the Ukrainian armed forces, his family has said.
    Jordan Gatley, who left the British army in March and travelled to Ukraine, was described as "a hero" by his father Dean in a tribute on social media.
    He died in the battle for the eastern city of Severodonetsk, which has seen intense fighting in recent days.
    The Foreign Office has said it is "supporting the family of a British man who has died in Ukraine".
    Mr Gatley's father wrote in a Facebook post that his son had been helping train local forces. He added that Jordan was fatally shot on the front line while defending the city and they were informed of his death on Friday.
    He had gone to Ukraine to help "after careful consideration", he said.
    Chemical plant hit as fighting rages in Severodonetsk
    Analysis: Five ways Russia's invasion may play out
    IFIYE22
    Markhaatiga nool
    marqaatiga nool
    Invasion of Ukraine
    We are here as Russia began its full-scale attack on Ukraine ?
    FINANCE
    INVESTMENT
    financial education
    REAL ESTATE PROPERTY
    BUSINESS LAWYERS
    best home insurance
    MAKING MONEY
    homeowners insurance
    commercial building insurance
    best home insurance providers
    DAGAALKA RUUSHKA IYO UKRAINE
    bitcoin
    Isolated by the international community, Russia sends more troops to Ukraine .
    Russia Ukraine conflict: Putin orders nuclear forces to high alert
    make money online 2021
    stocks to buy
    bitcoin price prediction
    crypto world
    meet kevin
    best Bayer 2021
    best Bayer
    make money online 2022
    Somaliya , Somaliland
    finzar como

ความคิดเห็น • 93

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 ปีที่แล้ว +5

    SUBSCRIBE to our TH-cam channel for more videos: th-cam.com/video/KK6Fe_zFel4/w-d-xo.html

    • @cabdiraxmanrashid6220
      @cabdiraxmanrashid6220 2 ปีที่แล้ว

      If you are not fulfilling our request, then how do you want the subscribers sxb Abdihafid hadaad dooneyso xitaa i will paid you ee Abdiwahab noosoo qabo please mudu ayaa kaa codsaneynaaye

    • @shambalafe300
      @shambalafe300 2 ปีที่แล้ว

      Cabdi xafid iyo aqoonyahanka wan ini salaamay

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 ปีที่แล้ว

      Wareeysiga Engreen
      Axmed Abdtidoon Allaha xifdiyo wareesigiisa marka laga Saaro.
      Barnaamishykaada dhanka siyaasadeeda
      Soomaali ooma adeego ee dhinac ayuu Ka raranyahay .

    • @mohamediraad7806
      @mohamediraad7806 2 ปีที่แล้ว

      Asc cabdi xaafid walalkow salan qimo badan ayaan hawada ku soo marinay walaloiw waxan kaa cod saneeyna inaad markasta inaad noo badisid wararKa ruushka iyo yugrayan

    • @aminaabsikadir9467
      @aminaabsikadir9467 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdiraxmanrashid6220 0p

  • @abdiwahidomar1664
    @abdiwahidomar1664 2 ปีที่แล้ว +2

    Soo dhawow in jineer axmad n abdi xafiid iyo dhaman asxaabta

  • @abdirisaqabayla3999
    @abdirisaqabayla3999 2 ปีที่แล้ว +3

    injineerka iyo cabdixaafid waan idiin salaamay damiirka hanoolaado illaahayna ha inoo badiyo adinka oo kale 👏👏👏👏👏👏

  • @yahyaunun8225
    @yahyaunun8225 2 ปีที่แล้ว +1

    Markaad war farxadleh ka sheegtaan Turkiga waan ku farxaa masha Allah

  • @yuusufaxmad5893
    @yuusufaxmad5893 2 ปีที่แล้ว +1

    wcs

  • @Muqtaar867
    @Muqtaar867 2 ปีที่แล้ว

    Guuuuuuul wacan

  • @mikmikis8845
    @mikmikis8845 2 ปีที่แล้ว

    Sln sare c/xafid eng abtidoon dhaman somali weyn 👍💥

  • @cabdulqaadir3232
    @cabdulqaadir3232 2 ปีที่แล้ว

    Guuul

  • @naimoali9056
    @naimoali9056 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud2534 2 ปีที่แล้ว

    Suldaankii cusmaaniyiinta ee ugu dambeeyay oo macnaha lahaa Cabdulxamiid illaahey how naxariisto

  • @Had1a__
    @Had1a__ 2 ปีที่แล้ว

    Asc Abdihafid Jama iyo Eng Ahmed

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 2 ปีที่แล้ว

    Ilaah hakala qaboojiyo

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre6100 2 ปีที่แล้ว

    Sheqo wacan brother

  • @xuseenmaxamuud8657
    @xuseenmaxamuud8657 2 ปีที่แล้ว

    Cabdi xaafid iyo injineerka horay usocda

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaa imika ila hbn kii 1aad waan daawada falanqeynta weriye sare iyo eng ka🧣🧣🧣💯bal caawana

  • @qalidhassanelmi2029
    @qalidhassanelmi2029 2 ปีที่แล้ว +2

    soo dhawow engeneere

  • @xuseenmuqtar5397
    @xuseenmuqtar5397 2 ปีที่แล้ว +1

    Halkan waxan ka salamYa enginerka io abdi hafid warka caawa wakii ugu sameynta badana tobankii cisho ugu dambeyay wad mahasan tihiin allah ha idin xfdo

  • @Duuuu583
    @Duuuu583 2 ปีที่แล้ว

    Thanks 👍 You guys you are fantastic

  • @saidmohamed3636
    @saidmohamed3636 2 ปีที่แล้ว +1

    Injineer qoorawayne iyo cabdixaafid xaninya wayne allah idin sharfo

    • @caashaqcaawiye8726
      @caashaqcaawiye8726 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣war maxa kaa qaldan sxb

    • @saidmohamed3636
      @saidmohamed3636 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa amaan wlle xumaan ulama jeedo

  • @suldaanmahdi4956
    @suldaanmahdi4956 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks to Weriye Abdihafid & Eng Ahmed W Abdidoon.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

    Injineerku khabiir waa dhaafay

  • @cusmaniyinta
    @cusmaniyinta 2 ปีที่แล้ว +2

    asc salan sare mudaneyal cabdixaafid iyo Eng axmed cawa sacaad wanagsan

  • @qeysabdi79
    @qeysabdi79 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdi xafid adigo raliya ma no wedin karta maxa ka jira iney McDonald's Moscow dib u furtay

  • @supershakra1043
    @supershakra1043 2 ปีที่แล้ว

    ENG Ahmed waan salamaya in badan

  • @13amc39
    @13amc39 2 ปีที่แล้ว +1

    Dispaly-ga youtube kaaga ma Qaniisiinta ayaa lagu taageeraa midabka kuu saaran fiiri

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 2 ปีที่แล้ว

    Asc wallayal

  • @ifkaxasan7433
    @ifkaxasan7433 2 ปีที่แล้ว

    odaygani ma aakhiro ayuu ka soo hadlaa hadal kor u qaad dheh

  • @ibrahimhassan4433
    @ibrahimhassan4433 2 ปีที่แล้ว

    Waa soo dhawnayaa irina aad ka hada sheen horay ayaan u sheegay kibirka waa lagu kufaa yahuud iyo mareykanka ingriiska mareykanka illahey markuu qabanlahaay ayaa lagaaray

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 2 ปีที่แล้ว

    Sidee layahay, beryahan Fahad Y ayaan ku maqnayn oo casharo badan noo saxay,

  • @salmanjama6663
    @salmanjama6663 2 ปีที่แล้ว

    abdihafid iyo engineerkaba waa taagera waa laba shakhsi oo positive ah, dagan xog tayo lehna waqtiyar kuso gudbiyo, nolow abdihafid walaalkey

  • @sarahbashi1647
    @sarahbashi1647 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 2 ปีที่แล้ว

    Waa idinka uun oo sawiradiina nbarayaaya cabdi xaafid nagu tusa kamaramrada

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 2 ปีที่แล้ว

    Waano Abuur aa ka horeeyey
    Umaleen Maayo Somali inay danteeda garato

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 ปีที่แล้ว

    Tukrigu asaga laaftisa argagaxisa ahaa kurdiske waa biiladam humantraian rigtigs xuuquqda ina
    Siisye ina laana qaxonti lanagu
    Qaabilo ayaa siisye hurdshka
    Scandanafyanka iyo GERMANYE
    TUURKIDU WAA KAA BUUXAN

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

    Injineerku waa nin fican Laakin wadanka idiin soo dhaweyay ee UK waxooga yar oo 15% jeclada

  • @ismaelbotan2392
    @ismaelbotan2392 2 ปีที่แล้ว

    Turkey mahan ee waa Turkiye

  • @ibrahimhassan4433
    @ibrahimhassan4433 2 ปีที่แล้ว

    Maya hooyadaa oo lacunaya ayaa saaran

  • @nuurtoadow5956
    @nuurtoadow5956 2 ปีที่แล้ว

    Asc 👋👋👋👋👋

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 2 ปีที่แล้ว

    Dagaal nabad makeeno

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 ปีที่แล้ว

    Alkufru milata waaxid
    Inla isuhiiliyo waa
    Wixiii laga waayey Islaamka

  • @calicilmi5273
    @calicilmi5273 2 ปีที่แล้ว

    KU DARA DACAAYADA IYO ERYA ERYADA STYLEKA
    EARUBIANKA IYO NOTTH AMERICA
    CIIDAN INTAA LE'EG
    OO LAGU GUMAADAY
    XITAA IYagoo jii jiifa
    Lala kortago sidaa baa bi,imaayan 300
    Boqol baa meel lagu dilay waa suuragal one time, bal ciidanka
    Waa inuu tabaa busho kasameeyaa
    Wixii soo maray iwm

  • @cumarmahamed767
    @cumarmahamed767 2 ปีที่แล้ว

    𝔸𝕒𝕕 𝕚𝕪𝕠 𝕒𝕒𝕕

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 2 ปีที่แล้ว

    KURDIDA WAA XAQ UU DIRIRI FREEDOM FIGHTERS TURKIGANA WAA GUMAYSTE GUMAYTYA QOOMIYADA KURDIDA 40 MILION SUNNI AH

  • @aweysabdi721
    @aweysabdi721 2 ปีที่แล้ว

    Acs

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 2 ปีที่แล้ว

    Sodhawaw injeyere c xafid

  • @yakobabdille1079
    @yakobabdille1079 2 ปีที่แล้ว

    Asc wariye cabdi xaafid iyo Injineere sodhawaada.

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 2 ปีที่แล้ว

    Plz illahy ayaa wax kasta og ugu danbaynta inagana bili aadan hadaan nahay aqoon Teena waa iska gaaban tahy lknse maxaa ka faaloon kartaan oo ka imaan kara dagaalkan mustaq balka dhow inshaallh inagu inaga oo rajaynayna markasta wanaaga iyo khayrka heshiis mise dagaalka oo gaadha ilaa heer nugliyeer

  • @ismailhagisarrdabdi6923
    @ismailhagisarrdabdi6923 2 ปีที่แล้ว

    Kkkk thers no other one always you sey abdulqadir ????

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 2 ปีที่แล้ว

    😆 🤣 😂 😹

  • @abdulahishire4886
    @abdulahishire4886 2 ปีที่แล้ว

    Niyow madaxdeena faaiido malahan ethiopia iyo dowladaha africanka ah cidna lama hadasho halka soomalidu ay kudhiban tahay turkiga Airport ka iyo dagada ay heestan halka soomalidu kubahdilan tahay turkiga madax maheysano hada nahay soomali safarad iskabada ragas mesha ganacsi umbay ujogan soomali hada nahay madaxne maqabno safaradne maqabno melan uciirsano maleh ale umba sugena ardaydi bakudhiban turki walagu soqaldomay wllhi

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 2 ปีที่แล้ว

    Morahaaas kuwa bislaahaaayo uma eke ingineer wakiisa waa cad yahay

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 2 ปีที่แล้ว

    BARASHADA CASHARO DIINIYA KALO SOCDA BARTEENA TH-cam.KA

  • @aniesmo7yildien944
    @aniesmo7yildien944 2 ปีที่แล้ว

    Please talk with engineer about somaliland votes and corrupted politics

    • @samiraduale3447
      @samiraduale3447 2 ปีที่แล้ว

      Haduu soomaaliland kahadlo weerarbaa lagu sooqaadi inaanukahadlinbaa looqaatay waxaa kuhaboon inuu soomaaliland kahadlo wariyeyaasha udhashay halkaas

    • @samiraduale3447
      @samiraduale3447 2 ปีที่แล้ว

      I mean inuu necebyahay baad uqaadanaysaan iskafahan

  • @cabdiraxmanrashid6220
    @cabdiraxmanrashid6220 2 ปีที่แล้ว +3

    Abdihafid walaal dagaalka ruushka nama quseeyo waayo wadankeenii ayaa umadii la,iska laynayaa ee Prof Abdiwahab ninkii reer Nairobi ahaa maad noo raadisid, midakale dhowr jeer ayaan kuu soo qorey this comment walina reply ama jwb kaama haayo why?

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 ปีที่แล้ว +1

      Cabdixaafid mar hadii uu Dowladii Farmaajo meesha Ka baxday he is Happy Wixiii kale ee ka dhaco Dalka dan kama leh.😁😁

    • @az.o.4694
      @az.o.4694 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa kugu kaligaa kulama qabno

    • @cabdiraxmanrashid6220
      @cabdiraxmanrashid6220 2 ปีที่แล้ว

      @@batulasmail8261 waan sidaan dareemaayo waayo mudo ku dhawaad 3 bilood ayaan codsigaan ka baryayaa xitaa no jwb kwrn

    • @maadooyintop416
      @maadooyintop416 2 ปีที่แล้ว +3

      Warnio hadey wararka somalida xiiso kugu hayan kanalo badan aya jira oo warar kaso tabiya somalia orad kuwas warar udono, maxey thy ciyal nimada ad mesha latimid 😏

    • @cabdiraxmanrashid6220
      @cabdiraxmanrashid6220 2 ปีที่แล้ว

      @@maadooyintop416 sxb shaqsi Abdihafid aad ugu dhow oo xug badan haayo ayaa jiraa asaga ayaana noo soo bandhigey hada ka hor marka in aan kacodsado ma ceeb baaa

  • @nasteexicqadir6201
    @nasteexicqadir6201 2 ปีที่แล้ว

    Sodhawaw enginere

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 2 ปีที่แล้ว

    Noolaada

  • @13amc39
    @13amc39 2 ปีที่แล้ว +1

    Display-ga youtube kaaga calaamada ama midabka qaniisiinta ayaaa kuu saaran ma ogaan ayeey kaa tahay mise garan waa

  • @ruqiyomohammedsiyad6367
    @ruqiyomohammedsiyad6367 2 ปีที่แล้ว

    Been baa lagu doortay Kaas uma maleyn doono inuu wax qaban doono

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 ปีที่แล้ว

    Mareykan ujeedkiisa waxay ahayd in uu Ruushka iyo Ree Yurub Dagaal galiyo wuuna galiyey.

  • @fuadmohamed3784
    @fuadmohamed3784 2 ปีที่แล้ว

    Turkish Wa dad cusuri ah wadad xun xun an dulqaad leheen

    • @arqamnor7503
      @arqamnor7503 2 ปีที่แล้ว

      somali ayaa ka cunsurisan ka xun , 4.5 iyo musuq , tuugnimo iyo dhaqan xumo

  • @wayidwayidq5906
    @wayidwayidq5906 2 ปีที่แล้ว

    dagaalka waa gabagabo hadii laqabsado seferdoniski iyo kumaturesti waa labada magaale ee ugu dambaysa ee bariga yukrayn sidaas buu gobolkii dombas gacanta ruushka ugu dhacay calankii ruushkana laga taagay reer galbedka iyo nato marna taagtod marna tabartod dal yukrayn ladhaho mar dhaw shekadaas way soo gaba gaboobaysa yukrayn gacanta ruushka ayay kuwada dhacaysaa

  • @ismailmohamed5161
    @ismailmohamed5161 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @13amc39
    @13amc39 2 ปีที่แล้ว +2

    Dispaly-ga youtube kaaga ma Qaniisiinta ayaa lagu taageeraa midabka kuu saaran fiiri

  • @omargasleshop
    @omargasleshop 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @13amc39
    @13amc39 2 ปีที่แล้ว +1

    Dispaly-ga youtube kaaga ma Qaniisiinta ayaa lagu taageeraa midabka kuu saaran fiiri

    • @az.o.4694
      @az.o.4694 2 ปีที่แล้ว

      Imisa jeer ayaad ku soo celisay commentigan naga aayar

  • @13amc39
    @13amc39 2 ปีที่แล้ว

    Dispaly-ga youtube kaaga ma Qaniisiinta ayaa lagu taageeraa midabka kuu saaran fiiri

  • @13amc39
    @13amc39 2 ปีที่แล้ว

    Dispaly-ga youtube kaaga ma Qaniisiinta ayaa lagu taageeraa midabka kuu saaran fiiri

  • @13amc39
    @13amc39 2 ปีที่แล้ว +1

    Dispaly-ga youtube kaaga ma Qaniisiinta ayaa lagu taageeraa midabka kuu saaran fiiri