Abdixafid iyo Eng waan idan salamay Mashallah anigu waxan joigaa canada waan idan fiirsada malina walbo wararka aad soo gudbisan waxuu ii qabtaa sada jadaka raga somaliyada uu u qabto we enjoyed 🙏 both
Ha maqlin dadka leh waa in lasoo koobo programmka.....ma rabno in lasoo koobo professorku si fiican buu u wadaa waa heer sare sxb sidaa noogu wada thanks
CNN iyo RDI French Canada midna ma sheegin inay Ukraine weerartay oo burburisay haama shidaalka ee Ruushka oo u jira 40km Ukhraine. Si'aashaydu waxay taha. Eng Ahmed halkuu ka soo helay warkan sheegaya inay diyaaradaha dagaalka ee Ukraine weerareen haama shidaalka ee gudaha Ruushka? CNN waxay sheegtay: Ukraine won't confirm or deny attack on Russian fuel depot.
ASXAABTA SUBSCRIBE, SHERE IYO LIKE ,
Please kindly consider subscribing if you haven't already. Your presence makes a big difference. Thank you very
asc Abdixafid
Asc ramadaan mubaarak eng Ahmed iyo wariye sare abdihafid 🙏🏼🙏🏼🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸
Mashallah eng ahmed Abdihafid’ rmdn mubarak
Waalaal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💙💞
Haa cawa waa. Rabadaan. Waa latukaday tatawiixdii. Mansha allaah. Alle. Rabadanta khayr iyo Barwaqo. Haa ino ku. Dhamayo
RAMADAAN MUBAARAK 🤲🏽🤲🏽🤲🏽☪️
Asc ☪️Ramadan Mubarak Abdi Xafid iyo Engineer Abti Doon Form UGANDA 🇺🇬 Gar Ahaan MBARARA City Allaha idiin xafido dhamaantiinba Bahda 💙Birit 🇸🇴🇸🇴💙Somaali 🇸🇴🇸🇴Tv
Ascww team Abdifatax iyo Somalida kale Ramadan mubaarak Switzerland 🇨🇭
Ramadan Mubarak 🌙 dhamantin
Maanshaa allah
Abdixafid iyo Eng waan idan salamay Mashallah anigu waxan joigaa canada waan idan fiirsada malina walbo wararka aad soo gudbisan waxuu ii qabtaa sada jadaka raga somaliyada uu u qabto we enjoyed 🙏 both
Ramadan Kariin all first day of Ramadan waye Alxamdulillah.
Waan idin salamay abdixafid iyo injinerka from Finland rabadaan kariim
Illaahow na mooti sheekada cirkee isku shareertay 🤲🏽
Maşhallah
Aamiin Aamiin alow bogeena burcad isumari aamiin
Rabadaan kariim cabdixaafid iyo injineerka iyo guud ahaan umada islaamka gaar ahaan umada soomaaliyeed ilaahay wadankeena nabad ha inooga shigo in shaa alaah
Ramadan kariim 🤝❤
Cabdiyow & injinerk Ramadan Karim wll
Ha maqlin dadka leh waa in lasoo koobo programmka.....ma rabno in lasoo koobo professorku si fiican buu u wadaa waa heer sare sxb sidaa noogu wada thanks
asc dhamaanti ramadan karim
asc Ramadaan mubaarak. alxamdulilaah aniga bur iyo saliid mar horaa ka tabaabushaystay soon bilaa sanbuus. ma sahlana 🇨🇦
War waxan dhib badana😅😅😅
أسلام عليكم ورحمة الله وبركاته رمضان مبارك
Asc abdihafid iyo Engka ramadan kariim waxan jooga beledwein
Asc Use
Nairobi caawa taraawiix ayaa laga tukanayaa
Masha Allah
From uganda
Mareykan baa ka dambeeya oo cad
waa sadex mudul ka bode Dublin
Ramadaan mubarak
Asc. Waxaan joognaa banaadir somaliya
Abdihafid selam alaikum adi iyo eng Ramadan mubarak
Asaxaabey Ramadan mubarak
Aamiin yaa.allah
Ramadaan Kareem Soon wanaagsan akhayaarta sharafta badan Iyo British Somali tv.
Netherland maanta barafa noo da'ay
France 🇫🇷 Marseille
*GIRIIGA* sidan ku imid ban idin so dubaya please *66K* i dhaafiya caawa^
Asc ilaa 3 week salid malahan Iyo bur 🇩🇪
Ramadan Mubarak
Ramdaan mubarka
Saaxib adigoo mahadsan please iska yareey xigashada idaacadaha reer galbeedka..intooda badan waa BROBAGANDA...raadso idaacadaha dhex dhexaadka ah..ee Soo bandhiga xaqiiqda dagaalka ugu yaraan 💯/90..thank you... keep going...
RAMADAN KARIIM
Ramadaan kariim
Asc wr wb c/xafid eng abtidoon umada somaliyeed dhamantiin ramadan kariim
Guul iyo goba nimo
Asc cabdi xaafid jigjigan kasalamay ramadan kariim
ASC
GOORMA AYAAD FURSAD NASIIN
ABDIXAFID
Waad mahadsan tihiin lkn wadaadku codkiisu waa naquus
Nairoobi waalagatukaday caawa taraawiixda
Jigjiga waa lagatukaday taraawixdi cabdiyoo
Ruushku wuu Ku saxan yahay inuu iska celiyo ninkii lawga kaa guba xagasha ayaa Laga gubaa
Sodhawada Abdi hafid adiga.eng Axmed abtidon waxaan joga dds ramadaan kariim
ASC WR WB RAMADAN MUBARAK 🙏
Ramadaan kariim Borama
Mareykanka shidalkii uu iraaq ka dhacay ayuu kedsaday ayuu hada iib u radinayaaa
Runtii wxn hubaa inaysan weerarkaas wx lug ah kulaheyn Ukraine .ee waxaa dhacaday inuu Maraykan yahay oo isticmaalaya Diyaarado lagu buufiyey cakanka Ukraine .
Ukraine iyadaaba abeet taagan
C.caafid iyo injineer.asc.dk
Asc
Ramadan kariim sacuudiga bari waa soom
Malaha buutin way sixreen saas caadi kuma ahan
Sxb xaladu mafuduuda
Wali mamaqlin tarawix ttakbir waxan j kismayo
Rush.ukreyn..midna.imarona.
Ruxa iskaqada
Xarunta gobolka Erer ee Fiiq DDS
Barnaamijki waa haleysay marki aaad xayeeysiin soo gelisay.
Jzk
Waaka xumAhay barnaamijka waaya reeyseen
BORAMA KAA DAAWANEYNAA ABDIHAFID
Ramadan kariim aqyaarta
Eng iyo abdihafid ramadan wanagsan
Janis mahel an barnamijka oga qayb galno
Dani noguma jirto hadii doolar KU dhaco afka wanji ruushka muxu noqabta Cade adigo joga ingiriiska inad tagerto ruushka waa qalad muxu kutara
CNN iyo RDI French Canada midna ma sheegin inay Ukraine weerartay oo burburisay haama shidaalka ee Ruushka oo u jira 40km Ukhraine. Si'aashaydu waxay taha. Eng Ahmed halkuu ka soo helay warkan sheegaya inay diyaaradaha dagaalka ee Ukraine weerareen haama shidaalka ee gudaha Ruushka? CNN waxay sheegtay: Ukraine won't confirm or deny attack on Russian fuel depot.
Degmada badhaadhe gobolka jubadda hoose
Boowe abdixaafid isoo qabo mar un, war baa i hayee.
🤔🤔🤔nio MARKAAS OO KLE YAA IKU BADALO MADAX WEYNAHA RUUSHKA ANI YURUBUBOO DHANAA GUBI LAHAA ILLAHEY DIINTII🔥🔥🔥🔥
Ma,igahubtaa inuu buutin kugabyay cartanoow maroodigaba caaro ladagtaa
Subscribekeyga waa kaala laabtey intaa naagahaan qaaqaawan soo dhigeesi قل للمؤمنين يغضو من ابصارهم ويحقظو فروحهم
Mansha allha Tabarakallha
Isku dhuiq waa u dhamaatay kkkk
CASHARO CARABI KA BARO BARTAN MEELKASTO JOOGTAAN.
XAYEESIINTAAN GADAAL KADHIG WARKA MASUGIKARNO 😂😂😂😂AMAANO DEG DEG GADAAL GEE WARKA NOHORMARI WLL
"Haamihii keydka shidaalka ee ruushka oo gubanaayo kadib markii ukrayniyintu ay hawada kaga liseen" 🤣🤣🤣
Hawada in la iskaga liso miyey mareysaa c.xaafidow oo waa ay dhanaanatay
S 400. GANTAALADI DIFACA HAWADA MA EEEEY BA CUNAY
Somalidu ma doonyso in waxbeerato.
maaha mudug was waqooyi kuwa Florida qaata weeye markaad tiraado waar tokrida iska dhik a as dagaal gontahaaga ayuu kadhashaa
Qaraxi ugu Horeeyay ee Soomaaliya iyo Qofki lagu Khaarajin lahaa: th-cam.com/video/fsQcwGA8oLw/w-d-xo.html
Ar maa adiga noqotaa balaayadaan aad sheegay so Ilaahay arsaaqad dhaanta haku siiyo waa ramadane iska dhaaf waxaan aad soo qortay war baahane
Ramadaan kariim