ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
C.raxmaan hadaa nabad dooneysid ssc iska illaali haku soo qaldamin
Hhhhhh. Yusra hartia sodhawow
Alle caqliga haku barakeeyo Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin yaarabi ❤
Waxababalahayagayacay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Dagaal “sokeeye” ma ahay Cirro ee carab kaaga hagaaji. Dagaal 2 qabiil u dhexeeya buu ahaa, JOOGSI. “Somaliland” haday dhulka Isaaq ku egtahay, guuleyso oo ha lagaa amaan helo.
Waan ujeedaafarxada kaMuuqata ina abiib madaxwaynaha ciro waxbadan buu u sabraayay wuuna ku guulaystaysamirkiisii halala shaqeeyo
Ale ha kugu sharfo xilkaa laguu dhiibay
Mudane md cirrow,Somalia 🇸🇴 🇸🇴 ayaa kaaga dhaw io Djibouti 🇩🇯 wadanka a ammaanta kala dul,dhacday ee Ethiopia 🇪🇹 Oday somaliyeed noqo, oo isu-keena ummadii soomaaliyeed ee kala irdhawday:Si-aad u'noqoto quluubta soomaali-wayn mid eesan waligood ilaawin:Intaa waxaa ii-dheer, Somalia 🇸🇴 markab aya ka baaraya bada ceelal shidaal inta uunan laabanin inooga faa'iidee inuu badda nooga baadho ceelal shidaal, waa iga tallo iyo tusaalle hufan:Allaha ku xafido mudane Madaxwayne;Xaqqana allaha kuuugu aadiyo:WBL-TOWFIIQ:
33 sanno ayaa wax garowshiyo ah la idinka waayey, 33 sanno ayaad dafirayseen siduu midowgu ku imid, 33 sanno ayaa la idinka waayay wax umadda soomaaliyeed dib u heshiisin u samaeeya, markaa ma maanta ayaad garatay inuu cirro nin sommaaliyeed ahaa? hadalkaa waxa aad ku tidhaahdaa xasan sheek iyo xertiisa.
waa joogay malintaas cajiib🥰
Awlba nafmadlahyne iska ci lkin ogow walba kutaal
❤😂❤❤🎉maashalah guul great
Lakiin Dariskiina ethiopia uun buuka hadlay SSC daris kaaga maha miyaa, walaahi kani wa jilicsan madaxweyne firdhiye kan aynu kuyaacno intuusan inagu hadal baran aynu kuyaacno sidii sanbuuse Ramadan joga
Khudbad taariikhiya
Asc
Shirweynihii.hirshabeelle.ayaadhawaan.billaabanaya
C.raxmaan hadaa nabad dooneysid ssc iska illaali haku soo qaldamin
Hhhhhh. Yusra hartia sodhawow
Alle caqliga haku barakeeyo Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin yaarabi ❤
Waxababalahayagayacay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Dagaal “sokeeye” ma ahay Cirro ee carab kaaga hagaaji.
Dagaal 2 qabiil u dhexeeya buu ahaa, JOOGSI.
“Somaliland” haday dhulka Isaaq ku egtahay, guuleyso oo ha lagaa amaan helo.
Waan ujeedaafarxada ka
Muuqata ina abiib madaxwaynaha ciro waxbadan buu u sabraayay wuuna ku guulaystaysamirkiisii halala shaqeeyo
Ale ha kugu sharfo xilkaa laguu dhiibay
Mudane md cirrow,
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 ayaa kaaga dhaw io Djibouti 🇩🇯 wadanka a ammaanta kala dul,dhacday ee Ethiopia 🇪🇹
Oday somaliyeed noqo,
oo isu-keena ummadii soomaaliyeed ee kala irdhawday:
Si-aad u'noqoto quluubta soomaali-wayn mid eesan waligood ilaawin:
Intaa waxaa ii-dheer, Somalia 🇸🇴 markab aya ka baaraya bada ceelal shidaal inta uunan laabanin inooga faa'iidee inuu badda nooga baadho ceelal shidaal, waa iga tallo iyo tusaalle hufan:
Allaha ku xafido mudane Madaxwayne;
Xaqqana allaha kuuugu aadiyo:
WBL-TOWFIIQ: